Qabyo 2 Part 3

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Somali Film Qabyo 2

Комментарии • 445

  • @rahh4137
    @rahh4137 6 месяцев назад +6

    Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay.

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 лет назад +65

    Abwaan maxamuud abdulahi sangub
    Dhaxli maysid aadame
    Dhalanteedka dunido
    Waa uun lagu dhaxayo
    Dharaara la jooge
    Dharaara la jooge
    Dhawaqaad tidhaahdana
    Malagyaa dhigayo
    Dhanbaal kaa qoraayo
    Aan marnaba ku dhaafayne
    Malintii aad dhimatana
    Dadkii kuu dhawaba
    Ina dhaafsha maydkiyo
    Xabashi ku dhigayo
    Iilki kugu dhadhabaye
    Ee ma in la caabuda
    Insi iyo jin loo dhaqay
    Aduunyada dhamaanteed
    Danbi dhaaf alla lehe
    Danbi cadaabka lagu galo
    Noole wuu dhitaystaa
    Noole wuu dhitaystaa
    Hees aad u micno badan wlhi
    Ilahay qaranki soomaliyeed iyo shacabkiisi wanagsana nooso celi

    • @sacdaabdi8485
      @sacdaabdi8485 5 лет назад +2

      wan ka helay runti heestan wadna ku mahadsantaay sida no fahansisay ee fananka qaday ma igu cawin kartaa runti waa dhaxal gal heestan

    • @mohafaraar1
      @mohafaraar1 4 года назад

      sacda abdi Miiraale la dhahaa

    • @asiyomohamoud2255
      @asiyomohamoud2255 2 года назад

      Wallahi been mahan

    • @cawaalekulmiye9883
      @cawaalekulmiye9883 Год назад

      @@asiyomohamoud2255 Iilki kugu dhababaye
      Dhamo in la caabuda
      Dhib cadaabka lagu galo

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 лет назад +56

    35 sano ayaanu joognay waanaga Xijaabkii Sidana
    adna Adoo 8 bilood Joogay ayaad Sariyo Hoosba Ka waalatay
    😋😀😀😀😀😀😃😃
    21/6/2019

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 5 лет назад +4

      Habarta ninka ah ayaa ugu qosol badan

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 лет назад

      @@sahraa7750 waa mustafe kiiko waxa waxaad samaynayaa

    • @nemorachid9992
      @nemorachid9992 4 года назад

      Kkkkkk

    • @rodawaiss5967
      @rodawaiss5967 4 года назад

      Kkkkk

    • @nuureTUBE
      @nuureTUBE 3 года назад

      @@sahraa7750 ninkaas wuxuu u qalmaa Oscar for best Somali actor😂❤️

  • @zainabsalat7155
    @zainabsalat7155 4 года назад +8

    2
    0
    2
    0
    ilaahey swt hau naxariisto abwaan sangub

    • @lafgareen6500
      @lafgareen6500 4 года назад +2

      Amiiiiin Amiiiiin Amiiiiin """🤲🤲🤲

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 3 года назад +10

    Ilaa 2004 oo aan 8 jir ahaa ilaa maanta oo aan dhawr iyo labatan jiro riwaayadan kama xiiso dhaco
    Ilaahow inta dhimatay unaxariiso inta noolna cimri dheer iyo caafimaad
    29 October 2020🙏🙏😢😢♥️♥️

  • @rahmamohamed6473
    @rahmamohamed6473 5 лет назад +27

    Ala haunaxaristo abwanka u duceya somali wayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 лет назад +53

    20 March 2019 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🤣🤣🤣💯💯💯❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴👇👇👇🙏🙏🙏😂😂😂
    Ilahay hau naxariisto abwaan sangub

    • @ashashoble2844
      @ashashoble2844 5 лет назад

      Uhv طجطط☆هعه

    • @oma2635
      @oma2635 5 лет назад

      Alaaha ku rahamado

    • @roodamaxamed9849
      @roodamaxamed9849 5 лет назад +1

      Abwan sangub ale haunaxaristo riwayad xasus leh

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 года назад

      Welfare mama never worked a day since they came to America or canada.lazy

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 3 года назад

      Aamiin allow unaxariiso adoonkaaga

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 5 лет назад +3

    ALLOW kuu naxariisto oo dambigaagii dhaaf adiga iyo w ixii ummada islaamka ahba maxamuud Cabdillahi sangub naxariisto ilaahay ee waasaca ah Allah kagama qadiyo

  • @nastehohassan4341
    @nastehohassan4341 5 лет назад +3

    Aamin allaha unaxariisto abwaanka maanta wa 1da luuliyo maalinta xuriyada iya israsca gobalada wuqoyiga iya kofurta somaaliya allaha nabad hakuwaariyo dadkeeni iyo dadkeeni o mideesan

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 5 лет назад +62

    2019 Yaa DawanaYa wlhi Anoo Yar Ban DawadaY Markii Igu HoraYsaY Ka BadaN 30 Jer Intan dawadaY
    MantanA Anoo Ubad HaystaN DawanaYa ALXm

    • @nooniha5411
      @nooniha5411 5 лет назад

      د /

    • @quenasia1772
      @quenasia1772 5 лет назад

      @@nooniha5411 ہمارا ملک میں ملازمہ کو اس المتصدق کی وجہ یہ تھی کہ اس نے اپنے

    • @Maxamed.cabduqaadir
      @Maxamed.cabduqaadir 4 года назад

      mubarik deik Caskinho and

    • @XalimoMaxamad-ic5tq
      @XalimoMaxamad-ic5tq 3 месяца назад

      ​@@nooniha5411ku 😅ku
      O 4:16 ku 😅
      😊

  • @hassanalidhimbil941
    @hassanalidhimbil941 5 лет назад +2

    Allaha u naxriisto abwaan sangub wuxuu aad u jalay xalada qurbaha iyo sida dhaqanka somalida loo haleeyey markale ayan dawanayaa 2019

  • @djao2212
    @djao2212 5 лет назад +13

    Abwaan Sangub Allah hauu naxariisto amiin

  • @mudane1454
    @mudane1454 6 лет назад +50

    Mustafe kiiko haduu kaa qosliyey like i saar

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 лет назад +9

    Abwaan Sangub illahay ha u raxmado

  • @haniqureshed5742
    @haniqureshed5742 5 лет назад +5

    Ilaahaw kuu naxariiso abwaan diintiisa iyo dad nimadiisaba ilaaashan jiray ayuu ahaa

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +4

    😂35 Years ba joogney wadankan wa anaga Xijaabkeenii wadana iyaduna Yesterday bay timid 8 months bay joogta waa iyada sare iyo hoos ka waalatey😂😂😂Ninka naagta iska dhigin funny weeye wlhi😂😂😂😂😂

  • @garaadist
    @garaadist 13 лет назад +10

    sangub waa abwaan somaliyed xikmad badan qaali ah nolow sangub

  • @issesayn1807
    @issesayn1807 8 лет назад +53

    Riwaayadaan 15 kabadan ayan daawanayay wlhi kama xiiso dhaco ilahayoow Somalia dawladnimadeennii fcnyd oro qiimaha bandad noogu so celi

  • @abdumajidArab
    @abdumajidArab 5 лет назад +10

    Xasuus, maanta ayuu geeriyooday abwaan Singud, Allaha yaa arxamu.

    • @SDYBeauty
      @SDYBeauty 4 года назад

      Abdumajid Hussein Ameen miskinka

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 13 лет назад +10

    Looooool I really Love Nakrumo she has talent.... woow I Love how shes acting.. Yaaqi Nakruumo///////

  • @King_AkTV
    @King_AkTV 9 лет назад +22

    35 years ayaan joogay dharkeygana ma tuurin ayadana 8 month aye dharka ku tuuratay reality walleye

    • @taagere
      @taagere 9 лет назад +4

      Waa riwaayadii soomaali dii kedib burburkii dawlada ugu qiimo badneed.

    • @omarabdi7906
      @omarabdi7906 4 года назад

      Abdiwahab Mohamed

  • @saladjimcale8524
    @saladjimcale8524 5 лет назад +14

    Sangub allah ha u naxariisto 22/06/2019

  • @musbaxmusbax3755
    @musbaxmusbax3755 6 лет назад +4

    Fadumo Ali Takruma, masha allah, I like her performance. Yaanan ka tagin abwaan Sangub.

  • @abdihussein4186
    @abdihussein4186 4 года назад +5

    English ka kulis oo carabiga ugu qari oo talyaniga u hoos gali😂😂😂 2020

  • @NasaThe1st
    @NasaThe1st 2 года назад +10

    🙌From 2000 to 2022 I’m still watching 🙌

  • @sudaisabdiaziz3927
    @sudaisabdiaziz3927 2 года назад +2

    2022 wali waan fiirsanayaa ilaahay hau naxariisto eedo nakruma iyo abwanka

  • @haliimogobaad4744
    @haliimogobaad4744 6 лет назад +25

    englishka ku lis o carabiga u hoos gali o talyaniga ugu dhax qari inta ma intan ka ehen beytaqan

  • @KiyarIbraahim
    @KiyarIbraahim 2 месяца назад

    Waa wad marxuumiin Allah unaxariisto 2024

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +14

    ilaahay hau naxariisto abwaan singub 😓😓😓😓🤲🤲🤲

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 5 лет назад +1

    Riwaayad la fiirsado wxn ugu jeclahay kuwaaan abwaan sangub guuuleeeso mar kasto hees mcn ah ayee soo qaaataaan ooo xaqiiqda qurbaha taaalo waaaye

  • @jamalabdiaziz4161
    @jamalabdiaziz4161 7 лет назад +5

    Abwaanka abwaaniinta Sangub Allah ha ku xifdiyo

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 6 лет назад +13

    Abwaan singub allaha ha caafio

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 лет назад +2

    Abwaankeenni ilaahow janadi daaro kaaga dhis waxaad aheyd mid diintiisa iyo dalkiisaba jecel qalbiyadeenna baaqi baad ku ahaaneysaa♥️♥️♥️♥️😍😍😍

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 2 года назад +2

    Heestan ayaansoo raadiye 😢😢 2009ki taban iyo kow ayan jire 😭😭😭❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 7 месяцев назад

    Yaa dawanyo 2024 /1/13 keedaa ilhow unaaxristo intaa riwadan ku jirto ee nagaa hoseyo mantaa amin amin yaaalh

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 2 года назад +3

    Dhaxlimay adaami waa dhawanteed aduun waa run waa film aduunyadu 😢😢😢😂😂😂

  • @ismailzanwayne3290
    @ismailzanwayne3290 5 лет назад +2

    Dhimashadii abwaan sangub maalmo kadib baan daawanayaa xasuus allow kuu naxariisto

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 года назад +1

    Abwan Sangub illahay ha u Naxaristo waxu aha Abwaan qali ah

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Год назад

    Ilaahaay inta xagaas fadhida.intii dhimatay ilaahaay.haawnaxariisto.aamiin🤲🤲🤲 aay nakruuma.iyo sangub ugu horeeyaan.aamiin.5/9/2023 baan.daawanayaa😊😢

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 лет назад +8

    Ilaah Iyo Rasuulka Walhi Waan Qoslay

  • @haweyaismail2646
    @haweyaismail2646 2 года назад +4

    Allow unaxariiso Inta dhimatay 😭

  • @ubaxcarab1028
    @ubaxcarab1028 7 лет назад +2

    maasha allaaah tuntii ruwaayadan inbadan baan daawaday kamana xiiso dhacdo waa runtii macaan .eesh calaa ruwaayad

  • @queenaraweelo2612
    @queenaraweelo2612 7 лет назад +108

    heesta hadad kaheshen like isar

  • @mariamcaliguul
    @mariamcaliguul 13 лет назад +5

    LMAO royal family innit hahhaha they are funny thumps up

  • @sahragacal5031
    @sahragacal5031 5 лет назад +4

    Allaha u naxariisto Singub

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 лет назад +7

    QABYO, Waxaa la duubay 2004ki. Ilaa hadan 2019ki lagu jiro dhibaatadi laga jilay Riwayadan wali way jirta,
    QUrbaha Family problem ku kama dhamaado..

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Год назад +1

      Manooshahay 2023 baan.daawanayaye dhibaatadii na weli waay jirtaa😢

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib Год назад

      wali wallal wan cunaya hh
      @@abdusalansaleban7339

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 3 месяца назад

      Waxa laa dubay 2002 waxy so baxady 2003di waxy suqa so gashy 😮😮😮😮😢😢 2004afrti

  • @nadiasaet6645
    @nadiasaet6645 6 лет назад +58

    2018 ya DaawanayH😎

  • @tahrancadey5075
    @tahrancadey5075 7 лет назад +15

    i like this song

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 3 месяца назад

    Allah u naxariisto abwaan afgub 25/5/2024

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 6 лет назад +10

    Idhikashin la aanteena kugu aragtey ee mar hadad school kii dhigato oo aad great 4 tahay ma wax bey kaa badin aysaa English ka ku lis oo carabiya u hoos gali oo talyan talyaaniga ugu dhex qari 😂😂😂😂😂 qosol runtii 😂😂😂

  • @amalhussein1662
    @amalhussein1662 5 лет назад +1

    Addunyo waye wlh allow ku naxariiso abwaan sangub ruwayadan waxa ka dawan jirnay Laptop habenka jimcaha kaliya naloo shidi jiray dugsiga fasax ka nahay jimca walbo wa codsan jirnay ilmahena kalana waxay dhihi jireen dagaalki beder ha naloo shido marka isku dagalno wa nagala damin jirin Xasuuuuuus wlh qabyo😢

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 лет назад +3

    Eesh calaa sawt.abwaan iga dheh ina shite meeshuu tagaba. inanka heesta qaadayay cod macaanaaye. waxaan soo xasuustay waagii miyir qabka codkii kooxdii heegan sida. 1-Ibrahin badil. 2-said mire xaydar illaah haw naxariistee.3-mohamoud ise tima jilic.4- fadumo dur.& qaar kaloo badan.markay kayaabeen sida uu wax isugu dubariday. ayaa ilayn xaasid meel walba wadhane denbi loo sameeyey. WE WERE NATION.

  • @xidigxashi3993
    @xidigxashi3993 7 лет назад +6

    love the song

  • @ismahansebriye3949
    @ismahansebriye3949 4 года назад +2

    2020 yaa ila daawanya like ii saar

  • @michelle-su3iy
    @michelle-su3iy 5 лет назад +7

    Nakruumo iyo kiiko waa imtixaan 😂😂

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 лет назад +3

    Alle haw naxariisto abwaan #singub

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 года назад +1

    Nakruuma iyo abwaan singub allaha u naxariisto 💔

  • @abdifatahhamudmuhumed4412
    @abdifatahhamudmuhumed4412 5 лет назад +2

    Mansha alah this is best song for real

  • @tayoBosaaso
    @tayoBosaaso 4 месяца назад

    cadar axmed kaahin iyo mamo nakruuma alle kuumanaxariisto

  • @soomalimidnimowadajir5688
    @soomalimidnimowadajir5688 5 лет назад +5

    He is from the bush😂😂😂😂😂😂 this is so hilarious wlhi kkkkkkkkkkkk ahahahah

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 5 лет назад +2

    Ilahayoow ku naxariso abwan sangub

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 Год назад

    Wakhtigi aan daawaday riwayadan waxay ahayd 2006 wakhtiga waan yaraa dadka riwaayada ku jira badan waa dhinten badh wa duqooben anigi waan waynaaday
    Halka waxad ka garanayda gaabnida nolosha
    Life is too short 😢

  • @mouseabdirizakmohamed3394
    @mouseabdirizakmohamed3394 3 года назад +1

    Allh haw naxaristo Abwanka ya dawanaya 2020-12-30

  • @sihaamkhalif9536
    @sihaamkhalif9536 6 лет назад +27

    Ruwayadan markan dawanaye ciyaal baa aha hadana naag weyn 😂 adunyo dadkan waxe ahayen dad da iska dhaxaad mantana Wa wada duqooben 🤔. Walhi life is so short

    • @isoraac3244
      @isoraac3244 6 лет назад

      Siham Khalif ilaa inter wayntajay xgeesa jookta

    • @nasrahassan1512
      @nasrahassan1512 6 лет назад +1

      Siham Khalif
      Quruxlay

    • @isoraac3244
      @isoraac3244 6 лет назад

      nasra hassan waa Ku salaamay

    • @yoomeck3943
      @yoomeck3943 6 лет назад

      xaqiiq wlhi 😥

    • @muhamoudabdirahmanahmad1908
      @muhamoudabdirahmanahmad1908 6 лет назад

      Siham Khalif Abaayo Mcn Anigaba Waan Yaraa Markii Aan Daawanaaye Wxn Jiray 9 jir Waan Xasuustaa Maantana Wxn Jiraa 20 Sano ALLA Waqtiga Orod Badanaa

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 5 лет назад +1

    Somalidu waxay Ku maah maahda hadii laba maroodi isdisho caws baa Ku gacan gala hada English baa gacan galay riwayad qaliya bay ahayd 😅😅😅😍😍

  • @aaminajamac5590
    @aaminajamac5590 6 лет назад +1

    Riwaayadan kama daalo dawashadeeda runtii wax run ayey ka hadleen fanaaninti hore ilaah intii dhimatay ha udambidhafo inta nool cimridheer insha Alla

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Leeeee ttttttt iyaaah bal iikaadi, dumaaaar qatra liinEEy gabadha qeyrbadan qiimobadanqalanjo qeyryaasheed tarooneey bilyanss dumaar dumaar baan uwataa.mashaaaaaaaalahtabarataleh.yaayeh

  • @hajiabdirizak8533
    @hajiabdirizak8533 5 лет назад +2

    Abwanka allaha janada ha geeyo amen amen

  • @wowso4
    @wowso4 13 лет назад +16

    LMAO!!!! his like i will get you a lawyer called cheap fish wtf this is so funny are they going to do a Qabyo 3 i love this movie one of my favourite somali comedy film to watch .

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    🖐Runrun tantan igateh.haa heeteh heeteh saxsax.qatreeeyqiimobadandumaroo lagufarxeeey iga teh dumaaaar aheeeye qaasatan hablaha facyaasheeey waan ugu jiraa nolow tanaytaney.Runrun iyaah iyaaaaah.Islaaaaaaaam .

  • @abwanaboos4938
    @abwanaboos4938 8 лет назад +6

    gacan Ayan otagay ninka dumarka matalayo good job

  • @abdifatahhamudmuhumed4412
    @abdifatahhamudmuhumed4412 5 лет назад +1

    Walahi wa iga qiraysisay hestan ayada ah mansha alah wax xaqiiq ah weyi

  • @babasubraa6067
    @babasubraa6067 5 лет назад +4

    It was almost 10yrs ago since I watched

  • @abdihakinabdirahman7662
    @abdihakinabdirahman7662 4 года назад +1

    walahay qabyo 2 waxan la dawanayay xafadayda aniguna wan yara I remember that walahay

  • @ayanraabi6691
    @ayanraabi6691 2 года назад

    Ilahow u naxariso adeer singub iyo eedo Nakruma ya Rabi

  • @abdirazackohio6569
    @abdirazackohio6569 5 лет назад +3

    Allaha unaxariisto abwaan sangub shalay ayuu dhintay mantay Ayaan xasuus udaawaday riwaayadaan 😣😣

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 месяца назад

    Ilahay ha u naxaristo abwan sanqub

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 5 лет назад +11

    Loyarkeygii jiii fiii ayan wacaa kulaa hhhhhhhhh

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 5 лет назад +3

    Abwan Sangub alaha u naxariisto

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 дней назад

    Allaha hou NARISTOOS singoub Allaha YARHAMA NACHROUMA ALLAHA ACCUEILLENT LEURS PARADISE ETERNALLY VALLEY JARDIN FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH 😢😢😢😢😢😢

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +3

    #xusuus.com
    Anigoo yar ayan daawan jiray riwaadan qabyo waxan joogay magaalada Burco waxayna laga Soo dayn jiray
    Universal TV

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 5 лет назад +2

    Allow unaxariiso abwaankeena

  • @maxamedismacil609
    @maxamedismacil609 2 года назад +1

    Allaow u naxariso sangub iyo nagrumo

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Год назад

    Alle how naxariisto abwaan sangub geesi buu ahaa

  • @hayadamin7611
    @hayadamin7611 8 лет назад +13

    lmaoo guuto military ah uu wac kullaha 😂😂

  • @bisharaadan8685
    @bisharaadan8685 7 лет назад +4

    Wa riwayad ad u qiimo badan gaar ahan heesta

  • @ujubohersi8626
    @ujubohersi8626 8 лет назад +25

    ninka metelaayo naagta Ayaa meesha ugu qosol badan

    • @haifocashaquhanaaxoahmed8216
      @haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 лет назад

      Ujubo Hersi magacaii i sheeq wl

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 лет назад

      HA IFO CASHAQU HA NAAXO Ahmed mustafe kiiko ayaa la yidhaa

    • @pharmaartey7982
      @pharmaartey7982 6 лет назад

      Ujubo Hersi haaa bro wan Ku wareeray......magaca ow Ku jilaayo maxaa wayay ani waxan dhihi lahaa cabdiyo codweyn hhhhhhhh

    • @abdowabdow8486
      @abdowabdow8486 5 лет назад

      Ujubo Hersi 35 years wakaas xijaabkaygi Aan sito 😁😁😁

  • @ayanrule
    @ayanrule 13 лет назад +2

    qabyo two i love the part naa ma zanzibar aya laga soo iibsatay and the part poliska a hoo military ga la hadal militaryiga

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 8 дней назад

    Hotaganooo
    Juger town fish 🐟 jamahada kawabarnayyy minapolis no dhere 😅😅😅😅😅😅😅😅😅Sirad EDOMACANN Brandon keep going ♥ 💪 👍

  • @Nina_army1
    @Nina_army1 10 месяцев назад

    2023 im watching still im love this ruwayad😂❤😊

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 2 года назад +1

    Aduun joogitan maleh xigmadaa su ninbkii ka bur qanaysey

  • @salmaabdi2918
    @salmaabdi2918 2 года назад

    alle haa uu naxristoo inti dhimaty intaa noolna alle cimrigaa haa uu barakeyoo mchllh walhi seey wax uu jilayaan waligy wax laa mida maan araaggg they are so funny walhi hhhh

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Год назад

    Abwaan mohamed abdullahi Isse singub iyo NaKruuma ILaahay ha u naxariisto

  • @nagmanawarsame3688
    @nagmanawarsame3688 7 лет назад +12

    kkkkkk mustafe kiiiko ıslaaan baaa lamoodaaa walhy

  • @Thelifeofabshira
    @Thelifeofabshira 7 лет назад +13

    2016 and still listening to this song 😂😂😂😍😍😍😍

    • @bintiyuusuf4441
      @bintiyuusuf4441 6 лет назад +1

      Abshira ma nooshahay walal 2018 ayaaan dawan hayaa adna 2016 ayaad dawan haysaay

    • @kadrafarah3865
      @kadrafarah3865 4 года назад +1

      @@bintiyuusuf4441 maficnthy aniguna waxan dawanaya 2020 adiguna 2018

    • @Aaboom16
      @Aaboom16 4 года назад +1

      @@kadrafarah3865 ramadhanka ma ku nabad gartay adhna😂😅

    • @kadrafarah3865
      @kadrafarah3865 4 года назад +1

      @@Aaboom16 kkkkk haa huno alx

    • @Aaboom16
      @Aaboom16 4 года назад +1

      @@kadrafarah3865 mashaalah walashey afsomaliga sa umakasayo lkn wishing you ramadhan kariim adhiga iyo rerkina cimri derii iyo dhambi daaf inshallah janadhiina aan kukulano😂😅😜

  • @marwaaliballahkuxirnow
    @marwaaliballahkuxirnow 4 года назад

    Ruwaayadan waxa kunacay sayid cabdule xasan iyo tima cade hade gabyayaan hadee heesayaan hadee ruwaayad jilayaan shaqsiyaad ama dhulka e udhashen aye so hadal qaadaan qolyinkan inta dhimatay allaha unaxariisto

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +2

    2019 yaa ila daawanaya

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 7 лет назад +19

    militariga lahadal kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkk.

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 5 лет назад

    Abwan sangub alle ha u naxariisto wuxu aha marjac loo so noqdo marki somalida dhexdeeda la joogo

  • @AaminaXasan-os2uq
    @AaminaXasan-os2uq 3 месяца назад +7

    2024 still watching😂