i know Im asking the wrong place but does someone know of a tool to get back into an instagram account? I was dumb forgot my password. I appreciate any tips you can give me!
Heestaan waxan dhagaysan jiray 2020 anigoo jecel wiil aan asxaab ahyn oo aan isku class ahyn oo Ahmed la oran jiray waqtigu xumaa hadda meel uu jiro ma ogi waqtigu inuu na kulmiyo ma laga yabaa 💔✌🏼💞
Hees Qiima leh waaye, abwanki sameyay oo aan u maleynaayo shiino aqyaar waad mahad San tahay iyo Waliba group ka wayaha cusub oo heeata ku wada kuu qeynaayo sida dal Mar iyo Waliba Falis wad mahad santihiin dhaman tiin.......
somalidaan ayaan layabaa mar marka qaarkood qof wliba way soo martaa ee dalmar yare ka dhamaada idinkaba sidaan si kadarn ayaa eheedeen ee busyga badn joojiya
Ileen Dalmar Weligiiba Bidaarta Wuu Lahaa 🙆♂️🙆♂️🤣🤣 Like ii Saar BaL Hdd Iga Dambeysid 🙏🇸🇴❣🇸🇴 Wadankeena Npd Allaha Nooga Dhigo Idam alle 🤲🤲🤲🇸🇴❣🇸🇴🙏🤲🤲🤲🤲
2024 hadaad dawaanyso like kumuuuji❤
2020 hadad dawaneyso like dhac kusii
Dalmaryare 😂
hhhhhhhhh
2021 dawa noya 😂
2022 aan arkooyaa wlh 😂😂😂
18.6.2024 😂
Ninka ragaa wa inuu sojabaa
No ciyaal mamo #Dalmar yare☆☆☆
never give up sxb👏
i know Im asking the wrong place but does someone know of a tool to get back into an instagram account?
I was dumb forgot my password. I appreciate any tips you can give me!
Ninka ragga ah waa ninka soojaba oo nolosha dhabta ah soo arka 💪
Pure man Mr dalmar 👌👌👌
Alla mxaan 2010 dhagaystay heestan old is gold❤💯
#Dalmryare 😅😅 waa legend soo gubtay wlhi never give up proh
Old is gold 2022 yaa ila dawanayo🥰
Fananimo waaa layska sheegta lkn wlhy ninkan hibo ayuu uleeyahay legend waaye
👊🏿👊🏿👌
Inti hada ogaatay inu dalmar yare wayaha cusub ka tirsanaa like ha ii saarto
😲😲🤣 yaab ka iidaaran...
Dadki asaasay bu ka mid aha dalmar yare wa legend mrkas waxa lo maleeya tuug waynaday
Ar yurub waxee hee saa wlhi dalmar walee inaa soo hal gantay nin ka raga saas aa laga rabaa masha allah
Wakhti bay ahyd laakiin waa hees shida n oo xusuus leh
Dalmar yare fanaan jira I support u Bro long Life
Gabadha ay heesta ku socoto wa cowrala Gabdhii la dhihi jirey intey ka baxdey ❤❤ meel ku sheega
inti dalmar layaabte plz like ii saara ila qosla
Hahaha.... Swab 😂
Maxaa loola yaabi qof walba yaraan wuusoo maraaye
Hhhhhh kor baanuqooslay😅😅😅😅😅😅😅😅😅
🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂
Waa raftay funny comment😂😂😂
Old is Gold Waayaha Cusub. ❤️🙏🏾
dalmar yare 2010 saan ayuu ahaa nairobi ayuu joogay hadana walee waaa nolosha
Aduun waaa kanaa shalay saana loo ekaa maantana waad argtaaan dee mnsh allh allh dhowro
Samiirkoda ku so gaaran
Walalayaal ma noshihiin 😂😊
rageedi aduunka rag ayaa loo sameeyY ninka raga ah xili xun iyo xili wacanba waa soo martaa
I love this song from 2011
waayuhu waa war is gedgediyaa qaran dumay dadkiisun layaab maleh maalin walbana Ku qanac noloshaada
viiva dalmar horey usoco
2020 ayu kabaxay nabar iyo naxdin ayey qaden dolmar yare wokabaxe
Dalmay yare legend soo jabay 👑🤞🤛
dalmar iyo faliis inolada walle Wan idiin jecelahay illahayba awoodle mantaay waad u jedaan saad u eegtihine alxamdulilaa dhaha
Filis abdi iyo dalmar duruuftaa markaan ku tumatey. Masha alah maantana dad ayagaa ugu qurxoon.
Dalmar 17 years ago ayuu bidaar lahaa ee hala daayo fadlan kkk
Kakuma ahaa wwwww qofkii sidii dalmar oo kale U so jabay isaara Like ta deee.
😍lacagtu qofka weybadashaaa waxaaarabtaana kusameysan kadhaa 🙏🙏🤲illahow lacag😂😂🙏 dadkaan waxey aheyd markii fanka ugu horeysey waxgacan qabtana meyna helin iyo cameroyin fiican 🔥🔥👋🏻waalasoconayaa
27.5.2019. Sacada 00.28❣️🔥🤲😂dalmar inaa cawa kuriyoodaa kabaqayaa bisinka
hahaha maku riyootay habeenkas hada :D :D
Heestaan waxan dhagaysan jiray 2020 anigoo jecel wiil aan asxaab ahyn oo aan isku class ahyn oo Ahmed la oran jiray waqtigu xumaa hadda meel uu jiro ma ogi waqtigu inuu na kulmiyo ma laga yabaa 💔✌🏼💞
kkkk jacayl qaab daran baa ku helay waxan hees maahan wuxu sheegayo lama fahmayo waa iska taah 😂😂😂😂😂
viva dalmar yare waa nin sojabay oo waya araga
Wakhti kastaa waayihii
Somalidinan waxaan waa heesii hore hala yaabina
2020 yaa ila daawanayo 2 jun 💪🏻❤️🙌🏻
Aduunka sidiisa ma ahado dadkana waa ay is badalaan wax lola yabo ma ahan aniga qosol ma arko sxbyaal
Inta 2024 daawaynaysa like ha iga ilaawina😅
hhhhh asxbey durufta la iskuma nacoo eee kadaya dalmr cyda respect baku haya bro
2007 dalmar fanka cabaar ayuu ku jiraaa wlhi
M.a
Ninka raga ah waa inuu raaf io raaxaba arkaa
Dalmar yare guul bro
Adunka waxkastod hamiso Mar unbad hesha manta herkey jogan allaha uguwado horay usocda wll
Dalamar yare markuu jiifyo madaxiisa lee fiiriya😅😅😅camba dhibac laga dhuuqay mooda😅😅
🤣🤣🤣🤣
@@omarladane 😂😂
@@omarladane ninku ilaa yarantiisi ayuu basa ceriina lahaay😂😂😂
@@mowliidbaare8346 ninka wxba ula md hadhin 🤣🤣🤣
@@omarladane 😂😂😂😂
Nabar iyo naxdin kadb hadad dawanozo like😂😂😂
ilaah ba na leh ano saa u eg fan iska daaye xitaa wariye ma noqdeen 🤣🤣🤣🤣 this guy is a legend
😂😂😂
shine calanku wato waa itoobiya dalmarna wa keny hadee mawaadiniin iska keen dhigayaan dofarada
Dalmar gacma dheere muxu aduun soo maray😆2022
hormar walbo waxaa ka horeeyo rafaad adag
Waxaa tahay qof caqli badan walal
War wayaha cusub waa jabhad sisayada waa dhib ina iga danbesa like
Meeshan yaad ka xasuusan kartaa? 2024
Nin waaa kii Isbadal Sameeya Horena usocda Dalmar big respect
war dalmarku waa oday yar oo dhamaaday......
Aduunka wax badan in ay is badalaan ka garo flimekan iyo dadka jilaaayo
Abdull Hassan waayaha cusub xagee ku danbeeyaan waqtigan 2019
Waayaha cusub dad soo jabay
dalmar nin karmeed weeye , daruufta walaga gudbaa ee xukunkeeda ayaa loo adkeesta mooye , nin adag sxb. hard working man
Walahi qurbaha dadka wuu qurxiyaa dalmar wuxuu u egyahay kuwa musqulaha qoda😂😂😂😂
Cadeey Abdi hhhhhhhhhh
hhhhhhbhhh
waan run qoslay wlhi
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
kkkkkkkk wllahi si Kal iyo laab ah baad iga qoslisay cadeey Abdi
Aaya Abdi 😂😂😂wax dhan lax ureebo😂😂😂
Yaab weeye Dalmar miynu ahayn
Hees Qiima leh waaye, abwanki sameyay oo aan u maleynaayo shiino aqyaar waad mahad San tahay iyo Waliba group ka wayaha cusub oo heeata ku wada kuu qeynaayo sida dal Mar iyo Waliba Falis wad mahad santihiin dhaman tiin.......
Dalmar yare wapaaaaa 😩😭
Geel laba Jir so Wada Arag!
#0:34# ninkan ma dalmar ba tuug biyo lagu rusheeyay ueeg yhy😂😂😂
Hhhhhh
😂😂😂😂😂😂😂 somlidan midba midka kaleH kadaranyahaY beerka I casadaY walhi sidaaan u qoslaYay wada funny weye idnku fana walhi
Dalmarow abtiH fara kayalaH RUclips 😂👊👊
hada waa kajabay duplinku see wax uwadaa record waa xidhay
hhhhh
😂😂😂😂😂😂 qosol dartii waa fuutay aniga xitaa somali dhib badnaa😂😂😂😂
M.a dalmar ma barika baa madax xiir need qurux waad isoo dulqaadatay😄😄😄
Ali iyo awrala mahane inta kale waxa oron hadee kasoo horbaxaan magan alle 😃😃😃 folxumo.com
Hadaad dawa nesid 2020 likta dhac igu sii 😃😁👍🤣
kaakuma waaye waxaan adeer way soo jabeen
hhhh dalmar ile bidarta wa ku dhalatay lakin Nin yaw wayaha ku cilay ma ogiye shidnanta wa u dhalatay 👌
hhhhh alaa waaga mxa fakhri kaa muqday
Xaji Ali Hhh adi sawirkaga keen wakhtigas camerada kuma qabanen been Ma laiskugu camira
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla beerka kal iyo laab baan u qoslay
+Aya Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
dalamar yar waa fanaan aan cadi eheen
yaarabi dalmar tuugsadaa moodaa aduun
lhhhh wayaha cusub cadi maahan waa ku heesata cml shiine
WEY Nadaa wanagsan Dalmar Team Jokoray 🤣🤣👊
soomaalidii hore waaye yaan lala yaabin
Dalmar oday xanuunsanaya ayaad mooda oo shuban hayo legend waaye lakini
Old is gold 2023
Noloshaba ah kac oo kuf.😆
Maanta way gaaren guulahay ku raften wakhtiyo badan dalmar yare.💖
Mukhtaar shiikhaal, waa intuusan dalmar labixin
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
dhulka walaahi ma
nooli shaahii ayaan ku saxdey
subxaan allah dalmar siduu u yaaley barigaas
Ragu makala qurux badnaa balse waa kala karti badan yihiin
Dhirta xayga bixisa xolaha kufano
Ishqiga
Xasus runti wayaha cusub isli ciyalnimo lasomaray 2003/2004
Dalmar Bidaar ku dhashay waxan modayay inay dhawan Gashay walee Bahal caruurta lagaga nixiyo ayuu ahaa Hadana waa Sharubkhan quruxda
Kooca Ninkeedi hore hhhhhhhhhh
2022 yaa dawanyaa welcom my pro
Farta taag inta dawanaysa 2018
we miss u waayaha cusub
so nice..
Inta ila aragtay dalmar yare suu ahaa like isaar 😂😂😆😆😆💀💀💀💀2020
waa waqti xusid mudan waa grup aan ka helay tariikh noleedkodakodi #???*
Dalmar yare legend soo jabay
somalidaan ayaan layabaa mar marka qaarkood qof wliba way soo martaa ee dalmar yare ka dhamaada idinkaba sidaan si kadarn ayaa eheedeen ee busyga badn joojiya
hhhhh koofiyadaa idishay iyo shaadhka hhh wlhi qosol
xasuus wlhi heestaan markay soo baxday
Aduunyadu kolba Waa heer
waraa umadaan intee ku noolaayeen su'aal waaye muqdisho mise nairobi
Kkkkkk wlh waa fuuray qosalaa igudishay caawa😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Heestan marka laduubayay shaqaalaha guriga so aragtay somali film duubeyso itiri orod ugu imaaday meshan kaligeen dagneen somalinimdu macaa ayaga waa ilayaabeen meshan dagnahay matkaa dhahay
Dalmar digriyow shiine akhyaaarbrag soo jabeen
Ileen Dalmar Weligiiba Bidaarta Wuu Lahaa 🙆♂️🙆♂️🤣🤣
Like ii Saar BaL Hdd Iga Dambeysid 🙏🇸🇴❣🇸🇴
Wadankeena Npd Allaha Nooga Dhigo Idam alle 🤲🤲🤲🇸🇴❣🇸🇴🙏🤲🤲🤲🤲
Waayaha lama neceen ee siyaasad lagu nacay🔥
DALMAR bidaarta waa ku dhashay
Dalmar marku jiifo madaxa waxad moodaa Cambe galkii laga fiiqey Lol😂😂Bidaarta ileyn waligiis buu lahaa hada moodey inuu yeeshay kkkkk
Old is old
Dalmar falis dad so jabhadeey
Hh qofkaaas hada ma Dalmar baaa 😂 😢2023
hhhhhhh Dalmar yare Markaan baa Ba uu ahaa hahahahaha
2020 ayaa dawanaya ma nooli wllhi dalmar baa igu daran😂🙆😱 filsan heestii farmaajo lagu karbashayo yaa Soo dawadey🙄🙄
Waqtigaa Xidigahaan Itoobiyaan miyey ahaayeen
Waayo Calanka itoobiya ayaa Dalmar koofi u ah mid kalana madaxa ayey ugu xiran tahey Calanka itoobiya!?😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xiligaas bey so baxday
2021 hadaa dawnaysid like isku cadee⛔