Barnaamij ku saabsan sababta 17 October loogu doortey maalinta shuhadada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 авг 2024

Комментарии • 54

  • @Shucaybjamac55
    @Shucaybjamac55 2 месяца назад +2

    Ilahay hawnaxariisto mujaahidiinti reer somaliland odhan snm wllhi manta wan kufana Alle SOMALILAND HA INO ILIYO 💚🤍❤💪💪

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 3 года назад +11

    Alle yarxama muj. Lixle Ruux aad inoogu Qaaliya Somaliland Lixle weeye gabigeedupa

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 3 года назад +7

    ILahay Hawnaxariisto Mujaahidiinti Snm

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 года назад +5

    Illaahow inti dartayo udhimaty u nxariso inta dhawcntyna bogsi yaa allaaaaah
    #SOMALILAND❤ waxay ka timi dhiig geesi #SNM OUR HERTS

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 3 года назад +8

    wan idin salaamaayaa saab tv weriye digaale iyo mujaahidkaba saaxiibayaal faarax ifiso waa mujaahid wax badan hayaa oo beri ilaa galbeed meel walba ka dagaalamay ninka war ka reeba xusuus reeb baan ku arky

  • @abdirizakibrahim9821
    @abdirizakibrahim9821 3 года назад +6

    17 October malin taarkhi ah
    Meel wayna kaga jirta sooyaalka jam.somaliland

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 3 года назад +3

    mcha allh ninkani waa taarikh yahan

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 3 года назад +6

    Markii dhiigoda iyo maalkoda iyo cirdigood la xlaashady aya y mujaahidiin noqdee hada miya la adonsanla

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +4

    diyaarada cawil cadami qudha ma af duubin baashe diin oo fekerkaba laha baa la afduubay snm dhaman awliyo ilahay noo soo diray bay ahayen janada ugu duceyeey dhamantood

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 Год назад

      Hdu fikrada keenay muxu u hogamin wayy mission,muxu ugu dhiran wayy inu qolka diyrda xog ugu galo ,mxu wda xajodki bilabmy af hayen ugu noqn wayy intso shaqo hal mid mxu u qabn wayy wxni wa u dhalsho cawil cadamina wu udhashy intsi🙌🏻

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 3 года назад +6

    Ilaahay naxariistii janno ha ugu deeqo snm mujaahidiin xaq u dirir ah ayay ahaayeen , taariikhda somaliland baal dahaba ayay kaga jiraan midhihii halganka maanta waa la hayaa maasha allah somaliland guul Iyo gobanimo ilaahey cadawga ha jebiyo goob Walba iyo goor walba insha allah

  • @doondiin1774
    @doondiin1774 3 года назад +1

    Ninkaan waa la maqlay sheekadiisa, kuwo kalena sheekadooda ilaah baa garanaayo... Alaah kariim

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 года назад +3

    Qabiil waxuu ku bixi:
    1. Caddaalad iyo
    2. Isku fillaasho dhaqaale

  • @alimahamed9612
    @alimahamed9612 2 года назад +1

    Halkaa mujaahidka magaciisa haloosaxo qolada tvga mujaahid Yuusuf Maydal Cumar

  • @absjones2916
    @absjones2916 3 года назад +2

    Thank you for your service mujd Yusuf

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 года назад +2

    WALAAHI WAA YAAB MUSLIM MUSLIM DILAY DHAMAANTOODBA WAA EHLU NAAR, EE MIYAA KALMADA MEESHEEDA LOO DAAYO

    • @apflex2862
      @apflex2862 3 года назад

      Faqashti aya ehlu naara.

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 года назад +2

    Oh so painful.

  • @user-bk9cb3tt3v
    @user-bk9cb3tt3v 8 месяцев назад

    Yusuf Madal. Iska sax magica mujaahidka please.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 года назад +3

    Walaalayaal horta kalmadan shuhado macnaheeda miyaan la aqoon ileen waxan nahay umad muslimiina kalmada mujaahid halagubadalo halgamaa waayo diin looma dagaalamin markaa sidee kunoqotay mujaahid iyo shuhado ma badar ayaad xaadirtay waarun inaad dhibaato dad iyo maal midan ladhaafin kadagaalantay oo runtii dhimasho dhaantay laakiin waa halgan bal culimada waqtigaa joogtay waliba goobjooga ahaa sida sheekh dirir iyo sheekh Mustafa halaweydiiyo waamaxay shuhado

    • @abulcashara12
      @abulcashara12 3 года назад +1

      Hadii dhiigaaga iyo cirdigaaga laguugu imaado mujaahid ma tahay mise ma tihid ka jawaab

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 3 года назад +2

      Diinba lo dagalamayay wayo waxa lala dagalamayay dad banaystat in ay quraanki ilahay badhka kamida beniyan

    • @yamays
      @yamays 2 года назад

      @@aliabdule8387 diin hadaad u dagaalamayseen 2022 abaarso oo ah schoolka qowmu luudku kuma yaaleen haragaysa, sidoo kale kaniisad kuma dhextaaleen macatabkii ku yaal, sidoo kale nin talyaani ah intuu hargeysa yimaado oo 100 dumar ah video ka duubo hadana ma badbaadeen oo wadankiisii kuma laabteen, waxa haragaysa yaala meel kale oo dhul somaliyed ah oo ay yaalaan majirto,hadii meel somali daganthy gaalo xaquuq ku yeelanysna waxay noqon haragaysa,

  • @user-ul1gu8sb1d
    @user-ul1gu8sb1d Год назад

    Faan & Been ku xoogbadanaa!

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 года назад +1

    SNM. Halyeey yadii geeska Africa intii dhimatay ilaahay hawnaxariisto

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 года назад +3

    Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Год назад

    Xaal indr 🖐

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 года назад +1

    Sxb BADAR ha agdhigin fadlan

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 года назад +3

      bader waa dagaal muslim iyo gaalo lakiin kana wauxu aha dagaal muslim iyo munaafiqin isku heleen ilahayna guushii muslimki buu siiyaay

  • @user-zc6ig1ep9q
    @user-zc6ig1ep9q 3 года назад +2

    Maar baa isaaq magac somalia laa yidhaah doo kuu hungoo.bay.
    Wxaa kuu dhacay.dadkeena inaagun
    Baa isuu geysanay.
    Waayo somali xoora iyo wax qoraa midnaa may jiirin aan inagaa aheyn

  • @saadochannel3316
    @saadochannel3316 2 года назад

    ❤❤😭

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 года назад +3

    dadki malinta dhintay magacayadooda noo soo dayaa hadaa haysan mida kale markaad rabtay in taliyashi sheegto weriyaha wa joojiyaay waanu sugayna taasna

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Год назад

    Somali Somali dilayo mujashid?

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Год назад

    Hoy ragii dagaalkii lixle joogay way joogaan hoy

  • @moktarmahdi3454
    @moktarmahdi3454 3 года назад +5

    Waa dagaal sokeeye waana cilmi jaahili walaalkii dile faanaya

  • @nageyebelieday7158
    @nageyebelieday7158 7 месяцев назад

    Haddii meesha lagu dagaalamay oo Burcoduurrey ahayd ay Ethiopia ahayd, dagaalka intaas oo dhan soconayey maxay Xabadhidu u soo geliwaydey

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q 3 года назад +1

    Tartan ood wax kuqortan afka soomaliga maxaa iga tagiweyden waa tiimaxamed siyad bare hadalkaga qoraal leh malagumeysankaraa siyadbare waakikuhiergaliyay qoralka hadalkaga cilmi nafdac oosiyado afkeygana qoraal aan kugarto qofnool man maradiis Aiken kudhahay sheeko kale hadudhintay afkiisaa qoraal leh madhintay made waadhuntay maraadbuu relay madadbuu dhalay made dad madhalin

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Год назад

    Dadka beenta ka daa

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Год назад

    Beenta ha dhegay san

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 года назад +6

    KKK.
    WAR HORTA REERKU MIYUUSAN TAARIIKH HORE LAHAYN?.
    MISE SNM & DAGAALADII SOKEEYE BAA U TAARIIKH AH?.
    SNM WAA DAMBIILE.
    KACAANKUNA WAA DAMBIILE.

    • @abulcashara12
      @abulcashara12 3 года назад

      Kuwii afwayne u shaqaynayey ee maatida xasuuqi jiray warkooda ka wrn wa nooca aad tahaye

    • @shagaxle11
      @shagaxle11 3 года назад

      Mayee waa leeyahay oo reer somaliyeed oo iga taarikh badani wlee ma jiro, adigu sida fartaada ka fahmay daarood baad tahay, oo kuwii lahaa ayaad thay GUN BAAN AHAY OO GARAYS CAD BAAN XIDHNAHAY OO GASHAANTIDA SIDEEDA GUUR U SUGAYAA OO ANIGA IYO HABLAHA LOO GALMOON WAA GUDBOONAHAY, adeerkaa wakaa lahaa hala i foorariyo ee futadu cuncunaysay dayuus yahow dayuusku dhalay ilaa malintaa ilaa manta ka kuwasaya weeye reerkani ee tani waa taariikh ka mid ah taariikhihii umada somaliland, ee ta qabilku waa taa aad barooranaysay beedeey

  • @abdeeqosman7759
    @abdeeqosman7759 3 года назад +3

    SHUHADDO! Nin xamaasad qabiil u dhintay siduu shahiid u noqonayaa. Soomaali badan qabiilkaa indha tiray. Nin reerkoodu in uu sare maro doonayaa shahiid maaha. Khaayin intuu xabashi hub ka soo qaatay, dhulkiisii soo weeraray. Ilaahay waa og yahay xaalkiisa, Qofkii diinta yaqaannaana wuu garanayaa.

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 3 года назад +1

      Xamasad qabil kulaha ,wa rag dalkooda xoraysanayay ,e dalimin walawayn oy wax ku darsadeen kaso ceshenayay

    • @zaki_smail_1988
      @zaki_smail_1988 3 года назад +1

      Gaalkii Afweyne, ragii ku jihaadey ee Somali ka bad baadiyey.

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Год назад

    Dadka beenta ka daa