zhp cawalow podcastiga marka aad qabanaysid fadlan qofka kaa qaadaya podcast ha noqdo qof trader ah ugu yaraan suuqa ku jira si ay macno u sameeyaan su'aalihiisu oo ay soo jiidasho u yeeshaan. lkin qof aan isaguba fahan ka haysan suuqa sidee ayuu u keeni karaa su"aalo macne u samaynaya qof trader ah. mahadsnid
Bilaal the lagend man su'aalihii pointiga ahaa aan weydiin lahaa isagii ayaaba iiga horeeyaba Bilaal waa wakiilka dhabta ah ee Dadka ku xiran The best podcast in somalia🫡
Salam aleykum waran broo lacagta ka hadal forex ka hadal please si fiican u macnee DIINTA ha ku war war weregagin forex waa cilmi la dejiyey lagu dejiyey shuruuc reer GALBEED ah iyo qawaaninta lacag maaalka please macalin cashar ka si fiican u aqri oo sharax please ka bax subject kale thanks allot soo WEYNAAW weli nin dhalinyaro ah baa tahay
thanks bro somali traders to the world 🎉
imisa sano ayuu ku baran karaa Qofka ugu badan ustaad cawaale ?
@@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws80 sano Sxb .. war nio bilaaaw inta ay kugu qaadatana arag
Jane gale ❤
Ustd cilmigaaga xiligii free aad Ka dhigi lahayd waaye maadaama aad hysatid 20 sano waxa aad cuneyso 😅 anagana maqadeyno xataa
zhp cawalow podcastiga marka aad qabanaysid fadlan qofka kaa qaadaya podcast ha noqdo qof trader ah ugu yaraan suuqa ku jira si ay macno u sameeyaan su'aalihiisu oo ay soo jiidasho u yeeshaan.
lkin qof aan isaguba fahan ka haysan suuqa sidee ayuu u keeni karaa su"aalo macne u samaynaya qof trader ah.
mahadsnid
Bilaal the lagend man su'aalihii pointiga ahaa aan weydiin lahaa isagii ayaaba iiga horeeyaba Bilaal waa wakiilka dhabta ah ee Dadka ku xiran The best podcast in somalia🫡
@@Muyassir-rv6cq Sharafsanid walaal. 🙏❤️
He is everywhere in every podcast. Always trust, but verify!
24:30 That is the point
Aad baan uga helay qaabka uu su'aalaha kuu weeydiinayo, waxaan dhihi lahaa waa best interviewer 🙏🙏
Mahadsanid.
Waxad ka mid tahay dadka yar ee dareensan hawsha iyo culayska shaqadan.
Sincerely.
bilal mustafe.
@@Meehaalpodcasts horey usii wad shaqada culus ee aad bulshadaada u heeyso mudane
May second teacher fx keep going ❤
Ustaad cawaale dhalinyaro badan buu noloshoda waxkabadalay best teacher of ICT
Adiga mabaratay walal
Cryptocurrency ayan bartay Alhamdullilah waxan ahay investor&trader. Marka adiga walal fx wax maka garanesa
Ustaad cawaale alle hku brakeyo
My role model keep going 🎉
Dadka raba in ay forex lacag ka sameyan ayagon cawaale soomarin wey kugu adkaan doontaa ogow my mentors moalimou and adkow ❤
And hagarlaawe 🎉
Adiga mabaratay walal
Halkee laga helaa cawaale casharadiisa
@@Abuukarabdullahi-y8hzhp macalinka hda wada casharadise kwrn
@@Abuukarabdullahi-y8hhagrlaawe kgula jiraaa ane
Good
Masha allah
Boss
Ninka ragii waa inuu fadhiga ka kacaa
Culimada badankooda waxee dhaheen forex waa xaaram inta xoolo xaaraam ah ama la hubin cuni lahayd Ilaahay Irsaaqad xalaala weydiista adina bulshada wax aan xalalnimadoda la hubin hauso gudbin si aadan dambiga wax uga yeelan🙏
Nio bahasha hadi kugu adkaatay dadka kale u daa ha xamashane
@@Nature_relaxing00 kaliya waxan ka cabsana quud xaram ah iney cunaan🥲Ilaahay ban ka mgn gly inan qof risiqiis hor istaago
@@Nature_relaxing00u sheeg walaal 😂
Iney xaaraam cunaan lee u cabsanayay😢 ee ani waligay iskuma dayin iskuman dayi doono@@Nature_relaxing00
Culimo ayaa tidhi caqli maaha ee adigu maxaad wax xog ah haysaa?
Keep goin mr cawale 🎉❤
Hlkaan kala xidhiidhaa
Dhalinyarada soomaliyed:🗣️ "Ninka dhalinyarada tahriibka ka joojyey"
cawaalow waa hadal uniuqe ku ah shb oo ay dhalinyarada somaliyeed kugu dhhan mrkasta adi😊✌
Wednesday 20th August 2027.....
May be 1st January 2025 I.a
Macaraanba mise waa xalal ma la isla wa faqsanyhy
🎉❤right ✅️ 😊
Muuse Maxaa Wye 17k Baad 17 Podcast ka sameyse😂
war hedhe aniga yaabana, war ileen lcgtu buuqeeda aye wadata, odaga 17k ka hor aad lama arki jirin kk
😂😂
Ninkaan asaga waa laga dalbadaa in sualo la weydiiyo oo podcastgaa la keenaaye ka dhac😂
ustad cawaale wa mahadsanyahy lkn waxaa mahadcelin balaran mudan tvga kan oo podkast aan innaba caadi aheen inoo soo gudbiyay waxa dhihi karaa waa kii ugu wanaagsanaa intaan arke podcast forex ka hadlaya shaqada hore usii wada guys
Cawaale real goat hadaa maqashen waa asiga nio waa naga soo gaartay wana baran doonaa i.a malin un 😢
Is forex xalaal ?
yes if you are using islamic account with swap free
Hadey jirto qof ICT bilow aha ha isooqabto aan Isla jamhadene wadadas quruxda badan aan Isla marnee
I'm
Snapka isooqor wllaka
Isoo qbo lph
aniga bilaabaya wll insha allh ma isla jaan qaadnaa
Waaikan numberkaaga iisoo qor@@Mama143Mama14
Salam aleykum waran broo lacagta ka hadal forex ka hadal please si fiican u macnee DIINTA ha ku war war weregagin forex waa cilmi la dejiyey lagu dejiyey shuruuc reer GALBEED ah iyo qawaaninta lacag maaalka please macalin cashar ka si fiican u aqri oo sharax please ka bax subject kale thanks allot soo WEYNAAW weli nin dhalinyaro ah baa tahay
Walal hadii aad rabto inaad lacag samayso waxad kashaqausankarta sarifka crypto currency waayo waa 2 lacagood oo laisku bedelayo
Xusuusnow lacag wal oo crypto ah xalaal maha markaa kuwa xalaasha ah baro kashaqayso hadii aad danaynayso
Lkn forex no❌
😂
Fekerkaaga kahdashy muuuse😂
Naftada yaysan kugu qancin wax an jirin sxb