It’s sad we are calling our self Muslims and we are watching about a young boy who is already suffered a lot and he is not getting any help may Allah help him from this evil family please pray for him .
Alla rufiyaaniin dad caruurtooda in ay diintabaranayey baad in aad suuqa galisaan baa rabtaan haduu haduu Cenada ku halaabo akhiro idinka la idiin heeystaa waxaa dhici karto in aad belwad leedihiin
Wiilkani sow family ma leh maxaa ummaddan shaqo uga dhigay midda kale yaa uga soo horeeya Canada Allah ka cabsada inankan yar yaan cadaab lagu soo tuurin. Noocaas gang ama jeel ayuu ku dambeyn waayo lamaba qabsan karo nolosha Canada
War Illahay ha laga baqo oo yaan loo gafin umada dhan oo Canada dagan, sixir iyo qurun reer Canada ka hufan. Mida kale naag waxa barasho haysato oo Somaliyad ah ma jirto beenta dhaafa, illahay xaq ha ni tuso.
Ilmihiina ka warqaba idinka
Muhiimada waa in wiilka lageeyo Canada waana la geynaayaa arinta waa loo wadaa.
Hani iyo awowe dahir alasow arinka wiilkani wx ugaroon majirtee haleysku xaliyo dadka an wxba utareynin wiilka yey lug goyn weyga talo Hani iyo dahir alasow 2doda kaban oo isla fhmo inshllah
Hana paranda howshaan camal shaqadeda waye kiisaskan camal shahado caalami ayay uheystaa
gabadhaan yowdin iney shirqolaan ey ranaan sixir siyaan
It’s sad we are calling our self Muslims and we are watching about a young boy who is already suffered a lot and he is not getting any help may Allah help him from this evil family please pray for him .
Hooyadin walida kawasa maxad idinka galay reera
Somalidan maxaa ka galay familka idhalay
Anna huskies Dayan daacad ilmaha wax iguana Qabyaaladu kuwa caruurta Siraad yeelay hala dacweeyo
Waryaada waad iska buuqaysaan ee wiilka amnigiisa ilaaliya abti abti haku haynina abtiga aad sheegaysaan wiilka haku aaminina reer abtigiis way dhibaateeyeen xaline intaad kaysaan kalyaha halagalo boxo wiilka yuusan gacantiina kabixin abti iyo habaryar midna ha udhiibina
Wilkan ha ku kur cayarina
Wilka
Wiilka wecel yirahdeen ciilkaas hayo
Ee waa yahay
Somali caydedii waaye
Hani wa sheqaal
lakiim cer shekataa
Asc wel ka ninka haya wuu ka baqay nin fiican ma aha ha laga ke xeeyo
WILKA YAA ILLAA LINAYO HADDII KANADA LAGEYO AMAA LADDILAA MASKINKA
Hadad wax u qabanaysan
Ha ku kur dacdac sanina wilka
Wax u qabta
Waar wiilkaan yaan lagu celin soomaaliya waa ladilikaraa daahir waa 10 wajille faa iido maleh subxaanalaah quraankaa ka adag
Asc
Dahir qabiil galey
Alla rufiyaaniin dad caruurtooda in ay diintabaranayey baad in aad suuqa galisaan baa rabtaan haduu haduu Cenada ku halaabo akhiro idinka la idiin heeystaa waxaa dhici karto in aad belwad leedihiin
Wiilkani sow family ma leh maxaa ummaddan shaqo uga dhigay midda kale yaa uga soo horeeya Canada Allah ka cabsada inankan yar yaan cadaab lagu soo tuurin. Noocaas gang ama jeel ayuu ku dambeyn waayo lamaba qabsan karo nolosha Canada
Sida aabihii qori ha qaato
Ma somalia laggu qasbaa ma aha wiilka somaali waa ajanib
Somaaliya haday tahay dal leh dowlad adag Haa laakiin dal maaha qarax iyo wareer yaaal
Muxu u cabsan wayay cunugyar oo la ciilay ilahow u gargar
War cidaas wiilka yay arkin halaga halaga qariyo naagta noo wey dili rabaan noo muqdisho maxaa loo Celina yaahuudheh wey dili rabaan waa
Lkn xaaldy waaku diday inaad haadsho hana ruuta sheeeg
Wiilkaas abti haku aaminina please and please
Gabadha la direy wa aftahan wiilkana waxa la dhahey drugs cuna lakiin wa is dofacey
War Illahay ha laga baqo oo yaan loo gafin umada dhan oo Canada dagan, sixir iyo qurun reer Canada ka hufan. Mida kale naag waxa barasho haysato oo Somaliyad ah ma jirto beenta dhaafa, illahay xaq ha ni tuso.
Asc waan dhegaysanaaya Xalayto waa run Wiilka Reer Abtigiis ayaa la difaacaayey si uu San hadhowto u waramin oo Aanu u dacwey markuu tago Canada
Wiilkan 1sano iyo bar suuqa ku noolaa balwadna yeeshay sigaar buu sheegay wax qarsana wey dhici kart Alle ka baqa rufiyAnimada iska dhaafa reerka islameed ha isku dirina jooga waxan wali waa caruur
Caruur ma aha wanin 20 jir ah o wax qabsan kara balwadna Raga marka la ciilo wey cunaaad dalkiisu rabaa Canada ma aha somaali wiilku
Wilkan ha ku kur cayarina