Sheekooyin ku saabsan Basarka(discipline-ka)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Marar badan makugu adkaataa inaad naftaada basar bartid, sheekooyinkan dhagayso.

Комментарии • 373

  • @hanuuznuur1211
    @hanuuznuur1211 8 месяцев назад +51

    Thanks for sharing ❤
    Sheekada 2aad aad bay ii caawisay
    Aniga last 2yrs waxaan ku jiraa xifdiga quraan ka oo marwalbo wax baa iga soo dhax galo lkn uma joojiyo alxm waa nimco
    Lkn wardi yoomigayga aad ayuu daciif uyahy ee 1juz iyo casharkayga iyo dareeris bis ayaan dirada saaraa
    Lkn hadaa waxaan ku fikirayaa inaa maalinkii 5juz kadhigo niyadaydana waxy ii sheegaysaa inaan karo oon samayn karo waxaana weheshanayaa 2sxbday oo aad iigu dhow quraan ka iyo jamacadaba aan isla barano
    Sheekadaada 2aad ayaana igu baraarujisay
    Thanks, markale ilahy waxaan kabaryayaa inuu iifydudeeyo quraanka igana mid dhigo ahlul quraan i.a

    • @AishaMustaphe
      @AishaMustaphe 8 месяцев назад +3

      Insha.allah waa xifdinysa abowe anigaba 8 bilood ayy igu qadaty hafsa cn cazim lkin qira oyinka kle ayaa jmcadu iga mshqulisy inn xifdiyo iso ducy

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 8 месяцев назад

      @@AishaMustaphe aamiin dhaamteen ilaahay ha inoo fududeeyo
      lkn abowe igu dhahady waxan filaa inaad igu qaladay gabar ahy wiil mihi abayo thanks

    • @AishaMustaphe
      @AishaMustaphe 8 месяцев назад +1

      @@hanuuznuur1211 zorry hbbti waa kugu khldy sd shegty weye

    • @mariamhaji3412
      @mariamhaji3412 8 месяцев назад +3

      Hadad quranka dhamaysay wll wardigaga yuna 5 jus kayaraan si isbuc kasta mar udhamayso subac jogta ah samee isna insha allah

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 8 месяцев назад

      Masha Allaah ku dayasho mudantahay

  • @dalmardalnuurshe9132
    @dalmardalnuurshe9132 7 месяцев назад +10

    Xaqiiqatan dhaqamada waxa ku arkay hoyadey mcn rabi hadhawre iyado naguso korisay abo la,aan iyo meel miyi eh miyiguna yahay hoyga qabyalada lkn nagubarbaarisay diin iyo dhaqanka wngsn necbaydna beenta iyo dulmiga alla maxan kuxisay hoyooy❤❤😊

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 7 месяцев назад +10

    dicipline ka dambe saaid buu i saameeye quranka akhrintiisu waa muhiim, waxa kale idinku darayaa in marka ay naftiinu la qabsato akhriska quranka inan joojin ee sii seeto dheraysataan xifdiz ku xigsiisaan ka bacdina tafsiirka oo aadan jojin markad is aragto adoo 3 days ku dhamaynaya quranka thank you hamdaay jazakallah

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад

      LEE, As, tanaa tanaa turi lakiin soomaali Saab miyaa lagu yiraah iyaa yartaan tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala haweenNaago dumaar waan lolam competition dumareet mudo waan uwaataa qiimobadan cadceeddumaaroo murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii bahbahbah bahyareey bahbahyareey minyaro Absuttlyyyy saxsax yartayarta

  • @iqraaasheikh4871
    @iqraaasheikh4871 8 месяцев назад +42

    This message of yours reached me just at the right time when i needed it the most. JazzakiAllahu khayrn sis💯♥️

  • @shaaficiabaar3643
    @shaaficiabaar3643 8 месяцев назад +5

    Waa labo sheeko oo macne wayn le runtii, waliba ta koowaad (Gabadha xanta ka haajirtay) ayaa ah wax aad u wayn. Waa dhaqan haddii ummaddeennu aynnu samayn lahayn guul adduun iyo mid aakhiroba aynnu ka dheefi lahayn. Ilaahay ha barakeeyo gabadhaa, inteenna kalena Rabbi ha inoo fududeeyo, aammiin.

  • @diinisaleebaan8185
    @diinisaleebaan8185 8 месяцев назад +6

    Maasha allaah aqoonyahanad h
    Hamda Hussein labada qiso si mug iyo miisaan leh ayaabey ii saameeyee cibra qaadashana wey mudanyihiin, waxakaloon ka helay una bogey terminology-ga ad siisey kalmada Dicipline oo adku macneysey(basar) waxa kaloo aad iisoo jiitey afarta dhinac ee wax laga eegikaro marka ladoonayo in wax la badalo oo kal ah 1: physically 2: emotionally 3: socially 4: spiritually. Waxa kale oo aan kaa faa'iideystey in dadku aaney aheyn sida algorithm-ku ina tusayo ee inta halawsan alle ha hadeeyee ey jiraan inaka badan oo hagaagsan.Thanks jasaakalaa kheyr.

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +13

    Discipline is one of the most important requirements if a nation is to progress. It leads man to the path of success, be it in any field or institution. Without adhering to a strict sense of discipline, achieving success becomes very difficult. Acknowledging your shortcomings is one of the first steps in disciplining yourself.

  • @munahassanadam4503
    @munahassanadam4503 8 месяцев назад +23

    Walalshey role modal ayaad iitahya ❤wllo allah ha ku barakeeyo walhi niyada ayaan kaagaa duceeya sheko Ana aabahay aalle ha ka raàlinoqdee week ayuu quraanka ku khatimaa ilaa dhalashadaydii ka hor ilaa yominaa hadaa dikrigiisuna ma dhaafo sasoy taahy miyi ayuu ku noolyahay hadana hawlihiisa aduunyo kamay mashquulin isaga oo labatan jir ah ayuu nolosha basar u sameeyay allah ha iidaayee

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +5

    This topic really touches the hearts of good people, and those who love Allah, who aspire to practice the goodness of virtue in their lives at all times. To receive the forgiveness of their Allah.

  • @khadijajamamohamed5516
    @khadijajamamohamed5516 8 месяцев назад +9

    Masha allah tabaraakallah waxaan kufaraxsanahay inan ka mid ahaaa gabdhahaas challangegaas quraanka ah kugula jiray ❤adigu inbadan ayaad naga caawisay intaan wadnay

  • @user-sz1fs9ds6t
    @user-sz1fs9ds6t 12 дней назад

    Hamada xuseen wlzhy runtii sheekadan aad bay isamaysay waan jaceladay uu waxay dhab utabatay hadaf aaan laha inaan gaadho uu runtii aan kuguda jiro wana xifadiinata quranak Alle hakusharafo wlazhy wacan❤❤❤

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 7 месяцев назад +2

    M.a Waa Arin Cajiib ah allaha Barakeeyo Walasheen
    I hope its time to change for our lives 🙏 thank you for your participation and preparation for this lesson and it will be a longer journey

  • @ApdizalanSaleepan
    @ApdizalanSaleepan 2 месяца назад +1

    Allah ha ku barakeeyo ustad bishan ayan ku xidhmay on bartay RUclips kaga aad ban uga faaiday allah haku jeclaado ❤❤

  • @abdireshidahmed4592
    @abdireshidahmed4592 8 месяцев назад +6

    Hadal Wanagsanaa
    Asturnaan badanaa
    Diin io Maadi
    Sharafey Waxan Hubaa Nin Nasiib Badan baa Adigoo kale hela ❤

  • @AddowAbdi
    @AddowAbdi 8 месяцев назад +3

    Masha allah waa labo sheeko cajiiba runtii, waxyaabo badan ayaa iiga baxay Mahadsanid Ustaada Hamda Hussain ❤❤

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 8 месяцев назад +5

    Maashaa allah tabaaraka raxmaan wa 2ba kala daran shekoyinku , aniga shakhsiyan xusuus ban galay waxaana kuu qirayaa shey walbaba waxaa asal u ah go,an iyo joogteyn aniguna waxan idinla wadagaya qiso anigaan life keyga kamid ah
    Markaan yaraa waxan aad ujeclaa si xad dhaaf ah niqaabka ama indha shareerka then mar walba fikarda maskaxdeyda kama baxdo
    Markaan ahaa 14 sano jir ayaan hoosta ka xariiqday iney tahay xiligii an xiran lahaa
    kudarsoo guriga markaas an kunoolahay waxa igula nool wiilal ilma adeeradey ah wan baxay wan soo iibsaday hal maalin unbaa guriga dhan waxaa waagu ugu baryay anigoo niqaaban qosol iyo maad ayaa leyga wada dhigtay aniga qof walbo i weydiyaba waxan ku iraahda wa sidaan uxirtay dadkii dhamaa wax lagu maadeysto ayaanba unoqday sababtuna wa inaan ahay qof yar hadana waxey amin sanyihin inaan go,anka intaas la eg ka dhabeyn karin iyo duruufaha ila xiriiro oo ah in gurigiiba ey rag igula nool yihiin ileen ragii banaanka wa iska sahlan tahay inaan ka xirto balse kuwa guriga ila joogo iyo anigii oo ah qof programkuba ku cusub yahay sidii leey sugaba inaan furi doono wa leyga quustay heer wajigeyga lagu diimo leey iloobo sanado aad ufara badan ayaa kasoo waregatay
    ilahey amarkis marki an iskuulka dhameyay hami iyo han kale ayaa life keyga kuso biiray oo ah jamacad kuliyada medicine inaan bilaabo taas oo noqotay caqabad ku aadan niqaabkeyga kadib jamacad calass ka wan xirnaan jiray waxa la ii diidi jiray inaan ku qaato isbitalada
    calaa kuli xaal 10years wax nin ajnabi iga ah wajigeyga ma arkin laga so bilaabo malinka 14sano jiray marki danbe oo an jamacda dhameyay sanado badan kadib aniga hadane daremay 2badaas shey xooga ineysan is qaadan karin oo ah niqaab iyo dhaqtarnimo sababto ah qofka dhaqtarka wa qasab in bukaankaga ey ku arkaan si ey ku aqoonsadan kheyr iyo sharba waxad utartay si hadaad qalad ka gasho laguu tilmaami karo
    kadib in aan umadeyda u adeego ayaa wax weyn ila aheyd
    Marka waxan si daremay inan niqabka sidi hore u adkeyn karin balse marka magalada aadayo wan xiran jiray isbitalkana wan iska furi jiray
    waxey ii aheyd barashadii nafteyda si walbo dadku iila hadlaan nafteyda inaan ahay cida hogaamin karta in dadkale eysan aniga i qeexi karin ayan ogaday
    I hope inaad wax uun ka faideen sorry intaan idinku dheereyay qoraalka

    • @xamaraawiboy3144
      @xamaraawiboy3144 7 месяцев назад +1

      Masha allah

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 6 месяцев назад

      Waxa cajib ah adigoo aad u yar oo 14 jir ah inaad go'aan sidaas ah qaadato hadana kuguleysato ayadoo duruufo bdn kugu xeeranyhn
      Masha Allah Dr

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 8 месяцев назад +1

    Aayad Qur'an ah ayey nafteeda ku tarbiyeysay in ay sida ay tahay u dabaqdo, waana waxa ilaahay inaga rabo in aan si dhameytiran u galno diinta oo aynan kala reebin oo aan ka run sheegno waxa aan aaminsannahy.Ilaahay habarakeeyo gabadhaas❤

  • @Sayidmoh12
    @Sayidmoh12 8 месяцев назад +1

    Masha Allah Mudnan iyo Amanba Rabi ba leh Inagu maneystay Daremada Kala Aragtid maqlka iyo manka ee weeleya si aan ufahano Xaqiiqada dhabta ah ee kusabsan Qasdiga Nolosha Alle kaleyahay Allaahas ban mudan Shukrin iyo Qiritan in loqiro Nimcadisa Allah Ku Dhowr Ader NB !!Quranku Wa bad weeyen Anigana Anigoo Nin weeyen ah oo quranka Horey uso bartay ayan ilaa manta Sanado Farabadan ka Dhaman la’ahay Surt Baqra Fahankeeda Maha Tafsirkeda ee Waa hoos usii Fahanka Waliba Anigoo Dushan ka haya Waxaan ogaaday in’aanba Waxba Aqoonin

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 6 месяцев назад

    Mahadsanid walal aad ba kaaga faaiday ilaahey cilmiga iyo aqoonta ku barakeeyo masha allah from muqdisho dadkale waa ushare gareeye asxaabteda from muqdisho❤

  • @barwaaqoxaaji3216
    @barwaaqoxaaji3216 8 месяцев назад +1

    Maashaallah tabaaraka raxmaan. Awalan Ilaahay ayaa mahad oo dhami u sugnaatay, taaniyan walal kun jeer mahadsanid. Waxaan muuqaalkan la kulmay anigoo qayb ka mida noloshayda inaan basriyo la daala dhacaaya oo maalintaydii todobaad marinaya maashaaAllah. Waxaan kasii qaaday labadaa sheeko dheeri galin tii ugu mudnayd, ugu muga waynayd waliba igu haboonayd oon odhan karo wakhtigeedii ayaan la kulmay specially inaan ku jiro xaga diintayda inaan basriyo. Kumaan jeer mahadsanid walal ilaahay hakuu gargaaro goor walba 😍

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 8 месяцев назад

    runtii waa video ku soo aadday waqtigii loo baahnaa. naftu waa sida ilmaha oo kale oo mar walbo u baahan laylin joogto ah. in ka badan 70 buug ayaan akhriyay waxa la yiraahdo self-development 2-dii sano ee tagtay. wax saameyn weyn ah oo ay ugu yeesheen ma jitro markii la barbar dhigo real-life experience-gii aan la kulmay afartii sano ee tagtay.
    mahadsanid ustaada.

  • @HamseAhmede48
    @HamseAhmede48 8 месяцев назад +1

    Hamda Hussein ma ogtahay mid in aad dad badan u tahay dhakhtrad cilmi nafsi ,qaar waxbadan oo ay fahmilaayeen oo noloshooda ah kaa barteen oo aan kow ka ahay waxaad bulshda ugu jirtaa kaalin muhiim ah qof cilmiga aad bartay ama ku lamid ah bartay oo dhaqankii,afkii iyo diintiisaba aan iska kibrinayn,yasayn mid kamida xataa oo ilaalinaya ayaad tahay oo aad uga gaartahay in ismooday in climug yahay dhaqan ama luuqad umad kale.
    Sida aan hore kuugu sheegayba umadu mid kuu sheegaba iyo mid aan kuu sheeginba abaal iyo sharaf wayn bay kuu hayaan guulayso aakhiro iyo aduuba wll
    Mahadsanid 💯

  • @abdirisaqabdirashidahmed7758
    @abdirisaqabdirashidahmed7758 8 месяцев назад +1

    Right now Markan so galay RUclips ka waxa aan rabay in aan wax ka baadho isla mawducasi aad ka hadashay ilaa aan kaala kulmay pagekayga halka ugu horaysay thanks huno hamda

  • @GAAGAAB1
    @GAAGAAB1 4 дня назад

    Masha Allah. Qofka maanta oodhan aad sharaxaysid hooyadey baan moodeyey
    Waa isku type

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 8 месяцев назад +1

    Alahuma Baarik. Dhaqan wacan iyo basar wanaagsan ayaa kaa muuqda.

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 8 месяцев назад +3

    25:54 soddon daqiiqo oo faaido leh jasakallahu khayr ❤

  • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
    @ConfusedBlueMackerel-wk5cn 6 месяцев назад +1

    Magaranyo wax ka weyn mahadsnid wll
    Alle haku barakeeyo wlashy mcn
    Majirin xli aan uga baahi badna hadalkan wan rajaynaya inaan dib udhagysto anas dhamanba gaadhay hadafyada iidagan eed igusi dhiiri galisay
    Wankuso laaban dona video gan iyo comments kanba maalin aywaxbadan isbadalen insha allah 🙏 ♥️

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +4

    With faith, discipline and selfless devotion to duty, there is nothing worthwhile that you cannot achieve.

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +4

    Aswad ibn Asram reported: I said, “O Messenger of Allah, instruct me.” The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said, “Can you control your tongue?” I said, “But what do I control if I cannot control my tongue?” The Prophet said, “Can you control your hands?” I said, “But what do I control if I cannot control my hands?” The Prophet said, “Do not say anything on your tongue except what is right, and do not stretch out your hand except to do good.”

  • @naimacaamir7745
    @naimacaamir7745 8 месяцев назад +1

    Waxeey ii saameysey in aan fadhiga ka kaco aan wax qabsado thanks sister 💞bararujintaada aa 1ii i baraarujisey

  • @abdirahmanadaani2692
    @abdirahmanadaani2692 8 месяцев назад +2

    ... ما شاء الله تبارك الله عليك .. قمة في الالتزام والاتزان .. تحية لك

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 8 месяцев назад +3

    Dhowr jeer aan kuso ceshadey muuqalka Sidey igu Macaanaden labada sheeko awgood😋Mahadsanid macalin Hamdi sida hufan ee noogu hagar baxdey.

  • @degmoahmed8477
    @degmoahmed8477 8 месяцев назад +1

    Alle haku barakeeyo xbbti wll waxan sheekadan ka faa'iiday in qofku marka uu waa sidhaba ufuliyo waajibaadka alle saaray ay noloshiisoo dhan ay utoosayso ❤❤

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +2

    Maasha allaah..Confidence comes from discipline and training.

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 8 месяцев назад

    Maasha Allah. Ilaahay ha ku barakeeyo waa hadal qiimo iyo faaiidooyin badan leh.
    Ereybuxinta ereyadda Af-soomaaliga ayaan la dhacay.
    Ilaahay caqliga ha kuu siyaadiyo.
    Aamiin Allahumma Aamiin

  • @IdmaneKeirAbdi
    @IdmaneKeirAbdi 8 месяцев назад +1

    Masha allah akhiranan janadii aduunyadana joogjoog fcn allah kula kulan siiyo waa duco ayayday igu ducayso mar walba❤❤❤ walalaniguna aadan kula jeclady allahuma amiin🤲

  • @saadaomar727
    @saadaomar727 5 месяцев назад

    Masha Allah Tabaaraka Alla. Raxmaanku haybad iyo balaaqad aan lakoobi karin ayuu kuugu deeqay. Aniga iyo dad ila mid ahi waanu kuraaxaysanaa vidéo walba oo aanu dhagaysano. Ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад +1

    Maashaa Allaah ..Illaahay waxaa inoo waydiisaan Soomaaliyeey Illaahay subxaana watacala inuu hablaheena sida inantan ka wada yeelo ...Aamiin Amiin Aamiin.

  • @Kaltun_kanza
    @Kaltun_kanza 8 месяцев назад +4

    ما شاء الله اللهم بارك ❤❤hamda hussein role model

  • @farxiyayusuf6600
    @farxiyayusuf6600 7 месяцев назад

    Masha Allah waa laba sheeko oo aad u qiimo badan aadna ii taabtey Ilahay waxan ka baryayaa inuu i waafajiyo ina fududeeyo ku dhaqankooda adiga walal macalimad xamda Rabi haku barakeeyo abaalka Allah jano haka dhigo wanaga aad noo soo gudbinayso

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 8 месяцев назад +1

    Alxmdullah dhaqnka inan qof xaman waan leeyhy alle saas ha igu wado

  • @farxiyomaxamuudkahyie7844
    @farxiyomaxamuudkahyie7844 6 месяцев назад

    Mesha allah walashey xamda qeyr allaha ku siiyo waa arin caliib ah

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 8 месяцев назад

    Shukran, waa Akhbar xiiso iyo waxtarba iyo ku dayashoba leh. Waa dhaqanka aan ugu baahida badan nahay haddan somali nahay. Dadka hor-umarka sameya waqtigooda kuma dhimiyaan ka shekeynta dadka kale axwaalahooda.😮.
    2. Kalimadda basar waxa kale oo loo macneyaa oo kale, ... xeel.

  • @user-pz1rk4hn8s
    @user-pz1rk4hn8s 7 месяцев назад

    Jazakallahu kheyr xbbti wxn xasuustaa bil stress ihysty oon videiyada dhagysn jiray aadbay ii anfaceen janada allha abaalkaga kadhigo❤❤❤

  • @HannaSaed
    @HannaSaed 8 месяцев назад +1

    Msha allah hamda Mahdsanid wax badan ayaanu ka faaidany ❤❤

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 8 месяцев назад

    Waan ku salamaya xamda walaal aad ayan kugu mahad celinaya runti waxan ka bartay wax badan .wakhti adag oo aan soo maray ayan kaga gudbay casharadada aniga oo umul ah aad uu jilicsan ayan dhagaystay barnaamijyadada kabasho markiban kor uu kacay oo aan dhexda xidhay ilmihi yara ayan geystay child care waan shaqaystay gaadhigi ayan bartay holiday ayan uu baxay alhamdulilah alhamdulilah 2022 ilaa 2023 masha Allah wax badan ayan is bedelay sameyey uk ayan kula degenahay thnk you much khayr badan Allah haa ku siyo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 8 месяцев назад +1

    Allahu akbar ❤
    Mahadsanid wllo mid ka mid ah dadka aan ku daydo baa tahay

  • @umudalxa7374
    @umudalxa7374 8 месяцев назад +3

    Mansha allh tabarakallh xamday wll Allaha kubarakeyo inabadan waku duceya wllhy
    Inankastana wxn kulataliya inay channelkaga Ka faaidaysato
    Thnk u gacalo sad noo anfacday gar ahan hablaha somaliyed
    Rabbi Jano hakugu badalo adiyo walidkagaba

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 8 месяцев назад +3

    Salaam Alaykuma first one thanks 🎉🎉🎉🎉😊

  • @user-pz1rk4hn8s
    @user-pz1rk4hn8s 7 месяцев назад

    Abaayo aad baad umahdsnthy allha ku barakeeyo videyadada xili xaladu igu xumayd oo stress ihysty ayaan dhagaysn jiry aadabay ii anfaceen allha abaalkaga jano haka dhigo

  • @halimasaada
    @halimasaada 7 месяцев назад

    Wllo allahumma baarik aadbay saameyn wayn igu tahay in aan maqlo shekadan, basarka aa naftayda kula jiro ayay kamid tahay Alxamdulilaah in xoogaya ilahay wuu iwafajiyey lakal xamdu yaa allah, inta kale ilahay aniga iyo walalaha kale ha inoo fududeyo, runta waxay tahay in waxkasta aad rabtid noqon kartid haday si run eh kaga sogo'do ilahayna talo saarato, jazakallah khayr wllo hamda❤❤

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 8 месяцев назад +1

    Maasha Allah xamdaay walahay cashar kan maanta cashar aan uga baahi badnaa MA jiro barakow gacalo ❤

  • @zamzamabdi1118
    @zamzamabdi1118 8 месяцев назад +2

    Runtii waa qisooyin saamyn leh oo kugu hogaaminàya inaad naftaada wanaaga Barto ka aduunyo iyo ka aakhiraba;
    1: inaad naftaada laylido oo aanad dadka kale ku mashquulin oo aad taada ku mashquusho
    2: iyo inaad meelahaaad ka daciifsantahay acmaasha aduunyo iyo kuwa aakhiraba aad xooga saarto oo aad dhinac walba iska dhisto Allena Tala saarato

  • @abdisamadahmed5016
    @abdisamadahmed5016 7 месяцев назад

    Ma Sha’Allah.
    Aniga😂qiyaas malaha sidaan ula dhacay waxayna itusaysaa awoodayda aana isticmaalin inaan qaban karo waxkasta oo qof bani-aadama uu sameeyay
    Shukran wll.

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir 7 месяцев назад

    Xamdaay ma ogtahay in uu jiro qof aad u suga xilliga aad loo galinayso wax oo aad soo dhigayso
    Mahadsanid kun jeer waan ku faaidnay qalbigayaga ayaa ku dhex nooshahay Mario 2wax oo dhahaysto mana ka dhagayno waan iyo wacyi waa na saaameeyay mahadsanid mar labaaad

  • @FaadimaYaasiin
    @FaadimaYaasiin 8 месяцев назад

    Dhab ahaantii fariintan waxy isoo gaartay anigoo raadinaya discipline ka iyo xeeraka loo maro qof sharxaya anoo aad ugu baahan jazakallah kheyr wll

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 8 месяцев назад

    Jazakallah khary habo waa cashar aad u qiima vadan dhiiri gelin noo soo badi

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s 8 месяцев назад

    Manshalah wll allah haku sharfo runtii waa Xalqad kusoo beegantay waqtigii ugu haboonaa waanu ku dedaali doonaa inaan basar fiican usamayno naftayada

  • @amiramuhammad6472
    @amiramuhammad6472 8 месяцев назад

    Masha Allah jazaakillahu khyr runtii waa dhiirigelin aad u wanaagsan

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 7 месяцев назад

    You have to choose one of two pains; the pain of discipline or the pain of regret. The pain of discipline is better than the pain of regret. I am from muqdisho

  • @ikramkeif4412
    @ikramkeif4412 8 месяцев назад +1

    Aad oo weyn mida labaad ee quraan aniga 2sano kahor waxa wax wey ila ahaan jirey in hal bil quranka ku qatimo oo marwalba ku guul daresan jiray marki dambe ramadan ka ayaan qatimey kadib ramadanki xigo 15 bari ayaan ku qatimey intii sanadkana malinkasta juz ayaan aqrin jirey ramadaan ki xigey alxamdu lilah 10 bari ku qatimey midkan so socdana waxan rajeyna 6bari inaa ka dhigo waxwalba oo isku qufusho wala sameyn karaa ilhey jogteynta nafteyna ha baro

  • @luulkaomar5251
    @luulkaomar5251 7 месяцев назад

    Abaayo shukran man awal .
    Markan dhagestay walahiy hamiy ayan ka qada ruxde waxa igu adagio waxbarashad markasta markan kufo wan is dhiba

  • @Salma0704
    @Salma0704 7 месяцев назад

    Waa maliintii labaad oon daawado videogan 😭 I just love it. In shaa Allah videos nocan ah ayaan rajaynaya ❤

  • @aminaabdi7695
    @aminaabdi7695 5 месяцев назад

    mansha alaah tabaarak xaqiiqda ayaad taabatay

  • @wardanasir8240
    @wardanasir8240 8 месяцев назад

    mamada sheekadeda i love it.bismilah tabarakalah. waxan ladlaa dhalacayey time management so markastoon caajiso waan soo xasuusan doona iinsha,allaah thank you for sharing us

  • @abdillahichideh8958
    @abdillahichideh8958 8 месяцев назад

    maasha allah...waa sheekooyin ninyada dhisaya oo rajo beeraya

  • @loulaahmed3343
    @loulaahmed3343 8 месяцев назад

    Mashallah mashallah Allahouma Moubarak fiki ya oukti fi allah Hamda Hussein may allah protect you all the bad things sister

  • @user-yv2om3xf6p
    @user-yv2om3xf6p 7 месяцев назад

    Mnshalh mnshalh wllo xamda alle haku barkeeyo sidadad nogu faa,iidysa Alle haka Abal mariyo❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 6 месяцев назад +1

    Thanks for sharing ❤

  • @user-dg8fn7wm8z
    @user-dg8fn7wm8z 8 месяцев назад

    JizakaAllah khairan MashaAllah thanks from the bottom of my heart love you Habo

  • @amounnour715
    @amounnour715 8 месяцев назад

    Masha alaah tabarakalah mar uun inaan sida gabdha naftayda ka adkaado ❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад

    Caadimaahan , waxi sax ah Run ah baa mashaaaaalah tabaarakalah ah caadi ahna yartaanaa yartayarta baa lay yiraah qiimobadan yariisEey cadceeddumaroo dagan lagufarxeeeey

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 месяца назад

    Mahadsanid abaayo runtii wax bdn baad iga caawisay fahankeeda

  • @umalkhairMohamoud
    @umalkhairMohamoud 8 месяцев назад

    Jazakallahu khyran wll hamda ❤
    Xili aan aad ugu baahna ayaad so dhigtey videogan

  • @aasiyamaanka7469
    @aasiyamaanka7469 8 месяцев назад

    Kan aqrinta quraanka aad ulama tacajubin lakiin tan gabadha develope gareysay arintaas aad bey ii saameysay waxa ayna i tusnay in wax walba ay u baahanyihiin time iyo commitment. Illaah ha u barakeeyo dhamaan

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 8 месяцев назад

    Hamday illahay Khayr badan haku siiyo waxd nagu dhiirisaa Akhiro iyo addunba illahay haku barakeeyo

  • @miimoabdule
    @miimoabdule 8 месяцев назад +1

    Anaa rabo qof aaan qur aanka isla xifdino hda wn aqriyaa lkn ma xifdisani😢❤

  • @baraarashuunchanell2133
    @baraarashuunchanell2133 7 месяцев назад

    Maashaa allaah raxmaanka haku barakeeyo wax badan ka faaidey

  • @faizam523
    @faizam523 8 месяцев назад +1

    Your skin is so smooth and beautiful, sister.🌹

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 5 месяцев назад

    Mansh alha wll qali ilahy Haku barakeyo

  • @Nimcaan120
    @Nimcaan120 3 месяца назад

    Waa habeen koobad ee. Aan ku arko
    Xamda xuseen

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 8 месяцев назад

    Discipline is necessary for humans to enhance their qualities and abilities. This is why Islam attaches the utmost significance to human discipline. Those who are refined by the measures from the Qur’an and Sunnah and act according to these measures attain the opportunity to reach a state superior to the angels. Those who are deprived from measures of Islamic refinement and act under the negative effects of the inner self, carnal desires and self-interests will face the danger of falling to a state lower than animals

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 7 месяцев назад

    Disciplineku tiirka ugu weyn ee qofki noloshiisa saameynta ku leh
    Anigu 90% disciplined wan ahay intaa kalena wan hagaajin doona idam alle

  • @hassensheikosman5280
    @hassensheikosman5280 7 месяцев назад

    Masha allah Wlsha aad Ayan uga helay hadalkaga iyo qiimahaga dadnimo iyo sida aad noo dhiiri galiso

  • @AhmedMohamed-zm6xj
    @AhmedMohamed-zm6xj 8 месяцев назад

    Mahadsanid Hamda Husein Allaha ku barakeeyo

  • @saadiahaji
    @saadiahaji 8 месяцев назад

    Mansha Allah ❤ i love listening to this young beautiful lady

  • @Queen.fx-1
    @Queen.fx-1 8 месяцев назад

    Waa mawducyada somalidu aad uga baahantahay discipline and mind set.

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 7 месяцев назад

    Maasha Allah alle ha barakeeYo hooyo da Somalia

  • @hamdakaise3975
    @hamdakaise3975 8 месяцев назад

    Aduunyada dadba ku nool wallee warun
    Mashallah allahuma baarik laki xamday sheekadada labaad waxyaabo badan oo iyaala oo an marwalba excuse u raadiyo ayay igu jeedisay mahadsanid soo jeedinta aad qalbigayga so jeedisay ❤

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 8 месяцев назад

    Masha Allah Ilaahay haku sharfo walaashay waxsheegaaga iyo hoga-tusaalayntaadana ajar hakaa siiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 месяцев назад

    Haw alhiro dunyaba .yartayarta yariisEEy lEE beecmushtaryaashayda businessyaashsyda lEE yartaan hawlahayga ii qaas ahna privcyyaashayda .bal yaawaayE who gabadha qatraaaayEEycaday qiimobadan tantan waxan shuqul iigu jirin kuma mashhquulo Nafsadaydaan iyo mihiimadyaashayda yarta yarta baa lay yiraah horseedad hor joogto yariisay baa lay yiraah hiblaayo hebel maudhuglahaado.waaitanaa.yartayartaan iyaa noolaaba mashaaaaalah tabaarakalah noolaaba Nicmaturabi

  • @abebicount4581
    @abebicount4581 8 месяцев назад +1

    Hey Hamda, good clip. I agree. I believe and all personal development experts also talk about this, that the only two attributes that DEFINITELY guarantee a personal success IS not your IQ or cleverness etc but rather it’s hard work and discipline.
    Obviously one need to have an objective and a goal in order to know where you’re going and measure your success, so once you have that, then all you need is hard work and consistent discipline. Those two definitely guarantees you to achieve your goal.

  • @The-lady4
    @The-lady4 8 месяцев назад

    Ma dareemin ba inaan ku dhowaad 40 min kudaawadey hamda, Allahuma baarik❤

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 7 месяцев назад

    Abbaayo Xamda Allaha ku barakeeyo.
    Waxaan rabaa inaad groupkaas quraanka ah igu soo darto aad baan u rabaa Ilaahay haku barakeeyo.

  • @AminaSalad-gk9xg
    @AminaSalad-gk9xg 6 месяцев назад

    Mnzha allh ilaahy ii fududay Annga iyo inta isbadlka rajayanaysa

  • @DrAishaDahir
    @DrAishaDahir 8 месяцев назад

    Mashallah tabarakaallah ilahey Caqliga iyo cilmiga haku barakeeyo ❤❤

  • @user-kaamila
    @user-kaamila 8 месяцев назад

    Shukran Qalbi jazaaka Allaah mansha Allaah Allaahumma baarik

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 7 месяцев назад

    İlaahow barakee inantaas aad ka sheekaysay anagana xaqa carabkayaga haku tiro❤

  • @Maryamo_Cabdillahi
    @Maryamo_Cabdillahi 5 месяцев назад

    Mashallah cajib waye.

  • @abdirahmanyusuf9611
    @abdirahmanyusuf9611 7 месяцев назад

    Sifiicanbay noo saameeyeen wllo waad mahadsantahay