Somaliya Dal lakala qeybiyey Nabadna laga dhaariyey || Dadkiisan Dunida loo Kala diray || Wey Cadahy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 ноя 2024

Комментарии • 32

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +1

    Asc Subhanallah Allahu Akbar
    Dadka Dawlada ka sugaaya Muqdisho baa ka doqonsan Meeshaas waa guri Mooriyaan.
    Hadaan Magaalo madax cusub la helin Soomaalia waa burburaysaa.1991 ayu celiyey,
    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

    Somalia ha is raacdo runtii qabiilkane halla iska dhaafo

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад

    Wansiib madaxdii baasas noqotay Eshacabku. Habad baadiyo dalka

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Qadaad Weyen Hadhacado Waa
    Xin iyo Xaasid Laftinagaa Afka
    Oromo Hala lagu dhigto Somalilnd
    Carabi iyo ingiriisi baalagu dhigtaa

  • @DuaaleKiinducaale
    @DuaaleKiinducaale 2 месяца назад

    Soomaaliya ha israacdo

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 2 месяца назад +1

    Sheeko Xuma CBB War Sow Adinka Mahan Kuwa itopia Na Laga Waa Walalahen Waqtigii Dorashadana itopia Na Tageereysa Sow Mahidiin Mida Kale fahaf Kilkilo weyne iyo Farmajo SOW Mahan Raga itopia So dhaweystay No Calacal No More Somalinimo Danbe oo Booja Qabyalada.Idiinka Hadalsiineysa Ayan idiinla Walaqeynaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Eratereeya hada dhul itoobiya bay ku jiran ciidamadeedu oo un ka leedahay ha ka baxaan ciidamada eretereeya muu aado abi waxaan imaaraad iyo yuhuud baa wada oo in yaman laga weeraraa la rabaa dakad visna ma rabto

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    wey soo gashey alalaasa oo gacmaha kor u tawga itoobiya dhameystir ciidankeedii horey u joogey alalaasa oo gagacmaha kor u taaga xasan wuu diidey lahadalkii turkiga asagasna fasaxay turkiga waxuu u soo hor galey itoobiya ineysan masar soo galin markey masarna soo gasho itoobiyana hore noogu jirtey ooy korgeena ku dagaalamaan waa qaxid soonaqosho laheyn haduu hadhow markey. xasan iyo kooxdiisa naga qabto waa fiican tahay haduu turi ki nanaqaban waayo itoobiya awalba waan fileyney

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 2 месяца назад +1

    Anigaa u horeeya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Itoobiya Hanoolato Nebigaa u duceeyey

    • @rodajama7111
      @rodajama7111 2 месяца назад

      Maxaad utoog saneysan had iyo jeer Maxaase had iyo jeer dadkaaagu sharks noodhaqaan iyo musqulahanaga dhaqaan haduu ilaahey kuduceeyey

    • @Fathayusuf-u4v
      @Fathayusuf-u4v 2 месяца назад

      DUCADII XAGAY IDINKA MARTAY
      MAINAAD SOOMAALI TUUGSATAAN BAYNOQOTAY OROMO SHIIRBADAN GAADHILAYDINLAMARAACIKARO UR DARTII SOOMAALI ALLAASHARFAY

  • @AbdiAli-ss2kh
    @AbdiAli-ss2kh 2 месяца назад

    Mahmaahbaa ahayd geed ayaa yiri godiney imagoyseene barkey ayaa kugu jira waxa na heystaana waa taas oo nin lagu sheego mweynihii dalka ayaa dadka iyo dalka somaaliyeed in laqabsado ku raaliya waxana marqati u ah ithopia in ciidan keedu joogaan dalka diyaaradii ithopiana toos uga shaqeysato dalka kuna duusho hawadanada taas ayaa cadeyn u ah (godiney ima goyseen ee barkeygaa kugu jira)

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Haday leedahay ciidamadaydii soomaaliya kama baxayaan hadhow na bad baan ilaali ayaa oo kama baxay no avid baa xigta

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 2 месяца назад +1

    Aniga 2013 ayan gadhageysay nin cadan RUclips in somalia la gumaysandono

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 2 месяца назад

    Somaali dhega xiraney wax ma fahano odayaasha siyasiyiinta warkoda ha laga baxo ee dhalin yaro u 50 inta kale ka yar wadanka gacan bira ha ku qabsadano oo aminsan dalkoda dhul iyo badoda iney wax ka so saran karan besha calamkana ay iska wada eryaan ayakana gacmaha is qabsadsadan sidaas ayaa danta guud nogu wada jirta

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Waxaas Waa been dawlada Afrika ugu awood badan bay soomaaliya ahayd oo galaduel ka baai jirtay 1950 baa un u qor shay say in uu gumaystuhu ka kaco been taan laydin sheegin Kenya iyo tansaaniya Waa la xukumay

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 2 месяца назад

    Faa aad Yasiin wa a nin African aanudha lan soomaali halaiskaqabtowaca

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Eratereeya waa 4 malayn badii itoobiya 100 sano isticmaalaysay bay ka qaaday oo u diiday in ay isticmaasho ayagoo 30 milyan a maxaa u baqaysaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    xasan suu ku socdo meel walba wax kasoo saxiix meeqa dowladood ayuu naga soo gadey itoobiya iyo dowladihii uu naga soogadey ayaadagaslamasya turkina badii uu u saxiixay ayuu naga ilaalinayaa labadowladood waxey dhaantaa 10 dowladood ma 20 dowladood alalaasa oo gacmaha kor u taaga dhulbaow yaa kuleh ismaaciil babrisow dhulku kulago waxaano dhan isagaa ka da beeya hambayo istimaar cusub

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Itoobiya haday 4 milyan tahay may eratereeya badeedii ka soo ceshato doqonimafana iyo xasan xoo bay aragtay

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 2 месяца назад +2

    hadii soomaali iney badbaada rabtii xasan meesha halaga wereejiyo sii deg deg ah ooshaki kujirin soomaaliyeed maxaasugeeysiin hegaanka cadowga sasanweeyaa war nacaska nagatuu baaQacadowkaweye😢😢
    Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagasoogaar

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад

    Markaan qor Teheran qaadan o oo la dagaal no way iska tagaysaa

  • @amiira8902
    @amiira8902 2 месяца назад

    war ya maxa samali dhalada iskasarayma hooyo io aabo maya
    ma awal ayey somalidu mid aheyd maya kuwi fudeydku lenaymoye meday somalidi keniya meday somali galbeed
    oky taladaba socda so somaliland maha hadaba kanaxa riyada
    ad ku riyo naysaan sonoqon mayne tina u tashada tukale ha u hanqantahina by by

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад +1

    kDS wax cusub nooma keenin fahad yaasin miyu ahayn kii gacan yaraa uu aha farmajo hi siiyaay shanta dakadood😂😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 2 месяца назад

      FARMAAJO DEKEDA MUU SIIN WAXAY AHAYD CONTRACT GANACSI, SIDA DEKEDA BERBERA LAAKIIN ADIGU MAXAAD QOF AAN DENBI LAHAYN DUSHA UGA SAAREYSAA MID DENBI GALAY OO DHUL U SAXIIXAY U DIFAACEYSAA?WAAN GARANAYAA JAWAABTA SOMALILAND DHULKEEDII ETHIOPIA AYEY KA IIBISEY CID KALENA DENBI AYEY U RAADINEYSAA WAA DOQONNIMADA LAYDINKU YAQAAN ETHIOPIA AYAAD ISKU DHIIBTEEN CID KALENA WAAD CANAANANEYSAA!!!!!!!!!!!!!!!

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад

      @@mohamednur1696
      *_😅😅😅Hore iya lo yidhi doofar ma daahiro adeerkaagi tuuga aha shanta dakadood siiyay anku takad kaliya iyabanu ka kireyne sidu aderka faramjo tuug shan manu siine ee yidhi somaliya iyo itobiya wanu isku darayna hal wadan bay isku noqonayan mida kale fahad yaanis miyu gacan yari faramajo ahan anigu miya caayay waxu yahay iyuban sheege dhageeyso dadka uugu dabeeya ee Bad ka hadla iyaad tihin wayo tuugadi shalay sacabka uu tumayay iyad tihin somaliya iyo itobiya way isku biirayan hadee adeer idoor wa ka horeeyane duufka meel kale la aad_*

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 2 месяца назад

      @@dhashisheekhisaxaq9514 HORTA ALLAAH HAW NAXARIISTO UMADDA DHIMATAY SIIBA MAGACAN AAD KU NOQOTEEN INTIXAANKA REER SHEEKH ISXAAQ KU YEE WAAR UMADDA DHIMATAY MAGACOODA U DAA TAN LABAAD DOOFAARKA AAD TIDHI INKASTUU DURDUR IYO DABBAAL GALO DOOFAAR ABIDKII MA DAAHIRO ,WAA NINKII SHEEGA MA DHAAFTO ADIGUUN BAA ISKU MAAHMAAHAY XAGGA DEKEDAHA MEEYEE DEKEDAHA UU IIBIYEY NINKAA AAD ADEERKAY KU SHEEGTAY EE AANAD HUBIN XITAA INAANNU WAX ISKU NAHAY IYO IN KALE BEENAALE MARKHAATIGIISA AYUU FOGEEYAA,IDINKA SOW TAA BERERA IMAARAADKU KU XAARAY EE UU HORUMARKII OO DHAN KA XIDHAY SI AANEY ULA TARTAMIN DEKEDAHA IMAARAADKA ,IYADOO AHAYD DEKEDDII KOOBAAD EE WOQOOYI,QABYAALAD AYAA KAA HADLINEYSA ANIGASE WAA WADDANIYADDA IDINKA LAYDINKA MASAXAY,ANIGU REER WOQOOYI AYAAN AHAYN AHAANAYAANA SOOMAALI AYAAN KASII AHAY IDINKUSE KASII GALBEED KASII QABYAALADAYSAN ,ALLAAH WEYNE CAQLIGIINNII AAD WEYDEEN HAYDIIN SOO CELIYO REERA AXMAAR IYO OROMMA IS MOOD BILAA QADDIYAD