IN LA WADI JIRAYBA HABAR AWAL MADAXTOOYADI LOGA MAARMI WAA & DAYUUS BILAYSOO DHUL ISAQ LOGA DHAARTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии • 110

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 6 дней назад +13

    Spsa awal ayaanle inankii ugu yaraa dhashii shiikha waa amranyahay

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 6 дней назад +18

    Cali Duldul Habar Awal waa daacad dadka iyo wadanka

  • @hodanidris-p6h
    @hodanidris-p6h 6 дней назад +14

    Habar awal is the best ❤

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 5 дней назад +4

    Ali geeeeeeeeeeeeesi Qaran the best very be out spken

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 5 дней назад +6

    Isaaq cadaw badanaa waa hero

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 6 дней назад +13

    IN LA WADI JIRAYBA HABAR AWAL MADAXTOOYADI LOGA MAARMI WAA & DAYUUS BILAYSOO DHUL ISAQ LOGA DHAARTAY

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 5 дней назад +2

    Awal ayaanlow barakooba mahdsanid cali duul duul geesi

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 5 дней назад +3

    ❤❤❤caliyaw reer wadani haday wadi kariwaa yeen hayska soo celiyeen

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 6 дней назад +11

    VIVI SUBEER AWAL SUPER POWER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 дней назад +13

    YAA XASUUSAN KOLKII MADAXWAYNE MUUSE BIIXI UGU YEEDHAY XISBIYADA TALO QARAN IN CIRRO YIDHI “MA ANIGA IYO WASIIRKIISA ARRIMAHA GUDAHA EE INA KAAHIN BUU NA KALA GARAN WAAYAY. ANIGA MA INA KAAHIN BUU I MOODAY. EHE EHE IHI “

    • @Ceelsheekh
      @Ceelsheekh 6 дней назад +1

      Si weyn weliba aniga u xasuusan fahanka dawladnimada waa loo kala dhashaa

    • @hashiali9789
      @hashiali9789 5 дней назад +1

      Waa taariikhd

  • @geedimaxamwd5948
    @geedimaxamwd5948 5 дней назад +3

    Labadiinuba guulaysta noolaada maasja allaah

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 дней назад +10

    Walee qofkastaba ha iska Hadlee muuse biixi cabdi waa late Bay meeshu kaa xigana ninba kaa xigaa

  • @hashim4226
    @hashim4226 5 дней назад +4

    Inkastoo qofkastaa uu ku abtirsado Beel hadana Cali Carab waa nin geesi ah oo la biqin rayigiisa.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 5 дней назад +4

    Ali geesi qaran

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 дней назад +3

    CALIOW WADANKU XAALAD ADGA BUU KUU JEERE WAADA TASHIGU WUU FIICANYE🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdiraxmaanOsmaan-m3j
    @CabdiraxmaanOsmaan-m3j 6 дней назад +4

    ❤❤❤❤ Cali duulduul waan ku wataa

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 6 дней назад +8

    Wllhi cirro waa nin rageed mar huu yidhi intaan soo bartay maahee kuwii yaqaanow igusoo gaadha de wuu sax sanyay waana nintolle

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 5 дней назад +2

    Kulankaa ku xiga ciro muse ayuu ku oran doonaa waar kaalay meesha iga qabto

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад +4

    TALADA wanaagsan ee uu qaatay MADAXWAYNE Caraxmaan claahi Ciro waanu ku Taageersanahay talada fiican ee uu qaatay.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @galbisabdi5807
      @galbisabdi5807 6 дней назад

      Waa in la taageero wixi fiicanba ee uu qabto cirro laakiin wali shaki badan baa jiree ilaahay sida khayrka leh ha ka dhigo

  • @HASSANABDILLAHI-e3r
    @HASSANABDILLAHI-e3r 5 дней назад +3

    Cali abti adigyo cirjeedh waan idin salaamay ciro wali kama soo muuqan shashda yaa ku xidhay madaxtooyada

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 дней назад +1

    WAALE CAAGJAR JAALE OGAYN BUU KUU DANBEYNYE INSHA ALLAHA

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 6 дней назад

    Ilaahay m cirro xilka haku asturo bi idnillaahi kariim cadawgiis jaban guul ilaahay sare haw qaado yaa rabbi ilaahow garab gal yaa allaah khyr iyo barwaaqo garab dhig ciidan malaaiked ilaahow u soo dir aamiin yaa allaah aamiin

  • @MuuseCaaqib
    @MuuseCaaqib 6 дней назад +1

    ❤❤

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 5 дней назад +1

    Abwan xikmad yaqan weeyi Wle xalada geeska Africa oodhan SFCN ulla socda Wle

  • @Xasmas
    @Xasmas 6 дней назад +3

    🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 6 дней назад +3

    Dei Subeer awal ma maskaxda iidorka😂😂😂❤

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 6 дней назад +3

      waa dad ilbaxa oo xadaarad leh bal taarikhda dib u raac

  • @abdirashidsiciid8848
    @abdirashidsiciid8848 6 дней назад +1

    True history

  • @geedimaxamwd5948
    @geedimaxamwd5948 5 дней назад +1

    Faqash way tegaysaa walee way tegaysaa

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 6 дней назад +1

    Inaadeer arintu waxay salka ku haysaa in Saddex Gobal laga jaro ismaamulka Ethiopia 🇪🇹 oo Xuduul la leh Somaliland si loo kala bedbaado…Ogaadeen waa ku jiq Abbyna halka uu doonaayey Roob ma ku helay ayuu joogaa waayo Ethiopia 🇪🇹 Walaac ayey ku hayaa inay Ogaadeen Xidhiidh wanaagsan la yeesho Somaliland oo Hub loo soo mariyo….
    Waa Khayran katiiran

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 6 дней назад +1

    Abwaan Cali waa geesi

  • @MohamedCiise-i4f
    @MohamedCiise-i4f 5 дней назад

    Xaasid xaasid xaasid maadtidhaahdid meeshaa reersheekh samaroon looga maar mi waa waar waad naneebtahay oo walaahiya inaanad soomaaliland nimo na kama hadashide meesha sheekadu Waa isaaqdhe indr dawlad ha odhan anagoo isaaqa udhintale walaahi markaan kaa arkaan isaaqaba nacaa waan idin salaamayaai ilaahay inaad nacdaan baa idiin hadhay

  • @cabdicasiisodowaaraage6097
    @cabdicasiisodowaaraage6097 5 дней назад

    Cali amaan jecelaa reerkayagu saxib aadban ku salaamay

  • @mohamedderia8912
    @mohamedderia8912 5 дней назад

    Waa runtii kaa gaaladu soo xuurtay sidii xashiishka ee dhagar qabaha ah ayuu qabyaalad ku soo dhaweynayaa.

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 6 дней назад +1

    Reer kulmiye joojiya dacayda ,somaliland waa inay midowdaa ,codowgii aynu ka adkayn ,waa inoo soo qoslayaan ,dadkii aynu timirta iyo sonkorta baranay sidii loo cuno ayaa ,inagu haysta dhulkeen ,hurdad waa inaynu ka kacnaa ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @mustecademustecade8059
    @mustecademustecade8059 6 дней назад +3

    Miska wx laga mamulo habar wal ba fadhida ithobiya 😅😅😅

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 дней назад +1

    HAA TUURYAN CALNKA OOGADNKA HABAR 70 OOKUU LEEH WAXA BAAN SOO XAADYE OO SIIDATA KIILDHIGE MUUSQUSHA IYOJOOGE QOOSHKA CARUURTE LOO DUUBE LAAHA😮😮

  • @Mohamed-y9i5n
    @Mohamed-y9i5n 6 дней назад +1

    asc saxib calow imiku saxibka ku odhan waxa ku haya jacayal habar awal

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 6 дней назад +2

    Gabilay ayaa uhordhiibtay hubkeedi cigaal siiraacisay borama marki uukayimid ee hargaysa kusocday taarikhda yaanlalumin caliyow

  • @nathra7351
    @nathra7351 5 дней назад

    Sheekadaa waxaa udhigey cabdiqaadir jirte. Ninkaasaa maskax miidhana oo siyaasiya waaya araga maashalah. Gx tuugo mooyee waa ogaadeen ookale nadaxtinimada ma yaqaaniin xaaraam

  • @IbrahimOsman-k9k
    @IbrahimOsman-k9k 5 дней назад

    CAI DUUL DUUL AMA CALI DHAAN DHAAN wAA NacNaclaha ISAAQ .

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 дней назад +1

    CAAGDHEER AKHAAS WAA GAAJO MOODYE EENU ISAAQA XOOLO LAA BOOBYE KAA HEELYAN😅😅😅😅

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 5 дней назад

    Jabuuti

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 дня назад

    0:07 0:07

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 5 дней назад

    Waa loo baahanyahay Arrintaa ah in la helo gobol ka madax banaan Cagdheer oo deegaanada ISAAQ e ah Hawd iyo Reserve area ay noqdaan maamul hoos taga dawlada Federalka.

  • @CaydiidSaleebaan
    @CaydiidSaleebaan 6 дней назад

    Calories macadamia dib inoogu dhigsanad iyo meelahaa hagaadho maintain nimanku way cubyihiin hawlo kalena waa inauspicious faruurmeen ee horta aan midtown si aan cawga uga adkaano

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 6 дней назад +1

    ma isaga muuse nastayba goormu
    uyeedhay sowkii isaga barigi muse yidhi ceel afwayn ciroy ka hadal
    ma wasiirki arimaha gudaha ayu imoday muuse

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 6 дней назад +2

    Ciro saxbu kuyahay inu latashado muuse wayo xasba kujirta maxynu yeelaba lagugulaysan iyo itoobiya inaynu sodabalo hadikale cirkay inalaqabsndonta

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 6 дней назад +1

    Cali Dululoo tolkayo hangu djrin anagu waxaanu jecelnahay wadanka iyo tolkayo

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 6 дней назад

    🙏🏿

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhshayaa waxa hawd and reserved area waxa looga baahanyahay sidatan:
    2.0. ugu yarasn 6 gobol
    3.0. iyo 14 degmo.
    4.0. Dir ka kalleetana iyaguna ha dagaallamaan.

  • @MohamedCiise-i4f
    @MohamedCiise-i4f 5 дней назад

    Dirka samaroon baa kagudoo miya ah

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 5 дней назад

    Kkkkkkkkk

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 6 дней назад +1

    Caliyow cisi iyo sharaf ku noolow aakhira iyo aduunka ba

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 5 дней назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 6 дней назад

    Absolute that's true

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 5 дней назад

    Marqaan waalan warkii

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 6 дней назад

    Waxaan daawaday barnaamij laga diyaariyey maxkamadii tuke. Waxay ku dacweeyeen nin xera ciidan xadaya ayuu bastoolad ku dhuftay

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 6 дней назад

    WAXAAN KU DHAARANAYAA IN UU FAYSEL CABDI BOOTAN XIDHNAN LKN BADELKEEDA QOF HAWEEN AH OO MISKIIN AH AYAA LOO HAYSTA😢

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 5 дней назад

    ismaamul gaara isaaq ha samaysto hadiikale maalinba mid hala abaahiyo

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 6 дней назад

    FAYSEL WAAKA GURIGISA NABADA KU JOOGA MARKUU BAXAAYANA GAADHIGA MADOW LAGU QAADO EE ISKA SOO DAAYA HOOYADA MISKIINTA EE MADAX FURASHADA LOO HAYSTO

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 6 дней назад

    Ok

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 6 дней назад

    ❤❤❤❤❤ cali dadku runtu ma ogolee ha nagu dirin kkkkkkkk

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 5 дней назад

    CIRO WAA TALAYA YAQAAN

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 6 дней назад

    Ciro waa fariid si ceebtu ku keliyaysan faji buu u dhiga ila soo gala naarta

  • @Mohamed-y9i5n
    @Mohamed-y9i5n 6 дней назад

    cawa laba cabdi raxman ayad afka ku qabatay lakin ale ha sahlo waa runtaa ciro xukumada yusra way fashiil maysa

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 6 дней назад

    Caliyow H/Awal ma lacag bay ku siiyaan

    • @galbisabdi5807
      @galbisabdi5807 6 дней назад

      Mar mar tolka ha amaane maxaad ugu diidi kkk

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 6 дней назад +1

    GOBOLKA XARZHIN AYANU DONAYNA HADANU NAHAY ISAAQA ITOOBIYA

  • @barkhadcooli5164
    @barkhadcooli5164 6 дней назад

    Maalintii hore ayay inugu khiyaama deyeen fadraal kaa imanaya maanta na waxaay leeyihiin fadraal ka imanaya

  • @omerkhadar6485
    @omerkhadar6485 6 дней назад

    War waxa hakaga hadlin mediaha diyarsan ,hubaysan kalmaha nocasi ah

  • @abdullah-h3v1t
    @abdullah-h3v1t 5 дней назад

    Garanmaayo qabyaaladda waxay war inooga dhhigeen

  • @hashiali9789
    @hashiali9789 5 дней назад

    Cali duul duul waa nin wayn
    Fashil baaa dhaw ayuu leeyhy cali

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 6 дней назад

    Magobol bay ubahanyihiin jigjiiga inaga ayaalehe

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 6 дней назад

    ADDOONKA HABARAWAL MR CALI, HADALKA AYAAN MIDIIDINKAN LA SOO DHEXMARSADAA

    • @gargaarahassan
      @gargaarahassan 5 дней назад

      ma sida kuwiina la iibsado ayaad moodeysa.
      mise adaa lagu iibsada oo wx wlba lagu dhex marsadda
      war ka xishoo odeyga

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 6 дней назад

    Calawkada reerka dadka hakudirine

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 5 дней назад

    Calow waad tadhwadhay intaad garanaysayna way dhaaftee ciro waa madaxwayne diblamasiya oo dadkiisa la tashanaya sidii musena afka tagayn

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 5 дней назад

    Caliyaw ( Awalaw Akhir) iga Dheh !!?? Maxamed X, & Muuse bixi!!?? 🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/la,aand

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 дней назад

    reer somalilandoow cadawgiin ha jabee siiba reer sheekh isaxaaqoow waar ciday doonaanba ha ahaadeene haday xataa hooyo wada dhashay Cid kastuoo innala dareen ah amba uu ilaahay maanta innagu badbaadinayaba waynu ku daba tukanaynaa insh tcaalaa,,,sababtuna waxay tahay ehel iyo xigaaloow cadawgii dorraad siduu damacsan yahay iyo khatarta saaran maanta guudkiinna iyo halista jiritaankiinniiba kulaalaysa daah idinkama saaroo idinba waaad aragtaan,,, sidaa awgeed waar maanta badbaadaad u baahan tihiine quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa, isku soo wada duuboo si Kale kuma nabad galaysaane ku ballama dagaallada insh tacaalaa,,,, for ever Somaliland republic,,

  • @HebelShow
    @HebelShow 5 дней назад

    Ma tuugta uskaga ah kkkkk abidkood dib loo arki maayo cali fiishtaanloow😂

  • @Mohamed-y9i5n
    @Mohamed-y9i5n 6 дней назад

    saxibka imisa jeer bu cawa ku yidhi waxa ku haya jacayal habar awal

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 6 дней назад +1

    Ciinbay daaqday

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 5 дней назад

    C/raxmaan ciro madaxweene muse biixi inaad iyo dahir riyaale in aad lat ashatid waad kusaxantahay somaalilaan guuuuuuul somaalilaan guuuuuuul

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 дней назад

    Huwan iyo hadhaa faqash cagta hala mariyo ilaa ooy nabada keenayaan

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 5 дней назад

    Waxani waa awr ku kacsi abwaan caliyow ee maad qaybta cayda noogu wadaan😂awalka kolba dhanka la doono ayaa loogu kacsanayaa miyaa

  • @ahmedgalaydh8359
    @ahmedgalaydh8359 5 дней назад

    Uf uf uf afka ka hadal

  • @MohamedCiise-i4f
    @MohamedCiise-i4f 5 дней назад

    Taa lasoco dirka samoonbaa ka gudoomiya ah xisaabta kudarso

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 5 дней назад

    HANBALYO MADAXWAYNE CIRO

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 6 дней назад

    Alow wax walba laga ma hadlo waxii siir ah ka raab warka

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 5 дней назад

    Xoolo caadiyaad noqoteene wax walba qabiil baad ka daydaane wada tashigu madax hore iyo mid danbaba way ka dhaxaysaa dalkastaa wuu sameeyaa

  • @nazirmohamed8977
    @nazirmohamed8977 5 дней назад

    Waar Caloow meesha ma sixir ayey ku xidheen nimankaa Awal iyo jibriil yoonis miyuuna cidkaleba odeygu la tashaneyn

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 6 дней назад +1

    Masha Allah cabdiraxman waa madaxweyne Ka talaqata cidii Ku soo biirinaysa talo iyo tusale sidii muuse Cid iga caqli badani ma jirto muu odhan u qir cabdiraxman inuu mideeyay somaliland guul iyo gobanimo somaliland

    • @IbrahimAhmed-yk5ls
      @IbrahimAhmed-yk5ls 6 дней назад +2

      Cida isdilaysay ee uu mideeyay waa ayo ?

    • @liibaanmuuse7664
      @liibaanmuuse7664 5 дней назад

      Aad iyo aad muuse juudan wuxuu ahaa kaligii taliye aan cidna dhagaysan , doorashadii ayaa cadayn ku gu filan oo cid afgarata waa tii la wayey ilaa afka ciida loo daray oo uu somaliland kala badh ka soo cararay

    • @gargaarahassan
      @gargaarahassan 5 дней назад

      @@liibaanmuuse7664muuse qlbiguu gumeysigiisi kaaga hadhee ilahy hakaa reebo
      wkaa afcaanyanydii aad dooratey ka maarmi waaye
      muuse iney taladiisu saxsaneyd ciro af caanyo ayaa cadeeyey

    • @liibaanmuuse7664
      @liibaanmuuse7664 5 дней назад

      @@gargaarahassan kula yaabi maayo dadku maskaxda ka xaday dumar iyo caruur jifadiisa ayaa u badnaa , haduu saxan yahay dib ayaa loo daaran lahaa , lakulankiisuna wax ay soo kordhinaysa majirto lkn dadka yar ee aad ka mid tahay ayaa qalbi luugu qaboojinaya , anigu se waan dal dalilahaa

  • @AsdAsdf-h7k
    @AsdAsdf-h7k 6 дней назад +1

    Jaale cabdraxmaan was ninkii ku xoreeyey ee siyaad bare kaa riday
    Hadaad abaal uga dhigteen cay

    • @gargaarahassan
      @gargaarahassan 5 дней назад

      ma kaligiibu ridey wllo
      teeda mw allh ha u naxariiste
      waaki lhaa heer fadarel aan qaadano oo aan hoos tagno

  • @AsdAsdf-h7k
    @AsdAsdf-h7k 6 дней назад

    Jaale cabdraxmaan tuut waa kii xorta kaa dhigay ee siyaad bare kaa eryey ee afkaaga hagaajiso

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 дней назад +1

    reer somalilandoow cadawgiin ha jabee siiba reer sheekh isaxaaqoow waar ciday doonaanba ha ahaadeene haday xataa hooyo wada dhashay Cid kastuoo innala dareen ah amba uu ilaahay maanta innagu badbaadinayaba waynu ku daba tukanaynaa insh tcaalaa,,,sababtuna waxay tahay ehel iyo xigaaloow cadawgii dorraad siduu damacsan yahay iyo khatarta saaran maanta guudkiinna iyo halista jiritaankiinniiba kulaalaysa daah idinkama saaroo idinba waaad aragtaan,,, sidaa awgeed waar maanta badbaadaad u baahan tihiine quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa, isku soo wada duuboo si Kale kuma nabad galaysaane ku ballama dagaallada insh tacaalaa,,,, for ever Somaliland republic,,