DADKAN SOCIAL MIDEA KU JIRAA MIYAANEY WAALIDKOODA LA XIDHIIDHIN , MISE WAA DADKII IYAGOO YAR YAR LA TUUREY OO WAY CUQDADAYSAN YIHIIN. SUBXAANAH MAXKAMADANI Way shaqayneysaa dhanwalba.
Wllo wxa marka so qadanysid iska hubi sbbto ah meysan dhihinba saara Aya dhaly ee gbr ba iga maqn dhhde sahra hassan xusen ladhha wana hooyadey mrka views yusan kagalin edeynta benta ah adigana
Habartaan waa beenley ilahey kama cabsaneyso 12 jir miyaa tahriib yaqaaano iyo meel laga baxo yaab tankale wagaas dadka waaweyn ayaba talefan wadan jirine 😂😂dhocil intaas la ek o talefan watado wa sheko kale kkkkkk
Hhhhhh ano masajid casar ku tukanyo mamo igu dhagty alaa hoyo hoyo aniga hee hoyo hoyo 1991baad iga luunty ani waxa dhahay mamo ani sanadkas maan dhalan matan banahy o wil baa matan ila ah hoyadey Way dhmty abo inol ee isi daa shok ayeybo igalisay
CABDULAHI YUSUF JAHANAMA HAKU WARO DHUL XORA O MUSLIN LEYAHEY AYU USO HORKACEY AMXAARO ITOPIAN WEXEY KU KADIYEEN KABAHA LA GALEEN MISAJIDYADI DAD TUKANAYA AYEY XASUQEEN
Subaxana laha walaley waxano xijisa ma qabil difac beka tahay koley ta cidna kama qarsono ino itobiyan ino kenay cabdulahi Yusuf balse waxan umalena adiga Ina tahay rer gobal Adan waxba kala socon casimada waxe ka gesten am xarada alah ha idin daweyo intii qabilka siqaldan u fahmow@@Sahra-o2x
Arintaan SHAKI ayey leedahay😂 Hooyada wejiga maxay la qarihee? Xataa abtirka gabadheed siday u sheegeyso waa iska qiyaas ee xaqiiq uma eka😂RIWAAYAD WAAYE
Mamadan waxaa warestay xataa abdicasis riyali marka been ma ahan
Dahir calasow wa odi kanaxo inta lasooxariirta laakin wiilka waxbaasika eh maxamad kanadiya lakin woo isbeerdareeyey wan kaxumahay dahir calasow walajan ❤❤❤❤❤❤
Danbi ha igu ahatee Social media maba aaminaayo
Qof walba waxu rabo ayuu shegaa subxanallah 😂😂
Sheekooyinkaan waa soo bateen Allow aan nala sheegan
Guriga hooyada adoo iska joogo laiska kaa sheegana yaaab
Hooyo anaa ku dhale maxa ii inkiree❤
@@SagalMohaned waa mashruuc Cusub
@@Neyruus143 Kkk Anaa ku qabi jiray aa soo socota cabsi cabsi
Sacadan laga bilawo aniga ig maqan tahay 😂
Saaro hooyadeed waa duduble waanay dhimatay soowtii la alaah
😂😂😂😂
Waa sheeko kaleee
Yaasmiin belle kkkkkkkk war ismiin dheh ha ku dheelin qabiilke😂😂😂😂
Mansha Allah si fudud sahro
I am confused how you sent a 12 years old to another country by herself
Fuustadan saara baa lagu dililndileeyey 😅 naag nool weeye wa iska riixeysa lakin ubiqimaayo
Dadka soomaaliyeed yaa da’ la weydiin please😢😢😢😢😢
Zara qosol wanaag ma ahan sawirkeeda 😂😂😂😂😂😂😂
Aaaaaamiin yaa Allh🤲🤲🤲🤲
Dada yaan umada laydiin waxbaad sii fogynysaane wax laga yaaba inuu qof Dhani dadkiisa u sheegn waayo dada darted wax fah cawaanyay aan sinba looga nabad galin👈
ALLAHA USO SAHLO 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sawirka mesha sarraan Saara maaha sanka iyo afka xitaa iskama eko ee maamada si sax eh gabadheeda ugu baafi koley waa qofweyn been sheegimeysee.
Saara waa qof hooyo jecel dhoormar ayadoo ooyneyso oo dheheso hadee hooyadeey noolaa lehéede faraxadey wan u sheegan lahaa marka gabadhaa masaakiinta eh xasuus iyo murugo hagalin alllaha haunaxariisto hooyadeed iyo wll keedba
hooyo somaliyeed hadii ay kutirahado aniga ay kudhalaa fadlaan qalbi hakajabin waayo hooyo waaye naxariis badan tahay hooyo lugahaydu ay janad kujirtaa
Aniga waa iska rabi lahaa inla isoo sheegto hooyo ma heysti😢😢😢
Inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun
Sahro ayey u egtahey😂
Dhuumanaaya tiktok masoo fariisteene wax fahma
DADKAN SOCIAL MIDEA KU JIRAA MIYAANEY WAALIDKOODA LA XIDHIIDHIN , MISE WAA DADKII IYAGOO YAR YAR LA TUUREY OO WAY CUQDADAYSAN YIHIIN. SUBXAANAH MAXKAMADANI Way shaqayneysaa dhanwalba.
Wllo wxa marka so qadanysid iska hubi sbbto ah meysan dhihinba saara Aya dhaly ee gbr ba iga maqn dhhde sahra hassan xusen ladhha wana hooyadey mrka views yusan kagalin edeynta benta ah adigana
Sahra qosol wnaag maxaa ugu soo qoreysaa illahey ka cabso waraa❌
WALIDOOW ILMIHIINA ILASHADA MESHEY CAGTA DHIGAN LA DHIGA LA SHEKEYSTA SKULADA DUGSIYADA GEYA KASO WADA LA CIYARA XEEBTA GEYA SO WAREJIYA
30sano ey jirtaa iyo 18 sano ayeey maqantahay 12 jir miyeey ku baxday alla been badanaa xasbunallah
Qof lawaresanayo oo warka loo saxayayo 😂😂😂😂😂😂
Waxan ka baqayaa hooyadey 2016 dhimatay iney hooyakale ana dhalay idhahda😂😂
Hoyo Allah haunaxaristo hada social media kujirin wax kushegan maloho
Yasmin aa war qabiilka ciyaarta kadaaya ismiin ayaa ladhahaa qabiilka
Sahro hoyadeed. Agteeday kudhimatey 😢
Wajjigeda aaadd ufiiriya wey u egtahay suniyaha
Sanka camanka afka allaah wax og
Islaantu sanadkana ma taqaan telephonka 18 sano kahorna wey taqaanaa… cajoling… ciyarta naga daaya
Habartaan waa beenley ilahey kama cabsaneyso 12 jir miyaa tahriib yaqaaano iyo meel laga baxo yaab tankale wagaas dadka waaweyn ayaba talefan wadan jirine 😂😂dhocil intaas la ek o talefan watado wa sheko kale kkkkkk
Mashruuc noqday walidkeen taagan in nala soo sheegta ka baqaya kk
Hhhhhh ano masajid casar ku tukanyo mamo igu dhagty alaa hoyo hoyo aniga hee hoyo hoyo 1991baad iga luunty ani waxa dhahay mamo ani sanadkas maan dhalan matan banahy o wil baa matan ila ah hoyadey Way dhmty abo inol ee isi daa shok ayeybo igalisay
Dahirow gabdha yekatahy yusuf daaud hadey noshahay ey jogto yamen walahelaya
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Zahra hooyadeeda wee dhimatay wanna Yamani
Mar ushukansanayey Omaar 33 jiraa dhahday
15 kubaxday haday SAARA tahay
Alaah hasoo sahalo
Waabeentiiyoo qof ah maamada Waa qoslaysaa afkay marada kulajirtaa
3 Maalin Chance Heesataa Magaca Kuugu Qoran RUclips Ka Badal Haddii Kale copyright isku Diyaari thanks
Ooo xaa karabta ma magacaga ugu qoran😂😂😂
I have done it, thanks for me giving chance
Wax siyaado ah miya jiro oo intas dheer aad dood ka qabtid please inform me
Qof run sheegaayo uma eka way ay kamarada u eegi la dahay
Waa fuusto uu soo riixay lkn iyaduba way fahmeysaa sahro qospl wanaag
Yaahuu
Aniga cid i sheeganaysa mala wayey....lakin islantan gabadha way u egtahay
Maamada way xishomaysa shaqa meel kasocota
SUBXANALAAH WILKI YARA EQALBIGA NAGA XANUUJIYAY
CADOW ISUGU TAGAY AX AX AX
AAWAY AABIHIIS AWAY AYEYADII LALAHAA
WAA HINDI
Waxani Film lagasoo shaqeeyey ayuu iila eegyahay rayi ahaantayda
Gabar sacuudi aaday oo soo shaqeyneyso maa dhuntay marka
Subxanallah subxanallah
114ka dheh 104 maahan daahir
Wax baa qaldan
No
Information unacceptable to me
Sawirkan waa qof ween xiligaasna sawiradaan ma jirin maxaa qaldan🤔
Ma sawir aya jirin 20 sano ka hor😂😂😂
SARA MAGACA HOYADEDD SHEGATAA
No she is not
Sara miya hunguri so gly 😂 iwad sheekada family mxan liqaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
sheekadii hore ayaa run u dhawayd oo AJ waayo mamada Horay ayeey u baafisay waqti hore
hooyada waxba kama qaldane ninkan ay didantahay iney meshisa timaday wayna ubahanthy inloo baafiyo gabadheda saara iyo gbdhaan iskuma eka gbdhaan hooyadeda ugthy illaahay habu soo if bixiyo inkasto ay fcneyd iney ado ilintir
hooyo been maa sheegto balse sara qosol wanag hooyadan ay dhashaay runtii waayo hooyadan wajigadu markad aad uu firiso waa sara qosol wanag oo intaa tagaan
Hada hadii ay jirto 30 18 ay maqan tahay 12 sanno mey ku tahriibtay
Iyda maad laxariirtid
Maxkamada shaqo fiican haysaa lkn waa in ayhubisaa qofwalba inta aysan sheegan qof.sababtoo ah waa jaaifo hadii ay been noqoto
Mobil xiligaas ma jiray😳
Haa waa sahra qosol wanaan oo yar
30-18= 12 jirbay Sucuudiga ku aaday waxbaa qaldan
May gabar ay ka tagtay oo 6jir meelahaas eheed ayaba guursatay oo ilmo leh
Wakee Social midiyaha dadka ku jira dhaaxaa Waala soo sheegan Doonaa.
Mamada Nbrka mopile waa taqan
Laakiin gabadheda dadeeda ma taqan
12 jir maa 2007/8 Mopile haystay.
Naagaha meesha saarani hadal badanaa balaayo bilaa camala oo wada xan iyo buuq badan😂
😢😢😢😢😢
Yasmin qabilkq biyamal xeey kawadan soo aaba maleh
Kkkk
😂 wa suaal
Fake news been inay shegayso way ka muqataa afkee qabsanee
Sahra qosol wanaag waan arkayay in foosto xalay lagu so xirayay waana Soysoy kkkk
18 sano maada dhahay 20 sano maxaa ugu soo qoreysaan Allaha ka cabsa
La yaab dadkan xage kaso baxbaxayan
Mamada Ben haka shegin wll mesan dhihin hadalkan ad ciwanka ka so dhigatay dadka ha qaldin
See camal xay la jeesjeesee oo afka u qabsanee hadey wax ka maqan yihiin
Naa caasiyad yahay aamus
Way is qarineysaa islaanta waa mid beenah
Been badan qoftan lacaga ma la soo siye
waa sheeko cusub 😅
Dadku way isku eekaan karaan
Alahasoodhaweeyo
Mida kale sawirkaan xagee laga keenay
Maxay u foorarsaty maamadu
Unsubscribe channel kaan been inuu kusoo qortuu keenay..waxaan daawanay nay buu rabaa inuu noo sheego imaanka😂 beel.
MuNa mamma way qusleesaa😂😂😂😂😂
Waxba qaldan mamada oohin ayey ceshani la dahay walee wala soo hobanaya hadana sahra qosol wanag adkaday
CABDULAHI YUSUF JAHANAMA HAKU WARO DHUL XORA O MUSLIN LEYAHEY AYU USO HORKACEY AMXAARO ITOPIAN WEXEY KU KADIYEEN KABAHA LA GALEEN MISAJIDYADI DAD TUKANAYA AYEY XASUQEEN
Naartii saciira iyo jahanaba allekugufogee xaaraan cali mahdi iyo caydiid maad habaartid ayagaa 2000.000 malyan oo soomaali ah muqdisho kaqixiyey labamalýana hoobiye kulaayey bakhtiyohow nagadhamoow
Subaxana laha walaley waxano xijisa ma qabil difac beka tahay koley ta cidna kama qarsono ino itobiyan ino kenay cabdulahi Yusuf balse waxan umalena adiga Ina tahay rer gobal Adan waxba kala socon casimada waxe ka gesten am xarada alah ha idin daweyo intii qabilka siqaldan u fahmow@@Sahra-o2x
Walaala yaal Nasr heysku habaarinina oo Dadka dhintay ha habaarinina oo iska dhaafa Cadaab Allaha naga haayo
Kaas maad difaace ceydiid gaalo mawetay alle kabaq
Kaas asaaba dhintay kakalene waa dhintay waxa ay 2 shaqeystaan ay leeuihiin OK waxba heysku xiiqina
Midh kama maqna surrey ku jirtaa
filin ayaa la jilayaah mooriyaan is bahaystay mamada xataa waa ka muuqataa in lasoo kalifay
Shabaab miya kiiska u galey
Jammemaa la ladhahaa islaanta
Sara waa uegtahay lakiin mahan
Kkkkkkkkkkkk yaaaa .
Acudu Acudu
😂😂😂😂😂😂😂😂
doomaha qaarkod boosaaso dadka raaci jiray baddey ku daadi jireen dadka allaha u sahlo
😂😂😂
Sara qosol wanaag waa u egtahay
Jamaame
Jammaame
Sahra waa afwentahay maha
Wa isku egyihin sahra iyo mamada
Beenlay
Dahir walalow whatapp qoraal kuugu so qorey will yer qola manage Nairobi iiga wateen
Xiita. Coidaak. Way. Isuu. Eega. Yahiina
كذب كذب كذبه 😂