Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Xagii Sariirtana Ma Dumarka Qaabilsan?😂 (Shorter Fave Clips)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 авг 2024

Комментарии • 108

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 месяца назад +22

    I hate this word ‘ wuu ka tagay ‘ as if women don’t have the sense to end things.. I cringe every time I hear someone say this . Honestly speaking women need to know that it’s not their job to keep family together , you can do gymnastics in the bedroom and you’ll still not be appreciated so don’t tired yourselves up and focus on your inner peace. 😳

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 2 месяца назад +15

    Habaryar waxaan soo xasuustay mid beri igu yidhi weligey kaa tagi maayo oon ku idhi oo awal xagaa usocotay qosol😂😂😂😂😂 waa dad weligood iyo allahoodba transit uun ah oo aan nasanaynba 😂😂😂😂 Wallee dulleyste sidaad ibartay miyaa halkee baan ka uriyaa halkee oon kasii gartaa in dulleyste soo ur urayo😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +6

      Faarax dudaaye waa howshiisa on uu sii socdo. Ha nasan baa loogu duceeyey show.

    • @ummdharr6823
      @ummdharr6823 2 месяца назад

      😂😂

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 2 месяца назад +4

    Wlhi runta sheektay
    Isagoo dhag dhagaya oo qubeysan cadeyesan ee rabaan naag nadiif ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 месяца назад +13

    Let me help you out dear sister with some of the names -Talaxume, Garmaqaate, qowdan, ow fuu, qubi, beerwaal, jabsade,

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +3

      Bisinka iyo alifka, waad la heshey Taloxume,garmaqaate,qubi,beerwaal iyo jabsade. Ciid Mubarak aboowe. 🤣🤣🤣

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 месяца назад +2

      @@niyaaladem Eid Mubarak walasheey I am all xalwod up too much macmacaan! Every where I go xalwo, shushumoow, and all things sweet!

    • @foziasaid477
      @foziasaid477 2 месяца назад +1

      Walaalo qabrig dig ilaali wad waalatey cushion

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 2 месяца назад +2

      @@foziasaid477 come again I don’t get this type of Somali? Qabri ilaali oo yaa dhintay?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      @@bongasasa3895. Waxaan u maleynayaa in aysan fahmin inanta waxa aad ka hadleeyso.

  • @JD-Cali
    @JD-Cali 2 месяца назад +10

    Omg I can’t stop laughing 😂 - My favorite sister 💕

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 2 месяца назад +7

    Ninku ma xool marka dee ha tago anigu baa aduunka waxan ugu necebahay nin baa tagay adakatay qali🥺😳

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 месяца назад +5

    Sidaan hadsameeyso kaama tagaayo, sidaa hadaa sameyso kulama guursanaayo balaa balaa balaa Alla sidaan u nacay kuwa waxas melaha lasoo fariisto ufffff

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 2 месяца назад +10

    Jecliya fatxiya iyo Runteda kkkkk😂❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +2

      Qof bed qaba ayaad tahay, Maasha'Allaah.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 2 месяца назад +3

      Nin fatxiya cabsiiye comment positive ah uqoraya waa nin nin dhaafay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +2

      @@Naagnool124 Ciid Mubarak habaryar.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 2 месяца назад +1

      @@niyaaladem ciid wanaagsan habaryar qaali ❤️❤️❤️❤️

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 2 месяца назад +5

    Duleyste xishood dhan malaha. Illahay sharkooda haka qabto masaakiinta😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 2 месяца назад +5

    Habo, nimanka jecel qaylada iyo xaaskooda oon rabin inay qasbaan way bukaan maskixiyan sexual coercion bay qabaan.

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 2 месяца назад +5

    Ciid Mubarak wllo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 2 месяца назад +6

    Eid Mubarak my sister

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад +6

    Fatxiya salaan sare walaashay gacalisk walaahi wan qoslaa sheekadeeda

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +3

      Maasha'Allaah, adigu waad caafimaad qabtaa.

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 2 месяца назад +2

    Walaahi Fathia kal iyo laab iga qosli saah Somalida cawaan nima dooda waxey ku darsaden dulqaad la aan 😂😂😂😂

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 месяца назад +4

    Absolutely true.😢

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 2 месяца назад +4

    CIID MUBAARIK XABIIBTI❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад +4

    Waa markey wada qeylin lahaayeen qoyan😂

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад +4

    Fatxiyay beentas bu raba dulayayste lkn nin ragi wa ninkii xaaskisa jacay tusa ragu wa nocas

  • @queenbee9794
    @queenbee9794 2 месяца назад +3

    Eid Mubarak from Maine habo

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад +4

    Ayaga in laga tegi karo ma aaminsana why?bec he knows that qoyan will go no where.

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 Месяц назад +1

    Allah fatxiyaay sida aad u jisho 😂😂😂

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 месяца назад +2

    Eid Mubarak sister
    Naagahaa Waa Views
    Raadi Yaahuu waxa personelte ah mallah
    Aaway nolosheedii hoogtada😢jikaan aduunka u nebcahay ilmahayga ayaa hada iigu tuuro Alx 😂

  • @user-jk7fi5oz2f
    @user-jk7fi5oz2f 2 месяца назад +4

    Kkkkkk alla waan qosley that's low self steam 😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 месяца назад +3

    Salan❤❤❤gobed🎉ciiid mubarak❤❤❤❤❤alaha kula jiro farxad kuwar🎉🎉🎉❤❤❤😍😍😍👑🤩🤩💎💎

  • @bashafitness
    @bashafitness 2 месяца назад

    Ala beerka 🤣🤣🤣🤣 fatxiya is hella funny and original 💯

  • @qalanjoqoordheer1905
    @qalanjoqoordheer1905 2 месяца назад +1

    No wonder all duleeyste in aay ka hadlaan wixii i yaga u ficaan ama jecel yihiin🥺

  • @Hanaey143
    @Hanaey143 2 месяца назад +4

    Nimanka somaliyed jecel iyo nariis kuma so korin waligana hada u sheegto foostoh hoosta ka daalosha waye waligod isma badalayan alaha maxan nin somali nacay nariis iyo jecel midana baran mayaana jaahilin waa jahil noloshudu waa sariir iyo hoos naaged inay ka sheekayan waxa intaa dhasan maba yaqan jahilin alle hana badani jahil bila nariis aha

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +2

      Al acraabiyuuna ashadu minal kufr. Jaahilka sixoole baa dhaama.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂
    Habo waxaan ku qoslay ninka garaad yaridiisa. Runtii ayaad faraha kasaartay. ❤❤❤❤

  •  2 месяца назад +2

    something is wrong from somali community

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 2 месяца назад +1

    Hatago dayuuska rafaad necbiyaa😂😂😂😂😂😂

  • @ayanyaasinmohamed5128
    @ayanyaasinmohamed5128 2 месяца назад +1

    dee ha tago kii taga awalbu faaido lahayn wlee habo fatxiya wa fariid wayo arag ah Alle hakuu dheereyo wax badan ayad fashilisay ❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 месяца назад +2

    Mocous membrane weye qalaylka ay ahegayan wa maxay afka ama sanku haduu qalalo oo kale weye sawmaha yaab dad badaw ah oo dhag uun waxka maqla baa joga social media 😂😂😂

  • @Maria-Dajuume
    @Maria-Dajuume 2 месяца назад +3

    Habo you are hilarious 😂😂😂

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 2 месяца назад +4

    Waxan sugena in uu tagaayo markasta

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 месяца назад +4

    Roba raq🤣🤣🤣🤣

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 месяца назад +2

    Cid ubaahan nin soomaali majirto cidii ay rabaan hala dhiilgareeyaan urtooda iyo wasakh dooda meelwalba waa laga nacay

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 2 месяца назад +5

    HADUUTAGO DEE QUSHI 😂

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 2 месяца назад +3

    Kkkkkkkk waabo nacay dadk dhahaayo hadii sidaas sameysid hadii sidaas sameeysid

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 2 месяца назад +1

    gela aan markus dararanyihai labanin Lisa ye ye😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 месяца назад +1

    So hilarious 😂ma video hore miyaa

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saboismail4776
    @saboismail4776 2 месяца назад +1

    Oh my god I love you fatxiyaa you are the best ❤

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 2 месяца назад +2

    Arinkaa aad ka hadashay hadaan nahay dumarka run baad ka sheegtay. Lol

  • @Rose_83k
    @Rose_83k 2 месяца назад +3

    Omg I can’t 😂😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 месяца назад +2

    Faarax wax kasta u samee waa kii taga shandadiisa way u xidhantahy, mida kale Dumarka way tagaan inta badan abuse iyo dhibaato cid kul joogayso ma jirto

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад +3

    Hatago haduu rabo

  • @maryamsuud7345
    @maryamsuud7345 2 месяца назад

    Naagaha soomalida sidii loobahdiley waxaa lagaarsiiyey iney ayagu,isbahdilaan😂

  • @Wafafaisal78
    @Wafafaisal78 2 месяца назад +1

    Happy eid mubarak fathia i really loveeee the way you reveal the truth 😂❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 месяца назад +4

    Runsheeg waceeb sheeg

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 месяца назад +2

    Nin la koolkoolinayayo sida ilmaha muxuu yahay waa inuu masuuliyada reerka qeyb tiisa qaataa

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад +1

    Siday hadalka labada qof isu fahamsiiyen waxay lamid tahay abwaanadi somaalidii har gabayada wax isigu sheegi jireen fani

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 2 месяца назад +4

    Ma fiicna hablaha in la caayo ldadkuna mawada xumo gabadhaada waa inaad cuntada la karisaa weelka la xashaa xamaamka tagtaan qubaysataan oo lays carfiyaa kadib sariirta la aadaa oo xarakaad fiican la sameeyaa oo xaaskaaga aad u dhuuqdaa oo meel kasta carabka ka marisaa maaha ceeb waayo waxaa ka yimaada jacayl aan la kala tagin oo markaad fitaaqo tahay oil ugu masaajtaa

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 2 месяца назад +2

    Kkk, qur'aankayba ku qorantahay hordhac sameeya

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 месяца назад +4

    Waa runteed I feel disgusting markaan dhagaysto shiikhyo le dacaska musqusha lagu galo u diyaari ma handicap
    Kitchen and sex slave waxay ka dhamaan waayeen food iyo sex sick people.

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 2 месяца назад +1

    Omg I’m dead 😂😅😂😂

  •  2 месяца назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 2 месяца назад +1

    Ma ilmo la quudinaahe😅😅😅😅

  • @fatahabukar
    @fatahabukar Месяц назад

    Kkkkk Fathia you are so funny

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 месяца назад +2

    Nin jaahil ah oo aan aqoon ku filan lahayn sexy uun nolosha u hasta waxba maqli maayo waa lagu daali

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад +1

    Alla beerka 😂😂😂😂😂😂

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 месяца назад +1

    😂😂😂🤦🏽‍♀️

  • @shiiddo
    @shiiddo 2 месяца назад +1

    Asc walashay qaali❤❤❤

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 2 месяца назад +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 месяца назад +2

    Kkkkkk

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 2 месяца назад +2

    😂I 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @farduussiciid8370
    @farduussiciid8370 2 месяца назад

    😂 ala vediogan maxaan jecelahy beri horuu ahaa xaraabaa tahay edo wlahi

  • @madinaamoud9173
    @madinaamoud9173 2 месяца назад

    Lanbarka saliida xageen ka heelaya please I need help

  • @halimaosman5686
    @halimaosman5686 2 месяца назад

    Alla Maxaad run sheegtay nin Soomaaliyeed waa mafakare

  • @ahmett5979
    @ahmett5979 2 месяца назад +3

    Qaylo iyo ina la xanuuujiyo duamrku umaba bahne waa inay raaxo qadata ilaa inta ay lugaheeedu gariir bilaban😂 dadkan wax baran mayaan waa inaa u furaa meel lagu baro sida loo raxaysto bilaa xanuun iyo qaylo

  •  2 месяца назад +2

    let him go

  • @user-pr6wk4mm7k
    @user-pr6wk4mm7k 2 месяца назад +1

    Kkkreality ✔️

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 Месяц назад

    Adigaba waad u karisaa Kan kuu jooga

  • @AsmaWeheliye
    @AsmaWeheliye 2 месяца назад +1

    😅😅😅😂

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @fardawsamohamed2909
    @fardawsamohamed2909 2 месяца назад +1

    Hhh wan ku taageraa a bayo

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 2 месяца назад

    😂

  • @Munadalac
    @Munadalac 2 месяца назад +1

    Bisinka 😮

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 2 месяца назад +3

    Waa runtaa waxaad sheegeysid laakiin kawaa aad ka hadleysid waa kuwaa aan aqoonin sida wax loo qanciyo marka hore mida xigtana kuwaas markii hore waxay rabeen qof jiko ugu jiro.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂😂😭

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh 2 месяца назад +1

    😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 месяца назад

    Kkk hal maalin kaliya May ka hadasho mawduuc kale oon ahayn nin somali cu caa.
    Kahadal beeraha sida loo beerto. Cuntooyinka iyo tareenada dhulka hoostiisa mara kkkk heeey

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 Месяц назад

    Caqli aan sariir aheyn ma lahaa miyaa wuxu subxaanaka yaa cadiim

  • @ninawarsame3344
    @ninawarsame3344 2 месяца назад +1

    Cunto 😂😂😂😂. Ala beerka.

  • @najmaAbdi-fr9fz
    @najmaAbdi-fr9fz Месяц назад

    Ala manooli 🤣🤣🤣🤣 habaryar dib badanidaa waxan layaabey nimankaan hadaan cuntolasiin cararaaya maxe ahayen tedakale nimanka somalida waxeraban ayakoo tlme kusiinin oo kuu shekenin ine dantoda kaa gutaan also his don't care about you 😂😂😂

  • @zeynabahmed732
    @zeynabahmed732 Месяц назад

    beenta dhaaf Naaya

  • @adendahir2688
    @adendahir2688 2 месяца назад

    Ciilan weliga iska cilanaw

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +3

      Mentally sick baa tihiin duleyste, waxa tareeysaanba ma jirto reer taloxumo orodoo afkan uraya iska mayr.

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t 2 месяца назад

    May dulmi

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂