CAAFIMAADKA DHIMIRKA | ADNAN & SIRKA PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • CAAFIMAADKA DHIMIRKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
    Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
    Producer: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Follow AS PODCAST on
    / a.s__podcast
    / a.s.podcastt
    / as.podcast8
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
    #sultanfilms
    #adnan_sirka_Podcast

Комментарии • 160

  • @hibomohamoud2646
    @hibomohamoud2646 2 месяца назад +22

    I hope this podcast reaches as many somali people as possible.💯🙂

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 2 месяца назад +21

    Mowduuc ba midka ka dambeyo wuu ka xiisa badan yahay. Mahadsanidiin Doctors😊

  • @nastehamohamedabdullahi7354
    @nastehamohamedabdullahi7354 Месяц назад +4

    Podcast Soomaali leedahay kan ugu fiican uguna faa'idada badan baa tihiin shaqadaad heysaan waan idinku bogaadinayaa walaladay hambalyo 🥰🥰🥰

  • @munayusuf2327
    @munayusuf2327 Месяц назад +2

    Adnan iyo Sirka Allh haidin sharfo, labo qofoo dadkooda boos wayn u buuxiyay baad tihiin,
    Pls noo soo badiya podcast yada

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue 2 месяца назад +4

    Walaal, mahadbad korkiinna ha ahaato!❤
    Wallahi, si adag baad iiga dhex hadasheen!!!
    Walaal, muddo ayaan la dhibbanaa, hadda ayaan se fahmay, walaw aan diinta isku cilaajiyo, oo aanan u tagin digtoor, waan se u tagi rabaa idan Alle!
    Rabbi ha idinka abaaloyo, walaal!
    Xalay ayaan baadhaayay, wallahi! Waxaan se u badinayaa in KAYGU "SIXIR YAHAY!!!"
    FG: Walaal, dhankale ka istaaga. ❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад +5

      Walaal Farax magaalooyinka Somaalida ay degaan badankood waxaa laga helikaraa dhaqaatiir ku taqasustay xaaladaha Dhimirka, waxaan kugula talineynaa arinta adiga haisku koobin ee booqo dhaqtar.
      Wuxuu kusiindoonaa talooyin caafimaad iyo daaweyn intaba insha Allah.
      Mahadsanid.

    • @FaraxXuseen-rs7ue
      @FaraxXuseen-rs7ue 2 месяца назад +1

      @@ASPODCAST-somali Mahadsanid walaal. Haye walaal.

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t 2 месяца назад +2

    Ilaahy ha idinka ajir siiyo aqoonta aad noo soo gudbiseen
    Muqaal aan dawady oonan qoslin maleh
    Dr sirka waa runtii galin hore iyo galin danbabab haween unbaa qur aan lagu akhriyaa

  • @XananSiciid-et4hm
    @XananSiciid-et4hm 29 дней назад +2

    Ugu danbyn waxn hely meel aan ku nasto❤

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 8 дней назад

    Our Doctors aadbaan idiin jecelahay oo idiin taageeraa dad badana waan idinku soo xidhay. Runtii muuqaalladiina waan ku degaa waxna ka faai'daa badan Allow idin barakee.❤😊

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 2 месяца назад +7

    Aad baad umahadsantiin wllhi waxban baa idinka faaiida , xalqadkaliya ima dhaafto inta aan bartay podcast gan ,plz waxaad kasoo hada shaan kalsoonada nafta waxyaaba keena iny burburo iyo sida loo dhisi karoh ❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад +1

      Waa mowduuc muhiim ah qorshaha ayaan ku dareynaa insha Allah.

  • @hindacarab9169
    @hindacarab9169 29 дней назад

    Masha allah tabaaraka laah allaw idiin barakee waxaad timaadeen goor haboon

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 дней назад

    Jazaka allahu khayr walaalayaal

  • @SabriinAdan
    @SabriinAdan 5 дней назад

    Mashallah jazaakallahu qayran❤

  • @mahadbashiir111
    @mahadbashiir111 14 дней назад

    Masha allah podcast aad ufaaiido badan mahadsanidiin doctors

  • @hamdazead
    @hamdazead 14 дней назад

    Mnshallah dadka boos weyn ayaad ugu jirta wad mahadsantihiin wlloyal❤

  • @Mohamed_lail
    @Mohamed_lail 13 дней назад

    Ilahay ha ina barakeeyo

  • @user-cs1hy1gs4k
    @user-cs1hy1gs4k 7 дней назад

    Masha allah ❤dhaqatirten

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 2 месяца назад +4

    Wll mawsuuc yadiina ku yar dara wax yabaha aw qofku asagoon dhakhtar tagin isku dawayn karo anba isku ilalin karo io waliba wax yabaha (Anti-drugs)ah codsi thanks wll

  • @raziinamoh5554
    @raziinamoh5554 Месяц назад

    Mowduuc muhiim ah oo baaahi badan u qabto bulshada plz noo soo badiye xanuunka dhimir mowduucaydiisa

  • @abdirahiimabdulahi6437
    @abdirahiimabdulahi6437 Месяц назад +2

    Hurda la’aanta mawduc kuso dhiga please
    Asxaabteyda usi share garena insha allah
    2 mar aa daawaday

  • @Kaafiya66
    @Kaafiya66 2 месяца назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah waa mawduuc muhiim ah , alle haydin xifdiyo.

  • @ikhlaasdhaqane4866
    @ikhlaasdhaqane4866 2 месяца назад +2

    Hadaa habeenkasto video noo so galin laheeden wa jeclaan laaha🎉guulesta walalahey❤😊

    • @salaamlayricshd4670
      @salaamlayricshd4670 2 месяца назад

      Wllo wax waliba ooo dag dag iyo badnaansho ku jiro weey macno beelaaan xiisagan weey ka dhamaadaan ❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад

      Masahlana sidaas walaal

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 2 месяца назад +2

    Dadkii loo baahnaaa allaha idin barakeeyo

  • @shukrimohamed8483
    @shukrimohamed8483 2 месяца назад +1

    Sida ay u badanyihiin xarumaha jinka haddii ay u badnaan lahaayeen xarumaha lagu daaweeyo dhimirka aad bey u fiicnan lahaayeen waayo ah qofkii oo xanuunsan ayaa lageynayaa meel lagu dilo markaas ayuu kasii daraa bulshada somaliyeed haddii aanahy sida aan wax ku barano iyo sida aan u dhaqano wey kala dheertahy
    Thanks our doctors

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад +1

      Haa Shukri, Waa xaqiiq qaraar oo kajirto dalkeena, wacyigelin badan ayaa looga bixikaraaa.

  • @aliibrahimmukhtar7943
    @aliibrahimmukhtar7943 2 месяца назад +1

    Mncha Allah waa mawduuc ay dadkeenu u baahanyihiin Hore usocda Wll.

  • @hamaddatichno7663
    @hamaddatichno7663 2 месяца назад +1

    Masha allah mahadsanid AS podcast.🎉

  • @hamseroyal4425
    @hamseroyal4425 2 месяца назад +2

    Waa run qof dhan oo loo keenay goob nasasho ayaa ku odhanaya kalkaliyaasha iga baqtiiya laydhka ama wax i huwiya ama iga fura albabka aan dadka arkee saa ay sii walayaaam oo ay maagayan oo laga yabee qaar im loo soo galo la dilo mar danbe ha ii yeedhi aa la dhehi😢

  • @hassanisxaaq
    @hassanisxaaq 20 дней назад

    Thanks doctors

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 месяца назад

    Mahadsanidiin mowduucaan waan sugayay Alle adinka abaal mariyo soo gudbintiina wanaagsan
    Waxaa jira dad badan oo Somaliyeed oo baahan la talin iyo wacyi galin xagga dhimirka ah.

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 2 месяца назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @ikraanmahad8264
    @ikraanmahad8264 2 месяца назад

    Masha allah Bogaadin, mar kale iyo mawduuc wanaagsan. Mahad badan Dr Sirka & Dr Cadnan.

  • @user-rb8bf5gs5s
    @user-rb8bf5gs5s 2 месяца назад

    Walah aad bey uga jirtaa. Oo waxaad arkeysaa qof xaga dhimirka ka xanuusanayo oo maanta dhan la tumayo biyo lagu shubayo la dhahayo kabaxa kabaxa waxbana aan kujirin inuu xanuun nafsiyan haysto mooyee.
    Hadana alxamdulilah dadka xaga dhimirka wax ka garanaya somalida way soo badanayaan oo marba qof aadan horay u aqoon yaad arkeysaa.
    Tabaarakalaah.

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 2 месяца назад

    Mahadsanidin our doctors ilahey haidin siyaadiyo cilmiga bulshada aad ayey ugu baahantahay in lagu baraarujiyo Caafimaadka maskaxdodada jazakallah khair ♥️❤️

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 2 месяца назад

    Mansha allah ,Mahadsanidiin ,Allah idin Barakeeyo Cilmigiina

  • @sukaynaibraahim8735
    @sukaynaibraahim8735 2 месяца назад +1

    Aad baad umahdsantihiin doctors podcasts-tigiina aad bn uga helay ilaa maalintii aan idin bartay ilaa hada xalqad walba anigoo usii hanqal taagaya by iga dhamaataa😊
    Waa podcast-tigii iigu horeeyay oo soomali leedahy oo aan dhamysto sugana inta laga gaarayo xalqada xigta

  • @user-lh1dq4vx8m
    @user-lh1dq4vx8m 2 месяца назад +1

    Wlhi ma qiyaasi karo sida aan ujeclahay Una sugo barnamijkan aadka uqiimaha badan illahey ha idin xafido wlalayal❤❤❤❤❤

  • @ismailabdullahi7773
    @ismailabdullahi7773 7 дней назад

    Dr and Sirka aad u mahadsantihiin xaqiiqdii umada Somaliyeed ASSET u tihiin, waxaan codsanayaa xanuunada somalia aafeeyay in aad tala naga siisaan sida GAASKA DHIIKARKA, BAARKA, KILYAHA, XASAASIYADA OO ANIGA ISAAMEYSAY SANBOOR QABAA WAAN KU DHIBANAHAY

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 2 месяца назад +3

    haday suurto gal tahy Dr Adnan & Dr sirka waxad ka soo hadashaan mawduucan
    الإرهاب الاجتماعي
    Social Anxiety

  • @user-rb8bf5gs5s
    @user-rb8bf5gs5s 2 месяца назад

    Markaan dhageysanayo podcastiga waxaan is dhahaa mar hore iney soo baxaan bey aheyd.
    Lkn alxamdulilah hada waa ni dhageysanayaa.
    Tabarakalaah.

  • @Mohamed_lail
    @Mohamed_lail 13 дней назад

    Mansha Allah

  • @user-rb8bf5gs5s
    @user-rb8bf5gs5s 2 месяца назад +1

    Labada doctor oo dagan Tabaarakalaah

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Месяц назад

    Mudo 4 sano waxan ku noolahay werwer fara badan iyo farxad la.aan tolow maxan qabaa dhimirka 😢😢ilahayow icaafi aamiin
    Drs waad mahadsantihiin

  • @abdollaahimohamudomar195
    @abdollaahimohamudomar195 2 месяца назад

    Amazing topic
    Thanks our doctors

  • @HudaKuruz
    @HudaKuruz 13 дней назад

    Waa inaan dhakhtrka adaaa Waan shakiyay😂

  • @IkraanCadey-fc7qi
    @IkraanCadey-fc7qi 2 месяца назад

    Waa mowduuc xasasi runtii ada umahdsantihiin dr adnan & dr sirka

  • @caashacismaan1083
    @caashacismaan1083 2 месяца назад

    Masha Allah wlal waa loo bahanyahay bulshadu in ay ka baraarugto cafiimaadka maanka
    Waxyaaabo yaryarbaa sameeya sida geeri kadis ah

  • @user-jv5sc5yp2u
    @user-jv5sc5yp2u 2 месяца назад

    Alle ha idin barakeeyo runtii wax badan baan idin ka faaiidnay 😊

  • @naimaabdinour
    @naimaabdinour 2 месяца назад

    Videoga inuu intan kadherado ama xalqado lahado wacnan lahyd mahadsanidin in bdn❤️❤️

  • @DeeqoMire-kl9ir
    @DeeqoMire-kl9ir Месяц назад

    Mahadsanidiin❤❤❤❤❤

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 2 месяца назад +9

    Anigo beri,exam-ki dowalda galaya f4-ka ayaan haddan muuqalkan daawanaya dheer waliba.inta I dawanysa muuqalkana beri exam galaya ayaan salmaya😂😂

    • @NasroAbdirahman-pm9lf
      @NasroAbdirahman-pm9lf 2 месяца назад +1

      Waaaan kaaa qaday anigo ku hadlaya afka team from four alle hainogu guuleyo I.a❤😂❤

    • @Abdilahimahdi5555
      @Abdilahimahdi5555 2 месяца назад

      @@NasroAbdirahman-pm9lf Daauud gadhweyne waiting tomorrow 😆😆

    • @nemoabdurahman
      @nemoabdurahman 2 месяца назад +1

      😂😂😂

    • @NasroAbdirahman-pm9lf
      @NasroAbdirahman-pm9lf 2 месяца назад

      @@Abdilahimahdi5555 😂😂😂😂😂

    • @ahmedqaasim111
      @ahmedqaasim111 2 месяца назад +1

      Allahaa idin fududeeya

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 2 месяца назад +2

    our drs🫰🏿👨‍⚕️👨‍⚕️

  • @AMIENABDIHAKEN
    @AMIENABDIHAKEN 2 месяца назад

    Best somali podcast I have ever listening keep going 👍

  • @UmumuscabUmumuscab-qd8ve
    @UmumuscabUmumuscab-qd8ve 2 месяца назад +1

    Dr plz ka sohadla xanunka panic attack dadyow farabadan aa la xanuunsan wlhi oo ani first one ka ahy 😢😢

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 2 месяца назад

    Important topic! thanks our doctors.

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 2 месяца назад

    Mahadsanidiin dhammantinaba waxan rajayna next inay ahaato midiu dawooyinka 🥰

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 2 месяца назад +1

    Mahad.sanidiin doctors❤

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 2 месяца назад

    Asc dr kulay posdcast is important for lecture

  • @aminomoha-is4od
    @aminomoha-is4od 2 месяца назад

    Bisada wala shekaysta sidi bina adan i fahmaya o kle wxna isdhaha wayku fhmaysa far wayn ba igu godan istaqfurlh😅 best topic drs❤❤❤❤

  • @NadarGurey
    @NadarGurey 21 день назад

    Mawduucyada wakuwa xasaasibadan marba marka kadambayso mhdsanidiin👍🤗

  • @geenyadamadow292
    @geenyadamadow292 2 месяца назад +1

    Qeebkle oo Muhiim mahadsanidin❤

  • @zaynikadir6762
    @zaynikadir6762 2 месяца назад

    Inta Dr Adnan Markuu yidhi Far baa kugu godan Xanaaqday 😂😂😂😂 Ilaahoow nawada caafi
    Aad baad u Mahadsantihiin mawduucan dadkii codsaday ban Ka mid ahaa ❤❤❤❤

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад +1

      😂😂 Adiga laguuma jeedin, Waan tixgelinay codsigaaga Zayni.

  • @RahmaRuuhi-fg3ym
    @RahmaRuuhi-fg3ym 2 месяца назад

    Thnks our doctors

  • @sumayaabdisalaam
    @sumayaabdisalaam 2 месяца назад

    Dadalkiina allah idinka abaal mariyo doctors 🙏

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue 2 месяца назад +1

    FG!: Walaal, ii duceeyaa! ❤

  • @Mohamedahmadleabdi109
    @Mohamedahmadleabdi109 2 месяца назад +1

    What a podcast

  • @SabirinaAhmeddey
    @SabirinaAhmeddey Месяц назад

    Wiil habayarteey dhashe aa ayantaan ku bilabate is badal saida cidana wexe dhahoyan wuu waashe mana waalna depression haayo lkn cida wee iga diideen🥺

  • @nimcoxuseen1004
    @nimcoxuseen1004 2 месяца назад

    Aad baad u mahadsathiin 🙏

  • @AmalMuse-yt1zk
    @AmalMuse-yt1zk 2 месяца назад

    Thank you so much our Drs

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk 2 месяца назад

    My doctors thanks noo soo badiya

  • @ishrakkhadarshiikh8857
    @ishrakkhadarshiikh8857 2 месяца назад

    Rabi abaalkina jano ha ka dhigo mawducaya aad so gudbisan wa wada kuwo in la isku baraarujiyo ay mudnayd hase ahate aad idinku hatan uqunten
    Su'al Dr's waxad cadaysen dhimir io maskaxa farqiga udhexay oo aad m.a si details ah u sharaxden waxan idn waydin wa maxay farqiga udhaxeya intellectual disabilityga io mentalka? Please wa mawduc runti mnta dalkena ku dhiban yahay waxan jeclahay inad xalqad noga so samaysan iyado tan xiriir la leh. Mahadsanidin ❤❤

  • @sumayaomar6505
    @sumayaomar6505 2 месяца назад

    Aad io aad baad umhdsntihiin doctors. Could you please talk in the next video Caafimaadka afka iyo ilkaha?

  • @axmedmohamed5688
    @axmedmohamed5688 2 месяца назад

    Thanks Alot doctors

  • @yasinmohamed1795
    @yasinmohamed1795 2 месяца назад

    Podcast kaliyah aan ku xiranahay keep going

  • @RuweydoRuun-pg1pi
    @RuweydoRuun-pg1pi 2 месяца назад

    Wlhi dr badanaa waxaa maskaxdeeda kusoo dhaco sa joogaba xusuus hore aan soo marey yaraantey 🥹

  • @zenamohud
    @zenamohud 2 месяца назад +1

    Keep going guys ❤

  • @drjamila8927
    @drjamila8927 2 месяца назад

    An interesting topic 🎉❤

  • @caashacismaan1083
    @caashacismaan1083 2 месяца назад +1

    Qofkoon dr aadin siduu isku daweyn karaaa dr arrinkaasa ka so hadlla

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад

      Walaal waxaa ugu haboon in dhaqtarka uu ogaado xaalada madhimirbaa mise waa arinkale.

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l 2 месяца назад

    Qofka wax kasta oo ku dhaco haduu uniyaysto khayr oo dhaho khayr ii ahaa waa means waxaan wax ka weyn ilaahay iiga celi oo uu dhaho thnks two dr,s topic very important
    لعله خير

  • @saabiriinxasanabdiraxmaan1931
    @saabiriinxasanabdiraxmaan1931 2 месяца назад +1

    Yess finally 🎉❤😂

  • @SakariaabdurrahmaanCajab
    @SakariaabdurrahmaanCajab 2 месяца назад +3

    1:الوسواس القهري. Ocd
    2: اضراب نقص الإنتباه وفرض نشاضADHD
    3:قصور الإنتباه وفرط الحركة
    4:مرض التوحد
    Inooga so had la insha allaah
    Haddaad wakhti u helaysaan
    Aad ayaad u mahad san tiheen qaab kan cusob aad wax u soo gud biseen

  • @mali-mp6ed
    @mali-mp6ed 2 месяца назад

    Asc waad mahadsantahiin marka hore marka xiga waxaan rabaam mawduuc muhiima inaaad soo samaysaan oo ka hadlaya
    Raga sida dagdaga ah u biyo baxaya cilmi ayaan idinku tuhmaynaa sidaa darwteed wax jira dad ka hadlay laakiin in badan aan cimi u lahayn kugula taliyana kiniino ay ku odhanayaan markaad mudo isticmaasho hore uma biyo bixi doonting iwm
    kiniinada qaar ayaan caafimaadka qofka wax yeelaya any way idinkii kolay iiga cilmi badan iigana fara dhuuduuban Dr please mawduucaa aniga iyo dadkaba ka jaahil saara .
    Alle haydinka jasaa i siiyo dadaalkiina

  • @ShuruuFarah
    @ShuruuFarah Месяц назад +1

    Masha'allah waa mowduuc ad muhim u ah lkn badana dhaqaatirta ku takhasustay sociology ma siiyaan waqti ku filan qofka dhibanaha ah ycni qofkan dhibanaha ah kuma filna hal malin ama 2sac sbto ah qofka hal mlin maso bixin karo waxa uu tabanayay mrka waa cilad weyn ayadana taas

  • @hibaqmohamed8735
    @hibaqmohamed8735 2 месяца назад

    Dange fever ka soo hadla

  • @NiciimaCabdi-o7f
    @NiciimaCabdi-o7f Месяц назад +1

    Ka soo hadla xanuunka gasteriga

  • @idilyuusuf1894
    @idilyuusuf1894 2 месяца назад

    جساك الله خير الجزاء 🥰

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 месяца назад

    Jasakallah mahad sanidin

  • @samaaxmohamed-ic3yk
    @samaaxmohamed-ic3yk 2 месяца назад

    Keep going aur drs❤

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 2 месяца назад

    Good work sxbyaal

  • @ridwaan2524
    @ridwaan2524 26 дней назад +1

    waniga waaxan isku arkay dadka dhan ayaa nacay ma aqaan sababta siib dadka igu dhaw

  • @HappY-ie2ok
    @HappY-ie2ok 2 месяца назад

    My favorite 😍 channel ❤️

  • @user-pg7ft2dz5l
    @user-pg7ft2dz5l Месяц назад

    Where are you live

  • @Khadijo33Abduraxman
    @Khadijo33Abduraxman 2 месяца назад

    Cilmigiiina allh idin ziyaadiyo bulshadiina waa ugu faideyseen lkn ani wax akhriskan jeclaaa hadana waa necbahy dadkaas xanunsan maan ku jiraaa 😢

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад +1

      Aamiiin.
      Maya kuma jirtid ee waxaad ubaahantahay in aad caado aqris yeelatid Khadijo.

  • @Bidhan153
    @Bidhan153 2 месяца назад

    Hore u socda ❤

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Месяц назад

    Wllo maxa lagu daweeyaa noosoo badiya plz

  • @AminaIsmail-nq5ff
    @AminaIsmail-nq5ff 2 месяца назад

    Sa usugayey ❤

  • @NadarGurey
    @NadarGurey 21 день назад

    Waxa muhiim ah in aad dhagaysato dadka marwalba sidagaarka ah kugulahadlo ?🤔

  • @nasraahmed5588
    @nasraahmed5588 2 месяца назад

    Marka yara guri dusha la igaga xidhay meesha madow ayey ahyd deena sidii ayaa uga baqaa posttraumatic miyaa taasi hada aniga uunba is ilaaliya meel madowna ma seexdo doctor miyaaa u baahanahy

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 2 месяца назад

    Somalidu waa dad cajiiba qof stress hayo bay ku leyihiin jin baa ku jira markasa lagu dhexdaya 100 qof oo gabigoduba wada oyayan oo cilajka ku jira some times qofkas baqdin uu ka baqayo wadadka ushisa inu isaguba iska dhaho jinba nahay wana ka baxayna marka waxa habon aslanba si dagan qofka in gurigisa wadadka logu keeno isagon la dilin quraan lagu akhriyo

  • @axmedmohamed5688
    @axmedmohamed5688 2 месяца назад +1

    Dr Cadnaan Arin privet aa rabay inaan kuu sheego Content gaaga caadiga mahelikaraa, Muhiim ay iitahy. Mahadsanid

    • @ASPODCAST-somali
      @ASPODCAST-somali  2 месяца назад

      Walaal Instagram nagalasoo xiriir ASPodcast halkaas ayaad kaheleysaa akoonadeena qaaska ah.
      Soo dhawow Axmed.

  • @SihamDaud
    @SihamDaud 2 месяца назад

    Allow idin xfd

  • @MohamedDahir-ge3kz
    @MohamedDahir-ge3kz 2 месяца назад

    Mahad sanidiin Sxbayaal