HEESTA MALIHIN CADOW XAMAR KA DARAN IYO CABDI GOOD ISIR RAACA AF SOOMAALIGA KALSAN TV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • www.kalsantv.com
    / kalsantv
    / kalsantvuk
    Kalsan TV Kala xiriir
    Tel: +44 (0) 35150769
    Tel: +44 (0) 2035150769
    Email: Kalsantv@gmail.com | Sales@kalsantv.com

Комментарии • 330

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 3 месяца назад +4

    Nin cabsan warkisa o waliba tajidi xabashida so cabay heestisa warkisa sharaxad maleh yanan aad lo buunbunin markey kabaxdu kaqomameyn udaya

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 3 месяца назад +4

    Good.mansha alaah wax usheeg.

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 3 месяца назад

    Walee xombaday qubeen way kaga cabadisay cadowgi Somaliland daha gas waxba lenahay isku labarog hadana ha qarxane guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adenelmi615
    @adenelmi615 3 месяца назад +5

    Somali iyo Xamar inta aanad ka hadlin idinku ma wada noolaan Kartaan.wixii Afwayne dhib ah ee uu idiin gaystay wax ka daran ayaad ku samayseen reer Laascaanood oo wali aanay jirin cid idinla xisaab tantay.Hadaad Amxaaro is xijisaan idinkaa is liiday ee Soomali waxba maydun yeelin lkn waxaad tihiin ayaad Soomli barteen.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 месяца назад

      TAA AANU IIDINKU SOO WADNO BAA KAA DDAARYAN

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад

      Laascaanood laba ninbaa halsano isku laynayay waana la dhawrayay yadoo maalin lagu gubi karaa ciidankiina laga saaray, lkn yaa adga kugula xisaabtamay haweenka iyo caruurta aad diyaarada ku rushaynaysay shalay somali miyaamay ahayn

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg 3 месяца назад

    Ka waran amisom hooyada somalia iyo heestii ilhan omar
    D D senator speech caaqli badan ma jidho.

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b 3 месяца назад

    We are soomaalilander never came back to soomaali haa naa dayan soomaali pleas xabaasha nagaa xigte caawiyo barii baanu leebahay

  • @SuperKhaalid123
    @SuperKhaalid123 3 месяца назад

    Waxbaa baalaheyga yaacay,
    Markeey idinku dhacday,
    Ethiopian ayaad jeclaateen, I like that

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 3 месяца назад +1

    Ismadhaamaan qoladaan Isaaq,caruur miyuu wax u sheegayaa.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 месяца назад

    Wlee hesyadi cadwgii Ayuu badka soo wada dhigty Wlèe Somaliland Ethiopian ayàa ka xiga Kuwa xamar jooga Wlee runta Ayey heestu taabaty

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 3 месяца назад

    SOOMAALI DIIDNIMO
    DANO LAGUMA GAADHEE
    DA’YARTAAD QALDAYSAAN
    EED DIR IYO DAAROOD
    DACARTA AAD U MARISEEN
    BAL WAXUUN DALIIL
    KEEN
    AMXAAR DOORA LIHIYI OROM
    DUNTA AY WADAAGAAN

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 3 месяца назад

    Wax muuqato in u hanqal taagayo in u Ku biiro mamalka xabashada rabo in u noqto kilan cusub ee Ku biiro xabashada

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Af lohloh aqas cimrigaas ayuu qabiil ka sheekayn yaahuu dhimoo dhaqala seeg.

  • @FadxaXasan-dr2xq
    @FadxaXasan-dr2xq 3 месяца назад +5

    Horta intaad macneeleedahay
    Afsoomaaaligaagu masaxan yahay

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 3 месяца назад

    Dadk wakhtiga haka dhumin
    Billaa xigmadbaatah

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 3 месяца назад

    Waryada naceeb isuma qabnee somali adunkey isugu jaceshahay wiliba markan wadajogno shaarbahan iska dhunkana ee odayasha walwalan iyo kuwa kursidonka hano maqlina hada qeer buu ku hadlaya o cimri tagay ceeb laguma sagotiyee xagu isgu dira labada dhinac kama adan nixin ee gaal ban qof muslim kadortay diintaba nama farin hadad walatay walalka o miir kuqaba joogo wanu idin soceshaneyna ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 месяца назад

    Amxaar baa Soomaali iga xiga miyaad miyaad Cudur daar u samaynaysaa, waxii ku daawada ayaa kaa gar daran

  • @AbdukadirAli-u1t
    @AbdukadirAli-u1t 3 месяца назад +1

    War miyaadan island ahayn war xishoo

  • @yassinhasan6871
    @yassinhasan6871 3 месяца назад

    Kalsan tv qiimo leh buu ahaa lakin saan kale waad isqiimo tirid .
    Please umadda yey idin yaabin mise xigmo darro views wa lagu hellaa

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 3 месяца назад

    Somaliland ma aha iidoorland ee Dhulkii soomaalida(somaliland) anaga oo awdal iyo sanaag iyo sool iska leh baad dhahdeen amxaar baa naga xiga

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 3 месяца назад

    Xamar xabashi baakaagadhaw xabashina yahuud baa kAgadhaw

  • @adanxaajiibrahim2376
    @adanxaajiibrahim2376 3 месяца назад

    Ugu yaraan laba feeto ayuu soo fiiqsadey markaas ayuu rabaa inuu af somaliga dib noo baro

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 3 месяца назад

    Heestu waa gef cad islaam ahaan soomalinomo si kastaba waa u kaf
    Ninkan hadlayaana inadeerkii buu dhinac saaray hanoo sheegin

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 3 месяца назад +1

    Adeer xamar umad somali ah soo mahan hadii maamulka dowlada ka hadlay ayadow toos u s sheegi lahaa, qaadigii kaa diid markaas, heestan uma baahno tafsiir,

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад

    Koonfur cadaawad xun ayey qabtaa iLaahay ciiLka ay qabaan haka saaraan

  • @fotballontop
    @fotballontop 3 месяца назад

    Sxbayaal cayda ha la joojiyo. Ha la kala xishoodo Somaliyey.

  • @garaadkaabtechnology3625
    @garaadkaabtechnology3625 3 месяца назад

    Waar xoloyahow af somalina garanmayside dadka ka aamus.

  • @YusufSuleiman-w2r
    @YusufSuleiman-w2r 3 месяца назад

    Waxaatahay nin kuxanunsanaya london oo ilkihisiliqey

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 3 месяца назад

    C good beenbaad sheegtay gar naqsi ha oran ee waxaa tiraahaa cadaawad ayaa qabnaa

  • @DucoAxmed
    @DucoAxmed 3 месяца назад

    Dad dhan rag iyo dumar buka xanuunkaana dawo maleh ila u u dhinto xin gadh leh darood waa la isugu tagay weli ma maqasheen darood cuqdaad qaba xin gadh le

  • @muhamedabdulle2141
    @muhamedabdulle2141 3 месяца назад

    Idoo row daahiris dul migee daarood waa udig niin dar alle ku dag doonis iyodiidmo dan iyo dulmi kala dorta dad key gow

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 месяца назад

    Waar waxba saaxii xaar buste hasaarin heestani waa hees isaaq oodhan gaalnimo kucadaaysay waahees garac xabashi dhalay oohabaar kudhacay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 месяца назад +11

    Idinkoo xamar iyo somali u ciilqababbaad god geleydaan uaxmaarkii axmaar

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад +5

      Idinkoo somaliland nacaybkeeda eryanaya ayaad godka gelaysaan

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 3 месяца назад +1

      ​@@mustafeanshax12war somaliand ma iidoor unbaa leh anagaa ah somaliland mana nihin iidoor soomali baanu nahay ma nihin amxaaro

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 3 месяца назад +1

      ​@@najmanajma6752iinta deegtad leeh somaliland wixi necebna malaha somaliland cadawgeedu caagta hoosteeda ilahay iidankii

    • @fatoumahassan-d3u
      @fatoumahassan-d3u 3 месяца назад

      Dhig ya cab tag ! Waxaad mashqulinaysan shicibka reer somaliland kadib markad laysen ubaxi dalka ee dagalki laascanod.

  • @AbuukarCagdher
    @AbuukarCagdher 3 месяца назад +4

    Dadkan waa dad xumanka wadabuuxdo magarba meeshatal waa nin amxaro amantay iyo nin usacabtuma 13:41 13:47

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 месяца назад +4

    War cid idinka yeelayso maleh kala go.o xataa waa diideen reer laascaanood iyo reer awdal marka xagay ka imaanee inasd oqotaan dolad ma qaxaa noqon kara isaaq kaliya adiga runta sheeg goid lug baa kuy laaban waana cuqdadeysan tahay cid jugu soo duusgay nakeh diwlad militariyaa kulsysay soomaalina laysay ee adiga maxaa gooni kuu taagay oo u cuqdadaysan tahay hargaysa iyo burco berbera ku noqo dowlad aan aragnee ninkaan amxaar doonka damiir laawaha ah ,good cid idiin baryaysa makeh dawlad kakita soomaaliya waa fedraal adiga raac ama diid beenta aaf meel walba madaxa ku garaaceysid bal waakaasaa kala go,o soomaali diiday waqooyi iyo koonfur xagee tagee amxaar baa ku xujuma.xor natihid. 43:09

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 3 месяца назад

      Horta intaanad waxba noosoo gudbin afsoomaaliga sida loo qoro macalin ku bara u tag waxaad sheegayso ayaanu garan weynee

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 3 месяца назад

      Noh maxaa kaa bakh yiri somali Italien 🇮🇹 ano 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 fuck auff duufle

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 3 месяца назад +1

    Wallahi odaga hesti wu cilmiyey lkn macnaheda maxawaye af somali ma fahmesin rer kofur hadda tihin miya .setahay a u fahanay waxba ha macanenin guuuul somalia dhamantin❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 месяца назад +3

    REERKAAN JAAJURKA AF FAHANSI ABDI GOODOOW 🤣🤣🤣😂😂😂🥰🥰🥰 FROM DJIBOUTI SHACAABKA DULMAAN EE GEELLE xuurtada kuu haysto🤔🤔🤔🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 3 месяца назад

      Iidoorland la baxa oo Hargaysa iyo Burco iyo berbara siiya Amxaaro,Awdal iyo sool iyo sanaag waa soomaali

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 3 месяца назад +2

    Kkkkkk ma qur,aan buu noo tafsiirayaa, soo afsomali maaha waxa uu somalida utafsiirayaa?? Yacni hadalkii buu rabaa inuu leexiyo oo macne kale ku tafsiiro ,ogoowee waa somali wax uu afsomaliga utafsiirayo kkkkkkkk waxaasaa kaa marqaan,ah

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 месяца назад +13

    Anagu reer koofureed baanahay nagama suurtoowda in aan niraahno reer waqooyaan necebnahay ama jabuuti, soomaali galbeed ama NFD. Maxaa sababay in aad tiraahdaan xamar ama garoowaan nacay.

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 3 месяца назад

      Dhulbahante 😂😂😂

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 3 месяца назад

      Nonsense

    • @MrHaaroun
      @MrHaaroun 3 месяца назад

      Aqoon aad u badan ayaa adiga iyo somalida koonfur ugu laaban qabiilka isaaqa iyo fikirkiisa iyo soyalkiisa sxb .
      Dadka qaar baa nala yaaba markaan dhahno somali ba maahan ama waa somali diid ama somali bay necebyihiin oo ka jecelyihiin xitta xabashi iyo isra'iil ...
      Siiba somalida koonfurta haba u badnadaan beesha somaliyeed ee sharafta leh ee hawiye waxay modaan dadkaani inay daroodka kaliya necebyihiin oo kala jecelyihiin hawiye iyo darood .
      Gadaal u noqo oo soo warayso wayeelkiina soyaalka qabiilkan illa xiliyadii gumaystaha soo waydii .
      Anigoo ah dhulbahante oo darawiish ahaa waxaan isku haysano qabiilkan illa xiligii gumaystahii soo waydii wayeelka sxb .
      Ka dib waad na fahmi dontaan mana la yaabi doontid wax kastoo somali nacayb ahna waad ka fili dontaa .
      Tusaale anigoo ah dhulbahante waxaan aaminsanahay somali oo dhan hawiye darood raxanwayne iyo gabigood dalka somalia ayagaa leh ha isku dhex cayrsadaan meelna kala tagi mayaan cid iska xigta oo isaga dhoow na ma jirto maalinka uu shisheeye yimaadona hal gacan ayay noqdan oo u midowbaan shisheeyaha .
      Qabiilka isaaq xitta taas ma aaminsana .
      Somali oo dhan siiba hawiye ayay necebyihiin oo cadaw kastoo shisheeye kala saftaan oo u jaajuusaan shalayna gumaystuhu markuu dalkeena joogay way u shaqaynayeen oo anigoo dhulbahante darawiish ahaa ayay gumayste awgiis iila dagaalamayeen oo ii jaajuusayeen gumaystihii wadooyinkana tusayeen .
      Anigaa ku qasbay inay somalia 1960 midowdo oo vote kii ka helay anoo ah xusbigii USB kulana hishiiyay SYL midnimada dalka .
      Waa kuwaas tariikhdii cadayd oo gumaystuhu margta ka ahaa bugaagtana la qoray xitta isku dayaya inay badalaan si ay beentooda iyo damacooda u meel marsadaan .
      Waa kuwaas qarxinaya muqdisho kuna dhisay argagaxiso alshabaab si aysan u dagin xamar aygoo moodaya sidaa inay ku helayaan aqoonsi ...
      Waana kuwaa maanta cadaystay xabashi baa somali iiga dhow aanna ka jecelahay ...

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 месяца назад

      xabashigana dantaydaan ka arkay somaliyana dantyda kama arko jwaabto koban

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 3 месяца назад

      Isma aragtaan hadalada intaa la taagantihiin mediaha......

  • @AlvaMn-ms7uz
    @AlvaMn-ms7uz 3 месяца назад +1

    Cabdi good xigmadii wey kaa guurtay marba hadaa heestaa ku tilmaamtay garnaqsi

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 месяца назад +2

    Reer waqooyiga Nacaybkaan & Cunfigaan U Gaarka Ah Allah Ka Saaro !! War reer Waqooyiyow Duulka Aad Intaas La Dagaalantaan Ee aan La Arkeeynin Oo aan Garaneynin War Allah SWT U Noqda Xamar & Garoowe Ummad Soomaliyeed Ayaa Degta Nacaybkooda Meel heer Sare Ah Oo Wanaagsan Ku Gaarimeysaane Walaalyalow Caadi Iska Dhiga ??? Waa Ummad Soomaliyeed Dadka Aad Caayeysaan !! & Please Take it, Easy, & Calm Your Self down & After That Smell The Coffee !!! I am Sure You Will Come To Your Sense!!!

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад

      Ninku yidhi sinaan mayno
      Adna diid sarayntiisa
      Ethopian waa wlaalehen yagaa villa somalia inoo ilaaliya

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 месяца назад +1

    Soomaaliyi kuuma baahne
    Aad xabashidaad sheegatay.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 месяца назад +13

    Afsoomaliga miya rabta ina dib noo bartid 😂😂😂

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 месяца назад +5

    CABDI GOOD ABEES DERAYAN M.JIBRIIL MAXAMED CIISE CIISE MUSE SUBER AWAL DURIYADII OO 1000 NINA

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 3 месяца назад

      Waa Arab ninkani Wlèe weyi abdi good

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 месяца назад

      Ciise Muse ileyn waa laan gaab oo ma sidanaan abtirsiimadood

    • @farah2748
      @farah2748 3 месяца назад

      @@samowsamale3490😅😅😅😅

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 месяца назад

    AWRTABKE🎊❣️🌹💕iyo ILHAAN OMAR 💓❣️🌹💕💞MAXAA kaa galey??? CIISE MUUSE , goormuu MURTI🎉bartey?? HABARYOONIS IYO CIIDAGALE❣️🌹🎊🎊GARXAJIS💕❣️💓💗💕💞UDAA!! orodoo SAC BAA KU OGOLE!!! DUBUR HAWD KAXUL😂!!!!

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 3 месяца назад +1

    Soomaali Goaan cad ayeey idinka qaadan, Laydinka badan, laydinka Aqoon Badan, Laydinka maal Badan, Laydinka Geesisan, sidaa darteed idinka ayaa Afkiina isku toogtay. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 3 месяца назад

      Soo daaya waxaad haysaan bal halkey marto

  • @abdis70
    @abdis70 3 месяца назад

    GARNAQSI- Abdow halkeedi baad dhigtay, intaas ayey Somali fahmi weyday- Heestan hal beyd kaliya ayey ka soo qaateen.
    Welina Doodii wey furan tahay- Kamanay jawaabin.

  • @bashkaaibro229
    @bashkaaibro229 3 месяца назад +2

    Afsoomaliga noodaa adiga iyo isirkaaguba soomaaliba matihiine please oromada falanqeeyoo

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 3 месяца назад

      Nacas cuqdad iyo nacayb isaq hayo ayad tahay maxa laga falanqayn somali oo ay Hayan ama ay yihin adunka waxa xun oo dhan aya somaliya tusale logu so qata

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 3 месяца назад

      Inaad jaahiliin tihiin sidaaba umaydun hadasheene dhamaantiin qaraxii ayaa maskaxdii idinka maydhay kan waalan ee timuhu ku baxeen ee waashay ayaan la yaabanaaye waaba isku wada mid ileen waar waxba hala hadhina

    • @AbidiMohamed-ih7fb
      @AbidiMohamed-ih7fb 3 месяца назад

      Afsoomaliga anigaa lehee adigu iiga bax

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 3 месяца назад

      @@AbidiMohamed-ih7fb ma walo wayn ba aniga somali iga baxle hhhhh hadad somali taqano heestan ba maso qadeen banadir aya hargaysa daba ordaysa ee hargaysa ma daba ordayso umana bahna hestadana waxa ku jira ma banadir ba cid ubahan haa iyada ubahan Hargaysa hadayna ubahnayn maxay banadir naga daba socota

  • @ferhanahmednur7233
    @ferhanahmednur7233 3 месяца назад +1

    Carabnimadii (Reeer banaaahishim ninadii) maaad ka tanaaasusheeen, Jaahilnimo mise IDENTITY CRISES....!!!

  • @maxameddhalaac
    @maxameddhalaac 3 месяца назад +1

    Waar yaa islamo qomkan Naga furfura waar wamaxay badan aynu galnay subxana yaa cadiim

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 месяца назад +5

    Good miskiin waa huradaa orodoo raac xabashi hadaa siin kartaan iidooroow dhul samaroon ciise warsangeli iyo dhulmahante iyo inta fayoow ka maran qabyaalada oo adiga ku jirin ileen adiga waa buktaa waayo soomaali diid baatahay hadaat tiri heestà waa sax adiga iyo kan sameeyay go hell xabuush yahay doqomada ah hadii xabashi dad tahay eeg Soomaali galbeed waxa haysta doqonoow .gaalbaa madoow baa rabtaa inuu ku rarto.. hadhoow soomaali u ooydo yaa kaa xoreyn .nacasoow hadii lagaa qaato berri iyo bad qaxooti noqoto sida falastiin.oo dawarsi ku noolow iyo bilaa dhul.

    • @adamdahir9544
      @adamdahir9544 3 месяца назад

      Adaa ka xun xabashidaad sheegayso nacalaa gabooyahaad tahay ku yaale maxaa nakaa daba dhig ma xaas aanu qabno ayaa tahay

    • @Sarta100
      @Sarta100 3 месяца назад

      Dulli basma ka tahay orodoo unasgee dulli ah gaalka madoow xamar waa ogaa tan lagu dhigay marka sii gargeysa iyo dhul iidoor inta kale soomasli aysy raacday adiga xabashi addoon u noqo wasaqoow.

    • @Sarta100
      @Sarta100 3 месяца назад

      @@adamdahir9544 orodoo ha idiin naageestasne ileen abaarsaa katimadee baastaroow qoomu luudka ah.

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x 3 месяца назад

    ((( YAAHUU. DAWACAOW. CAQLIGAAGA. DACIIFKAA. UN. BAAD MUUJISAY. UMADU. WAA. KU. FAHAN. SANTAHAY. ((( WAX. LIITA. ((* WAR. DIINTII. ALLE. HALA. SIMIN. HURWAAYAHAY. DHURWAAYDA. KUGU. SHAQAYSTA. (((( HUNGURI. IYO. DOQONIMO. IYO. JAAHILNIMO. BAA. HALKAAS. KU. DHIGTAY. YAAHUU. ARGAA. NACTAR. WAA. DIINLAAWE. WUXUSH. AH

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 3 месяца назад

    Dadkaaakaan oromo lagu dhexbeeray somalida waxaaana xaqiidii ah
    Bal qofkaaan weyn waxa uu ku hadlaaayo baaa kuumuuqata.
    Cuqdada ini haysa Godbaaaa lagalaysaaan waligiin
    Oooya oooya
    Qabiil Qaran manoqdo
    Wax somalialand ladhaho majorto
    Waligaaa oooy oooy
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia waa hal wadan oo kaliya
    Qabiil in uu qarannoqdo
    Qiyaaamaha baaa ka dhow
    Carwaaakaaase Ethopia bad isii
    Nacas nacas dhalay afsomalia bartay

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 месяца назад

    Ama xabashi aad !
    Xadka keenya dhaaf !
    Yaa xiisa kuu qaba ?
    *soomaalidu waa kuwaad leedahay: xabashidaa iga xigta.
    Soomaaliyi kuuma baahna,
    Siigayare.
    Afsoomaaliga ma nihin Japan iyo shiine aad u fasiraysid.

  • @habonhajiabdi8693
    @habonhajiabdi8693 3 месяца назад

    Odaygan:, Xanuunka qabyaaladda ayuu qarsan waayay. oo dhabankiisa ka muuqda ...Waxaa xigi doonta hees "Catholoic baan nahay" iwm ...

  • @js2834
    @js2834 3 месяца назад

    Abdi Good
    Hurdada katoos (wake up).
    Bal waxaad akhridaa comments laguu sooqorayo cayda iyo xaqdiga kamuuqda dadkaa ee calaacal jooji duulaan baa dulkaaga iyo dadkaaga ee wax iskaceli.
    Xasan sheekh waxaa u yidhi midnimada hadaan wanaag kuwaayo dhiig baan kudaadinayaa ee sifiican u dhegeyso. Mr Good wake up again.

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 3 месяца назад

    Danbaa tidhi xaasidkiyo ka guur deriskaaga xunee malihin cadaw xamar ka daran garoowiyo kuwaa xintama waxaa iga xiga axmaar xurmiyo sharaf igula nool
    Somaliland hanolato💚🤍❤️✊️💪💪

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 3 месяца назад

    Kkk Adeer af -- Somali cusub yimaad na baraysaa
    Ninkii heesta alifay ayaa la soo taagan Somali nacaybka
    Isaga oo la waraysanayo Ayaan dhegaystay
    Koonfurta waxay dhahaan Ha Iisheegin
    Waxba ha noo sheegin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 месяца назад +4

    Afsoomaalina mataqaanide orod umada ka horleexo

  • @mohamedyahiye4449
    @mohamedyahiye4449 3 месяца назад

    Soomaalilaneey xamar waa tolkiinoo… tigaadbaad ka gurateeee. Adaaatalo ubaahanoo…. Indhahaad ka tirantree.. Cadaw ha u toloobina . Aan kuu naxaynoo naxariiba kuu hayn…. Alahayoow idin garansii cida aad tihiin waa soomaliye .

  • @DuuduIsmail
    @DuuduIsmail 3 месяца назад

    Cabdi goodaw kudarso mingeste wuxuu yidhi wuxuu siyadbare qori caaradii Ku waayay ayan qalin caaradii kaga saxeexay dhilkii somali galbeed

  • @rumaizaahmed9012
    @rumaizaahmed9012 3 месяца назад +10

    Hadii intii ku xigtay ay cadow ku tilmaantay somaalinimada aad sugeysid maat ii sheegtid

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 3 месяца назад +3

      Hello ,1988kii maxay somalinimo idiin qaadi weyday, cadow idinka xun maba jiro ilaa xiligaa ilaa imika. Axmaar awladayada iyo maatidayada intii hadhay noo xanbaartey oo aanay waxba yeelin hablihii iyagoo qaawan guryahooda ka soo qaxay ethiopia abaal baan ugu haynaa. 🎉

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад

      Adigaaba cadow u arka dadkan siday yihiin uma aragtid ayagoo woqooyi ah adiguna rer konfur tahay ayad 6 maamuL goboLeed isu qaybisay markaasaad tidhi galnudug iyo woqoyi waa labo maamuL goboleed, bal fiiri dhaqan yuhuudeed ayaa leedihiin sida idinka muuqata somali xitaa dhaqankeeda maLihidin cadaawad xuna waa qabtaan iyo ciiL waayo waxaad ku garankartaa habdhaqankiina

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 месяца назад +1

    Mr good C/llaahi yuusuf waa lala dagaalamay ,farmaajana xukunka waa laga tuuray. Marka adigu waxaad leedahay ragaas baan ku dayanayaa. Malaha haddi sheydaan ilaah beeniyey adiguna qiilbaa haysataa.

  • @halimaabdi9934
    @halimaabdi9934 3 месяца назад

    😂😂😂 kuwani qalbadey kadhinteyn wlhy xamarba laga dhaxjeexi 😂😂 waligiin bacaacda gura aderayal

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 месяца назад

    Mr. Good, fariid fariid dhaley.
    Kuwa Somali Naga sheeganeyaa ee aan hadana Afka Somaliga aqoon u laheen ee meelahaa ka cabaadeyaa😂😂😂

  • @siradm
    @siradm 3 месяца назад

    Issir-raac ha dhihine si kale fekkerkaaga cabbir oo heesta sida aad u aragto iska sheeg dee runta ayaa fiicane!. Barnaamijku suugaanta ayuu ku ekaa laakiin waxa aad ka hadlaysaa isma leh. Heestaasi waa gunnimo iyo waalli, laba waddan iyo waxaasna maaha. Nacayb iyo Soomaali diidnimo ayay ka hadlaysay. Wax aan ognahay waxba hana barin iyo Soomaaliya waxaase aayar soo wada bax

  • @AbdiassisOmar-w3u
    @AbdiassisOmar-w3u 3 месяца назад

    Dhulka ha iibsan adigaa leh oo axmaar lista ha sine.. beenaale Alle iyo Islaam ka furtay ayaad tahay.. Isaaqna yuhuudnimo ayuu ddhaafsanayaa Islaamka si uu. Ictiraaf u helo.

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 3 месяца назад

    Cabdi goodoow ( sareedo hadeey ku waarto hadii silic iyo dhib gaadho samaanteed iyo xumaanteed soomaaliya soomaali baa leh / oday warkaa ha ku deeqo budhuu badhaada aad wadana waadh nin weeyn oo oday ah baad tahaye umada hala soo hodh fadhiisanin . / wscww .😂😂😂😂

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 3 месяца назад

    Sxx cabdi good dadkanii wali iyo miyiir qaab midanyiihiin manfahmiin baydhabo bakol galgudud hiiraan iyo geedo muqdiisho kismaayo intaba way jorgan ee May iska saraan taa labaad madaxweyniihii dhama ayaa marna leeh takon kamiidda somaliya uma ogolin kkkkkkk Havana leeh walalahayo itobiya uma diidaniin badda ee anaga na soo maraaa kkkkkkkkkkkbal u fiiirso

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 3 месяца назад

    Dadka dagan waqooyi ee Somaliyeed weey rabaan ineey Somalidooda wax laqeebsadaan ee waa Qaar kamid ah beesha Isaaq.Isaaq kaligii Dowlad manoqo karo ee cagliga hashaqeeyo.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 месяца назад

    hahahaaaahahahaha 30 000 oo ethiopiaan hadaan 3000 kakiraystay dhulkayga maxaa qaylada keenay ??????? from saylac

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 3 месяца назад

    Cabdi good kuwani walaal ma’aha ee waa cadaw. Ninka inna xurmeeya ayaa inaga xigga.
    Nacayb koodii baa heestani soo saartay kuwii aan ogayni hadday caqli leeyihiin wax ha fahmaan.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 месяца назад

    Isaaqland la baxa oo magaca soomali noo dhaafa gun ayaad soomali ka noqateen waayo qabiilka soomalida oo dhan wey dirireen weyna weligood dagaali jirey mana jirto cid Xabashi citiraaf ka raadisan oo maqaarkina io dadkiina ka cararto.

  • @yahyamaalim5745
    @yahyamaalim5745 3 месяца назад

    Cabdi Goodoow nin haku marmarsooninee adiga ayaa soo alifay ee waxaad tahay ruffian u hadlaya muse biixi ,ee abwaanka ha ceebeyn.

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 3 месяца назад

    Doqon aan buskoon oo marwalba xanuusanaya. Meeshaa xumanta ka wad ilaa intii xabashidu dhulkaaga kaala wareegeeyso. Faham yari wataa

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 месяца назад

    Rijaalulahi cabdi good abees afku kuma go o somali waligeed ma waxay rabaan inay afkeena iyo noloshena ka dilaalan oo ilaashafsn waar marafa nooga fuqa Ethiopia abaalbay noo gashaye

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 месяца назад

    Cabdi goodow dadkan calanka buLuuga sita waa dad ciiL badan iyo Cuqdad badan hayso adigoo gar leh ayeyba ku caayayaan kuwan ethiopianka usoo kaxaysano kama fursanayso meeshan waa lagukala baxayaa, dhulkoodaan gelaynaa wlhy haday edeb darada joojinwaayaan, ethiopiana badda waa ka kiraynaynaa haynoo yimaadaan anagaa somalida hooyadeed wasnee

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 3 месяца назад

    Nacas kuye qofka xajka usocda baa isoo mar tiri oo ma iswiidiiyey calanka qofka soo doonanaya muxuu unecebyahay hadana u doonanayaa isagoo waliba bayt ilaah usocda maxaa macayb galiyey, calanka idinkaa kasasa kuna safra

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 3 месяца назад

    Kii heestan tiriyey kan sii faaqiday ayaaba ka liita yuu wax u sharxayaa ma dad ka caqli hoosiiya ? Waxaan is lahayn ayuu isku soo jacburiyey waan waste of time in la sii dhegeysato

  • @aslisiyad2692
    @aslisiyad2692 3 месяца назад

    Dadhore hadey qalad sameeyen madaba raacaysan middakale
    Wadan ogol in lakala jarjaro majiro taas waa in aad gogaataah
    Xumaatooyinka aad uruurisay maxaad ugu dariweysay kuwa aad geysateen adinka

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 месяца назад

    SOWTII REER HARGEYSA OROMO SHEEGTEEN MAR SOMALI AYAAD SHEEGATAY MARNA OROMO AYAAD SHEEGATAY MARNA CARAB AYAAD RUN MASHEEGOOW CAR WAXAD SHEEGTA MEEL MAXAMED SIYAD.IYO MEEL MAXAMED MARMAAJO.CADEEYN DOKAMINT. AH MEELKAU CADEE MAR LABAAD BALHA CAR CAR CAR CADEEYN UKEEYN WAXA AAD SHEEGEEYSO

  • @AbdourahmanAli-c4q
    @AbdourahmanAli-c4q 2 месяца назад

    Federaalka waxa looga jeeda waa daawal maamul goboleedyo somaliland ka mid tahay oo si gaar ah isku maamula hoos yimaadaan for example Itoobiya nidaamka ay ku dhisan tahay oo kale weeyi

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 3 месяца назад

    Saas mahaan waxaweyyan
    Bad iyo dhul lamasiin itoobiya dagaal arkakaxiiso latagalka ayajiray giiska africo ayagana dufaca dalgoda bentakadaa reerka isaaq

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 месяца назад

    Waaryaadha isaaq waa isaaq. Cabdi goodow hays xiijin, ninkan ha ku daalin illaahaybaa kuu hiiliyaye. Wuxuu ku leeyahay catabadaadaan taagnaanayaa oo kugu xukamayaa beentaydana liq iyo walaalnimadayda beenta ah. Markaa xiqdigiisa ayaa ka dhigay inaanu talaabadaada gaadhin, markaa aayada ku qanac taada ilaasho iyagana qaayib ugu ducee.

  • @HassansahalHassan-gg5vm
    @HassansahalHassan-gg5vm 3 месяца назад

    Somali baa kuhaleeysaa Lakin matahid ee waxaa tahay Amxaar warkaagu waa soo horeeyey garoowe somaali baa Kurnool ee sharab

  • @malikadam95
    @malikadam95 3 месяца назад

    Odaygi afqurun ahaa muxu la shir yyimid in uu dadka ka afsomali badanyahay bu u maleya wuxuu raba in uu daboloo ninka nacaskah abwan kusheega cuqdadaysan

  • @QamarJamac
    @QamarJamac 3 месяца назад

    umad markay tirtirmi rabto kumanaan qalbi ayay yeelataa wax isu keeni kara maleh
    markuu alle doonana wuu isu soo dumaa iłaahow xaqa na waafaji isuna kaaya soo dum caalamul islaam dhamaana midee yaa rabi kuwa aan anaga na matalin ee meelaha kale laga leeyahay ee nakala jiidjiidanaya allaw nooga kaalmee yaa raxiim

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 3 месяца назад

    𝙾𝚍𝚊𝚢 𝚠𝚎𝚎𝚢𝚗 𝚠𝚊𝚡 𝚞𝚞 𝚔𝚞 𝚑𝚊𝚍𝚕𝚘 𝚔𝚞𝚖𝚊 𝚑𝚊𝚍𝚕𝚊𝚢𝚜𝚒𝚍 𝚇𝚊𝚐𝚓𝚒𝚛𝚗𝚒𝚖𝚊𝚍𝚊 𝚖𝚎𝚎𝚜𝚑𝚊 𝚔𝚊𝚕𝚊 𝚔𝚊𝚌 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚜𝚒 𝚑𝚎𝚎𝚜 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚍𝚑𝚒𝚐𝚝𝚊𝚝𝚢 𝚋𝚒𝚍𝚊𝚊𝚛𝚝𝚊𝚍𝚞𝚗𝚊 𝙷𝚎𝚎𝚜𝚋𝚎𝚎𝚢 𝚗𝚘𝚚𝚘𝚗

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 3 месяца назад

    Kani waa saqraan afsomaliga aqoonin qabiil ahaan ayuu u taageerayaa beenta jooji 1986 miyaad dugsiga sare ka baxday haaaaahaaa

  • @abdikariinomarhaji4800
    @abdikariinomarhaji4800 3 месяца назад

    Dadka waxa ay iloobeen warkii xeela salaasi oo ahaay
    isku dar imisaa ka dhimatay kuwaan iyo kuwaas waawda soomaali hadana abii axmed ayaa dhihi doono sida soosocoto
    Lkn islaam ayaa nahay Alle ayaa nala jira soomaali oo dhan🎉

  • @AbuukarCagdher
    @AbuukarCagdher 3 месяца назад

    Dadkan waa dad xumanka wadabuuxdo magarba meeshatal waa nin amxaro amantay iyo nin usacabtuma 13:41 13:47

  • @OweysAli
    @OweysAli 3 месяца назад

    Yaabka yaabkiis !!
    Ma waxaa jira TV-Station siinaayaa air time - nin sidii kan oo kale - saaxiibu marqaan ah ?!

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 месяца назад

    Waar naw😂 nin baan falanqaynayaa buu yiri wuxuu curiyay laakiin isagii bay shucuuri qaadday 😂WAAR NAW😅

  • @Waaryaa2
    @Waaryaa2 3 месяца назад

    Goodoow hada ma waxaaad sharaxaysaa cida somali lan ah oo aad kutilmaamaysid beesha aad adigu tahay ee aan kuwaydiiyee yaa somalilan ah????

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 3 месяца назад +7

    Mr Good idinkaa waagii hore soo ordayey haddana adaa sii ordaya sheekada waa siyaasad ninkani haddu garnaqsanayo ha sheego siduu wax u rabo ee yuusan oran xamar baa neceb nahay waxaan jecelnahay amxaaro.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 3 месяца назад +1

      wuubu yidhiye maxaad kabadalaysaa midda kale maamulbuu lahadalayee ka baydh waa siyaasade

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад +9

    Nin oday baa tahay Xishoodka hakatagin Soomaalidu inta badan ma ahan dad Afka Soomaaliga hadda la barayo ma ahan, war micna ku fadhiya aan kaa maqalnay ilaa ini ka majiro

    • @dr.abdurahmanali9177
      @dr.abdurahmanali9177 3 месяца назад

      Waxaan la yaabanahay ma waxaa na dilay dawlad military power oo dictator ah oo cidii hadashaba dilayey mise soomaaliya oo dhan baa na dismay?
      Tankale hadda muuse biixi muxuu u xasuuqay KHAATUMO YAA LOO HAYSTAA MA SOOMAALILAND MISE XUKUNKA MUUSE ??
      WAA SU,AALO AAN IS WAYDIIYO ??

  • @yahyamaalim5745
    @yahyamaalim5745 3 месяца назад

    Helston lasheegayana adaa alifay barnaamijyadaada waa xiiseynjiray Latin xagjir ayaad noqotay

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 3 месяца назад

    Wa nin gumeysiga masaxdiisa guleysiga jewellery iqbal amaranth yahuu

  • @moslinomahdi4634
    @moslinomahdi4634 3 месяца назад

    Dagaal sokeeye aduunka oo dhan buu ka dhacaa ee dun xumaanta iska dhaafa oo dhalaanka ha isku dirina waad tagteen idinkuye

  • @AbuukarCagdher
    @AbuukarCagdher 3 месяца назад

    Dadkan waa dad xumanka wadabuuxdo magarba meeshatal waa nin amxaro amantay iyo nin usacabtuma

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 3 месяца назад

    Afjajab adaa amxaarada ah kuheesa habeen iyo maalin aqligiin waa hees gabay aduunka waxkamagalo