﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN) Surat Al-Mujaadala ADEER XUSEEN
Aliyow aniga hadda jooga kismayo waxn doonaya inaan kugu casumo . Sxb dhibka jirta wadanka o dhan ayaa waxa ka socota maftaalad o gacan dhisheeye ku jirto. Haddii la I doorto waan ku casumayaa
Dadka qaxootiga ah ee jooga maleeysiya oo qaniisiinta keliya ladhoofinaayo wexey ku ektahay inta baaydan jooga toroma qaniis lama tusin karo in yar sabra dheh
waa wax laga murugoodo waxa aad ka hadleyso cali xararow,tolow xitaa umaddan yaa umaqana?awey kuwa muddo kororsiga kuwa u hanqaltaagaya ee sheeganaya iney umadda soomaaliyeed masuul uyihiin
Cali Xaraare runta ugu imow.. Shaqadiisa maaha qabiilkaaga. Reerkiisuu xataa runta ka sheegaaa. Waa wadani Soomaaliyeeed 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Wa run waxaad shegtay.
@@AboubakerSoubaneh cali hareeri wa nacas horgala oo idoor shilimaad kaqaata bal wuxu kuhadaaqay fiiri warsangeli wa dhul isaaq wa horgalnimo
@@firdowsmusay-ze9gsrunta kii idiin sheega, cay waa inaad u heshaan! Tiktok qabiilkaaga ka raadi. Cali waa run sheeg wadani ah 🫶🏼
Yasin aya warsangali ye mu kahadlo kkk that's true reeku waa iska isaaaq
@@ugaskawadanka2623 warsangeli xata caruurtodi ba horgalo yaacaya noqday oo ciro hunguri karaba waxas wa dulimo dhulkoduna shisheeya iskuguraya khayraadki war warsangel wa duloobay
Sh kamaaludiin xalaanu wada joognay qiima wacan iyo soodhowayn walaalnimo baad kala kulmaysaaa allaah yubaarig fii sh kamaaludiin iyo sh nuur
Dadkaa Somaliyeed Ee Badaa ku Dhamaanaya Aakhiro iyo Aduunkaba Waxaa ilaahay U Qabanayaa Dawlad Goboleedada Hor Taagan Dawladnimo Somaliyeed inay Dhalato iyagoo Etoopia Siday Rabto Ka Shaqynaya ❤
Maaya.somalidu ayakaa ayaa waashey .doowladuu shaqo kumalee
beenlow
Dowladda xaggee ka jirtaa dadka waa soo geli jirteen idinkoo qabyaalad xambaarsane. Adeer goofkaaga ka tali keygana taladiisa anigaa leh.
So true abaayo ❤@@TufaahWarsame-x2k
Xasan Sheekh dalka iyo dadka ha laga Badbaadiyo!
Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin yare soo daa ❤❤❤❤
Dadka tahriibayaa waxay ka cararayaan Xasan sheekh Maxamuud iyo xukunkiisa urey. Rabbi dalka hala soo gaaro. Aamiin
Ilahaayow tolkay wr mideey from Dhulbante ❤❤❤❤❤
Reerkeyga best advice given to them "Soo Miyirsada"
﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
Surat Al-Mujaadala
ADEER XUSEEN
🥺🥺 😔 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Warsangeli waa jabeeen walaahi...waa wada shiine culeey
😂😂😂😂😂 xaqiqada oo qoslna ah thank America tv team ❤❤❤❤
Cali xarare iyo yasiin ducaale wan idin salaamy🙏
Labo tuug will iyo aabihiis xasan sheikh iyo axmed madoobe.
Soo dhawaada Somali A waan sugeyney kaftankii kululaa Ali iyo Yassin❤❤
Guul guul ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ somali mahamadsenin
Alaha haunaxaristo yarabi dhalinyarada
Warsangeli waxaa dilay suldaankooda marka xaqiiqada laga hadlo. Warsangeli dhexdiisa waa qabyaaladeeyaa, waana horgal weliba u badan xagga isaaqa. Waa xaqiiqo jirta
Waraabe utaag aan is aqoon oo cid kale waraabe u taag u yaqaana milixda barnaamijka waan ku salaamay 🖐😂
Maakhir state of Zanzibar, 🎉🎉🎉
Please maasajitka ayaarta Ka daa.do you know Zanzibar.
Cali waa iga Qosliyey Guul Axmed Cadde insha Allaah
Waxan kugu jeclahay sida aad isku taqaanid nin reer waqooyi ah. Waan ku salaamay
Warsangeli waa maroodi illahay xoogoodo ka qariyey. Inay maanta qabiil la mida hoos fadhiyaan waa ayaan daro. Dadkan waxay u baahan yihiin hogaan ama Suldaan cusub. Warsangeli waxay noqdeen Shiine Culey iyo Inay Boss 😂😂😂😂
😅😅😅😅😅waa bilaadhiig hunguri qaaday nin khayrkooda intay hoostegryan may dhuxushii iska shitaan shar dhac
Ali Harare anaa xogta ku haya ee telefoonkaga u bahnahay
Yasin Duale is the best keep going sxb
Hhhhh Ali Xaraare xata tolki ka xidhi maayo oo walhi ah viva Warsangeli gobonimo
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
Cali war bixin ayaan kuu hayaa jarmalka baan joogaa
Kkkk waxan rabay inan Kismaayo Axmad Madobe kula tartamo dorashada Jubaland lakin Somalidan laga nabad galayn kkk
Waxay ku oronayaan Minxiiis ayad ahayd hadii lagaa guulaysto
Background ka naga habeeya.. wallpaper ka gedis baa loogu dhajiyey.. indhaha ayaa igu xanuunay
Kaftanka siyaasada imaba dhaafo❤❤❤❤❤
We love Yasin Du,ale & Ali Harare togather❤
Ali cararii salan sarii saxib
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
Qof waraabe u taaag ah 🤣🤣🤣hyena Yassin iyo Cali haraare waa Funny 🤣 Faysal Cali waraaabe intow helay 🎤🎤🎤. Tuuga labaad aaanu tageersanahay Calow maaad Garbaashka Qaboojisid
Odayaasha kaftanka noo soo badiya kaftanka waaban sugi lahanay sxboyal bulshadanA shaqo wacan bad u haysan halkaasi ka wada Insha Allh guul cali. Iyo yaasin qoslaaye. 😅😅😅
Dr. Ciro waa inuu Somaliland oo dhan mideeyo. ❤
Waa qabyaali cali xaraare
Konfur waa tigtatr dhaqnki talyaniga xoog lagu mamulyay bay wali hystan garowe kismayo xamar intasba ma ogala inay madaxda xukunta xilka wareejiyan xoog wax ku mamul weyan wuxudu
Axmed Madoobe Maantuu isa soo doortay Ali Xararow 😂
Caliyaw waxaan joogaa hargaysa waxaan qabaa ciro inuu cadaali yahay oo uu hagaajin doono waxkasta oo hore u qaldamay insha allaah beelwaynta warsangalina waxaan maqlay inuu u hadlay ismaciil xaaji nuur oo uu yidhi cirooy indr beeshaa hagaaji oo waxqabad kooda ka fuuryeel dhulbahantena wada hadal la fur oo hagaaji oo inadeer labadaa beelood ka fuuryeeel insha allaah
Hhhhhh
Adeer Dhulbahante tashaye wixina qaybsada. Haddaad beri faataxo wax ku hesheen quraanka kale u gudba.
DHULBAHANTE MAAMUL BUU SAMAYSTAY IRSAAQDA ALLENA
WAA U SIMANAHAY WAXBANA
IDINKAMA BAAHNIN EE DADKIINA BAAHAN WAX SIYA
Dhulbahaante wey tageen...wada hadalka waa xabadda
Cali xarare iyo yasin ducal sxbayal wan idin salmeya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alloow sahal amuuraha
Caliyow waxaan sugeyneee inaad saadaaliso nitijada doorashada jubbaland waa sidee.
Waleee shiine culay warkiisa manta lahelay rer culay
asc
Waxad kasoo waranta ninki
Ismail cumer geele
xagu ku danbeeyey ???🤔 🧐 🤔 🧐
Wll mcn caawinad bankarawa waxad awoodo Iso dir Wll nabarka waa lex sided afar sagal sagal.sided Shan lex sided waakaa Wll wall Qali jano epe kaaga baryaya il Naxaris leh Igu so eg
Xabsigu waa kamuhiimsanyahay isbitaal,iskuul,biyo iyo kokrontaba.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
الأخوة علي حراري وياسين دعالي المحترمين
Maxad heysan sodaya
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Yasiin ducaale dhib badanaa kulahaa sibrieaayadu u fiicnato xaqiiqdii Waa saas
Aliyow aniga hadda jooga kismayo waxn doonaya inaan kugu casumo . Sxb dhibka jirta wadanka o dhan ayaa waxa ka socota maftaalad o gacan dhisheeye ku jirto. Haddii la I doorto waan ku casumayaa
Soomaali. Imtixaan. Ayaa. Haysta illahay. Haynaga. Qabto. Siyaasiyiinta. Soomaaliyeed. Eedhiiga shacabka jaqayey. 34 sani
Axmed madoobe wax dhaama lamahaayo
Cali haraaraw barnaamijyada habeenwalba soodaa sxb waanan kusalaamayaa
Adeer Somaliya waaa anarchy e maaha Federalism.
Waa anarchism.
Wax soo baro.
Somali anarchist ayaa la yidhaa.
Salaam sare ali iyo yaasiin funny 😂😂😂😂
ALI xarare waxan modi jiray nin wax baratay ila odayga waxa hadla kaliya Germany wa dawolad wen maxakaad leh qof jidka laga qabanayo ma jiro
Dadka Turkey ilkaha kasoo gashta ilkaha loosoo galiyo aadbay u waaweynyihiin xetaa qofka hadii ay dhalo weyn oo madow ay idiin dhexeyso oo aadan qofka arkeynin ilko waaweyn ayaa kuumuuqanaayo😅
Jamaal Kashooqi camal miyuu Xasan rabaa inuu u laayo YUO TUBERS isaga ka soo horjeeda, ama dhalliila qaab darrada uu dalkii u baabi'inayo.
Anigu weligey wadukana waxaan ale iga dhigin noqon maayo
Warsangeli maay vote kadheen marka out haladiigo
Kkk soomaaliya bilaa haysata kulaa bidixda bay ka laafyoo deen soomaali halow day
Asc Ali yassin yoo tabinta kaa xumeeynin Ahmed madoobe gabdhihi baa ka cararey tabin fiican ma aha mana aadan oran
Ali yaw wall walhi runtaa xafiska yes waxa uu ka shsqeeyo waa fasajaad amigaa wareysi kusinayo hadaad donto
Dadka qaxootiga ah ee jooga maleeysiya oo qaniisiinta keliya ladhoofinaayo wexey ku ektahay inta baaydan jooga toroma qaniis lama tusin karo in yar sabra dheh
Horta ninkan axmed madoobe boobay wa qoloma/,
Aliyow dhakhtarka aad xayeysiiso maad adigu ilkaha ka samaysatid
Sbx xasan shekh arintan hamaqashiin qandaraas ayuu kuqaadane
Aamiin
Asc Ali xaraare seetihiin marwalba wax aan ka codsadey wad isiin waysay adeer
Warsangali hadaa nahay waa na soo qarxisay calow kkk
Subxaanallaah
Caliyow. Ma. Ogtahay. In. Soomaalida. Ay. Ka. Buuxaan. Maanta. Laga roonayaShu. Caruurtii. Soomaaliyeed. Ee. Qurbaha lagu. Kufsaday iminkana soomaaliya. Lagu. Kufsado. Inamada yaryar
Ali haraare run aad sheegtay
Waxaad ujedaa 2da tuug tuuga daarood ayaan taageer sanay
ilyaaska aad sheegayso guri ayuu ku dhaxjiraa waana lasoo xirayaa
Kismaayo sayid ahmed ayaa atoore ka ah adiga wariyaha xitaa waxba kama qaban kartid sayid ahmed
Maakhir State marka la dhiso Somaliland haku biiraan iyagoo midaysan
Suldan saciid yasin
Mr yasin nabdonkisi miya qosalaka wuu yareye
Kkkkkkkk
Malaa yacni kkkk
Waxan moodijiray qof wax fahan.
Waaa qof madhan.
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
waa wax laga murugoodo waxa aad ka hadleyso cali xararow,tolow xitaa umaddan yaa umaqana?awey kuwa muddo kororsiga kuwa u hanqaltaagaya ee sheeganaya iney umadda soomaaliyeed masuul uyihiin
Xasan shiq Aya dalka khtar ku ah
Well said ali harare
Caliyoow soow ma ogid ninku inuu yahay xisbigii uu kusoo galay baahasha ?
Caliyow noosoo badi reer makhirkas ciro hor dhobtay oo cirahana sifiican ula dardaaran agasime iyo waxaa reerka uma baahna waxan maqlay hargaysa biyo yaribaa kajirtee biyaha kudhaanso kudhe intaa kaliya gaarsii ciro please
Alla maxay somali rogmatay caruurtii mustaqbalka bad iyo xabad ba la tagtay intii hashay laga roone cuquba ka dhacday
Axmed madoobe wuxu ka mid yahy ururada jihad doonka ah ama argagisada ah , marka shabaka waa ehel dhow.
😅 Ilyaas waa waraabe u taag😂
Tom and Jerry 70 sano waxay wadan riwaayad
Ma suurto galeysaa , si loo mideeyo Somalia in lagu daydo nidaamka Nigeria?
Caliyow xeerta khansiirka ,,jell,, oo aad madaxaxa ugu saalaxda sii nin ,,srilankan ugu ekaado.. warsengeli.. defends baad tahaey... nacalaa jaajus iyo shudaan ku yaalaa
Shurkada Imara somaliya ma kadhistaa guryo?
Ali haraaraw faysal ma hooyadaa buu qabay markasta afkaad ku haysaaye
Cali xaraare janaale ma ahan j_land🎉🎉🎉🎉🎉
so badi calaw barnaamijka
Cali yoow soomali reeking ayaa ugu ayaandaran soomaali
warsangeli way dulooben midakale wa baraf bakhtiyada wain laxoreeyo oo ssc khaatumo waxa ladhistan dhulbahante dhiig kuluule hacaafimadene
Allahuma
Najinaa
Soomaalidu waxay haysaa jidkii extinction Road
yaasinkan qosalkiisa waa caadi lkn yaasinka kale qosol iska keen Ah oo wali uu aad u qaylinaayo ninka ha noo soo farin