Bada in la Difaaco Hala isku Diyaariyo┇Sh Mufakir C|Rahman Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 янв 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti┇ ► , ᴴᴰ┇
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 RUclips:- / daarulkheyr

Комментарии • 116

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 месяцев назад +2

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda Iyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah ee dalaaliinta u ah aamiin Allah ha noo soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 6 месяцев назад +6

    Shiikha waa raga faratirsaa ee soomaalida unool allaha noodeeysto

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 6 месяцев назад +7

    ❤sheeekh abdirahman bashiir hero all time

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed 6 месяцев назад +1

      Waxa dowladda Somali la yidhaa ma jirto sheekh. Dowladda somaliya afgooye xataa ma maamusho. Somaliland waxay maamusho dhamaan xuduudeed 1960. Somalia ha iska calacasho ilayn runta way ogtahay.
      Hassan sheekh xataa ma iman karo Hargeisa, wuxuu og yahay in la xidhayo. 😂
      Bye byee Somalia maryooleey..

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад

      @@AnsaarCarbeed
      Hadaad tiri Mudane Xassan Sh, (madaxweynaha Soomaalia) Hargeysa maimankaro, Laakiin soo maogid in asaga iyo Jabuti iyo Hargeysa islasaxiixeen badda soomaaliya in Ethiopia lasiiyo ? 😬
      Baddaas waxaa wadaleh dhamaan soomaalida maanta iyo generationka kale ee soosocda, ilaa maalinta qiyaamaha......oo markaas jiridoonta BreakingNewska runta ah oo qofkasta iyo madaxweynekasta la suaalidoona wixii wanaag iyo xumaan ama qiyaano u umadiisa usameeye.
      Aduunkaana waa iska maalmo tirsan, TRANSITE AH......Waa lawadasocda oo qasab ah.
      Marka haddiiba ayjirto xisaab darran maalinta qoyaamaha, maa umadda beenta iyo qiyaano lagadaayo ?

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 месяцев назад +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 6 месяцев назад

    Ragii Somalia wadankii way difaaci waayeen waa lasaangamay ilaahay ayaan leenahay ilaahayow naga soogaar

  • @nasrudiinabdulaahi2977
    @nasrudiinabdulaahi2977 6 месяцев назад +1

    sheekh madax balaadh ah looma baahna oo bad aanu lahayn ka sheekaynaya waxaan kugula talin lahaa in aanad noqon xaasid
    Horumarka somaliland ka soo horjeeda
    Faraha nagala bax hadii kale
    Inshaa allahu waad eedidoontaa
    ninkasta oo somaliland ka hor yimaada wanaageeda
    Xaga rabbi ayaa dubbe lagaga dhuftaa xaasidkuna wuxuu ku abtirsadaa iblayskii nebi aadam xaasiday

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 6 месяцев назад

    😮 SHEIKH II XAASIDKA AHAA😮 ALLAH HAKUSOO HADEEYO 😮 AAMIIN 😮😢

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl 5 месяцев назад

    You are right sheekh

  • @alijama3401
    @alijama3401 6 месяцев назад +2

    ADIGA GAAJAAD KA BAQANAYSAA IMISA SANO AYAY BADA JABUUTI. ISTICMAALAYEEN. HADAY CID QABSANAYAAN JIGJIGA IYO JABUUTI AYAY QABSANLAHAAYEEN EE SHEEKH JOOJI BAROORTA YAXAASKA SOMALILAND GUUL XITAA CIRKA WAANU KIRAYNAYNAA CID RABTA MA HAYSAA

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад +2

    MA SHA ALLAAH, Very Intelligent 👍

  • @ibrahimfiqi8850
    @ibrahimfiqi8850 6 месяцев назад +1

    Thanks Sh . Bashir.

  • @durdurdikir4021
    @durdurdikir4021 6 месяцев назад +2

    🇸🇴Soomaaliyeey Waad Wareersan Tihiin Waalina Way idiin Raacday...Balse Markaad Caafimaadan ayaa WAX Kasta Fahmi Doontaan, Hadase iska Qayliya oo Qaaqleeya Sida waaqlaha...Waaxaan Filaynaa Kuna Rajo Waynahay iaad CaaFimaaDi Doontaan...Bidni'Allah Ta'allaa🤲🏽🇪🇹💗

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 месяцев назад

    Mansha Allah
    Waa run dhulka
    Been lagu qaadayo dhaxal kii awoowahen

  • @salahmusa8122
    @salahmusa8122 6 месяцев назад +2

    Ta jabuuti orodo difaac nac baad haysaa tan hooyada malaha

  • @bby6
    @bby6 6 месяцев назад +2

    Mashallah sheikh you get the point straight

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 6 месяцев назад

      Shiikh Jabuuti ka saar 10 ka waddan ee laga kireeyey.

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 6 месяцев назад

      Beenta jooji dhul itoopiya la siiyey ma jirto,ee waa laga kireeyey,sida aad jabuuti uga kireysay 10 waddan.

    • @bby6
      @bby6 6 месяцев назад

      @@awilmohamed8473 qof axmaq ah o an waxba ogen like you in u hadli uma banana e amus stupid wax ad waxba ka ogeyn haka hadlin

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 6 месяцев назад +1

    Nacaas weyn

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 месяцев назад +2

    Meeshu caawa waxay noqotay Daarul xasad e ma aha daarul kheyr malaha ?

  • @user-rq5yu9oo1f
    @user-rq5yu9oo1f 6 месяцев назад

    Ma hoyada ba leh

  • @MrXooshoow
    @MrXooshoow 6 месяцев назад

    We are definitely ready to defend our sovereignty and only in Somalia and Somali people you find some one who can make 360 degree u turn and sacrifice him/her self for the cause no matter on which state of live and condition one is

  • @yousufsuleiman02
    @yousufsuleiman02 6 месяцев назад +1

    Masha Allah maskax caafimaad qabta Alle ha barakeeyo Shikha cabdiraxman bashiir

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 6 месяцев назад +1

    Sheikh sowdigii lahaa muuse waa dawlad iyo waa walaalkay dee usheeg inuu khaldan yahay!

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 6 месяцев назад +3

    Maasha ALLAH Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Hageysa ayaan kaa soo salaamayaa wax walba oo ay qaadato madaxdeena laga yeeli maayo arinkan, Ethiopia waxaa ku maqan ummad Soomaaliyeed nolosha gunimada oo ay ku nool yihiin waan aragnaa iyo caqliga aan xishood ee Xabashida iyo colaada ay Islaamka u qabaan, tani waxa ay dhaawaceysaa sumcada madaxda taariikh madowna waa ay galayaan. ma ahan mid aynu aqbaleyno.

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 6 месяцев назад

      Soomaali yaa soomaali ah
      Qofkaan hadlayo iyo adiga hargeisa jooga isdifaaca ama raaca idinkey idintaal
      Kan shiiqa sheegta dantenaba kaga fakan weynaye dowladeena ayuu caaya hooyada u sheeg

    • @love9453
      @love9453 6 месяцев назад +1

      2077 free Somaliland 😢😢

    • @love9453
      @love9453 6 месяцев назад +1

      2077 Free free free free Somaliland
      Free Somaliland
      Free Somaliland free Somaliland 2077😢😢

    • @Mama-hu6bv
      @Mama-hu6bv 6 месяцев назад +1

      Falastiin labaad intaanaan noqon in loo duubtay u baahanrahay iinshaa allaah

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 6 месяцев назад +1

    Waa siday thy. Mhdsanid

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 6 месяцев назад +1

    Sheekh ma jabuuti band ubaqatay kaftan hayga ahaatee

  • @MahamedNuuh-df4nx
    @MahamedNuuh-df4nx 6 месяцев назад +1

    Bad uu xasan sheekh saxiixay baa laga qaylinayaa

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 6 месяцев назад

    Masha Allah sheikhow sax runta ka hadashey Allha ku xifdiyo adun iyo aqiro❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 месяцев назад

    Waa in somali meel ay joogaanba fadhiga ka kacaan shanta somaliyed ha u midoobàn hana kaashadaan turkey masar algeria qadar iran sidoo kale qof kasta oo jihaad doon ah islaam ahna ha loo ogolaado in ay qayb ka noqdaan

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤somaliland guul h00yaad Malah bad somaliland Somali hor ayay noo dishay itoobiya waa tii xamastayada noo magan galisay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 6 месяцев назад

      Falastiin cml in lagu gumeeysto miyaa dooneeysaaa soomaali kuma diline siyaad bare baa ku dilay mana noolo hada kaas

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 6 месяцев назад

    Anigu I believe Muse wuu qarsanaayey

  • @user-yk2ln8fv8r
    @user-yk2ln8fv8r 6 месяцев назад

    Ku ssooco ❤❤❤❤

  • @user-vu3hh8ni5r
    @user-vu3hh8ni5r 6 месяцев назад

    Bada somli ninki qato wa gal

  • @maxamadakram
    @maxamadakram 6 месяцев назад

    Madaxdeena waxay doonayaan arin sidaano kale xasaasi uah iney hadal kaga hortagaan taasna suurtagal mahan action in la sameeyo wa muhiiim si aan umuujino dowladnimadeena 🇸🇴👍🏻

  • @CarabDoualeh
    @CarabDoualeh 6 месяцев назад

    Balankenuwadagalsomaliyay

  • @ShaaficiMaxamed-ph1zo
    @ShaaficiMaxamed-ph1zo 6 месяцев назад

    Cirka jeex sodumi kakee sheekh iskahadla
    Ayan ka aqaana

  • @maryami2299
    @maryami2299 6 месяцев назад +1

    Dhulka qabiil baa leg qabiil kee eebtiisa laqaadanayaa

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 5 месяцев назад +1

    Diyaar ayaan dagaal unahay

  • @alexmartin5406
    @alexmartin5406 6 месяцев назад

    Waa runtii anoo ku diganeeyn reer somaliland aqoontu markay ku yartahay shacabkiyo musuuliyiinta samayn ayay kuyeelanaysa sheeyga ugu horeeya gabiilka ka baxa kadib éducation-kiina dhisa ilaa dadka waayeelka dugsigaal u fura taasi waxay sahlaysa inaad dad wax bartay noqotay kadib ra’yiyaal fican heli dootan soomaliyeey indho furta
    Inshallah guul walaalahay iga dardaaran wax barta
    Cilmigu waa nuur maskaxduu dhisaa
    Fier d’être un Djiboutien 🇩🇯

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 6 месяцев назад +1

    ishii maqashaaaay ku bikaaso

  • @AliHasan-ml7dk
    @AliHasan-ml7dk 6 месяцев назад +1

    Waan iska qabtaa Etiopien xaldaa mar hore ayaa rabin baad waxaa la yarada caalamka major hadaa somalia wan isku shaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 6 месяцев назад +3

    Heshishka Waan soo dhawaynayna Ethiopia Iyo Somaliland

  • @abdirobleh8923
    @abdirobleh8923 6 месяцев назад +1

    asc waa sax

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 6 месяцев назад +1

    Alla maxaa nacas godka kaso baxay nocaaas hala yaalo aduunka muranka la jooga

  • @user-rq5yu9oo1f
    @user-rq5yu9oo1f 6 месяцев назад

    Xaasiid sheikh shegta
    Sow digi kadra xayd xasid ka ku aha

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty 6 месяцев назад

    Al ictisaamka iyo koonfur bey maalin madoow u ahayd iyo daaroodismka.jjaaaaaaalle.

  • @bashe3051
    @bashe3051 6 месяцев назад +3

    Le chien aboie et la caravane passe... Somaliland guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚

  • @aml3782
    @aml3782 6 месяцев назад

    Asc sheekh abdirahman from burco macquul maaha inaan seeno bad ithobia waayo waa halaaga soo maali oodhan citiraaf marabno ee nabad baa nadeeqda iyo dhuka yaga xortaa intaasaa nagabadan haladiyaa riyo ciidamo adag waliba hada xuduudaha halo istaago. Waa mustaqbal madaw sidani

  • @noorabdillahi9612
    @noorabdillahi9612 6 месяцев назад

    Ethiopia iyo somali waa walaalo ee dhibta naga dhaaf abowe

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 6 месяцев назад

    Absolutely true somalia waa lamatabtan Guul insha Allah 💙💙💙💙💙🎊🕊📿🕋

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 6 месяцев назад +1

    Hala riyoodo lakin tani waa tii ugu liidatay! Beyrakhtar ayaa ibinaya aniga familykaga kali aha walhii .

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 6 месяцев назад

    All xaqiiqah madaxwayne xasan sheekh iyo madaxwayne jabuti for sale all somalia

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 6 месяцев назад +1

    DALKAAGA WAATAAD KA DOOR BIDDAY BALAD GAALO OO AAD MAGANSATO, ISU SHEEG ADIGU, ALLAH MIYUU KU YIDHI GAALO ISU DHIIB,HANSHAYDAAN OOKU HOGGAAMIYAA HALKAA KU DHIGAY,WAAD HALLAWSANTEE HORU TOOBBADKEEN.

  • @nimomohamed7188
    @nimomohamed7188 6 месяцев назад

    Cheik Abdirahman Bachirow aduu Jabouti ka hadal Somaliland wa free iyaga dhulkooda ka taliya

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg 6 месяцев назад

    Somalialya waa dal bila dawlad ah. Somaliya waxaa ku nool dad cawaan ah oo aminsaan qabiil waana sabaabta keentay qabiil waliba inuu xarasho dhulki uu laaha. Somaliya rajo maleh samiir iyo iimaan ilaahay haka siiyo waxii bila dal la dhigay.

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 6 месяцев назад

    Iskahadle xayawaan jabuuti ayuu isleeyhy yay berbera dhaafin we know that baba

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 6 месяцев назад +2

    Badda dadkii lahaa ayaa kiraynaya markaas in baabuurkiisi kiraysanaya waxa afka loola soo gala waa qalad sheekhow

  • @MohamedGhalib
    @MohamedGhalib 6 месяцев назад +6

    Salaam Alaikum my somali brothers everywhere on this earth. Jazka Allah for your deep tough excellent analysis.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 месяцев назад

    Shaydanbaa ku shaqaysta
    Shakhsigan akhiro kuhogaya

  • @ShaaficiMaxamed-ph1zo
    @ShaaficiMaxamed-ph1zo 6 месяцев назад +1

    SHEEKH MUNAFAQA OO KADIBA AYAATAHAY

  • @ahmedkayse6026
    @ahmedkayse6026 6 месяцев назад

    Sheikh beenale ah kanaa igu horeeya
    Mr strategy 1 and 2

    • @alexmartin5406
      @alexmartin5406 6 месяцев назад

      Waa runtii walal anoo ku diganeey reer somaliland aqoontu markay ku yartahay shacabkiyo musuuliyiinta samayn ayay kuyeelanaysa sheeyga ugu horeeya gabiilka ka baxa kadib éducation-kiina dhisa ilaa dadka waayeelka dugsigaal u fura taasi waxay sahlaysa inaad dad wax bartay noqotay kadib ra’yiyaal fican heli dootan soomaliyeey indho furta
      Inshallah guul walaalahay iga dardaaran wax barta
      Cilmigu waa nuur maskaxduu dhisaa
      Fier d’être un Djiboutien 🇩🇯

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 6 месяцев назад +3

    Raali kama nihin wadankayga in Ethiopia timaado siin ba iska dhaafo, shicibka rer somaliland raali kama aha in yar oo muuse la qabaaila oo raacsan mooye, Insha Allah Hadaan nahay reer Somaliland in aan Somalia la midoobi doono qadiyadani midayn doonto.

  • @cabdiraxmaan2003
    @cabdiraxmaan2003 6 месяцев назад +1

    sheekh beenaale beenale

  • @hamdahassan-no7qg
    @hamdahassan-no7qg 6 месяцев назад +3

    Horumerka soomaliland ayaad ka xun tahey😮😮😮😮😮

  • @user-2live
    @user-2live 6 месяцев назад

    Itoobiy qoshahan mar hore ayey dagayen lakin waxey radinayen xili ku habon waxey ka faideysenten dagalka falastin iyo yahuuda .... xili xalad ey kacsan tay jawiga qasinyahay halkas ayey change ama fusad ka arken rer galbedka odhan wey og yahin arinkan mar somali dhiibka hesto wa wax ey yega isku geesten .... qabyalad in ey wax tareynin had ogad ... arinkan waxow mideyna Somalida shaley waxa lakala ah kala aragti lakin manta wa qasab in la noqdo iska arakti.

  • @soso12364
    @soso12364 6 месяцев назад

    Hada maxa sameyn kartiin marabo saxiixden bee

  • @love9453
    @love9453 6 месяцев назад +2

    2077 free Somaliland sida palestine 😮😮😮

  • @nasiribrahimsharif3891
    @nasiribrahimsharif3891 6 месяцев назад +2

    Adho sheikh ah o dul gaalo qohoti ku ah maha Ethiopia ka sheegi kara

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 6 месяцев назад

    War.ha.qaato

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 месяцев назад

    Sherkh been ha ka sheegin lama odhan muu dhihin waa la siiyey waa laga kiraynayaa maaha qaadasho

    • @abdullahadam1238
      @abdullahadam1238 6 месяцев назад +1

      adiga hadii siyaasigaaga kuu sheegaye kiro ‘
      Oramada amxaarta waxaye u dabaal dagayaan , badbaan helnay,
      Siyaasigooda ayaa dhegaha ugu shubaye , Waxaye leeyihii riyadii awoowe yaasheena ayaa rumowdaye,
      Adiga awoo wiyaashaada maxaye ku riyoon jireen ,soo ogow,
      Hadaye dhul difaacasho ku riyoonayeen , difaaco

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 6 месяцев назад

    Shiikhow waad iska hadashay waxaasi waa wixii jabuuti lagaga eryey.
    Si qaldan ha u fasirin wax ma qaadanayso waa kiro

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 месяцев назад

    Sheekh cabdiraxman waxaad uga jawaabtay si siyaasadaysan oo aan daacadnimo ama degdeg ku jiro waxaanad ku waayeysaa kalsooni badan badan badan oo laga qabay aqoontaada iyo shakhsiyadaada. laga yeebe tageero cusub inaad ka hesho dad badan aragtidoodu ku soo kooban tahay meel aan adiga kaala han weynaa in aad tageero ka daydaydo I'm so sorry !

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 6 месяцев назад

    Cadawga dhabta ah ee somaliland ay leedahay waa somaliya

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 6 месяцев назад

    khkkkkkkkkkkkkkkk
    waxa laga qaylinaaya maaaha in Somaliland Ethopia bad ka kireyso ee wxa laga qaylinayaaa waa ictiraaafka Somalland
    ader Ethopia wxa degan Somalida ugu badan teeeda kale Bada 20km eee laga kireyeeey maaaha saylac eee naga daaaaaya Oohinta yaxaaaaska mdx hore somalia farmaaajo 4 dekadoood sineynaa yidhi ethopia weliba waaa kuyar tahy.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 6 месяцев назад

    Abey axmed
    Riyo ayuu ku jaar
    Muuse waa iimaan laawe illah aqoon idayoow

  • @user-rz9yf9mp4s
    @user-rz9yf9mp4s 5 месяцев назад

    Hhhhj naftada Haku waayiin sheekhow radii lahaa ayaa wadee ka huleel😂😂😂😂

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 6 месяцев назад +1

    bada waxa le oy ku tala jamuriyada barakaysane somailandm markay badad difacyso watema abaha aya le bada oday xanunka reer sheikh issaaq hayo ee waligiba necba horumarka iyo madax bananida jamuriyada barakaysane somaliland ma inan kula socon ayad modaysa dalim yahw sheikh ku shegi ee xasidki ee makhruqi nacayb ad uu qabto reer sheikh issaxaq ad uu qabto iyo jamuriyada barakaysane somaliland soma tihin ki intu ottawa ka orday toronto tagay si uu ugu dabal dago marki la dortay dalimki farmajo ado isle imika aya reer sheikh issaxaq la weraraya oo ay ka dhadhacsan tahay inu afweyne so noqday lakinse marku dalimki farmajo xilka laga turayna murugo iyo maroradilac lamad dhicin haaba waxan ku shegayna bada anaga le dal xora oo madax banan oo la yidha jamuriyada barakaysane somaliland ayay ku tala adiga iska dhafo abahna a iman karo cidna dono ayan ka kireynayna waxbana kama badali kartid sida darted cisse waraba yahow sheikh ku shegi ee dalimki ku dhimo oo cudur kugo noqay nacaybka iyo xumanta iyo xasadka ka buxa ee ad reer sheikh issaxaq iyo dhukoda ad uu hayso

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 6 месяцев назад

    Dadkan somalia munafqiisan bada Somaliland ku wshay mayga lah awoogay shiikhisaaxaq ba noga dhintay 33 years ba wada hadal bana dhiibto nagu haysan markan Ethiopia idnka dhoow xaaq bay nagu ladahy 88ki marki mujriimki seyad bara Somalia dhan nawada xasuqan isaaaq hada jooga ilhay ka sowkow Ethiopia 🇪🇹 na ku badbadnay waligay calan somalia 🇸🇴 malu yalo ma arag ano burco ku dhshay mana amisani

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 месяцев назад

    Sheikh Abdirahman maxad uga baxday reer Somaliland manay mud nayn. Gormad konfur uu naxda. Sheikh heegiska mad aragtay?

  • @nasrudiinabdulaahi2977
    @nasrudiinabdulaahi2977 6 месяцев назад

    Shaydaan shaadh diineed noosoo qaataa waxba naga qaadimaayo
    hadaanu nahay Reer somaliland
    Dalkaaga iyo badaada kasheekee
    Diintu ku qabataye

  • @mahamedomar2179
    @mahamedomar2179 6 месяцев назад +5

    Your opinion isn't mean you are right. A opinion with someone who live in America.

    • @samatalistheshepherd6394
      @samatalistheshepherd6394 6 месяцев назад +6

      Bad grammar! Soomaali maad iskaga qortid!

    • @Daarulixtiraam
      @Daarulixtiraam 6 месяцев назад +2

      Dadkan waa la isku imtixaamay😂😂😂

    • @ggtl304
      @ggtl304 6 месяцев назад +4

      😂😂 identity crisis yaa idinku dhacay ,war bal English WA kugu dhibee bal af Somali kuso qor ,

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 6 месяцев назад +4

      Hal qodob oo dad badan oo Somali ah ogeyn ama aan ka maqal baa Sheikhu ka dhawaajey Aniga 100% baan ku raacsanahey. " waxaa lalaabey file Ethiopia iyo Somalia la dhaho Somalidana waa in si qabaa'il ah loola dhaqmo." Waxaan maqli jirey Haile Silaase ayaa yidhi marki Somalia xorodey War kuwan dawlad weligood ma noqon karaan ee war kale keeni wyo qabaa'ilo reer goraa ah oo isku xukumi karin.

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 6 месяцев назад

    Sheekooyinkaa aan raad laaca lahayn waa ladhaafee , warkale maad haysaa?! laanderisku dhulkoodii way kireysteen.Caqligan odhanaya hatashanin Somalidu ha iska daayaan. Cirkay usocdaan laandderisku.

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj 6 месяцев назад

    War Isla.aa.mus.fataalyahaw.fataalku.dhalay

  • @Ladansalat-jk1if
    @Ladansalat-jk1if 6 месяцев назад

    Isrilta somaalida waa itoopiya waxayna dagaalka kabilaabi dontaa soonalilandta dadkeda iyo dalkeda qayntay somaaliwayta kalena kumafirsan donta siday carbta ugu firsadan carbta kale islamka ah

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 6 месяцев назад +1

    Mid Hala Iga Qoro ✍🏽
    Shiikhaas Hadii Uusan Ku Waalan Baraha Bulshada Waxaan idiin Sheego Waa Been

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 6 месяцев назад

    Etoobiyaan haqaataan soomaali land inta kale dantooda ha raacdaan ee wixii ka yimaada amxaaaro ilmaha haka xadee iska dhaafa

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 6 месяцев назад

    This guy, I always thought inu yahay nin xaaq yaqan yahay lkn Somaliland ayu jealous kayahay wallahi... Maxaa kenay Djibouti lagama marmayo.. Adeer Somaliland iyo Djibouti masimano. I promise you, one day mark my words.. Djibouti will kiss the ass of Somaliland... Somaliland aydo citriaaf haysan aye Djibouti kadqalo ficaantahay... Xasid layafalah..

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 6 месяцев назад +1

    Sheekhnimadiina waad ka tagtay siyaasadna meel kama gaadhaysid cidlaad is dhigtay, waxad noqotay dacadii tallaabadii nabiga doontay ee gaadhi wayday teediina ka tagtay, mala awaal beena baad u xuubsiitay, Ex sheekh toobadkeen aakhirul cimribaad taagan tahaye, waa iga talo ama tuur ama qaado.

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc 6 месяцев назад

    Adigu ma somali baad tahay? Maxaa Somalia iyo Somaliland iyo Puntland iyo waddankayaga iyo dadkayaga iyo madaxdayda kaa galay

  • @djiboutimothersrights3706
    @djiboutimothersrights3706 6 месяцев назад

    Ethiopia will take Zeelac...and more. Somali u are sleeping

  • @tasnimmohamed8670
    @tasnimmohamed8670 6 месяцев назад

    Somalidu ha isu diyariso dagaal hadii kale dhalankoda la gumeysan doona yuhuud madow yeysan dhul iyo bad inaga soo hingureyn., reer somaliland ha ogolanina ka dagaalama

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 месяцев назад

    Nikan wuxuu ku jiraa argagaxisada is qarisa

  • @yussufissa1574
    @yussufissa1574 6 месяцев назад

    Wadan kaagu waa Djibouti. Sideed wadan oo gaallo ah ayaad ka kireyseen baddiina. Walli ma maqal sheekh reer Somali Kiiniyaati ah ama, Soomaali Itoobiyaan ah, ama Soomaali Soomaaliya ah oo leh ama Aad ku leedahey difaaca Djibouti baddeeda ma arrag. Munaafaqad iyo naceyb wax aan aheyn meesha kuma heysid. Soomaalilaand reer Soomaalilaand ayaa xaq u leh, hadey cid baddooda ka kireynayaan iyo haddii kaleba. Mind your business.

    • @user-wg8ef7dt5n
      @user-wg8ef7dt5n 6 месяцев назад

      Hhh, Djibouti 🇩🇯 waa dawlad sxb wa sida aad wax iqrida

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 6 месяцев назад

    Rag baa Leh bada, waxay rabaana way ku samaynayaan. Farmaajo mar kuu ku faanayyey waan gadayaa ok bay kula ahayd sow maha. Bad ma rabtid Waa Kaa Somaliland nacay. Get lost

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 6 месяцев назад

    Isaaaq waa uu dhaamtey balse somalia baa halls ku jirto shameless muse