Xasan haddii uu soo xidho Axmed Madoobe,gacan ayaan u taageynaa ;haddii uu soo xidhi waayana,waa in uu iscasilaa isaga iyo dabadhoonkiisaXamse! Somaliya dad ficilkooda iyo afkoodu iswaafaqeyn uma baahna!
Xasan Shiikh maamulka Somaliland Muuse Biixi muxuu u soo qaban waayay oo baddii somaaliya cadowga Itoobiya u saxiixay ama ciidamo u geenni waayo Somaliland.
Ahmed Modobe Waa budhcad, 10 Wajiila ah, Khayaamole Somalia qayr keed ka reebay. Dhalinta Somaaliyeed Ee Ninka Madaxweyne u haysta Lost Generations ayaad tihiin! War Ninkan Waa Ciyaal Weerada Ma dhamaamo!
Qofkan ma wariyaa mise qareen difaacaya axmed madoobe waan Kala garan waayey wlhi siyaasada dalka iska daa Ayaan hore kuu dhahay maxaa yeeley daacad kama tihid qaranka ayaad gobol ugu hiilineysaa sababta kugu kaligeyso ma fahmin ma qabiil baa mise siyaasad iga jaahil bixi midaa
"Caga juglayn" ayaa afka Somaaliga lagu dhahaa waxan oo kale. While it may look perfect on papers, the chance of it happening looks remotely slim under the current political atmosphere. Mr Madoobe has clearly indicated that Jubaland is his until death separate them.
dowlada kuma taageeraani qabasho meel nabadoon in eey fowdo laga sameeyo ma aha kaliya ha wada hadlaan bes waayo axmed madoobe waxa meesha ku dhejiyay meesha waa wuu kagaa qabiisranyahay dadkaan cusub ee la dooranayo meesha ayuu aad ufahansanayahay amnigeeda in asaga mooyee cid kale in eey ku fashilmeyso meel nabad ah in la fowdo sameeyo ma fiicna
Waa hadal ay wadaageen irirsamaale oo dhan waana hadlkii ismaaciil cumar geeelee waan akhiyaano daarood waa cajiib ssc/puntlaaneey adiguna sidan oo kale sug hadddaadan ka hortegin daaroodoow waa lagu weeraray Ama garo ama ha garan. Waa cajiib
Horta wuku ficna ahmed in qaranka laga qabto lakin marnana ma joogo mw kalsoonida somalied ku hawl gali laha dhankeyga. Cabsida an Hasan sheikh ka qabo iya igaga wayn ta ahmed madobe. Allahu majcal kheir
War ilayen tan oo kale yaa sharciga jabiyay oo midnimada dhwacay oo sirta wadanka shisheye u gudbiyay ninka Kenya iyo UAE 🇦🇪 ku dacweeyay nin xukumo 😂😂😂😂
Xassan shiekh riyuu ku jiraa iskeen siiya hawiyow
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Xasan sheekh waxaan filayaa in uu
Soo waalanayo,war ninkaan wadanka halaga qabto, aniga waxaan aamin sanahay in uu xasan sheekh uu soo waalanayo.
😂😂 Nin waalan xil uma dhiibane isdaji Muusow qabiil ku riixaaye
Qabiilka Ku qaade kuma dhigo madax weeYnaha Afka Kala bax
Maxay.tahay.nin.shacabkisih.doortan.waxa.losoxirayo.oo.miyisan
Dagankisah.hor.u.ahen.wabah
Yabah.xasan.sheq.waxuuh.kuwashay.xun.ee.makhasbih.karayo
Khof.iyo.shacab.anrabin.xunkisah
Axmed.nah.shacabkisih.dortay.buh
Dhaxfadhuyah.ee.khar.iskah.torkah
Dowladah.xasan.haskadaysoh
Jubalan.waa.mamul.gobolad
Xor.ah.waxa.nah.taladadah.iskalah
Odayadah.iyo.shacabkah.rer
Jubalaan
Markah.ķhasab.kumalah.axmed.islaam.xasan.sheq
Wabilahi.tofiiq@@mohamedhussein9753
@@mohamedhussein9753ma isagaa fiyoow 10 video oo hadalkisa is duqenayaan ayuu ku hadalaa 😂
@@MuzamilzeYdqofka hadlakisa waa xor madaxweyne adiga kuu yahay anaga nooma ah dalkana muqdisha ayuu ka xukumaa
Xasan Sheekh asagaa si aan xishood laheyn ugu xadgudbey Dastuurkii heshiishka lagu ahaa
👍👍👍
“Xil ninkii garanaya ayaa guta”
Maanta waxaa cad in Xasan Sheekh aanu xilkas iyo nin Somali iyo danteeda maamuli kara aheyn yahey.Xamse maanta Nairobi ayuu u direy meeshii isaga iyo Xamse ay Kismaayo tegi lahaayeen.
Haddii aanu Hargeisa,Laascaanood,Garoowe,iyo Kismaayo tegi karin,yaa madax loo yahey waa su’aale?
Saalax waa abgaal xiligi farmaajo maxeey u soo saari weysay
Garyaqanka iyo Taliya Police labaduba waa Darood
@@somvideo-k3uamuus maxkamadan wa maxkamaad abgal
@@FatumaOsmnMaxaa ka bedeli kartaa marka marka dadka aamus leedahay naayaa😂
@@mohamedhussein9753
Xasan xoolo waa washaye
Orod xidh
Werer qaadaya maxa samaynka xasan xolo
@@mohamedhussein9753maxa la badali digir baa idinka soo urayse awooda aad axmed ku hor istaageysan xamar iyo alshabab iskga xoreeya
Hassan diqo Iyo xukumadhisa,waina ICC lageyo, ummada Aya iskubabiisi
Guulayso Islaanka Sayid Ahmed madoobe guulayso
Axmed maxamed islaam madaxweyne guulayso
Adna waa In laguugu daraa oo lagu soo xiraa 🙂🙂
@SayidOmar-d1u kkkkkkk
@@SayidOmar-d1uXaad xirri kartaa xaaraa kaa buuxee... xararyaale & masaga waa nin aan tegi karin xow xirri karaa
Farmaajo nabsigiisa ayaa ka soo baxay.
Xasan shiikh Mxmud siyaasada soomaliyed waku fashilmay
Soomaliyee Xasan Munaafaq waa kaa oo cadaystay in uu yahay USC.
Guul Somalia 🇸🇴
Axmed madobe waligi ajnabi wuu ku xirnaa balse waxaa isaga ka khaa,insan oo ajnabiga maydkooda u u rakuuca xogta dalkana siiya wadamo cadow ah waa xasan sheekh maxamud (AYAX)
Warbaahinta somalida waxaan sii aad ah ugu helay labo 2 ka mid ah markii loo eego xaqiiqda iyo xirfada
No 1 kaaftanka siyaasadda oos hogaaminayo cali xarare
No 2 Geylan media oos hogaaminayo farah Abdulkadir
Xassan dhiiqo WA munafaq isaga shalay miyuu saxna Mise manta mw.axmed Islam xassanunaf ma soo qaban karo kumaba dhaco hooyadii wasaha guuull jubaland
Xasan haddii uu soo xidho Axmed Madoobe,gacan ayaan u taageynaa ;haddii uu soo xidhi waayana,waa in uu iscasilaa isaga iyo dabadhoonkiisaXamse! Somaliya dad ficilkooda iyo afkoodu iswaafaqeyn uma baahna!
🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺
Haddi.H.E MW Xasan Sheekh hadduu ku guulaysto soo qabashadda MDG Jubland.
Micnaha Dowlad ayaan nahahay.
Maadaama
Qabuuro faagte Hassan xaraash doesn’t deserve the title His Excellency! Iska soo qabo miyaa u malaysay nin kaa ciidan badan?
Xasan iyo xamse. Nabsi. Ayaa haya
🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺
Xasan Shiikh maamulka Somaliland Muuse Biixi muxuu u soo qaban waayay oo baddii somaaliya cadowga Itoobiya u saxiixay ama ciidamo u geenni waayo Somaliland.
Muuse Biixi is not easy 😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kumadhici karaan maamulka mugdisho inuu soo qabto m axmed
Hadii lagu eedeyey Md Ahmed Madoobe In Midnimada Umadda Somaliyed Kala Dhantaalayo iyo in Wadan shisheeye lawadaagay Arimaha Dalkeena Ka Jirto Waxaa Cadaan Ah Dambiyadaa iyo kabadan uu Xassan Guurgurte leeyahay Midnimada Umadda Inu Kala Diro ayuu ka shaqeeyaa Wadan Shisheeye Cida lawadaagtay Waa Xassan Guurgurte oo Cad oo yiri ila Qabta Ahmed madoobe
Daarood uu Kablalax ku jiro Uru Samaale iska dhicin maayo!
Sayid Maxamed iyaa Soomaali ka hor keenay oo Gaalo ula saftay. C/rashiid iyagaa toogtay isagoo aay Soomaali jeceshahay. Siyaad Barre iyagaa ka hor yimid isagooy Soomaali u gaardineeyso.
Farmaayo iyagaa lugaha qabtay, isagooy qol ugu xareeysan yihiin, rag uu Culusoow kamid yahay! Isla Axmed Madoobe ragga maanta loo adeegsanaya waa iyaga!!!!!! C/rashiid baa Ilaah ha u naxariistee laga sheegay, laakiin Kablalax buu ka waday! Kkkk from Gedo
Dawladanimo guul
Kkk xasan shiikh wixiisa waa waali hadii aad damaceyga diido waa ku xirayaa xagey ka shaqeysaa
Xasan shekh warkisa wo cadyahay fal dambeyid oo gestay ayo kubabenaya tana wan wada aragna
😂😂😂😂😂
Wlhi RiYO ayeey ku jiraan qoladii xaraash Qaran😅😅😅😅😅😅
Ya diida wa laso xira wa madax weyne qabiil x.shiiqna wa madaxweynaha dalka ❤
maogolin hallyayga inlaxidho cdwgu hxdhmo insha alah
Halaso qabto eeyga jaajuuska aah
mahadsanid
XASAN GURGUURTE HAYEE . MA DAWLAD BAAD IS MOODAY
Axmad madoobe qabashadiisa ka hor madax badan ayaa qalali
Wow congratulations
Qabyaaladdu waa qurun wll
Axmed madoobe waa kansarka somaliya xassan shikhna ma dhamo yaa la raaca marka
Axmed madoobe wakansar somaaliya kuyaala wanna ajaanib lagu beeray somaaliya wacadaw gargaar
Mahorkeenikaraa sxb faarax cabdi qaadiroow
Macquul ma ahan
Xsanan mooryaan wuu riyooday😂😂😂😂😂😂🎉😂
Madaxweynihii hore ee Jubaland dheh no Madaxweyne
Oaay de nomore moryaan rer qarxaaye orodo meydadkaga eyahaa cunaayo utasho
Hassen sheikbaa ku khasbanaan doona in uu baryo Ahmed daahir Aakhirka
Dowladu ma awoodaa ineey soo xirto Ahmed madoobe ?
Ani waxay ila tahay maya
Xasan😂moorayaan iyo 😂xamse meyd halasoo qabto hadii xaq jiro
Gaylen ma waalatay soomalia ma dowlad ba kajirta ?
Hadey qiyaamo QARAN ka hadlayaan maxaa loo qaban waayey MUUSE BIIXI oo badii soomaliyeed 🇸🇴 iibiyey.
Waa guull
Haduu bilowdey dagaalkii kala baxa 😂 darood iyo hawiye
Kkkkkk
Dhameer iyo labadiisa dhagood
Hassan sheekh iyo Xamze iyo madoobe.
Wax ay iigu kala duwanyihiin ma jiraan.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ahmed madoobe ninki Somalia ka qabta wuu duceysan yaha wale
Axmed Madobe Iyo Danay Ba Waxay Waxaa Habon In Umada Laga Qabto Waayo Shalay Waxay Dagaal Kulajireen Farmaajo M Xasana Saxiibay Ahaayeen Sheekadooda Waxaan Ufahmay Hadad Fulin Waydo Dantayada Mawada Shaqaynayno
Waad riyoonaysan wllhi
Insha alh axmed madoobe kismaayo iyo baraawe guula
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xoog siyaadsadeedka ugu cuslaa 20 kii sanoo lasoo dhaafay
2025-1991 SOMALIA 🇸🇴 NO GO BACK 😢
Wiiilka hooyo yuusra aw adaan waan diifaaceeyna haadanu naahay reer toolki
Kkkkkkkkk
Axmad Madoobe.. waa la soo xirayaa Kenya ma tegi karo,Alshaaab tii uu ka tirsanaan jiray ha isku dhiibo.. wado kale uma furna
Ahmed Modobe Waa budhcad, 10 Wajiila ah, Khayaamole Somalia qayr keed ka reebay. Dhalinta Somaaliyeed Ee Ninka Madaxweyne u haysta Lost Generations ayaad tihiin! War Ninkan Waa Ciyaal Weerada Ma dhamaamo!
Asc xasan dhiiqo asiga xasuuqay ciidamadena geesiyadi afrika hadana asiga rabo in uu xasuuqo dhalinyarada somaliyed?
Xasan moryan waa in la maxkamadeeyo ?
Xassan sheikh Axmad madoobe waxba maso xidhi karee Somalida unbu kala Fogaynayaa
Viva Ahmed madoobe 🐎🦁
Axmed madoobe waa xarig ee ha isasoo dhiibo intuunan dhimanin
Axmad madoobe, Kenya ma tegi karo waa la qabanayaa.
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
Xasan garguurte riyuu ku jiraa
Yees Yees Yeees Yees Guuul Guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
War maxaa guul ah ninkan axmad waxba lagama qaban karo
Xasan waa wareera ila tahy😂
like plz thanks
Kkkk waa bil cakis eedahaas dhan xasan shiikh aa leh burburinta midnimada umada soomaaliyeed asagoo danihiisa gaara ka eeganaayo
Qofkan ma wariyaa mise qareen difaacaya axmed madoobe waan Kala garan waayey wlhi siyaasada dalka iska daa Ayaan hore kuu dhahay maxaa yeeley daacad kama tihid qaranka ayaad gobol ugu hiilineysaa sababta kugu kaligeyso ma fahmin ma qabiil baa mise siyaasad iga jaahil bixi midaa
Hala soo qabta Odaygaas wuu na dhibaye😂
Riyo miyaa
Waa la so qaban kenyatiga I.a
Xasan wuxuu rabaa 1991
1991 waa Adiga lugu wasay meel walbo waa lagaaga xoog ween yahay😂😂
War cusub
"Caga juglayn" ayaa afka Somaaliga lagu dhahaa waxan oo kale. While it may look perfect on papers, the chance of it happening looks remotely slim under the current political atmosphere. Mr Madoobe has clearly indicated that Jubaland is his until death separate them.
Axmed madowana isagana waaran ha ujara xasan sheik
Ma dhuuso ku qabanyaa waxa xoog weyn axmed modoobe cidan buu dhistey xasan waxbo mahaysto ciidan ah
Gaylan benaale maxaa diidan in laxiro geedo naar
lagu amray hadhihin e sida dhabta ah.wax usheg wanu kudhageysana
dowlada kuma taageeraani qabasho meel nabadoon in eey fowdo laga sameeyo ma aha kaliya ha wada hadlaan bes waayo axmed madoobe waxa meesha ku dhejiyay meesha waa wuu kagaa qabiisranyahay dadkaan cusub ee la dooranayo meesha ayuu aad ufahansanayahay amnigeeda in asaga mooyee cid kale in eey ku fashilmeyso meel nabad ah in la fowdo sameeyo ma fiicna
Axmed Oromo 😂 waa lagu so qawan doona insha allh
Police ka awood maleh laakiin mogdisho ayaa lagu gaadayaa
❤❤
Dadka aan la qaldin Darod kina manaqane madobe cidna dan uma hayo wdanna dan uma hayo
Waa hadal ay wadaageen irirsamaale oo dhan waana hadlkii ismaaciil cumar geeelee waan akhiyaano daarood waa cajiib ssc/puntlaaneey adiguna sidan oo kale sug hadddaadan ka hortegin daaroodoow waa lagu weeraray
Ama garo ama ha garan.
Waa cajiib
Xasan ma waa kabsoo horjeedaa lakiin inuu geeda naar dalka ka qabto waa soo dhawaynayaa
Guul ahmed madobe no more moryanimo rer qarxaaye
MD XASAN SHEEKH ILLAAHAY IDINKII WUU KU JABAYAA UMAD SOOMAALI MAXAMMAD KA MID AH KIBIR LOOGU DUULO
IDINKA ILLAAHAY HAKU JIBI
MD XASAN WUU JABI
Saalax daarod sidaas oogama aarsan kartid ee dameerkan xassan kahar koleey wa tuu kidhiman lahaye
Lafta garen iyo qoor qoor baa lagu cabsi galinaya
Tuugo is bahaysatay yay xukumaan.
Anu. Meshaan. Ku. Amusay. Baan. Fadhiyaa yaaab. Qufkaa. Wax. Xirayaa. Maa. Xasan. Dhiiqaa
Bal ha sameeyo inuu soo Qabta waa ku guban donaa
Arinkaan waahoraan kahadlay waxaanahay qoladii 4 liibiya yaman suudaan hadana waamarkeena emaaraadka shaqadiisa waasocotaa
Madaxweynaha Soomaaliya. 🤨waa in la maxkamadeeyaa 😏waa argagixiso🤬🤬🤬
Xasan shiikh iyo kooxdiisa maafiyada ah illaahey dalka iyo dadkaba ha ka qabto
Hhhhh ahmed ayaa ka xun xasan ee ma qabiil ayaa taas kaalexiyay
Qabiil ku demo
Horta wuku ficna ahmed in qaranka laga qabto lakin marnana ma joogo mw kalsoonida somalied ku hawl gali laha dhankeyga.
Cabsida an Hasan sheikh ka qabo iya igaga wayn ta ahmed madobe.
Allahu majcal kheir
😂😂😂😂 hawiye waa bila caqli
😅😅 magacaaga iyo Waxa ku hadleyso iska fiiri😅
War ilayen tan oo kale yaa sharciga jabiyay oo midnimada dhwacay oo sirta wadanka shisheye u gudbiyay ninka Kenya iyo UAE 🇦🇪 ku dacweeyay nin xukumo 😂😂😂😂