Adeero manta dhiigiinaanu halkaa ku soo gaadhnee alle ifka kana wax idin dhipa alle idima.tuso aakhirana rabi janada ha idinku bushaareyo inta dhimatay na alle ha u naxariisto oo beera janada ha ka warabiyo inta xanuusnaaysana alle ha caafiyo inta idintiina caafimaadka qabtana alle cafimaad camal saaxila yo cibaado suuban Baan alle idin waydiiyay
Waa run waa ciise muuse waa mujahid yaa yidhi waa habar yonis inaga daa qabiilka saxib HY IYO ciise muuse isku maeqifbay ahaayeen hayna kala saarin ninkani cid kale muu la noolayn intuu dagalamayey ciduu la socdayba HY bay ahaayeen ilahay janada ha geeyo mujahid maxamuud waxana dhalay HY maxamud wadaadna waxa u bixiyey maxamed cali isna inankiisa curad ayuu u bixiyey maxamed cali
@@jamalwarsame5587 way dhashay HY wa ciise muuse isaxaqbaa dhalay HY ayuu ku dhex jirey bilowgii ilaa dhamadkii jihaadka snm waa geesi raga raganimada waa loo qiraa waa mujahid xalaal ah
MA SAAB TV IYO HABARYOONIS AYAA DAN SOMALILAND IYO DAN REER SHEEKH ISXAAQ KA HADLAYA WALAAHI WAA BEEN HABARYOONIS WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO FAQASH AH WAA BEEN YAAN DHEG LOO DHIGIN SIILKA HOOYADOOD AYAA LA WASAA WALAAHI MA GELI DOONTAAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND
Waa raggay dagaalada wada galeen inta badan marka dhib ma leh hadday reer u bateen. Durriyadda maahi lkn barnaamijyada markaan fiirsaday ragga ugu caan ah ku suntan hawlgalladaas laga sheekeeyo inta caanka ahi waa reerkaas aad sheegtay. Bal ila fiiri tobankaan nin miyaa la buunbuunshay mise waa run tolow: 1. Maxamed Muuse Haragwaafi 2. Maxamed Xaashi Lixle 3. Maxamed Cali 4. Xuseen Dheere 5. Axmed Mire 6. Axmed Macalin Harun 7. Cabdi Feyr 8. Cabdisalaan Turki 9. Cabdirisaaq Gambayare 10. Cabdixakiim Sumuni Lkn dhawr nin oo cajiib ah oo inta badan raggaan ay hawlgallada wada fulin jireen oo bariga Burco u dhashay oo aad u dhiirran baan ka maqlaa barnaamijyada: 1. Yuusuf Garbiye (Xaliimo Dhegala') 2. Jaamac Doolaal 3. Cabdiraxmaan Maxamed Case 4. Jaamac Qarash Si gaar ah Cabdiraxmaan Maxamed Case cid sheekadiisa taqaan waa waayey, waana nool yahaa la yiri ma usagaa diiday in la wareysto , maa la raadiyo odaygaas, waxaan u maleyn wuxuu ahaa korneyl ciidamada ah.
Maxamuud wadaad dhashii saxda ahayd ee Sheekha oo isku kalsoon, dheg ha u dhigin ducufada dadka meeshan ku jiraa qaarbaa faqashtii ah oo hawlo kale wada. Ma ila socotaa ?
Suldaan maxud khayr iyo caafimaad haku siiyo akhirana janada haku geeyo mujahid xalaal ah waan lasocdaa warbixintaada oo dhan weliba waan xiiseeyaa alle haku barakeeyo
Suldaanka guud ee Abokor ciise alle haku sharfo Mujaahid×Suldaan=?
Intii dhimatay ilaahay hannadii haku arsaaqo inta noolna rabbi ha karaameesho
Mujaahid maxamuud wadaad waan salaamayaa, wuxuu ka mid ahaa raggii snm ugu geesisanaa waxaanu ka qeybgalay hawlgalo aad u badan inta ogaalkay ah wuxuu dhaawacmay 3 jeer.
Adeero manta dhiigiinaanu halkaa ku soo gaadhnee alle ifka kana wax idin dhipa alle idima.tuso aakhirana rabi janada ha idinku bushaareyo inta dhimatay na alle ha u naxariisto oo beera janada ha ka warabiyo inta xanuusnaaysana alle ha caafiyo inta idintiina caafimaadka qabtana alle cafimaad camal saaxila yo cibaado suuban Baan alle idin waydiiyay
MAA SHAA ALLAH
Mashallah allow cimri dherer
Mujaahid Maxamuud Wadaad Alle Cimriga how barakeeyo
Adeer Libaax Mujaahid Maxamuud wadaad🦁🔥
🎉🎉 mujaahidnimo yaad magaceedii disheeyn adoo amxaaro kabaha udhaqayey hoosta kaga jirey oo dad islaama laynayey waxba galabsan daalimiin yaad aheydeyn xisaabaa idiin danbeeysa allaahu akbar😮😮😮
Magacaad ka disheen jilicsan baad tahaye aabahaa ka wareyso wixii ku dhacay
Waa kuwii googarada ku xidhay adeer ee ku kufsaday
Aabaaha iyo awoowgaa ayuu dilay oo dirac ayuu u xidhay tolkaa ayuu waajibkiisii ka gutay
Waanu kugu laandheereeyey
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️ guul somaaliland ❤️
Ibraahin Dhagawayne Wiil hoog geesi ah best operation officer Snm kanool taticada dagaalka aad uyaqaanay ayuu ahaq
Mujaahid maxamuud axmed xasan ama suldaan maxamuud ilaahay caafimad qab iyo cisi haku nooleyo
Lpp
Pppp
Ppl0
Lpp
Ll00pllppppp
Waxu ka sheekeyey war dhab ah weeye . Ilaahay ha idin karaameyo .Geesi geesi dhalay .
Ninkan waxay inadeer ahaayeen mujahid xaamud
Absolutely ale ha unaxariisto mujaahid xaamud Ibrahim yasin waa ilma adeer iyo nin kalo ku dhintay dagaalki cadaadlay oo la odhan jiray haad qadiye
Ninkani wa nin ciisa muuse ah abokor ciise weeye maha habar yonis
Waa run waa ciise muuse waa mujahid yaa yidhi waa habar yonis inaga daa qabiilka saxib HY IYO ciise muuse isku maeqifbay ahaayeen hayna kala saarin ninkani cid kale muu la noolayn intuu dagalamayey ciduu la socdayba HY bay ahaayeen ilahay janada ha geeyo mujahid maxamuud waxana dhalay HY maxamud wadaadna waxa u bixiyey maxamed cali isna inankiisa curad ayuu u bixiyey maxamed cali
Ninkani xiniin yihii h/y ayu leeyahy, nin genesis ah ayu u eeg yahy. Inkastoon isaaq wada jeclhy dhamaan.
@@jamalwarsame5587 way dhashay HY wa ciise muuse isaxaqbaa dhalay HY ayuu ku dhex jirey bilowgii ilaa dhamadkii jihaadka snm waa geesi raga raganimada waa loo qiraa waa mujahid xalaal ah
@@sheikhsheikh3969 abtiyo Boqol geesiban laha oon isxaaqna dhalin Habar yoonisna dhalin
@@abdiladiifyahye3520 ka dibna maxaa jira
Muuse aw argagixsada aad raadinnaysay sow tan
Tv yadaada kahadlaysa ee awalla aad katirsanayd Maahaa
Inaanta ay galaaftayn ayaan ka naxay
Mujaahidku waa shahiid nool weeyi, kitaabka ayaa inoo sheegay Ehlu janno nool, ilaahow naga dhig kuwii lagu aaso mujaahidka si ilaahay noogu danbi dhaafo,
MA SAAB TV IYO HABARYOONIS AYAA DAN SOMALILAND IYO DAN REER SHEEKH ISXAAQ KA HADLAYA WALAAHI WAA BEEN HABARYOONIS WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO FAQASH AH WAA BEEN YAAN DHEG LOO DHIGIN SIILKA HOOYADOOD AYAA LA WASAA WALAAHI MA GELI DOONTAAN MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND
Mujahad kalena ganaje ayuu ahaa kasadexad
Waxaan dhagaysatay Mujaahid ifiso oo Ka sheekaynayaa dagaalkii burco duuray
Mujaahid maxamudow xog warrankaagu yaanu u ekaan mid reeraysan, dadku waxay is weydiinayan miyaan Habaryoonis mooyee cidkale halganka ku jirin? SNM xilligaa reero may ahayne mujaahidiin bay ahaayeen adiguna ragga intaad soo hadal qaadaaba waa qoys keliya, iska hagaaji sheekada. Thanks.
Ninkani waa ciise muuse maha habryonis ta aad kula carartay
Timajilacaw sxb suldanku kuma hadlo af qabiil oo mana aha habaryonis ee waa ciise muuse mujaahidiintiina maxaqiro ee kadaa wll qabiilka
Mujaahid maxamuud wadaad waa ciise muuse laakiin waa nin aan taariikhda qarin oo ninkasta oo halganka magac ku lahaa sheega qabiilkuu doono ha ahaadee, runtii wuxuu ka mid ahaa geesiyadii snm ee aan wadnihiisu galawda aqoon.
Ninkani was nin ciise muuse ah oo abokor ciisa neefaw waxay inadeer yihiin mujahid xaamud
Waa raggay dagaalada wada galeen inta badan marka dhib ma leh hadday reer u bateen. Durriyadda maahi lkn barnaamijyada markaan fiirsaday ragga ugu caan ah ku suntan hawlgalladaas laga sheekeeyo inta caanka ahi waa reerkaas aad sheegtay. Bal ila fiiri tobankaan nin miyaa la buunbuunshay mise waa run tolow:
1. Maxamed Muuse Haragwaafi
2. Maxamed Xaashi Lixle
3. Maxamed Cali
4. Xuseen Dheere
5. Axmed Mire
6. Axmed Macalin Harun
7. Cabdi Feyr
8. Cabdisalaan Turki
9. Cabdirisaaq Gambayare
10. Cabdixakiim Sumuni
Lkn dhawr nin oo cajiib ah oo inta badan raggaan ay hawlgallada wada fulin jireen oo bariga Burco u dhashay oo aad u dhiirran baan ka maqlaa barnaamijyada:
1. Yuusuf Garbiye (Xaliimo Dhegala')
2. Jaamac Doolaal
3. Cabdiraxmaan Maxamed Case
4. Jaamac Qarash
Si gaar ah Cabdiraxmaan Maxamed Case cid sheekadiisa taqaan waa waayey, waana nool yahaa la yiri ma usagaa diiday in la wareysto , maa la raadiyo odaygaas, waxaan u maleyn wuxuu ahaa korneyl ciidamada ah.
Maxamuud wadaad dhashii saxda ahayd ee Sheekha oo isku kalsoon, dheg ha u dhigin ducufada dadka meeshan ku jiraa qaarbaa faqashtii ah oo hawlo kale wada. Ma ila socotaa ?
Maxa laga faa,iideya 32 sodon labo sano qaranimo la,aan shisheeyay soomaali ka shaqeystaya
Mujahid galbedbaa u kacdeen miyaad dayowdey dabedna gacan libaax miyanay dawga galbed ka xigin warkaagu waa dhab ee bari iyo galbed ayaad isku khaladay waan ku saxayaa kuma dhaliilin noolow MUJAHID
halgankii xalasha ahaa
Mohamud wadaad maxaad maxaad uga sheekayn way day dagaalkii boyadaha
2 jeer burco ayu ku dhawacmay inta igu maqalo ah ee weliba aan afkisa ka maqlay marna dagaalki jab dhurwaa
Marana wuxu kudhawacmay jabdhurwa isaga iyo abahay
Mujaahidaw xaal qaado kaniba haddu Mujaahid noqday Mujaahida dii somaliyeed maxmed xashi gaani iyo cabdi caziz cali bare iyo ragii lamidka ahaa ALLAH haunaxaristee ragaasaa muahidiin ahaa kanu iyo s n m ba qadicu dariiqiin bay ahaayeen hagadho hagaadhee waaano????????
Ma nimanka ninkii quraanka dafiray difaacayey baad adna lasoo safatay waar haku karaamo seegin kuwaasi bakhiye iminkee.
waaryaa kuwaas aad magacowday
ninkan ayaa maalin cad eryaday oo hubkana ka dhigey
Maaha dagalkii buuraha waa burco duurey
Hadalku halkuu kaa maray mise Taariikh baanad ahayn Waa dagaalkii buuraha Dhagawayne ayaa nawatay ayuu kuleeyahay xageed burcoduurey ugula carartay Burco duurey Lixle watay kan buuraha dhexe lagu galayna Dhagawayne watay ka barigana Maxed Kahin kiiGalbeedkana Cllahi Asker waa Sadex dagaal oo buuraha lagu galay dagaalkii Buuraha la yidhaa waa 1984
Waraysigana ayanu dhamaysan aya lagayaba