Sh Asuuli oo ka jawaabay Badda uu kireeyey Muuse Biixi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 янв 2024
  • Sh Asuuli oo ka jawaabay Badda uu kireeyey Muuse Biixi
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 122

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 6 месяцев назад +7

    Allow Somalida mid ka dhig oo qalbigooda midee

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 6 месяцев назад +5

    Muse bixi iyo kuwa la socda illahay umada si Dag dag ah ha oga qabto insha Allah

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 6 месяцев назад +3

      Allah hano barakeyo muse wa nin adag oo tusay somalia inayna ka talin somaliland, somalinimo wax la yidha majiro hurdada ka kaca

    • @bilana289
      @bilana289 6 месяцев назад

      @@mandekdaoud3358
      Muuse waalidiisii maanta halkaasay maraysaa ILLAAHAY hana dhaafiyo

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 6 месяцев назад

      @@mandekdaoud3358walal anigu ma ka soo horjeedo inaad isku tashataan waa wax wanagsan lkn nin waligaa cadow kuu arkey dhulkagana inuu asagu lee yahay u arkey hadii aad adigu maanta dhulkaga siiso adigaa cirka roob ku og oo maalin aan maanta aheyn ayaad ka barooran doontaa ninka wax loo saxiixay af cad buu kulahaa asagoon waliba ka qarsaneyn saylac anagaa adiguna taas intaad iska indho tirto baa gaal dhulkagagi qadanaya ku ordaysaa waliged ba dadku dagalami jiray
      Sanad iyo bar ka hor tigtey deegaankoodii dhulkaa lala simay mantana dowladooda ayey la safan yihiin intey wixii dhex yaalay meel dhigteen maxaa adiga damiirka kaa qaaday fiiri barahooda bulshada badeenii ayaan dib u soo ceshanay bay ku lee yihiin adiguna wax kale baa ka dabo gunuunucaysaa😢wlhy waa nasiib xumo

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 6 месяцев назад +4

    Somalia neef xoolo ah oo shaqsi leeyahay ma aha

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 6 месяцев назад +6

    صلى الله عليه وسلم

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 месяцев назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 6 месяцев назад +1

    Halka cadaw aan leenahay waa xabashida Soomaali waa hal waxii hore cuqdad ku jiray xaley dhalay bey noqonayaan bogeena burcad Alle hanaysku mariyo insha allh.

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 6 месяцев назад +2

    Jazza kallah❤❤❤

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 6 месяцев назад

    Sheeq Asuuli Maha Magacas Wa Sheeq Usuuli

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 6 месяцев назад

    Subhanalah dhiig dad miyuu raba yaa ku baneyey dhiig muslim

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 5 месяцев назад

    Allow Somali midee oo qabyaalada ka dhex saar ya Allah ilahow xumaanta naga dhex saar allow na midee

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 6 месяцев назад +1

    Kkkkkkkkkkk baaca su aala xumaa waar ka aamusa sheekha

  • @faisamohamed9766
    @faisamohamed9766 6 месяцев назад +1

    Shiikha ilaah hadaayo somali ayuu wax u shegaa wa dilaa ma banaan tahay kulahaa yaab sheekha dhibka kadaaya oo ilaah ka baqa subxanalaah

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 3 дня назад

    .maan.alaha.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 6 месяцев назад +3

    Dadka koonfurtu waa cawaan uu daarood 1 ka yahay reer somaliland sida ugu dhakhso badan aan uga dhamaano insha Allah xoolo ilaahay waxan anigu waan idinka aqaanaa ha laga dhamaado waa cawaan aan ilaahay iyo dhiig islam waxba ka xeerin bal eeg Ethiopian ka uu ka sheekaynayaa futadooda ayuubal shanaab ka ilaaliyaa !!!!

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 6 месяцев назад

      Daarood baa ku ciilay ilmo moorga

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 6 месяцев назад

    BADA🎉 SOMALILAND BAA LEH
    SOMALI YA WEXEY JECEL YIHIIN IN AY ISAAQ DILAAN

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 6 месяцев назад +4

    Dadka Dhib badanaa war sheeqa iska dhaafa

  • @intiderra3689
    @intiderra3689 6 месяцев назад

    Siyaasadu diin shaqo kuma laha, Muuse Biixi waa siyaasi fiican oo doonaya horumarka Somaliland!!! Ha raadsan qiil diini ah oo aad qiil uga dhigato cunsuriyaddaada iyo isirnimadaada nacaybka Xabashida... Xaasid yahow!!!

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 6 месяцев назад +3

    Somaliland GUUL❤️
    Allow dhowr🤲🏼
    Muse Biixina alle ha barakeeyo 🤲🏼

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 5 месяцев назад

    Somali hal Cadow ayay leedahay waana Ethiopia

  • @umomar2743
    @umomar2743 6 месяцев назад

    waliba abii axmed waa gaalbaa layidhi

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 6 месяцев назад

    Asc sheekhow sowta muqdisho wax kaste galaadi la siyey maxaad uga hadli weyden?
    Allah ka cabsada somaley xasidnimada joojiya

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 месяцев назад +3

    Shekhan waa yutubar waxan ku shegayah inay wajibtahay in lagu jihadoh museh judan iyo oromadah u watoh

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 6 месяцев назад

    SHEIKHOW DIINTA ISLAAMKA EE GAALADA IYO CAWAANKEEDU KUSOO DUULEEN MA DHULBAA KA QIIMA BADAN ? TAASAA KA MUDAN IN LAGA KACO OO LAGA DAGAALAMO EE DADKA UGU YEER DARIIQAAS SHARAFTA BADAN ,XIKMAD MAAHA IN NIN SHEIKH AH ISKA DHEXBOODO CAADIFADDA SHACABKA SIYAASIYIIN DANAYSTAYAASHA AHI SOO ABAABULEEN

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 6 месяцев назад +1

    Sh casuli anaga éthiopiya cadaw naguma aa somaliya oo n'a rushaysa oo nolosha nagu asaysa ayay xududoda no fureen😂muse bixina bada u kireyay shacabkisa ogol 70% wax u xaday maha .somalinimo wax la yidha majiro ,Djibouti dhulkegay haysata jigjiga wad ogtahay garisa wad ogtahay

  • @user-uf5ft4do7k
    @user-uf5ft4do7k 6 месяцев назад +1

    0:45 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤦‍♂️

  • @user-jb2hk6cy3b
    @user-jb2hk6cy3b 6 месяцев назад

    Scw

  • @marianali6233
    @marianali6233 6 месяцев назад +1

    Muuse biixi waa in maxkamad lasoosaaro

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @anisadaoud9029
    @anisadaoud9029 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 6 месяцев назад

    soomaalida ilaahay kuma wareejine sheekhow shaydaan ayaa kuwarejiyo. Ilahay xumaan masababo kamana shaqeeyo

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 6 месяцев назад +2

    SUBXANALAH reer Somaliland Cadow badaan reer Somaliland way ta shadeen ee maxa daba dhiigaay intaxun Aalow Rarbiyow Citraaff sii Aamiin yaa Alah 🤲🤲🤲💚💛❤

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 6 месяцев назад +1

    Ugandha waxay isticmaashaa dekedaha kenya laakin ciidan ugandhiis leedahay ma joogaan dalka Kenya.keliya kenya canshuur ayeey ka qaadataa dalka ugaandha.
    Maxaa inoo diiday in aan ku dayano dalalka dekedaha ka kala ganacsadda aan laakin ciidan isu soo talaabyn xadka?

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 месяцев назад

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂ma.nooli

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 6 месяцев назад +5

    dhulku maaha dhul oo keliya waa dhaxal awoowe, waana hantida keliya ee aad uga tegaysid jiilka aan dhalan, haba horumar la'aadee.
    Sirta dhulka kuduugana waxay tahay in aad uga dhimato awlaada aad awoowaha utahay dhulmuslina, oyna dhulkaasi haystaan ummad muslimiin ahi. tanina waxay sahlaysaa in laxaqiijiyo mustaqbalka muslinimo ee dhalaanka aan weli dhalan ee soomaaliyeed. mayla socotaa!

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 6 месяцев назад +2

    😂😂😂😂

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 6 месяцев назад +1

    dee lama qaadan waa la kireeyey

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 6 месяцев назад

    Munaafaqnimada daaya. Farmaajo is responsible.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 месяцев назад

    Dekeda Xamar Turkiga la siiyey
    Iyo Xalane oo kawaanka dad ka
    Lagu qasho gaalo oo dhan baa
    Layesugu keenaye kawaran Shiikh

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 6 месяцев назад

    Badda Max's. Akhuseeya adiga weriye ahaa iyo kaad u yeedhay. Darood u sheekh waxay itio it's ula degrnyihiin

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 6 месяцев назад +3

    Muuse waa shaydaan camalkii wuxuu hayaa Illaahey umada haka qabto

    • @moyusaf7435
      @moyusaf7435 6 месяцев назад

      Muuse waa libaax aan gaban guulbuuna somaliland u soo hooyay, nacaybu qofkuu hayo ayuu dillaa . Duco xakaga ha ahaato

  • @user-qj5jv4ym9t
    @user-qj5jv4ym9t 6 месяцев назад

    Wallal

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 6 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ke3je2mp7e
    @user-ke3je2mp7e 6 месяцев назад

    Dhulkaa uu bihinayo maa isakale uu Oramada siinayo somalidaa oo dhan buu ninkaa dhabarkaa kaa jabin raaba

  • @Siciid22
    @Siciid22 6 месяцев назад +1

    😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 месяцев назад

    Su’aluhu ma dinibaa misee politics

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 6 месяцев назад

    MAY WAA DILI KARTA XASAN DHIIQO YUHUUD RAACA BA KA HOREEYA😅😅😅😅😅

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 6 месяцев назад

      Intaad leedahay dad iska dhici ha xad gugudbin ilaali sharciga alle

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 19 дней назад

    ILAHAI. mouse BIxi iyo kouWA LSSFANYA. ilAHAW. NAkgABO

  • @user-qj5jv4ym9t
    @user-qj5jv4ym9t 6 месяцев назад

    Waxa kuwey diyay

  • @ahmedelmi3514
    @ahmedelmi3514 6 месяцев назад

    Muu yidhaahdo psychiatric clinic i geeya illayn wuu waalanyahay kan ku leh Muuse Biixi ayaan dilayaa.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 месяцев назад

    FAAQSH SHEAKHODUN WAA.SHEEYDAN HAAGOGAN

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 6 месяцев назад

    Xabashidu baydhabawaba wey joogaan, hadaba gaalo wey joogtaa koonfur, kuwaas Ethiopian maaha

    • @israaadenyuusuf
      @israaadenyuusuf 6 месяцев назад

      Way kala duwanthy taas wll heshiis AU da ah ayay kujoogaan ama urur goboledka afrika oo nabad sugid ah!

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 6 месяцев назад +1

    Kkkkkkkkk

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 5 месяцев назад

    Wadanka qofkii karooro ee rucbi kudhaca muxuu leyahay sidaoo kale madax weynayasha tuuloyinkoda fadeeliya qadariya sidoo kale boqorada canshura aba tarxilo qof muslim kituro aqonsiga kubadasho aqonsi kale aba xafadada kalaqeybiya daris lagu sameyo usoo galiin lagudhaho safarad karartay aba seedigeeyga ana midaa yeeshay seedikale badana leyahay dhulka qado intaa goostay iyo kunbitara kaaga caano maalaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 месяцев назад

    Bada Xamar ka hadala iyo xalane
    Culimada reer koonfur

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 6 месяцев назад +2

    Muuse biixiga laageego soo xira hala geeyo godka jilicoow xaarka haceshan waayee

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад

      xiniiye wayne adigoo aya ah ayaa geeynaaya kkkkkk

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 6 месяцев назад

    War muuse isaga leh hadu ibiyo iyo hadi kaleba waxba laydiinkama waydiinayo cayayaan.

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 6 месяцев назад

    Xamar kii ka soo buuxiyey yuu ahaa? Bacaac iska cabaada😂😂😂😂

  • @aaden279
    @aaden279 6 месяцев назад

    Sheekho shaqo aqoonteeda anad lahayn ha hadlin. Dhul baa la bixiiyey baa tidhii. Baa hada noo sheeg ciida la siiyey dhulka?
    Cadaynta baal naala share garee?

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 6 месяцев назад

    Bacaac, waar bad dankama lihid, waa Somaliland yay hor u socan. Farmaajo mar kuu sameeyo Waa xalal yaa?

  • @user-ie9tp8kg6l
    @user-ie9tp8kg6l 6 месяцев назад

    Karaba muuse inudilo muu fayaw yhy bada yaalese 😂😂😂😂

  • @mohamedkhadar979
    @mohamedkhadar979 6 месяцев назад

    Somali maryooley kooda culima sheegaya iyo Kan kaleba ma isku midbaa

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 11 дней назад

    Kii Afarta dakadood uu balaan qadeey maxaad uu diliweeydey xaaar majo marku xabaalaha xabashida kaduul oyayeey maxaad udiili weeydey yaa hadhagi faqashata

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 месяцев назад

    Hawiye u xadiis Maka hore

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 6 месяцев назад +1

    Sheikhow Somaliland ma mamul gobaleed ba? Dee Sheikhow dhexdheexad matihid mida kalee sheekadan bada weeli waxba kama ogiid ee waxad mooda iin deeg deeg kugu jiiro ee madaxweynahayga Jamuriada Somaliland mudane Musse Bixi Xildid ilaheey ha xafido marku nokeeno mashruca ayan qalinka kuudugeyna, wayo reer Somaliland cadowgada iyo xasadkooda aya badan... Marka wan kuu salamay waxan see kuudaraya hanolato Jamuriada Somaliland iyo dadkeyga reer Somaliland...❤❤❤❤

  • @abdirahmanmk1641
    @abdirahmanmk1641 10 дней назад

    Kusoco

  • @Entire-World
    @Entire-World 6 месяцев назад +1

    Wax xabashi ayqaadatey majiraan.

  • @user-fk2iv6ci5c
    @user-fk2iv6ci5c 14 дней назад

    Somalidu waa dad cawaana
    Maraykanku sawka sucuudiga iyo imaraadka iyo wadamada carabta badi dooda saldhigyada mileteriga kuleh
    Saw kan geele ha jabuuti 30 dawladood ka kireeyey
    Saw kuwan etiopiyanku jooga
    Somaliya meelkasta
    Horta dhulkiini kaxoraysta etiopiya intaydaan ku mashquul in somaliland oo aan etiopiyan joogin ka imanayaana uu lamidyahay
    Kuwaa wadamada muslin ka jooga OO dhan
    Diintana haw fasirina sida aad
    Calooshiina kajeceshihiin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 месяцев назад

    Hadii Xamar Turki baa qaataye
    Xal

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 6 месяцев назад +4

    Bada Somaliland intan la gadin horta reer somaliya futadoda sangaruri haka xuureyan ilaliya meshan waa Somaliland

  • @user-pc3fw2hp9g
    @user-pc3fw2hp9g 6 месяцев назад +1

    Alla maxaa qaraar haya dadka

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 месяцев назад +1

    Riyad dhulki barakaysna Halloween aya laga sameeyay orod iyaga do dil layno way galobwen

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 6 месяцев назад +4

    What about Farmajo he great. but Muse biixi is wrong 😂😂😂

    • @dr.mahmdabshir7760
      @dr.mahmdabshir7760 6 месяцев назад +4

      Because Muuse Biixi committed treasonous act, and Farmaajo did not!

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt 6 месяцев назад +1

      Farmajo hadu xata heshis lagalo wxu matala dawlad lkn muse wuxu lamid yahy qorqor iyo dani

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 6 месяцев назад

      @@dr.mahmdabshir7760. Farmajo haduu sameyo sida muse lola dagalaya cidna maka jeclo. Muse dhul somali ayuu gaday

    • @nafisaguleed2956
      @nafisaguleed2956 6 месяцев назад

      Baaaaac

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 6 месяцев назад

      @@dr.mahmdabshir7760 ok it’s about the ocean

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 6 месяцев назад +1

    Masha allah somaliland guul iyo gobanimoo lojojin mayo ciid kasta oo kasohorjeda qadiyada iyo qaranimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamaa tabtaan Ciidanka qaranka somaliland waxan leyahay guul iyo gobanimoo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo

  • @Borama1960
    @Borama1960 6 месяцев назад

    Also you guys are a bunch of hypocrite. Do you guys remember what your evil Farmaajo said about it before? Unbelievable...

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 6 месяцев назад +1

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaystaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 6 месяцев назад +1

    Macsi waa maxay faqsh oo dhan ayaa nagu soo rawaxay dalaka angaa leh markay qadaadweyn iyo faqsh bixinayaan bada macsi maaha marka muuse bixiyaa macsiya kuligiin munaafaq ayaa tihiin

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 6 месяцев назад

    Oo madili kara war maydkiisa ma taban kartit yiiniiba kiiniya aya xoog idinkaka qadatay anahu waxmu doonaynay ayano kaga belenay takale dhulaka ilahay anaga yuu nagu beeray ya wax kawaydeenya. Camar dheekh asuuli maxad fusuqa camar ka socda uga hafli weyday salaha waxba aydku wareerinina dhulkayaha ialajay mooyane cid asnu wax ka wayfiinyna majiro ithopia wa ta odin ilalisa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 6 месяцев назад

    Hooyada waasi maa dhuusad kuu toogani musee waa niin isaaqa kaallay diil waalhi in adiiga iyo qaabilkagaba laa waayi

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 6 месяцев назад

    berigii Lascanod Laduqaynayay 6 bilood iyo 19ka casho. mid baan dhab uxaqiijistay. weligaa dawlada muqdisho 3 haka sugin!
    1) in xukuumada muqdisho, ay difaacdo naftaada.
    2) in xukuumada muqdisho, ay sharaftaada ilaaliso (muwaadin ahanba iyo shaqsi ahanba).
    3) in xukuumada muqdisho, Hantidaada ilaaliso (difaacdo).
    wax gurmad ah oo ficil ah habayaraate haka filan, tusare, hadii magaalo Somalia kamida lagusoo duulo cadaw gudaha ama debeda haka filan in dawlada fedaralka ahi ay military kuusoo dirto kudifaaca. taasina waxay sababaysaa in 300 oo kun oo qofi ay qaxan.
    in ay xukuumadu kuu gurmato waxa kala sahlan in dadkabadan rubuc malyuun ay qaxaan kumanaan rayid ahna la xasuuqo.

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 6 месяцев назад

    Miyaanu ogeyn in sheekha naftiisa uu Xabadhi yahay asal ahaan....?!!!!.

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 6 месяцев назад

    Bada hano danbeyse tiina miiska qadada maka kacday mase wiilkeda jaceylkise ixtirami donta

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 6 месяцев назад

    odeygan waa xagjir aad u fog dagaal muslim iyo gaalo ayuu dadka ku kicinayaa please dowlada UK hanaga qabato xabsi noloshiisa inta ka dhiman ah in lagu xukumo baan cod saneynaa please am please 😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏😏

    • @abdirisaqnur6118
      @abdirisaqnur6118 6 месяцев назад +2

      Runta miyaad ka gubatay muuse oo 80jir in dhulka soomaaliyeed gaalo gacanta ugaliyo lagama yeelayo

  • @khalid5318
    @khalid5318 6 месяцев назад

    Hadii ba aad dili karto orod dil cawaan iska hadlay waa nin weyn sual Ahaan waxaas lasoo fadhistey sheeqa hortisa.

    • @adnanmill1111
      @adnanmill1111 6 месяцев назад +1

      Subxaanallah waryaa wax isku la har oo sheekha ka xishoo

    • @khalid5318
      @khalid5318 6 месяцев назад

      @@adnanmill1111 sheikh Maba ka hadlaayo waxaan ka hadlayaaa midka dhahay muse bixi Hadii aan dilo ma lii heystaaa cml

    • @adnanmill1111
      @adnanmill1111 6 месяцев назад

      Sorry walal

    • @khalid5318
      @khalid5318 6 месяцев назад

      @@adnanmill1111 dhib malahan walal

  • @user-pz9ty5xc1s
    @user-pz9ty5xc1s 6 месяцев назад

    jow kow now somalidan jaahilinta diiin been ah oo waxba ka jiiray ba lagu shuubay marka somalidu inta ay diintan been aaminsan tahay nabad manoqonayso jow kow now hadana bow

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 6 месяцев назад

    😂😂cawaankii koonfurtu halkaasay marayaan Ethiopia ta xamar baydhabo joogta sowmaaha hooyadaa kaxoree horta

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад +2

      Waxa sualaha weydiinayo sheekha waa reer waqooyi ee reer kofur mahan midakale itoobiyan intuu qof somaliya noolyahay sooma haweysankarto ciidena iyo badeena ee koofur aadku walatey

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 6 месяцев назад

      ​@@user-mk1gp2cw7ohunguri aanad lahayn ayaad dooneysaa,inaad wax ku cuntid, kaagu haku deeqo oo hagaajiso doqoneey. Guul somaliland

  • @user-yh1bn4kj9s
    @user-yh1bn4kj9s 6 месяцев назад +2

    Cadaawada somalida ay u hayaan somaliland hadayba heerkaa gaadhey weligood isuma iman karaan Dad tashadey maxaa loo daba socdaa

    • @mohamedfamily-td1pb
      @mohamedfamily-td1pb 6 месяцев назад

      Wa yaab Alow Cadawag jamureyada Somaliland kaqabo Aamiiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲💚💛❤

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 6 месяцев назад +1

    Dadkani badaha Somalia makii la,binayay cidi kamaydin hadlin
    Maxaa idnka galay somaliland iyo arimahood guul somaliland❤💬💚❤💬💚
    Sheekhooda iyo jaahil kooduba wada ciil qabe yaal yaa huu dheh

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 6 месяцев назад

      maamulid iyo bixin waa kala mid wlal

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад

      @@AdamYare-cw6lo bixinta ma hooyadaa baa leh badaa yaga

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 6 месяцев назад

    Shaydan umaloowuu
    Waxan kuleyahay daab sodaac

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 6 месяцев назад +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @fatumamahad4081
    @fatumamahad4081 6 месяцев назад

    😂😂😂😂😂