CANADIAN BOY & ABU DIJANA O MANTA LO HANJABAY ASIGO SHEGAY INEY BANANKA KA BAQAYAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 37

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 16 дней назад +7

    Abudujal wa nin wax badan og wana quf fahansan somalida ka warhayo ilahay khyr badan ha ku siyo

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 16 дней назад +9

    wiiilka magaciisu waa abu dujaana haku dhihina abu dijaala

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 16 дней назад

      Sax Abuu Dujaanah. Saxaaabi cajiiib ah buu ahaa

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 16 дней назад +2

    Abu dujaana khayr Allaha ku siiye wiilka hay Alle dartis u hay

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 16 дней назад +1

    Abu dujana ilahay ha ku barakeyo somali wilkas ka ilali khayr badan ha ku siyo amiin

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 16 дней назад

    Allow idin xafiid Abudujal iyo wiilkayna an hadan somali nahay Abti iyo habo u wadana sh muradkoda allow Aqbal 🤲🤲🤲🤲😭❤

  • @twilightqueenb5995
    @twilightqueenb5995 16 дней назад +1

    Allaha kaga ajar doono isagaa kuu abaal gudi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 16 дней назад +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @somaliboy9874
    @somaliboy9874 16 дней назад

    Waarun intiikabadneydba waad heysee abudajala hey cunuga ❤❤samir

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 16 дней назад +1

    Allaha idin amansado 2diinaba allaha idinku guleyo shartana rabi heydinka xijabo aamiin yrabbii

  • @twilightqueenb5995
    @twilightqueenb5995 16 дней назад

    Allaha badbaadiyo isaga iyo wiilkaba

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 16 дней назад

    somalidu waa dadka ugu ajaanib jecel

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 16 дней назад

    Xataa waxay is dhahayaan.. aamus.yaaa subxanallah

  • @AbdillahiYoussoufAli
    @AbdillahiYoussoufAli 16 дней назад

    Somali xaqa allaha idin tuso dulmi diida ka cadaalada fuliya

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 16 дней назад +1

    Maxa Kaa galay wilkaayar hay oo illahay ugu dhowow illahay baa kaaga abaal gudiye wajiga illahay ku hay oo waliba u dadaal

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 16 дней назад

    Abuu dajana ilaahy sharkooda hakaa qabto dadqalatooyinka sharka isku bahaystay waa inanu noqonaa layna kahelee dad dulmiga ka dhiidhiya soomaali waxaa halkaa dhigay waa dulmi iyo cuqubo 40 ku dhowaad ayaynu aduunka ku rafaad sanahy waa jahliga caqliga gaaban is aamusinta qabyaalada war ilaahay aynu uga baqno aduumadiisa oo cadaabta ilaahay nafteena ka dhowrno oo aduunku waa ayaamo cadaaladana ilaahy agtiisa ay taalaa inta qalbiga wanaagsan ee xumaha neceb ilaahay janno ha idinku abaal mariyo inta dulmiga jecel ilaahy jahanama idinku fogay aduunkana silic u dhinta😢

  • @BisharoFaatule
    @BisharoFaatule 16 дней назад

    Alaha ha uagargaro wilka ladilmiyay

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 16 дней назад +1

    Abu dijaal magacii ayeyba ka haleeyeen😂

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 16 дней назад +2

    Somali waa waxaan uga fogaadey uuf. Bal dulmigaas arag

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 16 дней назад +1

    Safaarad somali aaaaaa waaba shirqool sofaarad kuye

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 16 дней назад

    Illahay ba idinbadbaadin inshaallah walal adiga iyo cunuga yar

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 16 дней назад

    Noodhaaro wiilka inaadaan dhiibaato kuuhaan Abu taajaaloow kitnaapp baa umuukhaataah.

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 16 дней назад

    somalida qaar wa shaydiin aan xishoon hadeey shalay denbi galeen hada maxay hadana canugaan iyo ninka haya karaban

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 16 дней назад

    Abu dujaana waye maaha dijaal😂

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 16 дней назад

    Abdukhafar fallow isoo dheh Wlkay

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 16 дней назад +1

    Warkooda ka bax somali war badan cidna wax uma qabtaan wiilkaan qabiil maleh adiga ayaa abtigiis ah yaan lagugu dirin wiilka

  • @KhadarCabdiCiise-f3t
    @KhadarCabdiCiise-f3t 16 дней назад +1

    Inta hadhay...abuu dajaal...ilaali... please...

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 16 дней назад

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 16 дней назад

    Xaabiibaadii tuugaadaahaay baad kaadlaasaah.

  • @naftauroonchenal353
    @naftauroonchenal353 16 дней назад

    Magacaaba iigu daran magacaan soo magac xun muxuu ula baxay

  • @ayanmohamud5844
    @ayanmohamud5844 16 дней назад

    Dadkan abu dajal ku haya maxa ka khaldan war ninka magaca u saxa dad waweyn baa tihin subhanalah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 16 дней назад

    Hadhigin vananka

  • @CabdiqadirAwow-l6t
    @CabdiqadirAwow-l6t 16 дней назад

    Kuligin cunuga aakuqarawanisin eeyo aatihin