War hadii aqli jiro wiilka yaan qalbiga yaan laga sii dilin ee si daacad ah ha loogu gurmado hadaad run sheegeysaan wiilka cadow ayuu u gacan galey ee allah ha ka soo furto aamiin
Ilmaha kanada ku dhashay 1999 lugaha bigjar ayaa laga qaadaa iyagana weey reebtaan adigana buug aeey ku sawiran ayaa lagu sii nayaa buuga cunuga haduu lumo lagu raadin ayaa ku qoran hadii warqad dhimasho loo qoray sistamka wuu kabaxaayaa
Bisinka maxa qaldan 10 years ago ciyaal iyo hooyo wadanka ka baxay Sidee lacag logu qadana Dawalada CANADA miyey huruda? Wxas waa been ti oo cad I'm Australian Qolada ciiyarta iyo airport way isku xiranyihin saas marka u bax do hal daqiiqo waa la socdan Marka so labato sido kale markiba wa lagu jeeda Somaliyey Wax barta 😅😅😅
It’s sad that is a big qayano from her government this lady if it’s true she is taking haram money she is calling her self a Muslim where will this end it’s shocking ????
Well done Ayaan Ina adeer ❤
Well done Ayaan
Xabibo ha la dacweyo
Iyada laga ogaan kara runta
AMIIN....AMIIN...YAA ..RABBI
Aamin
War hadii aqli jiro wiilka yaan qalbiga yaan laga sii dilin ee si daacad ah ha loogu gurmado hadaad run sheegeysaan wiilka cadow ayuu u gacan galey ee allah ha ka soo furto aamiin
Amiin Amiiin 🤲🤲🤲🤲
Alla xasidsanaa wiilkan yar hala badbaadiyo
Ayaaneey Canadian embassy please
Please help his
Walahi somalidu waa dad cajiib ah... habaryarta halasoo qabto
Ilmaha kanada ku dhashay 1999 lugaha bigjar ayaa laga qaadaa iyagana weey reebtaan adigana buug aeey ku sawiran ayaa lagu sii nayaa buuga cunuga haduu lumo lagu raadin ayaa ku qoran hadii warqad dhimasho loo qoray sistamka wuu kabaxaayaa
.aamin.aamiin.aamiin😅😅😅😅😅😅
Wiilkan aan caawino
Wiilkan ama la dila waaba
Yaabe
Mansha allaah
Dahir dhiilow ka dhax arkay
Aamiin aamiin aamiin
Wiilka halaga dhex bixiyo. Dadka wixii aan ahay 6 walahi. Bes inta kale qabyaaliste
Naagta canada joogta Xabbo horta xodha markaasaa lahelayaa wax kasta
Naagta habar yartii ha la xidho
Bisinka maxa qaldan
10 years ago ciyaal iyo hooyo wadanka ka baxay
Sidee lacag logu qadana
Dawalada CANADA miyey huruda?
Wxas waa been ti oo cad
I'm Australian
Qolada ciiyarta iyo airport way isku xiranyihin saas marka u bax do hal daqiiqo waa la socdan
Marka so labato sido kale markiba wa lagu jeeda
Somaliyey
Wax barta 😅😅😅
Qqq
22:49
Isagu safarada canada hatago
Waa sababta Dahir iyo hana ubaxsadeen ooh
Wiilka balwad ayuu iticmaalaa oo markuu qufacayo xataa wuu isticmaalayaa
Siide ku ogadaay
@@bey351asa shegay oo dhahay sigaara cabaa noloshas ka dhacay darbijif noqday wan silcay
Naagta dawlada halaaga dacweeyo
WIILKAN MEEL UU RAACO BUU LA' YAHAY. ILLAAHEY HA U KAALMEEYO. ANIGAABA WAREERA. GURI MA KIREYSNAAN KARO HADUU PASSPORTKA DHACSAN YAHAY
Alla dulmi badanaa
Csw
Dadkan dhan wa niic war wiilka wax u qabta
It’s sad that is a big qayano from her government this lady if it’s true she is taking haram money she is calling her self a Muslim where will this end it’s shocking ????
Naagkasta way soo cabataysa. Wiilkiiba way wareeriyeen iyaa Idin dirtay. Daahir hadii lo dhaafi laha sheekadu way dhaman lahayd hello😎😎🤔🤔
Waa kiis murugo badan o adag
Sidee kuso dhamanlehed waba case adag dahir qarabadis ine xerman marabaa
Hanna kama bixin kiiska dad ayaa rabo in ay hanna ka baxdo wayna caawinee
Xabibo tuugooy God dheer ha qodin hada qodana ha dhereyn wa ay kugu timid mrkaga
Hala xidho islaanta aabeheed wastada ah waar yaa ree kanada ah inanka yar hala caawiyo
Warsoomaliyey.ninkan.aabihiis.haloradiyo
Dahir calasow dhiilow habaryar ka cunay
Hg naceyb intii cajuuza aheyd eeg daahir idinkaa ka xanaajiyey wiilkana ku soo aqriyey cuqdadana ku abuurey lama huraan waa cowska jiilaal
Naagahaan maxaa ka waalay
Mey daahir alasow u dhaafaan arintaan
@@Laansaarmakula tahay dahir Inu ufulinayoo si eey uxermaan qarabadis arintan dahir shaqo Kuma lahan
@@Wholecarpet Oo markaa ma 100 qof baa ka shaqeyneyso arrintaa
Qofkasta views aya lagu raadsana willkan wax dacad u ah malahan mar hadii dhalashada laga qariyey Canada siide bu ku tagayaa
Sheekadaan waa sheko run ah o adag laguna wareray wiil hada 20 jira o isago 9jir dhimasho lo qoray
Kkkk 10 jira Shaqa mayo waa dhintay afakasa iyo dhagahooda İsmail maqalanay soo taa dhaqater gasaya
Asagaba wiilku wuu sgeegay in dhimasho lagu nabay
Wiilka Shok ayaa haya oh sorry waxaad tahay ilmahaygoo kale korkaa ii kaa xanuunay.. Somali dalkoodii ay u burburiyeen. Isku dhamweyeen oh
KKKKK CAJIIB WAAR YARKII XASHIISHLAYAAL AYUU UGACANGALAY.
Beenbadanaa
Habaryarta halasoo qabto. Ayadaa ba cadayn u ah
Wiilku wzxuu kabaqayaa in la qabto
Somali hg kuwasha iyo boqor dahir alasow waxad falaqeysan dahir maxakamdisa diinkale malihidin