Subxaanalah kooxdii quraatay ee qaza uhiilinaysay hadii ay gudambeyeen waxwalba waan ogolnahay ee nadaaya imika Waa siddi ee Israel kuhaminaysay alaw ugurmo ree qaza ,,,😔😳😳😳
Dooliyaal Baa u shirey yaanyuur biil ka dhigatey, Waxey ku heshiiyee iney koor ku xiraan ay ku ogaadaan iney Soo socoto............... Madoobe Yaa koorta usoo xiraaya,
Salaan kadib Sheekh Maxamed Dulmi diid Waxa ka dhacay kismaayo ee Axmed Maxamed Silaan (Axmed madoobe). Wuxuu ku ciyaarayaa caqliga dadka sharafta lah ee ku nool jubaland Culimadii,aqoonyahankii,indheer garadkii iyo bulshada dhamaanteenba waa in siyaasiga danta gaara kale dalka somaaliya meeshuu doono ha joogee waa in laga hor yimaadaa kacdoon shacab.
Great analysis, thank you! Could you help me with something unrelated: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How can I transfer them to Binance?
Asc shkhi ma xasan baa daahi ah waa laba tuug bikili ixtiraam anigoo ku lehe xasan hala soo qabto ma awood buu u leeyahay in uu soo qabto kan xabaalaha qufaya ha laqabto
Sheikh waxaan kaa codsanayaa siyaasada inaad faraha kala baxdo waayo siyaasadu waxay ku bari doontaa qabyaalad aadan horey u aqoon,eex iyo ninjeclaysi, dulinimo gaarsiisan ilaa aad diintaada,dalkaaga iyo dadkaaga mana ahan wax u wanaagsan aakhiradaada iyo ganacsigaagaba inkastoo channel kaada dad badan kaa cabanayaan waliba channel kaada dhexdiisa comment section ka oo aadan uga jawaabeyn iyo arimo kale oo aanan ka hadlayn anigoo ku ixtiraamaya
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah subxaanahu watacaalaa waxaan uwaydiinayaa walaalaheen reer falastiin khaasatan reer qasa inuu u hiiliyo kana kaafiyo dhagarta cadowgu u maleegayo guushana gacmahoodo kushubo Allah cidii tala saarata waa ku filan yahay alahayow u hiili oo cadow gooda burburi aamiin yaa rabil caalamiin
Sheikh sheekadan lan dheer kaliya fahami kara maxakamad abagaal ah Miya nin lan dheer ogaadan xiri karato I don’t know what kind of drugs they use please sheikh xasan sheikh video 2019 kii dawo inay xaq tahay iyo ina kale xasan sheikh kaga jawaabayo
axmed madoobe umada allaha ka qabto waa tuug hadaan reer jubaland nahay ilaahoow aha dulqaad isaga iyo tuuga UU xildhibanada ka dhigtay ee AAN shacabka soo dooran
Waqtigii la isku cayimey wuu dhamaadey meelihii la isku ogaayne wala bur buriyey hadane dhismaa bilaawanaayo dhagar qabayasha allah wuu arkaa dagaal iyo dhibaato run ah Gaza ka socotaa ilahow gar gaarkaada ma foga. أللهم انصر اخواننا في فلسطين قطاع غزه يارب العالمين وحسبنا الله ونعم الوكيل على كل ظالم.
qalad baa Tahay sheikh axmed madoobe ha isku Caana shubo mxuu haleeyay ninkii Gumaadka gaystay oo itoobiyaan ka iibiyay wadanka ayaa waxba la weydiin aan Ka ahayn Hadal tan waa qalad waana been ay maleegeen dad qalbiga ka buka axmed madoobe isku cid ma nihin Laakiin qalad raaci maayo iyo been abuur
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
55000 mxaa waayo 11 pieces sheikh dulmi diid ama hal ayan gadan karaa please jawab sheikh
Waxa aey ila tahay qiyaano kale ayeey wataan oo diyaarinayaan xisbulaah waxii ku dhacay iyaga oo lagu dhax jiro dib u saxayaan dagaalkanah ilaa ayka aarsadaan madhaafi doonan
IIRAAN AAWAY SHIIKHOOW HADABA
@@AbdirisaaqAli-zc6frQIYAANO MA TAALO MEESHA HESHIIS AYAA LAGALAY HADAY KHIYAANO SAMEEYAAN WAA LAYSUGU TAGAYAA
War dhibaa nahahaysata course shiikh waayo laguu soo jawaabi maayo faah faahin lagu siin maayo
Ilaahey run makadhigo iney yahuut kufaradp iyadoo cadowga muslinka ah yaa allah jabi yahuut iyo xulufadeeda
M.a caawa waad soo laabatay ❤❤❤❤
Masha Allah wan sodhawenaya anigo ah ree Puntland maficna marwalba in halqof isdorto Taasi sharciga way kaso horjeeda ilahay umadan dhibka haka saaro Amen
Waan Soo Shawaynaynaa Inla Soo Xidho Axmad Madoobe, Anagoo Reer Somaliland Ah Ayaa Muuse Biixi, Ka Diidnay Inuu Soo Laabto.
Ad iyo aad
😂😂😂 somaliland oo dhan maad natasha adigu beenaale yahoow
Adigu waxaad matashaa qolodiina yusra harti 👊
Sax sax sax sax sax sax sax afkaga cano luuguqabay ruunbadanaa ilaaahayoow kuxifdi dulmiididoow
Adiga waa naga nixinaysaa 😢😢 Illaahay Mujaahidiinta madayacaayo insha Allah insha Allah Guusha Wey Soo dhawdey 😢
ASC wall dulmi diid dowldan iyo ahmad madoobe waa isma dhaanTo iyo dhashooda haku daalin
Subxaanalah kooxdii quraatay ee qaza uhiilinaysay hadii ay gudambeyeen waxwalba waan ogolnahay ee nadaaya imika Waa siddi ee Israel kuhaminaysay alaw ugurmo ree qaza ,,,😔😳😳😳
Thanks Mr Dulmidiid
Axmed Madoobe iyo kuwa Muqdishaba waa mujrimiin ee illahay hasoo diro Soomaali madax muslimiin ah oo umada wax ka badala
Aamiin
Sh maxamed alla Haku xifdiyo
Dooliyaal
Baa u shirey yaanyuur biil ka dhigatey,
Waxey ku heshiiyee iney koor ku xiraan ay ku ogaadaan iney Soo socoto...............
Madoobe Yaa koorta usoo xiraaya,
XASSAN FIRIMBI, WUXU SOO AHA ASKARI KENYAN AH, WA JAAJUS U JAAJUS KALE BARLAMANKA KEENAY, WEY BADAN YIHIIN, JAWASIISTA BAARLAMANKA FADHIYA.
wcs❤waxkasta hadii asaaska laga xumeyo markasta waa khalad xasan shiikh isaga ayaa dalka baabiyey dowlad dalka kama jirto iyo mid qof xukimi karata
Masha allah
Dulmi did best channaal
Maalin walba 2 video soodhig waanaga codsi
Xasan sheekh iyo Axmed madoobe
Waa laba munaafaq:
Ee hakudanbaabin wallaalaw:
Salaan kadib Sheekh Maxamed Dulmi diid
Waxa ka dhacay kismaayo ee Axmed Maxamed Silaan (Axmed madoobe). Wuxuu ku ciyaarayaa caqliga dadka sharafta lah ee ku nool jubaland
Culimadii,aqoonyahankii,indheer garadkii iyo bulshada dhamaanteenba waa in siyaasiga danta gaara kale dalka somaaliya meeshuu doono ha joogee waa in laga hor yimaadaa kacdoon shacab.
Ajandaha xassan iyo nidaamka uu wax kuwado marka loo fiiriyo Axmed madoobe iqarso waaye
sax
Been been
Masha Allah yaa ustaad
Dadkii baadilka kuheshiiyay waaye xasan shiikh Iyo axmed madoowe aniga maba layawayo ileen kuwaan kuwa kadaran Waan soo arkay
Ahmed madobe asna waranti uu jaray xasan shartooda allah naga qabto
Waa soo dhaweynena go aanka xisba Allah sababru waxaan tahay was in aan diyarado wax duqeeya look Helo cadwaga
Maamulada kulli halasoo qabto ilaa Hargeysa
آللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
SOMALI OO IDIL AYA OGSOON, IN AXMAD MADOOBE AWALNA UU AHA JAAJUS TIGREY KU SII DARSADAY JAAJUSNIMO KENYA.
Ascww oo sheeq Xasan soomaha kii keeyaatiga uyeeranayey oolahaa
Naheshiisiiya????
Walaalkey axmed madoobe kheer malaha laakiin xasan sheekhna maka fiican yahay tuug asigoo kale weli laguma arkin inta wadanka soo xukuntay xasan ceeb ma yaqaano waa tuug cadeestay
5:48
Dulmi seed wax ku wadaa
Dadka ku daawada juboland muxaafad ah ayaa u badan
Kkkkkkkkkkl
Asslamu calaykum Sheikhna.
Hadad aad Farka Kaliya ku Muqado Dagalka ka Dhacay & Protocol Barlamanka Askari Bolis ah & Xildhiban Barlamanka ku Dagalamay ma ledahay maxad isku Farteen ?
Great analysis, thank you! Could you help me with something unrelated: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How can I transfer them to Binance?
Arinkaa Ahmed daacad iyo Hassan guurguurte waxaa ila qaldan Hassan guurguurte siduu Wax u wado Somalia waxeey dib ugu noqon doontaa qaraxyadii iyo qaxii hore Aadna waanu ugu kala fikir duwanahay sheikh
Sheekadan iiran ayaa moodaa iney ka danbeyso oo ma waxey ku bedelatey nuklierka…
Xukunka jilicsan baa sababay inay heshiis heerkiisu hoosayo saxiidaan❤❤❤
Xasan Sheekh asagana sidas ayu Raba Maso dhoweyni
Aad iyo aad waasoo dhaweynaa xariga axmed madoobe
Axmed madoobe xasan baa ka xun
Axmed in laqabto wuu u qalmaa lkn in xasan qabto uma qalmo waayo lsagaa kasii xun
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮❤❤❤
Arinka soomalia hadan ka hadlo wlhi dhagar iyo dulmibaa ka socda ilahay hanaga qabto madaxda khaayimiinta
Sheikh shalay sowma aheeyn ninkii dhahayeey xasan Sheikh waa sax san yahay
Aslan shiico suni wey neceb tahey , falastiin iyo lubnan waa laba wadan deris ah, Israel carabti iyo dhaman aduunka oodhan indhahey kafiirsanayan ilaahey ha ugargaaro muslimiinta Qaza😢.
waxba isma dhaamaan Hassan iyo Madoobe, shiikhoow waxba mid ha fadilin
Taariikhda shiicada ee ladagaalanka gaalada wax ka ogow jawaabta ayaad heli
𝑯𝒂𝒂 𝒖𝒎𝒂𝒅𝒅𝒂 𝒉𝒂𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒒𝒂𝒃𝒕𝒐
Asc shkhi ma xasan baa daahi ah waa laba tuug bikili ixtiraam anigoo ku lehe xasan hala soo qabto ma awood buu u leeyahay in uu soo qabto kan xabaalaha qufaya ha laqabto
sax sax Haa laqbto
Subhanallah illahay ba uga ari insha Allah miskinka Askarta Somaliyed 😢😢😢😢 wan aragnay😢😢
Guul dowlada Somalia 🇸🇴
Arimaha soomaaliya ha dhexgalin. Waa iga talo.
Oo sheekh xasan sh, hala qabto isba wadama shisheeye ayuu u shaqeeyaa
The second 🥈 commentary
Hisbulaah waaudhamaatay waayo waxaaplagadilay madaxdii iyo saraakiishii khibra dalahaa waaisdhiibeenmaanta
Mcalin xibolaax waa lakhiyaanay kiyanadana waxaa kadanbeeyey marekanka
Sheikh waxaan kaa codsanayaa siyaasada inaad faraha kala baxdo waayo siyaasadu waxay ku bari doontaa qabyaalad aadan horey u aqoon,eex iyo ninjeclaysi, dulinimo gaarsiisan ilaa aad diintaada,dalkaaga iyo dadkaaga mana ahan wax u wanaagsan aakhiradaada iyo ganacsigaagaba inkastoo channel kaada dad badan kaa cabanayaan waliba channel kaada dhexdiisa comment section ka oo aadan uga jawaabeyn iyo arimo kale oo aanan ka hadlayn anigoo ku ixtiraamaya
GASA😢😢 ilahaybay leeyahay ❤
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah subxaanahu watacaalaa waxaan uwaydiinayaa walaalaheen reer falastiin khaasatan reer qasa inuu u hiiliyo kana kaafiyo dhagarta cadowgu u maleegayo guushana gacmahoodo kushubo Allah cidii tala saarata waa ku filan yahay alahayow u hiili oo cadow gooda burburi aamiin yaa rabil caalamiin
Wax fiican ayuu sameeyey
Xasan Dhiiqo dan kastaba ha ka lahaadee, wuu ku saxan yahay inuu si xoog ah ku soo xiro AXMED SHISHEEYE KALKAAL..
Shekh imisan kulaha xisbulaha waa shiico logu tala galay inay suniga gumadaan imika waxa lagu jewdiyay suniga suuriya iyo ciraaq maalmaha so socda eeg
Go head wadaad
Sheikh sheekadan lan dheer kaliya fahami kara maxakamad abagaal ah Miya nin lan dheer ogaadan xiri karato I don’t know what kind of drugs they use please sheikh xasan sheikh video 2019 kii dawo inay xaq tahay iyo ina kale xasan sheikh kaga jawaabayo
Waad ku qaldantahay,ha fara gelin siyaasada soomaaliya.
Aniga waxay Ila tahay
Waxbaa laaban wax wayn
Ayaa maha sheegi
Walaalkiisna waa gudoomiyaha baarlamaanka jubaland oo aan dhicin.
SHEEQ DULMI DIID XISBULLAH SIDA AAD U DHAGEYSO MA AHAN
Maxkamad London ku taal ma xiri kartaa first minister ka Scotland? Dad aan dowladnimo wax ka aqoon ayaa iska hadlaya.
TAAS WAA FIGARADAAD, SU,AAL MAXEY KU KALA DUWANYIHIIN JUBALAND IYO PUDLAND?
Waataan kayàabay hishiiskaan wax badan ayaa kaqaldan xisbulaah
Somali waan kaqusthy ani ee sheekh bariga dhaxe igeeey😊😢
Bargain dhexe huyadaa maa iskalih baba somalia ayaad lidahay😂😂 meshaas israel ayaa katalisu wax carab waay galbatay😂
@@hanadyare4735 wataa katuksatay hizbullah xabad jojin kawarn hal wadan hadii lagudeyn lahaa
Wiil yar oo derawalka nin musharax ahaa ayuu dilay Axmed madoowe iyo rag badan
Sheekh suuriya war nagkeen
axmed madoobe umada allaha ka qabto waa tuug hadaan reer jubaland nahay ilaahoow aha dulqaad isaga iyo tuuga UU xildhibanada ka dhigtay ee AAN shacabka soo dooran
Sheikh, shekada Madan fahmin waxa balan qaad weyn loosuubiyay IRAN sidey wararka shegayan.
Hassan baakadenbi baden waa in lasooqabtaa geedanaar waxuu dheere yahey tuuganimada iyo shisheeye galkaalnimada
Waa mahadsantahay
Adeer turkia iyo masar wa kuwa indhaha ka dhowraya ilaa iyo maanta oo sharaf beel iyo damiir xumo ku cadaatay.
What is the problem ? Magret Thatcher was PM for 18 years
NIN AAN TALIN JIRAY, HADUU TALIYO NIN AAN TAGI JIRIN AYAA TAGA.
Hassan ma u qalmaa sheekhoow
Sacuudiga ayaa ka danbeeyay telefoonada xisbulaha lagu qarxiyay
Wl arintan imika ee xisbulaha cida miciyha laga siibay waa waa iiraan ee mmaaha naciim qaasim waayo nciim amar aanay iiraan ogayn masamynkaro
Asc walaalkiis hadalkaga waa sax inigana waa kugu racsanahay
Waqtigii la isku cayimey wuu dhamaadey meelihii la isku ogaayne wala bur buriyey hadane dhismaa bilaawanaayo dhagar qabayasha allah wuu arkaa dagaal iyo dhibaato run ah Gaza ka socotaa ilahow gar gaarkaada ma foga. أللهم انصر اخواننا في فلسطين قطاع غزه يارب العالمين وحسبنا الله ونعم الوكيل على كل ظالم.
Wcs wr wb sheekh
walalaykayo anigu uma arkowaxfiican dawladnimadi umadasomaliyeed halis
Illaahay umada haka hor leexiyo habaar qabaha wllhi puntland baa kasoo jeedaa ninkaas waa iga horyimi umadii naftu ukeenay illaahay haka kor kiciyo umada 🤔
Wa qaldhantahay
Caqligaga fahanay waa caqli dijaaj(dooro)
Goormaa Muqdisho laga xukumi jirey Jubaland , arinkan waa qalad in sharciga dasturka lagu tumto, maaha , waa la didi karaa Ahmed isku caano shubka, lkn sidaan maaha xalkii lagu xalin lahaa…
Axmed msdobe iyo xasan xabalo qote ke mudan in maxkamad lasosaro shaca iyo ciidan iyo musuq masuq iyo lashaqeynta
qalad baa Tahay sheikh axmed madoobe ha isku Caana shubo mxuu haleeyay ninkii Gumaadka gaystay oo itoobiyaan ka iibiyay wadanka ayaa waxba la weydiin aan Ka ahayn Hadal tan waa qalad waana been ay maleegeen dad qalbiga ka buka axmed madoobe isku cid ma nihin Laakiin qalad raaci maayo iyo been abuur
Madaxweynaha Somalia isaga lacag ayaa lagu soo doortay ma madaxweyne caadil ah baa isagu
Shiqow axmed nuuxileste xasan xaancuna lawadoda iyo aqalka barlamanka qoolada hokamiso kuwa kurasta fadhiso muxafid iyo mucarad intawo wa mafia ee waraan halo wado jarro
Xildhibaan xasan firinbi dembi foolxun ayuu ku galay baarlaamaanka dhexdiisa askari police oo amnigiisa sugayay ayui feer sanka uga jebiyay, waa in maxkamad la geeyo.
Maad naga daysid dhagahadalka an meesha iska dhuuqnee
Walgaayn bad maa anan arag
Hadaan fursad helnay
waxan kushegaya dawlad ayu hizbulah ayka gulesatay
Wax badanbaa qarsoon koley dhagar baa jirta
Waana mid wan
SHIICO AWALBA FAAIIDO MALAHEEYN