Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Ceerigaabo Waxano Ka Doonayna Nabad Haddi Nabad La Weyo Waxno..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 ноя 2024

Комментарии • 26

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 allow dadka walaalaha ah isdhalay nabad dhex dhig aaaaaamiiiin

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w Месяц назад +2

    Ismada dhulbahantoow ugu baaqa dadka nabad xoolaha lasoodhacayna celiya dadka maslaxadiisa kashaqeeya❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Месяц назад +4

    Dhulbahantow inaynu isdilno oo xawda iswada jarno waxa kafiican inaynu dhisano oo dhaqano nabadna jaar ku ahaano.

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w Месяц назад +4

    Ilaahoow nabad iyobarwaqo labada dhinacba iyo maslaxad waarta xagaisaaq iyo xaga dhulabahantaba lagu ilaawo waxa soodhexmaray

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Месяц назад

      Isaq iyo dhulbante ma sina Mark's maxay isaqu dhulbante isula siman anigu yabay

    • @maxamedsiciid7930
      @maxamedsiciid7930 Месяц назад

      ​​@@hodanc6255maxaa iyagaa na dhibaya wll oo naysku kaaya dhererinaya ma anagaa ayaa nidhi waan la simany

  • @SaleebaanOsman1122
    @SaleebaanOsman1122 Месяц назад

    Daroodku ceerigaabo waa ku Martin

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye Месяц назад

    Shalay waxaal lahaydeen dhulkayagii waanu joognaa OOG dhaafimayno,maanta waa la idiin taag la yahay oo soo bu'aysaan ee soo socda waxaa ka heeshaan baa leedihiin.

  • @saidnoor9182
    @saidnoor9182 Месяц назад

    Alhamduilillah

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc Месяц назад +2

    ceerigaabo marti baa ku eheyd SSC qaatumo seeg laga yaqaan naaleeye qaxaayo libaaxyadii somaliland baa heysta

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 Месяц назад +1

      Adiga English kahor inta uu iimaan somalil wuqooy adiga burco iyo hargeeso kaliyaa baad degeneed hadana waad ka qaxeesa waa qasab

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 Месяц назад

      Hhh inagumed yohow buurihii aad saran jirten baadku noqonaysan wallee 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g Месяц назад

    Ceerigaabo waa nabade maxaad wadaan?

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Месяц назад

    Walee daarood dagaal buu doonyaa sanadkan ee waa lays arkayaa sanadkan

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle Месяц назад

    Maanta waad ogoshiin nabada kol hadaad aragteen in habarjeclo iyo habaryonis diyaar noqdeen kkkkkkk hore laydiin ka waayee waa la tolay ooy oloshay kkkkkk

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Waxay majirtinku ku so dhiibin bad nola imnysa ceerigabo badaxlay bay noqonysa laba dawldod hab qabil ku salysan ba laga samynaya

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Месяц назад +2

    Nabadu wa inay qolo waliba danteda ku ekato

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Месяц назад

    Dhulbahantow Somaliland ayaad ka mid tihiin Calan buluug ah iyo nabad is qabadsii

  • @Ceergabo
    @Ceergabo Месяц назад

    Rag badan oo horgalo ah baa meesha horboodaya. Adeer nabad taalaa Ceergaabo ma jirtee, wax kale maad sheegtaan. Carab waan ognahay lacagtii laguu soo diray ee SNM kuu soo dirtay.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад +1

    Hhh war kuwani waa horgalo caadeqate yaashii oo kan garadka sheeganaya beenta.ah ee qaadla.ha.ah eedib jirka.ah na soo kaxaystay soo laaluushay cidna ma.matalo waxuu nalaye axmed udhex cararayona garan maayo hhhh war tuuladinii sarmanyo aad 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Darwiish-Sool
      @Darwiish-Sool Месяц назад

      Nabadii munanafaqada ahayd ee idooorta danta u ahyd iyagna xoogaaga ay ku cuni jireen dhiiga rgga ayy wadaan bal meesha maleeshiyada H jileec ee SSB la baxday ay ciidankoodii Ceerigaabo joogaan waa maxay kuwani nabadda iyo walaahoowga ay shubayaan 😂

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu Месяц назад

    Ugaadhyahan waa badan tihiin mana muuqtaan wax baa khaldan ceerigaabo waa in aad qabtaan go aan adag soosaartaan dadka iska celisaan

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool Месяц назад

    Belo ku degtay maleeshiyaddii SSB la baxday ee habar jileec Ceerigaabo ayay ka dawladaynayaan halka raggii Ceerigaabo ee Laascaanood usoo halgamay ay maleeshiyadu ku ugaadhsanayso Ceerigaabo adeer Beeraha Ceerigaabo iyo dooxooyinka Masag Iyo Jiidali maad ku shirtaaan haddaad shiraysaan???nabadan beenta ah eed ka sheekaynaysaan waa tii ay Snm 15 ka sano ku joogtay laascanood haddana ay rabto inay Ceerigaabo kusii joogto se dhici mayso nabadd baad ku haysaan ilaa iyo maalintii dagaalku bilowday dadka ka xishooda jaahiin gubaye.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Месяц назад

    Hhh waa wada horgalo nabada aykashekaynayan waxay ka.go.daa maamulka Ssc iyo Madaxwayne Firdhiye iyo isimada dhulbahante Arin uu udhanyahay laakin kuwan dugaaga ahi iyo kan dibjirka.ah ee qadlaha.ah cidna ma.matalan🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo Месяц назад

    Haaaa haaa
    Waxan ugu baaqana reraha ceeri gaabo daga o dhan inay kuso biiran dawlada cusub e ssct nabadana ay ka qayb qataan

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 Месяц назад

      Dagaal baad ku baaqaysaaye soo soco