JIGJIGA - Riwaayad Cusub OO Qosol Badan 'Film Somali' Danti Mooge & Shukaansi Waalan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • JIGJIGA - Riwaayad Cusub OO Qosol Badan
    'Film Somali' Dantii Mooge & Shukaansi Waalan..
    ''Waryaa Waan Cabsanayaa iyo Haasaawa
    Doon baan ahay kala saar'' .......................................................
    Join Us on Facebook @
    / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel / abdiaskamedia

Комментарии • 672

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 6 лет назад +14

    Ogaden wa dad sharaf leh kana raystay wax la dhaho somali wayn iyo wxz halka kga hya wllhay aan jeclahay dadka daarood ugu nazabsan waa warsangani iyo ogaadeen allaha idim dhawro wllyaal

  • @talokeen259
    @talokeen259 7 лет назад +47

    Tolka yaan lacaayin anigu ogaaden mahi waa dad somaliyeed waa dadkii uu kadhashey sayid maxamed cabdule ninkii caayana waxka qaadimaayo waa qabiilka ugu badan dadka ka afsomaliga kuhadla, waa gobta somalida aan cuqdada qabin

    • @abdullahihareedmahamuud3466
      @abdullahihareedmahamuud3466 6 лет назад +1

      I am from Germany nice pic

    • @asadlionish
      @asadlionish 6 лет назад

      Sayyid Maxamed nin dhulbahante ah buu ahaa neefyohow ,dhulbahantee dhalay ,koriyay,uguuruyay oo la jihaad galay , ogaadeen nasabka uun buu ka ahaa ee ninkaasi waa darwiish dhulbahante.

    • @mustafanoorhassan8437
      @mustafanoorhassan8437 6 лет назад

      make somali great again kuba yussuf Amad

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 лет назад +2

      In God We trust hadii dhulbahante reer abti u yahay ma qabiilkiisa ayuu ka baxayaa waa nin ogaden ah dhulbahantana wuxuu ka mid ahaa dowladii sayidku hogaaminayay ama darawiishtii

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 5 лет назад

      mahadsanid wll

  • @flowergirl7868
    @flowergirl7868 5 лет назад +10

    Walalayaa kusali nabigeena suuban scw♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Mopurhaan
    @Mopurhaan 7 лет назад +20

    ugaadeen 💗💗💗💗💗SHarfta
    zoomaliyeed💚💚💚👍👍👍

  • @mohamedomar-hp2ph
    @mohamedomar-hp2ph 9 лет назад +29

    kkkk asal reer jigjiga quruxdii gabdhaha jigjiga viva jigjiga

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 8 лет назад +38

    Jigjiga xasuus igu gaar eh Waa dalkeygi labaad imiss jigjiga 😍😍😍😘😍😘 gabdho qurux bdn misana xasilan ilaahow idiin dhowr nabadana ilaahey ha idiin siyaadiyo anaga kuwi idiinku daydo alle hanaga dhigo Inshallaah

  • @IbrahimHHurre
    @IbrahimHHurre 4 года назад +6

    Ogaden Abwaanada Soomaali ugu magac dheer ayaa ka dhashay
    Waana reerka Soomali ugu gobsan uguna Laandheeraysan

  • @abdihassan6765
    @abdihassan6765 8 лет назад +47

    dadka ogaaden caynayo East africa ogaaden ayaa wax laga waydin lakiin dameer iyo ina gumeed ogaaden waxba uma oga dds ayaa nala dhaha

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +1

      @@noobatcallofduty2050
      Fuck adiga nacal shaklag

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +1

      @@noobatcallofduty2050
      Maxa mesha kaso donte hadada ogaden arki karin duf kubaxe

    • @mr.ismail6713
      @mr.ismail6713 4 года назад

      Ogaadeen ayagaba still gumeysi kujira 😀🤔 maxa lawaydiin

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 лет назад +87

    Waxaan Rabaa Dadka Qaar Oo Ogaaden Afka Lalaacaya Inaan Wax Yara Fahansiiyo Ogaaden Waa Dadka Ka So Horjeeda Ethiopia Kala Saara Kuwa Ku Nool Jigjiga Waa Dad Maskaxda Laga Heesto Lagana Gumeesto Lkn Ogaden Waxba Kama Sheegi Kartaan Aniga Ethiopia Ayaan Dunida Ugu Necbahay Dhulkana Ma ahan DDSI waa Ogadenia Sidaas U Ogaada Mana Ku Heesto Dadkan Uu Madaxda U Yahay Ina Ileey Calooshiis U Shaqeestaha Kalabka ah

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 7 лет назад +3

      Kornel Dalmar
      zxp nin adag baad tahay allaha ku daayo .

    • @robylyper1595
      @robylyper1595 7 лет назад +1

      Kkkkkkkk

    • @nuratobahsan5163
      @nuratobahsan5163 7 лет назад +2

      Kornel Dalmar Thnks kornel dadkan Naga qabo🤔😄

    • @AmishAmish-bp9uk
      @AmishAmish-bp9uk 7 лет назад +2

      kornel usheeg huno

    • @abdihassan6765
      @abdihassan6765 6 лет назад +3

      Kornel Abdi eedo xor ayan nahay ddsi nabad iyo barwaaqo ayaa ka jirto UBO war keeda wuu dhamaday

  • @zakariamuxudiinjr.2958
    @zakariamuxudiinjr.2958 7 лет назад +7

    She so gorgeous
    and the way she speaks softly makes me fly with no wings
    I love that girl
    great movie

  • @hafsayussuf299
    @hafsayussuf299 7 лет назад +16

    Ogaaden waa Dadka ooguhaysto Soomaalida ogaadenbaaad cadawlaguyahay maxuusameeyay hacaayina ogaaden waa iguqaali i love ogaaden waa wadnahayga gabadhiyo Wiil iyo waayeel 😙😚 waanidin jeclahay

  • @kingthugger4652
    @kingthugger4652 6 лет назад +49

    One love walahay ogadenia aldaroodiya al carabiya from almajertenia daroodiya al carabiya 😂😂😂

  • @ahmedaliwaqooyi2678
    @ahmedaliwaqooyi2678 6 лет назад +17

    From puntland
    Ogaadeen in la caayo raali kama ihin

  • @safarle9284
    @safarle9284 8 лет назад +6

    like👍 and Respect for Somali galbeed Concert maashaa Allah.

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 года назад +5

    Still 2021 baan qoslayaa 😁😁👍👍👌👌👌

  • @apdifattahmealinsportschan872
    @apdifattahmealinsportschan872 8 лет назад +29

    Ogaadeen afka ka dhiga kaliya wa inaad kaliya comments ka bixiso riwayada

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 6 лет назад +2

    Qabiil iyo qudhun waxba tari maayo soomalaay oo horaan horumar ugu gaadhi weyne somali meelkastoy joogto allaha ilaaliyo waa dadkeeni waana dhiigeeniye

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 лет назад +3

    Dadka qaaar gunaaa jira ogadeen one love waa tolkay ilama aderaday aan jeclahy wixii necebow sakiin liqa garabkagi ogadeen cadowgiin hajabo from marexaan al daroodiya wal carabiya idoor iyo inta la jidhee dirta shalay aan maqly down

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 3 года назад

      Indr qali sharafsnidin gobti mareexan💚🥰💋
      Idoor afdhogor awoowyadod ban raranjiray so imka afka haku cilbaxo😏

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 2 года назад

      @@soumeyasalah5789 maxaydun raran badowyahay

  • @riyodoon5233
    @riyodoon5233 7 лет назад +8

    ceeb in la cayo qabil sharaf iyo shekh iyo sheydhan intaba waa leyahay eee yanan la ceyn qabilada qofka wax so sameya si kugu madaliyo shukran moye cay maleh somaliduna waxa ku badan xaasidka waa waxa ay la rafad san yihin caay moo shukran joojiya aflagadada

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 лет назад +33

    ogaden baykuwaashen wixii rer xamar aha iyo wixii marqaanland aha uuufey uuuuf ismarjiya dee iskufilaaan waydee nagu mashquuula ogaden cay waxkamaqaadayso asagad kuhoosnoshihiiin somali all so cay maxay nagaqaadaysaaa makhruumin wada xanunsanaya viva ogaden I love my people noolada

    • @goodlifeboss7343
      @goodlifeboss7343 7 лет назад

      hamda abdi nacam 😍😍😍😍 😂😂😂

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 7 лет назад +3

      hamda abdi walal ogaadeen waa la jecelyahay waxay dadku u hadal hayaan waxa la jecelyahay inay itoobiya ka madax banaanadan oo wadan xor ah noqdaan oo madax banaan

    • @khalievabdennour4979
      @khalievabdennour4979 7 лет назад +3

      hamda abdi fuck of LA gumrsta yaasha inqaabta adag Ku nool riwaayad saan maa loo jila shukaansi iyo jaceel aya dhagta ka maqasheen ee reer xamar ka dhamaada sida la ini gumesanayo ha LA ini gumeste mida kale afka somaliga haku dheeli nina ta kale Ethiopia naagaha ka ceshada xiligaan ka bacdi wasmo uma ciil qabtaane

    • @aaminafaarah7942
      @aaminafaarah7942 7 лет назад +6

      king__/abdennour king_abdennour wll somali haday xamar jooto iyo haday joogto hargaysa iyo jigjiga waa walalo plz plz qabyalada inaga daya walalayaal

    • @halamadridcr7130
      @halamadridcr7130 7 лет назад

      king_ abdennou marka hadii lagumeysto waad ku faraxsanahay miyaa dad walaladaa ah oo gumeysi kujira hadeybo jiran waabad sheegeysaaye
      alla maxaad xanuunsantahay ALLAHA kucaafiyo lkn ogow wllhi ogaden ineysan cid ubaahneen aan ALLAAH ka ahayn

  • @yusufalimohamed8411
    @yusufalimohamed8411 4 года назад +4

    3 sano ka hor dawaday cawa 2020 tahayna wn daawan hayaaa
    aad baan uga helay

  • @amirabdihafid5517
    @amirabdihafid5517 7 лет назад +47

    dhulbahante iyo ugaadeen waa gob iyo gacal is dhalay

  • @haragoharago5177
    @haragoharago5177 8 лет назад +13

    Somali moryoley qofka wata bakhiilnimi iyo jaahilnimo iyo doqonimo markaad ogaden ku tilmanto yaa caqli iyo aqoon leh Somali adaan kuwaydiine somaliya haduuna ogaden kadhalan taariikh mala haateen ka soobilow axmed gureey ilaa sayid maxmed taariikhda dib iigu noqo sxb wado khaldan ayaad haysaa cuqdad ayaa kuhaysa ale haku caafiyo

  • @flowergirl7868
    @flowergirl7868 5 лет назад +2

    Asc walaalayaal Ibraahim lahi kusalli nabigeena Suva scw

  • @iliasdulken3465
    @iliasdulken3465 7 лет назад +25

    salam c, dhamaantin inta mesha comment ka dhiibatay iyo inta kadhiban doontaba. inaga daya qabyalada yakhi. waan daalnay. kulu somal bay nunahay . ilahay ha ina xafido, ha ina nabad gelio, ha ina caafiyo. ruwayada dawashadeeda ku bashala, comment ka dhiibta. no qabiil.

  • @najmaayaansomaliahanoolaat7049
    @najmaayaansomaliahanoolaat7049 9 лет назад +6

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk al beeerka huuno i noolada my qalbiyàasha i love jigjig cadey viiiiiv cida hooyo jigjig

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 лет назад +12

    #Dantii_Mooge (Part two) Coming Soon!
    Please #Subscribe and Be the First to watch!
    Join us on #Facebook at facebook.com/ABDIASKARITUBE

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 10 месяцев назад +2

    Still 2023ki ban qoslya😂😂😂

  • @bosshamud3105
    @bosshamud3105 7 лет назад +6

    msha allh gabdhu ad by uqrux bdan thay

  • @salahudinho9633
    @salahudinho9633 6 лет назад +13

    Waar inanta ogaaden qurux bdna😂😂

  • @zamirlucky6861
    @zamirlucky6861 8 лет назад +3

    basadiir caadi maaha bidaarta cayaar cayaar kuumagalin
    love jigjiga
    from garoe

    • @Therealhero-m8r
      @Therealhero-m8r 2 года назад

      @zamiir lucky. Basadiir xiligaas ma jirin

  • @AdnaanR
    @AdnaanR 3 года назад +2

    Maraykankaas baan iska joogi jiray Kulahaa

  • @abdisalanhassan3196
    @abdisalanhassan3196 7 лет назад +13

    Ninkaan Bidaarta leh Xariif Waayee Aadbaan ugahelaa majaajiladiisa

  • @roozibrahim3381
    @roozibrahim3381 7 лет назад +17

    Ala beerka so funny wlhi 😂 viva jigjiga ❤️

  • @aminismail2979
    @aminismail2979 9 лет назад +1

    shaxari weyn ... quruxleyba wale jilaysa riwaayada mansha allah

  • @rahamabdulahi1755
    @rahamabdulahi1755 7 лет назад +8

    nice riwaayad

  • @ismailmoha8505
    @ismailmoha8505 7 лет назад +5

    fanaankii weynaa ee bashiir jawi ayaa iga muuqda meesha

  • @ahmedmohamednuur1927
    @ahmedmohamednuur1927 4 года назад +5

    War inader hadaad ogaadeenow imaqlaysan gabadhaa ubax ee quruxda badan iidona

    • @IbrahimMohamed-kw7vi
      @IbrahimMohamed-kw7vi 2 года назад

      Lacag imisaad heysaa gabdaha ogaden waa gabdaha ugu qaalisan somaali

  • @zuhursaad9819
    @zuhursaad9819 8 лет назад +4

    hhhhhhh alla ninku bakheylsanaa hadaan wax jilayo hataa sidaas maba keeni laheyn so fantastic aduu ku ceebaynayaa kuyeh viva reerka murtida iyo madaxnimada

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 7 лет назад +16

    kulhaa qaybta cafimaadkan haystayo intuu qoorta gilgilay kkkk wlhy wa ugaas kabtasay ka shidanthy

    • @adan5950
      @adan5950 6 лет назад

      Så waaaaye

    • @adan5950
      @adan5950 6 лет назад

      Saaaaaar waaaaaaye

  • @YousufAli-kb3wl
    @YousufAli-kb3wl 7 лет назад +10

    waa idin salaamy inta matashay iyo inta tageersanba lki woxogaa ruwaayadu way liidataa sobota oo ah waxaa ku jira qaladaad badan oo afka soo maaliga iyo anshaxa aadamiga aan ku jirin oo fcn in laga reebo erayada anshax xumada muu jinaya waxaa ay afkiisa ka soo bur qanayaan wiil ka gabadha la quraacanaya talo ahaan halaga saaro erayaadaa hanna la waa jiyo edaabta iyo asluubta ruwaaayada

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 8 лет назад +1

    in aan takid jarto waayay.jijiga dumar soomaliyeed qurux badan masha allaah

  • @niciimalakiboqoradashisaaq3257
    @niciimalakiboqoradashisaaq3257 7 лет назад +10

    dadka mesha aflagadada kawadow adeer afxumada jojiya All daroododhan wan diinsalamay

  • @abdihakinhusen7931
    @abdihakinhusen7931 5 лет назад +5

    Alla mxn riwayadan waa hore tvga kadaawaday I think 5years ago xasuus😎

  • @mohamedhajji7034
    @mohamedhajji7034 8 лет назад +1

    Inanka Xiidhan caadi maahan walaahi waaba na dawakhiyey, gabadha maasha ALLAAH so beautiful and amazing picture

  • @hanadibnuwarfa9576
    @hanadibnuwarfa9576 7 лет назад +18

    Waraa ma qureec baa taaala kulahaa 😅😅😅😅😅😅

  • @mursalabditaaxo3228
    @mursalabditaaxo3228 6 лет назад +4

    kulahaa eegadanba ha guursadee

  • @aaruvaaaruva484
    @aaruvaaaruva484 8 лет назад +4

    والله حلوة الصومال

  • @MohamedAli-bs3bn
    @MohamedAli-bs3bn 9 лет назад +6

    qaybta danbe la soo dhakhsada insha allah

  • @cabdiyare3925
    @cabdiyare3925 8 лет назад +6

    Kkkkkkkkk meesha taksi LA aan miyaa kajita waqti dheer ayeey gabadha taagantahay kkkkk wlh waan ka helay very nic

  • @fadxiawmaxamed3576
    @fadxiawmaxamed3576 9 лет назад +1

    I love jigjiga aadbaan uga helay filimkan

  • @ducayzane
    @ducayzane 8 лет назад +6

    Abdi Askar, we are still waiting for part 2 of the story.... we wanna see where this ends and the consequence mr half bidaar get from his indho adayg damac..

  • @Yong_457
    @Yong_457 9 лет назад +6

    Waraa ma gureecbaa taala 😂😂😂❤️

  • @abdimohaahmed1218
    @abdimohaahmed1218 9 лет назад +2

    caadi mahan riwaayadan

  • @AdnaanR
    @AdnaanR 3 года назад +1

    Bashiir jaawey Caadi ma Ahaan

  • @abdihassan6765
    @abdihassan6765 7 лет назад +3

    ikran mahamed yaad la hadlisa eedo qoraalka iska sax thnks

  • @mowlidismail9435
    @mowlidismail9435 7 лет назад +7

    kkkkkkkkk wlhi ninkan waa adagyahay nin raket igadeh

  • @cabdiqurux
    @cabdiqurux 8 лет назад +4

    Qaybta labaad ayaa shidane awayday

  • @bulshoweyn8947
    @bulshoweyn8947 7 лет назад +6

    kkkkkkk walaah kal iyo laap waan fuurey qosol cml walal waxaan rabnaa part two

  • @heydaralii9635
    @heydaralii9635 Год назад

    Part two please,, ree jigjiga Sharaf iyo Salaan🌹

  • @jamalallawxiir1481
    @jamalallawxiir1481 8 лет назад +1

    Waa majaajilo xiiso badan

  • @abdirahmaanmuuse4882
    @abdirahmaanmuuse4882 2 года назад +1

    wlh waan fuury ilaaa hda ban dwanaya qufkii 2022 dwnya wa legnd

  • @CABDALLATV
    @CABDALLATV 9 лет назад +4

    mnsha allah gabadha si fcn ayey ujilaysa my sis u are so cute 💙💙💙💙

  • @najmaladan6704
    @najmaladan6704 8 лет назад +3

    Hhhhhhh very very nice

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 лет назад +2

    War dee waad na daawa neysaan waadna nacaayay saan war meesha iskaga yaaca ogaden ley nine wasaq yey uuufff

  • @maarigkanna9738
    @maarigkanna9738 6 лет назад +1

    masha Allah

  • @sheekhsharmarkealxunfi6530
    @sheekhsharmarkealxunfi6530 7 лет назад +17

    kulah ciyaal suuq Buu ahaaa!!!!!!!!!!!!!!!

  • @abdulahihassan6781
    @abdulahihassan6781 Год назад +1

    2022 November 11 chance ah ku ankusalini nabigena muxamed scs scs

  • @hamzehussein4176
    @hamzehussein4176 8 лет назад +8

    Kanbidaartale kulahaa Anoo walashaaya Hhh😂😂😂 wayka fakatay

  • @nafaatigo41
    @nafaatigo41 8 лет назад +4

    Jigjiga joog ama meeshad rabto ethiopia yaa Somali utalisa ilaahay hainoogargaaro

  • @abdirahmanandraka8928
    @abdirahmanandraka8928 8 лет назад +3

    hhhh riwayaad cajiiba
    oo qosool badaan
    gabar shidan iga dheeh

  • @MohamedIsmail-pm7md
    @MohamedIsmail-pm7md 7 лет назад +12

    waa laku adkeeyay 😂😂😂😂

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 7 лет назад +34

    hhhhhhhh war ragow adoon lacag haysan haysbaxaraynina hana jeclaanina

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 9 лет назад

    waaaaaw masha allah Riwaayad ficn weye guys

  • @ahmedfarahsource41
    @ahmedfarahsource41 6 лет назад +2

    INDHAHADAA KUU MACALIN AH . Hor ayaa loosocdaa!

  • @njamaalablahi4079
    @njamaalablahi4079 7 лет назад +18

    Ddsi nooloda nasab ayaad tihine..

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +1

    Ogaaden qabiilka somali loogu hadal hayn badanyahay amaan iyo karaamo idiin ahaatay

  • @shabcanabdi2477
    @shabcanabdi2477 9 лет назад

    Caadi dhigaygii jigjiga caday miss you
    xabad daadax ah ayaa ku jirta

  • @samiraofficial5521
    @samiraofficial5521 6 лет назад

    Soo badiya riwaayadaha

  • @abdisalamadan8124
    @abdisalamadan8124 9 лет назад +16

    gabadhu so cute, waan kahelay runti, anybody knows her e-mail

    • @Muxsin
      @Muxsin 8 лет назад +2

      +Abdisalam Adan sorry waa marwo

    • @AliBaba-dw2kr
      @AliBaba-dw2kr 6 лет назад +1

      Abdisalam Adan kkkkkk

    • @a_m_gureylion-heart1210
      @a_m_gureylion-heart1210 4 года назад

      Abdisalam Adan gabadha hanaga cawryine afka kajeedi qudhacyahow

  • @mohamedmohamud7610
    @mohamedmohamud7610 9 лет назад

    viva jijiga.....walee Quruxy gbdheed udaa

  • @samiraofficial5521
    @samiraofficial5521 6 лет назад

    Maaanshalah ilaahay hanoo badiyo nabada jigjiga way talabsatay

  • @abdifatahali197
    @abdifatahali197 7 лет назад

    riwaayada sida loo qorsheeyey amba qisada ay ku socoto way fcnthy kaliya dadka matalaaya ayaa af somaligooda la yara fahmayn oo lahjadooda ku hadlayaa lkn maaha inaad dadka wax laga sheego amba qabiil la abaaro waa harumar iyo hami ay ku dhiiradeen taasna waa ina lagu taageero loona hambalyeeyo lkn somali meel walba ha ahaadaan xaasidnimo iyo ka xumaansho aya laga waayeyn iyo qabiilo ku tiirsi qofkan aad wax ka sheegaysaa armanu ahayba ilay jig jiga waaa international city ,wlhi ani kama iman halkaa oo somalilander aya ahay lkn waa ku faraxsanahay wllhena waana dadka ugu horumarsan somali maanta alle ha u siyadiyee

    • @mohahussen5985
      @mohahussen5985 6 лет назад

      abdifatah omer
      Aad iyo aad bd umhdsanthy bro lkn mid ogsoonow luuqadooodu saaid baaa loofahmaya wx cilad ah kuma jirto

    • @adire9965
      @adire9965 6 лет назад

      Haa sxp luuqada waa tii soomaali asalka ahayd

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf Год назад

    See layahy somaliyeey

  • @abdiqadarmohamed3280
    @abdiqadarmohamed3280 6 лет назад +1

    Wlh wiilka waa kufashilmay kabayeeriga waaba balaayo iyo baxar

  • @cawaaleguuled6593
    @cawaaleguuled6593 3 года назад +2

    Sida loosoconayaa idishay kaabo kaabo wiilka

  • @wow6708
    @wow6708 8 лет назад +10

    qaybtii labaad meeday

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  8 лет назад +3

      +nina nacnac
      #Dantii_Mooge (Part two) Coming Soon!Please #Subscribe and Be
      the First to watch!Join us on Facebook at facebook.com/ABDIASKARITUBE

    • @abdinaasir3396
      @abdinaasir3396 7 лет назад +2

      ✔ ✔ ✔ ✔ ✔

  • @user-dc2mu5or9n
    @user-dc2mu5or9n 6 лет назад

    ههه ما فهمت ولا شي بس احس انه حلو اخوكم من عمان 🎶

  • @jankaka7193
    @jankaka7193 8 лет назад +3

    riwayadan waan ka hilaa caadi bay iiga qoslisaa

  • @abdiboss719
    @abdiboss719 Год назад

    2023 daawanaya 🍇

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 8 лет назад +5

    runtii waa funny

  • @amaadin12
    @amaadin12 9 лет назад +2

    Nice very funny

  • @hamdaindhadeero6978
    @hamdaindhadeero6978 8 лет назад

    hhhhhhhhhhh Masha allh jigjig wadankaygiii allah nabad igugeeeee viva my people

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 8 лет назад +10

    www. asal. weye. dadkaygu. ilahaw ii daa. ddsi. dhulkayga. ogadeen. afka. ka. jeediya. waa. madaxdii. somalida. waa. la. wada. og. yahay. dadku. waa. ogadeen. iyo. in. lagu. suubiyay. viiva. my dhiigega

  • @qaaliaadan916
    @qaaliaadan916 2 года назад +1

    Waryaa ma qureec baa taala kulahaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 лет назад +1

    Allakani gaajo weeye
    Faanto kuye

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 лет назад +5

    Somalia dalkayga wllo wax ayjecelyihiin malaha e afka unbay naguhayaaan way nagudawakhenba dadkan subxanalh

  • @mohamedomar-hp2ph
    @mohamedomar-hp2ph 9 лет назад +1

    kkkkkk fani reer jigjiga

  • @allawayn1005
    @allawayn1005 5 лет назад +1

    Guud ahan comentiyada: cunsurinimo iyo aflagaafo
    Aniga: dadku ma dhimirkay ka liitaan 🤔

  • @abdullahimohamed1175
    @abdullahimohamed1175 9 лет назад +1

    riwayad cajiib ah