daawo xildh somalilad ceebtii xasan sh kuso qarxiyen shalay ugu hanjabayay manta lugaha ayu qabsaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

Комментарии • 32

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 месяца назад

    Bareejeeya

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 месяца назад +1

    MUQDISHO IYO GAROWE WAXAA NOOGU FIICAN ADISABABA,,, TUUG MURYAN DAGAL BELED MIYAA RACEYNA MIYAN HAWARANAHAY.

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 3 месяца назад

    Beenta daaya yaa soomaaliya udiiday badrooka in eey qotaan . ..Malaayiin ama kabadan baa muuse imaaraad intalashaqeeya u balanqaadeen .ibii cotiraaf mahayo.. ogoow ama ha ogaan.qaraxa waa nageeye Cali nagawada

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 3 месяца назад +1

    Isaaq waxuu sheegto itoobiyo in uu yahay haduu itoobiyaan ha deen itoobiya dhulka waqooyiga somaliya somalibaa leh ninkan kahadlaya waxuu u muuqdaa in ku yahay oramo ee usan ahayn somali

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад +1

    Somalilander baan ahay

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 3 месяца назад

    Qadaad wayn ma dawladbaa mise waa maamul gobleed?????
    Hassan Gurguurte runbuu sheegay waxba kama qaban karo somaliland

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 месяца назад

    Beenta iyo faanka patrol iyo beero iyo xoolo iyo macdan iyo India ocean iyo Red Sea intaba koonfur iyo bari kuma gaartide beenta dhaaf

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 месяца назад

    WAA LA NECEBYAHAY, ....!
    WAA NALA NECEBYAHAY...!
    WAA LA NECEBYAHAY....
    SOOMAALIYA AYAA NA DISHAY...!
    ITOOBIYA AYAA WALAALAHEEN AH...SOOMAALI AYAA CADOW NOO AH ...!
    WAXA KALE OO KA DARAN BEEL KALIYA AYAA DOONAYSA INAY DAWLAD NOQOTO...

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 3 месяца назад

    Asc.waar beenta jooji.hasan sh wuxuu yiri Ethiopia ha u timaado badda sidii ay ugandha iyo ruwandha u tagaan badda Tanzania.waana business. Marka jooji beenta nin wayn baa tahay.

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn 3 месяца назад

    Listen xilibanda isaaq mesha wexey oo joogan sparoo fake off

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад

    bal idorkan dhegaystah bentisah wuxuu yirih biyoh macan ban gelinay lasaanod bal bentah ilah dhegaystah warshadah biyah rag bah dhistay wayna burburiyen Argagixisadah nacladih kugu dhacday idor Qadhmun hadad horumar haysato way kah muqan lahayd waa ilahay mahadih hadan kah sarnay idor iyo horgaladih lah socday magol idor waa mid edebdaran hayadin iyo citarafkinah wasah markah u so galoh qof dhulbahanteh ah wuu jarayah habar oromoh waxay ku washen lasaanod

  • @flimbychuckz6947
    @flimbychuckz6947 3 месяца назад

    Waar inayn reerkan isaaq cali iskuma dhamaan bal waxay iskugu sheekanayaan dhulkii iyo badiiba xabashibaan siinayna ictiraaf ayaanku iibsanayna waar wuxu caqli xumaan haĺkee u hadhay oo la xitirafaya

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    Waar cabaadka iyo cataawaca daaye, haddii aad wax haysataan isku filaysiiya, dadkayaga dantooda anagaa og , waxa dantayadu kujirto noo sheegi maysid.

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    Qabyaaladu waa taa, ninkaaga dhulbahantoow macadaalad baad kasugaysaa NIman aad dagaalanteen, harti waa kadagaalameen waana sax.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 месяца назад

    SOMALI SHARAFTEDA WAXAA BABICIYEEN HAWIYO OO RABIGA NAAR KU CUUMAY.

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 месяца назад

    Waar qofka caynkaasa waa la tuura .haka gurina warka wixii xumaa ay sameeyeen ayey haddana i doodayaan.waar tuura

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 3 месяца назад

    Maxaad madaaficda ula dhacaysay hadaad leedahay oodi ab ka dhow mar markaan iska kaa celiyey baymu ehel noqonay hoodaa u sheeg ma aan ku casuuqee fara laabo doqon cudur darod ku dhacay waar tag xabashi ufay baad tahay waar imisaa lagu lahaa xabada naga daayoo aan wada hadalo waar iska qabta mujrimiinta

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 3 месяца назад

    Ninkan bannamijka ka hadlaya waa nin loo sodiray in uu somalida isku diro mana umuuqdo nin dhiig somaliyeed ku jiro ee halaga digtoonado

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 3 месяца назад

    Iidoor Dabacayuun Awalba Somal maahayn

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 месяца назад

    Shidaalka Soomaalibaa leh ee maxaad Xabashi ula shirkoobi

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    Soomaali qabiil kaa ku xoog weyn, isaaq baa tahay anaguna soomaali baanu nahay.

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn 3 месяца назад

    Yaa ku ictirafey haal qabiil baad tahay

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    Waar nimanka gurigooda ugu bax.

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    Somalilander baan ahay

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    Waar is oo qabta deg deg.

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    Iisoo qabta please

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    I soo qabta. Please

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 3 месяца назад

    Dad been ku nool

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    🎉

  • @AbdiFarah-zy3yu
    @AbdiFarah-zy3yu 3 месяца назад

    Reer buuhodle. Is ka illawarra inappropriate ma ogola dad kaasu