Waa Aakhiro samaan,Isku wada duub wiilkan ma waxaa lagu haystaa in uu Ifka yimid yaa Allah ,ilaahay halaga cabsado,Habbo inshallah waad ka baxaysaa dhib kasta oo ku haysto ilaahay ku xidhnow salaada iyo Adkaarta badso
Abaayo kala reeb 2doda waa sax wuu qaldamay laakiin wiilkaan waxma galabsan o aabe maafiyo mu door aniga isagu bad badu ubaahan yahay teeda kale aabe manoolu leyahay mar walba alllaaah ha bad badiyo Aaamiiiiiiin
War aydaan hubin buunbuuninteeda Illaaheey uga baqa. Hal dhinac ayaad warkiisa waddaan, ee fadlan warka xaqiiqdiisa raadiya, oo dhinaca kale soo wareeysta. Suaasha aan qabo waa Yaa soo koriyey asaga, oo yaa biilka u diri jiray asaga iyo dhamaan qoyskiisa.
Waa Aakhiro samaan,Isku wada duub wiilkan ma waxaa lagu haystaa in uu Ifka yimid yaa Allah ,ilaahay halaga cabsado,Habbo inshallah waad ka baxaysaa dhib kasta oo ku haysto ilaahay ku xidhnow salaada iyo Adkaarta badso
Illaahay ayaa xaal og iilmahaan yar xag rabi kanool yahay ifkaa lagu ciilay allaah wu umiciini
Xabiibo Cabdi Kaasiyeeri Waaye Alla Ku Cadaab
Asc ilaaheey wiilkan muraad kiisa ha usahlo insha allah amiin amiin
WALEE WAA BAHALO AN ALAAH KA BAQIIN EE CIIDAN HALA DACWEEYO WIILKANA HALA CAAWIYO
Insha allah ilaaheey ayaa caawinaayo insha allah
Alle baan idinku dhaarshayee qofkii awoodo in uu Aabihii laxiriiriyo laxiriiriya Aabihii 🥲waa dhiigiisa waxbadan buu u sheegan lahaa Alle habadbaadsho markastaa iyo meelkastaaba cadowgana Alle haka qabto Aamiin Yaarabi
Alle ha kaa badbadsho wiixi dhibkolamakan
Sorry Habo mcn inshallah you will get everything you want you and your family inshallah don’t worry ❤
Don't worry
WAXABA KUU CAD MARKEY JOWHAR AYANA U DHALAN AY GEYEEN OO AY KU QARIYEEN SAN LOO HELIN
Waa murugo walhy
Amiin amiin insha allah
illahy ha caawiyo miskiinkan
Wiilkaan xitaa dhaqtarka lageynayo halaga taxadaro Alle habadbaasho markastaa iyo meelkastaaba aamiin yaarabi
Wiilkaan malaga waayay dibada wax bad baadiya o HG kadhex bixiya
Baqdin ay ubaqayaan xabiiba walalheed ameey udilaaan yaa allaah bad baadi Aaaaaamiin
Alla maxaa dadbadan ciil lanoolyihiin aqiro lamaba xasuusanayo subxaanallaah
Habo qaska kadaa sheekada markaad laabato qisadaada ka sheeke plz
Somaliyey wiilkan badbaadiya
Yaa islaaam ah aaway Black American ka deg deg maa logu raadiyo qatar ku jiraa walhy inla dilaa daran
Habo guulayso
Cawiye wiilka hadalka ka daaya cats cafimadkis in wax laga qabto baa loo bahan yahay Xataa wiilka cabdi baa ka muuqata
Qofwalbo ha oo Soomali ah Please report to the Canadian embassy.
Wiilkan maskiinka ah danbi ma laho halabadbaadiyo.
Waar wiilkani warka ka daaya waxaan waxaa la yidhaahdaa family problem meelkastana wuu kadhacaa
Yaa allaah yaa Raxman
Hassan Jeesow oo maxa na leedahay Ceyr Maxamed & Haiti a ilmo iska dhlay?
Wixii ku dhacay waxaa ka masuul ah aabihiisa gaangiska waayo hadduu nin nadiifa yahay oo ilmihiisa isagu masuuliyadeda qaado cidina sooma dhex gasheen wax maafiyo ah baskoolad waddo oo maraykan dambiyp kasoo galay
Abaayo kala reeb 2doda waa sax wuu qaldamay laakiin wiilkaan waxma galabsan o aabe maafiyo mu door aniga isagu bad badu ubaahan yahay teeda kale aabe manoolu leyahay mar walba alllaaah ha bad badiyo Aaamiiiiiiin
Abaayo qaali waa runtaa laakiin cunugaan dadbaa maskaxdiisa maamulaan waayo mudnaanta kowaad uma ahan inuu mustaqbal sameysto oo kor uga baxo dadkuu sheegaayo laakiin waxaa mudnaanta kobaad i ah inuu aabaha gaangiskaa helo oo dadka. Ka aarsado intuu aarsi ku fekeraayo uu gadaal fiirinaayohorumar ma u fududo@@SagalMohaned
Habaryartaa see gaalo kuu siin kartaah cunugu been badanaah
Sorry habo weelkaan yare canada ayuu ku dhashay Maa iska suu celi saan haduu safarada tagay iska suu dira
Wiilkaas cuqdad iyo naceyb ayuu u qaadayaa somaali , abtiyadii iyo diintaba. Allaha xifdiyo
Waa geesi waase laciilay allaahu akbar
10 rag udhigmaa quwada waa laga gartaa laakkiin inla samir siiyo laraali galiyo waa muhiim naagta dhibtayna ay uga guurto Canada oodhan ilayn wey cabsaneysaaye
Wiilkaan into caqli celiyo ayaa fiican si hadu tago una cidna uga cad goosan
War aydaan hubin buunbuuninteeda Illaaheey uga baqa.
Hal dhinac ayaad warkiisa waddaan, ee fadlan warka xaqiiqdiisa raadiya, oo dhinaca kale soo wareeysta.
Suaasha aan qabo waa Yaa soo koriyey asaga, oo yaa biilka u diri jiray asaga iyo dhamaan qoyskiisa.
Sorry Allaha kuu dhib yareyo habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
BEENLOOW! XABIIBO AYADAA ARUURISAY WALAALAHEED OO AY KU JIRTO WIILKAAN HOOYADIIS EE ALE KA BAQ
Xabiibu waa munaafa2ad wiilkaan wey ciishay 2sano ayuu baryaayey hadey sharcigisa uso dhibi lahayd maanta adiunkoo dhan kumey ceebowdeen laakiin xa1ii yimi miskiinkaan wu qayrayaa waa dulmi why ugu diide dalkiisa ?
Asc
Cunugaan ma
Brother's miyaa?
Allaah baa kaa qabtay
Waar arintaada daddy halal radiating
Hayada waa dhilowadaya
Naagtaasi waa cadaab subxanallah
Jumaykaan ahaa
Abti tahee ogow
Wacalaka dhibabadana