That is why every child is jas penalty to do good his or her country, Allah SWT ha u naxariisto MW. Siyaad Barre, hadeer uun baan garanay waxaan is daadinay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢and how
10:29 The basketball team waxaa training siin jirey ama macalin u’ahaa ninkii Caanka ahaa ee Kariim CabdulJab’baar hadaanan qaldaneyn waqtigaa coz Waxaan maqley inuu Soomaali National team uu mar u’ahaa tababare.
2 things aa in la saxo u baahan suuqa boondheere iyo partlamanka iskuma dhaween tan kle ciyaalka gobolku si kasta oo ay muqdisho u yimaadaan waa la fahmaa ,marka gobolada dhexe iyo waqooyiga somaliya waxay isticmaalaan boodh,habaas ,siigo,lkn reer koonfur waa bus not buska
reer koonfurkii reer baadiyaha ahaa ayuu soo xereeyay si ay somalilandarka , xadaaradoodu ku sinays 1500 kahor uu ula tartansiiyo ninam badaw ah, reerkoonfurku weyka xanaaqaan hadaad ku tidhaahdo ma baadiyaad ku dhalaya,
!!!sidice islaan 'no naag narta adada sugayee inurante caro pervisore 'hoyada ma nagbad dhihilaheeyd non è sere estupido. Adeer siyad bare illahey ha una xariiso in shallah. Markasu leeyahay naagrii narta illahey.......occhio????
miyi ayaad ka timeye goormaad waxaa soo horo maragaadhay isla markiiba because adeerkaa Siyaad Bare ayaad ku heshaye maad gaadheen horumarka deg dega xuurtaa ku cuni lahayiide say Alhamdulillah your uncle siyaad bare
Great story telling, indeed the Somalis who were born before the war broke out have a lot of charisma.
True dear
Q 11:32
Yes you are right Like me also before 1990. I was Student
more stories with this beautiful abti wlhi i love hearing about life in Somalia before the war🤍
Ma sha Allah another great story from Bashir thank you Kudhufo channel
Incredible story. This guy has a lot of charisma and he is funny without trying to be funny.
1970 anaa dhashtey muqdishana ku dhashey. 1990 niiga waan kasoo tagey. Ninkaan wuxuu ka sheekeenayo. Waa run
reminds me of how my dad spoke of his youth in Somali. Very touching 😭😭😭
Older Somali had very good dhaqan
What's an amazing uncle manshAllah. You have lived in an amazing life one that is worth documenting
Hhhh man sha allah odaygan waan jecelahay sheekadiisa caadi ma aha horay u soco Adeeero 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
when we were dad nool, now we are qorismaris
adeer allha ku sharfo taarikhdaada wan jeclahay
Great Person with an Amazing Story 👍🏽
Masha alah adeer hore usoco maadan dhaqan doorsamin sida odayaal aan ku arkay jarmalka
Great man, great story... Many happy memories
Masha alah ilaahay ha ku xifdiyo xaafada boondheere iyo baarlamaanka waa muuqata markaad ka sheekaynaysid
Allaha u naxariisto aabe siyaad
Masha Allah tabaraka Allah adeerkan sheekadiisa waan ka helnay
Me complaining about assignment, exams and this guy what he went through 🤦
You had easy run
Ma sha Allah 👍
Xiligaas waxaan aheyn umad nool Carruurta dhalatay 90-meyadi wax mustaqbal ah gacanta kuma hayaan waxey kala noqdeen, qeyb argagixisada ku biirto geyb'na ku dhimato badaha iyo saxarha aduunk.Waxaan ilaahay ka baryayaa in carruurta mustaqbalka xaladooda sidaas noqon
Waa wagii eynu gobta aheyiin
Gureey saxiibaden jermny..waxan ka xasusta jooqle.. dakhare..cameey...cabdirisaq..mohamed ❤❤
Wlhi aad baan ujeclhy aderahan wllo noso baadi wayo Video horu laaha ayaan daawaday waan ka helay ilhy cimrigaga haku dheereyo adero ❤️
Maasha allaah nice story
Thank you👌🏾😭
Gureey saxibkaygii yarantii mashalaah old school friend
walaal horumar wacan barnaamijyadada aad ayaan uxiiseeyaa inoo soo badi
That is why every child is jas penalty to do good his or her country, Allah SWT ha u naxariisto MW. Siyaad Barre, hadeer uun baan garanay waxaan is daadinay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢and how
10:29 The basketball team waxaa training siin jirey ama macalin u’ahaa ninkii Caanka ahaa ee Kariim CabdulJab’baar hadaanan qaldaneyn waqtigaa coz Waxaan maqley inuu Soomaali National team uu mar u’ahaa tababare.
odaygan ilaa 3qaybood baan ka daawaday nolol tayda la mida buu ka sheekeeyaa
Nice story👍
Adero waxan kudhihi laaha noloshada inaad Bug ka qoorto wayo waa taarish aad iyo aad ukala marxalad duwan 🖊️
Hi bashiir ali gurey waa kusalaamay
I prefer the old Somalia than the current one.
💯
Because we have reer badiyo people in Moghadishu now ..
Mnsha allah waa waayo iyo markay somaliya sharafta lahayd
The American coach is not just a coach he’s KAREEM ABDUL JABBAR!
Put some respect on the legends name!
@The Abdiwahab he’s bigger than anybody in Somalia’s history don’t hate on a legend.
Ok……..
Gaalkacyo waa magaala deydii
Nice video ✌️
Bon courage abtio
Bashiir Adiga Bashiirke Tahay Waan Ku Salaamaya.Aniga Waxaan Ahay Axmed Sawaaxili.(Exmunyoositi)(Adiga Exxamaroositi, Exdharcad Ama Excalibusto Kuweed Ka Mid Ahayd Waxaad IILa Ektahay Bashiir Deerey.
=Mahadsanidin=
Axmed sawaxiil iyo bashiir deerey waxay ahayn orfane
Ohh mein Bruder du bis der beste Freund in der Welt 🌍🥰🥰😘😘😘😘
😊😊😊😊
Shekadan AA igu socota
Mash allah
Mudane, barnaamijyadaada aad baan uga helay. Se fadlan qaybo u samee. Waxa aan filayaa Maxamed in aad markii saddexaad waraysano.
2 things aa in la saxo u baahan suuqa boondheere iyo partlamanka iskuma dhaween tan kle ciyaalka gobolku si kasta oo ay muqdisho u yimaadaan waa la fahmaa ,marka gobolada dhexe iyo waqooyiga somaliya waxay isticmaalaan boodh,habaas ,siigo,lkn reer koonfur waa bus not buska
Odeyga waa ku saxsan yahay waa ex baarlamaan boondheere ayuuba ku yaalaa talada daljirka dahsoon ka soo horjeedkeeda
From lafuli Afguye ilov somali
was lafoole college completely destroyed? or is it still in Mogadishu?
Last time I remember building’s have been used for residential and the university isn’t there anymore.
Can you make 2 videos evedy week?
I will try but right now its a bit difficult but soon Inshallah maybe this or next week
@@khadarbaashee ninkan caliguray cise ma logu dara waydi
@@khadarbaashee thankyou i
support you
Alaahu akbar waa nolol dagan waa nolol farxad leh waa aduun aan loo laban doonin waa n jecelnahay wadankeena lakiin wa noloo diiday inaan nabad helno
ما شاء الله
Nice nice
Naag mise haweeney
👍🏻👍🏻👍🏻
Waaya arag dhamaystiran oo Aqoona leh weeye
Nolosha ka sheekaynayo waa igu socta ee saacada badi ama xidhidh joogta ka dhiig sheekada malin walba soo geli
Ninkaan bashiir goobe miyaa?
Maya ma aha
❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Meeshaan ayayday baa kudhimatay baabuurtu kugadoomijirtay
Allah u naxaristo walal
Nation baa la ahaa haddana mooryaan baa la noqday
reer koonfurku waa bilaa naxariis wiilka yar waxsiiya magaran waayeen
NINKAN MAGACII OO SADAXan MA AADAN SOO BANDHIGIN MARKA QALADAADKAAS AYAA KU HAYSTA
Waxaa laga faaiidayaa qisada ninkan waxa dawladi tahay ee ay qabiilka sanamka ah ee LAATA IYO CUZAA ka daran kaga duwan tahay
reer koonfurkii reer baadiyaha ahaa ayuu soo xereeyay si ay somalilandarka , xadaaradoodu ku sinays 1500 kahor uu ula tartansiiyo ninam badaw ah, reerkoonfurku weyka xanaaqaan hadaad ku tidhaahdo ma baadiyaad ku dhalaya,
Hargeysa iyo burco ayaa daabiyada ahaa,
Iskuulana shiikh,camuud iyo
Dayaxay ahaayeen, oo weliba 8aad lagaga baxo !
Camuud baan filayaa inay dugsi sare ahayd.
* iskuuladaasna 90% miyi ayay ka yimaadeen.
Haddaad miyiga ceeb moodaysid, fasaxana miyi ayaa la geyn jirey.
Waxa wanaagsan inaad xaqiiqada ku noolaatid,
jidadka markuu roobka da aa qashinka roobka laraciya baaburki tabaryar kii tabar badan lugaha ooga duubmaya xil la aan qashinko leska gubeyn jidadko naceysid dhiiqadi laga xaaqay oo kusoo noqoto jidka adigoo meel kuumuqato masafo dheer umaraya fajac oo la aqoon iyo roobkoo ilaah noogu roonaday waxa qurxoon sigada noobka wuxuu ubahanyahay kahortag oo nadafad doowlad shar iyo qeerba wey ledahay waxad kujogtan dad aan idin aqoon dadkin aheen waa doowlada dadkale
🤔 War yaa anoo kale ah Oo sawirka Jackson five markuu arkey soo furtey? 🤣😂🤣
BASHIIR WADANI DHABA GEESIYA
Waaodayadii dalkadumiyay😂😂
Hanoolato soomaalia
RUNTII WAA SHEEKO XIISO BADAN LAAKIIN WALAAL TIME KA AYAA AAD U YAR KA DHIGA 20 DAQIIQO AMA KA BADAN IDINKOO MAHADSAN ✅👍
I don't need
!!!sidice islaan 'no naag narta adada sugayee inurante caro pervisore 'hoyada ma nagbad dhihilaheeyd non è sere estupido. Adeer siyad bare illahey ha una xariiso in shallah. Markasu leeyahay naagrii narta illahey.......occhio????
miyi ayaad ka timeye goormaad waxaa soo horo maragaadhay isla markiiba because adeerkaa Siyaad Bare ayaad ku heshaye maad gaadheen horumarka deg dega xuurtaa ku cuni lahayiide say Alhamdulillah your uncle siyaad bare
😂😂😂 caafimaad allahayow
Ilham Dahir
waad iga qoslisay 😂 😂
@@mustafeMS waad mahadsantahayi my dear
Ilhan basha iska dhaf rer mudug ban ahay bu ku dhahay side siyad wax ugu yahay
Alla maxa qabiil laku waashey illahow na caafi
Mash allah