Sheikh Umal Iyo Nimanka Sariirta Ka Cawday, Gudniinka Sidee U Arkaan?😕

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 369

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +8

    Fadlan Subcribe and Follow me on
    FACEBOOK Page
    facebook.com/fathiaabsietalkshow/
    facebook.com/fathiyaabsie
    INSTAGRAM
    instagram.com/Fathia_absie
    TWITTER
    FathiaAbsie
    Email: Fathiaabsienetwork@gmail.com
    💕❤️😍👍🏾

    • @farhiyaali6652
      @farhiyaali6652 2 года назад

      Somalia waxas kama jiraan gacan is qabsi iyo romantic ee wlley nolosha waqica ah ee somalia ku habon ama ay ku dhaqmi karaan kaso shekey rer yurub iyo anaga kala dhereee dhaqamadoda mid somalida ku habon kaso hdl

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 года назад +22

    The greatest creation of GOD is a woman we hv to respect their dignity & their rights

  • @gellegelle8864
    @gellegelle8864 2 года назад +6

    Fathia you never cease to amaze me. This is first time i heard you talking about this topic! I really appreciate how you described it. The FGM is a thousands years old curse in our culture that has deep social and psychological roots in our existence. Its disgusting and annoying how those simple minded sheikhs address it. They can't even understand the most simplistic aspects of the case which is its medical effect on woman!

  • @s.h9407
    @s.h9407 2 года назад +18

    Illahay haa unaxarista Somali People
    May Allah guide them and May He remove the IGNORANCE in their Culture Amiin.🙏🏼🇸🇴

  • @khadramohamed7688
    @khadramohamed7688 2 года назад +45

    Fathia I hope you find the love that you deserve. You explain love too well MashaAllah. You are honest about love. You light up and giggle a lot when you talk about love . I hope one day I watch your channel when you sit next to someone you love. Keep shining my sister ❤️

    • @khadramohamed7688
      @khadramohamed7688 2 года назад +3

      @@aishadualhe7288 so? Will you jump off the cliff if they do???

    • @khadramohamed7688
      @khadramohamed7688 2 года назад

      @@aishadualhe7288 why?

    • @amalllove1480
      @amalllove1480 2 года назад +1

      Khadra Mohamed that’s nice word mahaAllah to wish your Somali sister for the best 😊🥰

    • @ayanyousef5175
      @ayanyousef5175 2 года назад +1

      Well said 👏 sister we all do wish fathia the best❤❤

    • @reflectonwhatsgoodm4980
      @reflectonwhatsgoodm4980 2 года назад

      @@aishadualhe7288 talk about nayahee maxay? What did she even said?

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 2 года назад +59

    Walee wadaad somaliyeed baan xaq dumar ka hadlin ,

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 2 года назад +2

      Fariid

    • @bashiiribrahim6698
      @bashiiribrahim6698 2 года назад +1

      Gabadha muslimada ah xaqeda Allah ayaa siyay habarato xaqeda. Culimada hala xushmeyo

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 2 года назад +12

      @@bashiiribrahim6698 xaqeeda waxaa ka mida iney isu diido haduu biika diido ama qancin waayo.

    • @warsanismael7739
      @warsanismael7739 2 года назад +18

      40 years ayaan muxaadaro dhegeysigeeda u soo taagnaa waan ka waayey hal muxaadaro oo ragga ku aadan‼️‼️

    • @warsanismael7739
      @warsanismael7739 2 года назад +6

      @@bashiiribrahim6698 gabadha Somaliyeed iyadoo xor ah, ayey 9 bilood ku dhalatey ka leexda please ‼️‼️‼️‼️‼️

  • @umumohammed7813
    @umumohammed7813 2 года назад +19

    حدثهم بما قال الرسول ياشيخ. الاستعداد النفسي والتحضير العاطفي خير سبيل لبلوغ الزوجين معاً الإشباع المطلوب. وعن هذا الموضوع يشير الرسول (ص) بقوله: "لا يقعن أحدكم على امرأته كما تقع البهيمة، وليكن بينهما رسول"، قيل "وما الرسول يا رسول الله؟"، فقال: "القبلة والكلام".
    Psychological and emotional preparation is the best way for both spouses to achieve the required satisfaction. On this subject, the Messenger (peace be upon him) indicated by saying: “None of you should fall upon his wife as an animal does, and let there be a messenger between them.” It was said, “And what is the Messenger, O Messenger of God?” He said: “The kiss and the speech.”

  • @cumarcisman1904
    @cumarcisman1904 2 года назад +16

    Waa run habo cid wax noosheegtana ma haysanee naguu wad, waxuunbaa naga soo hadhiyee, jacaylkaad noo qabtana waanu ogahee iyo inaad jeceshay inaanu wax noqono.
    We love you habo ( inta wax garadkaa)

  • @ahlamabdu4851
    @ahlamabdu4851 2 года назад +6

    Ilahayow dulaystayaal hanoo jabin naa hoy dumarow be strong woman bilaacalaykum

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 2 года назад +20

    Dear Fatxiya,
    There’s a xadiith that’s says Rifqan bil qawaariir
    رفقاً بالقوارير
    which means literally “fragile, handle with care”
    Af Soomaliga wa (qunyar dhalooyinka).Dumarka ayuu rasuulkii
    CSW uga jeeday.
    Ma maqashay caame ama caalim, cid sooqaadaysa xadiithkaa ama hadal haysa?
    Eraygu waa Xadiith ee ma aha (xadiis) Soomaaliyey👋🏼

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 2 года назад

      Please af Soomaali noogu sharax xadiith ka. Maxaa laga la jeedaa

    • @al-ad-aniya4048
      @al-ad-aniya4048 2 года назад +7

      Hadith Saxiix ah weeye.
      Nabigii CWS iyo dumarkiisa iyo kuwii saxaabada qaarkood baa safar ku jiray.
      Awrta ayaa dumarka lasaari jiray hagoog Asturta oo quraxda ka celisa na waa loo xiri jiray.
      Nin geela wadaa oo magaciisu yahay “Anjashah” oo aad u cod macaan baa heeso iyo gabay qaadi jiray si geeluna u dheereeyo dadkuna aanay u cajisin.
      Markaasuu rasuulku CSW ku yiri ninkaas : “qunyar, dhalooyinka” Anjashow.رفقاً بالقوارير
      Ujeedada culumo badan isku raacday weeye,
      geela heesta macaan ka daa, orodkiisu dumarka saaran dhibaatuu ku hayaaye.
      Culuma kale a waxay u qaateen, heesahan macaan uga tudh ama u ga nax qalbigooda dumarkan.
      Sikastaba ha ahaatee, nabigu CSW Wuxu ku tilmaamay dumarka qawaariir ( glass/dhalooyin) oo ujeedo tahay dumarka si fudud aya Jidhka iyo qalbiga ba loo ga dhaawici kara . Waa naxariis nabigeeni CSW in la ga barto mudan oo aan la is ka indha tirin.

    • @maxaacusub9533
      @maxaacusub9533 2 года назад

      @@al-ad-aniya4048 shukran

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 2 года назад +2

    By far the best topic keep talking about it, please jizakallah we love 💕 u abyo

  • @muuzejaama2714
    @muuzejaama2714 2 года назад +16

    Nolashu sariirta kaliya maaha gbdhu markay ilmaha hayso guriga uhagaaji cuntada Kari markay guriga hagaajinayso ilmaha Ka hay cuntada markay kuso kariso weelka kaxal
    Intaan meherad reerod afka laydin laha Hadan howsha ay kudhibanthy uqabto maxa iga halaysmaya waa waxba nolashuna ay qurux inoqoto raga somaliyed hadaan nahay waxbadan baa Naga khaldan kaad is dhahdid sax adu Ku Oran naagta Ka adag oo naagtaydu haday iga adkaato waaba khayre masharba bal adba

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 2 года назад +2

    I cannot believe he said what he said I was so disappointed and devastated by the Sheikh statement Subhanallah

  • @idirisibraahin6207
    @idirisibraahin6207 2 года назад +14

    Waan hubaa wax badan ayaad Bari doonta dadkeena thank u

    • @nimcoxasanlife8043
      @nimcoxasanlife8043 2 года назад +1

      Waa ubaahanahay wiilal ka hadla cadaalada

    • @idirisibraahin6207
      @idirisibraahin6207 2 года назад

      Waxan u baahanahy dhamaateen macalimiin ina bara nolosha. Way mahadsantahay fadxiya.

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad 2 года назад +5

    my Allah save us and guide us right path........

  • @samuelkilla8365
    @samuelkilla8365 2 года назад +8

    FGM is indeed an ugly tradition that we must all fight together. I will not necessarily blame the men for it now. There are enough men who are against it. This topic must be repeatedly and objectively addressed.

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 2 года назад +24

    fircoonigu waa qof nolosha lagu qashay oo lagu silciyey oo nolosha la nacsiiyey😢

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 года назад +4

      That's why I always against FGM since I was a young boy. It's horrible crime against humanity. I don't understand how a parent torture their own daughters. It has NOTHING to do with our beautiful religion PERIOD

    • @historynerd7549
      @historynerd7549 2 года назад +1

      @@Burcaawi2010 may allah reward you
      We still have some brothers thinking
      As human being

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 года назад

      @@historynerd7549 aamiin wllo dhamaanteenba

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 года назад

      Wlhi xanunka inta ilamida dareemi karta xiliga caadada week dhan ma kaco😩😩

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 года назад +2

    Yes, you are right sister just this week my best friend had another surgery because of what you are talking about.She always gets infection since the day she had FGM.

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 2 года назад +2

    Alhamdulilah so true when you are in love❤ you glow differently...

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 2 года назад +2

    SHEEKHAW SIDAAD U HADALAYSA WAA CABASI GALIN DUMARAKA AH SARIIRATA ISAKA HAGAAJIYA HADHOW HA ODHAN WAA LA IGA TAAGAY INATA WAXA MA GARATDA AH AYAAD CABASI GALINASA WAA ABAYUS HADU TAGO MID KA FIIcan ayuu ilaahay ugu badali doona inshallah

  • @hopevlogs8205
    @hopevlogs8205 2 года назад +2

    You are right wlhi they are the poorest kings

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 года назад +1

    Habo mcnto wlhi runta ka Hadasha aniga intaan yaabay oo dhaqanka somali ka yaabay oo ina cali dacar la yaabay oo qoyan la yaabay baan iska aamusay😂war anaga yab aragnay😂😂eraygaas iska jeclahay waxaan ku faraxsanahay inaad qoyan u hadasho habo mcnto I love you so much ❣❣❣❣

  • @marsoabdi8630
    @marsoabdi8630 2 года назад +2

    Wax badan ayaan ka fakarey kalmad aan ku tilmaamo ragga Somaliyadeed taas oo ah (Sadist)

  • @me-dx3uy
    @me-dx3uy 2 года назад +6

    Saudi Arabia iyo dunida carabta badigooduba gabdhaha lamaba taabto markaa ma inaga Muslim gooniya ah

  • @fousiaibrahim8335
    @fousiaibrahim8335 2 года назад +8

    I hope you soon get your better half you are such a beautiful lady ..you make me laugh and you know much about ❤...In sha Allah ❤ from Nairobi.

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 года назад +4

    You can't image how I'm a fun of you habo 🥰🥰🥰🥰😅👏

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 2 года назад +7

    Somali couples households is extinct!! It’s sad we are very low percentage couple grow old after kids gone and still have each other’s back.

  • @samiraaden5951
    @samiraaden5951 2 года назад +8

    This people are far removed from humanity.

  • @marwaamalin5644
    @marwaamalin5644 2 года назад +4

    Asc sis wa runta hadey gabadha ninkede donto ama raboto ninka wuba xanaqi o wuxu is oran xagey waxan kaso baratey
    Tan 2aad nimanka somali inta badan wa gura o maba degana o Marwalba qalbiyan ma dagana o niyadisa waxa kujira gormad mid labad gursan

  • @aishahussein2072
    @aishahussein2072 2 года назад +7

    This is soo sick 🤒 this men think they are better creatures than women wtf 😬

  • @fadumonour9815
    @fadumonour9815 2 года назад +1

    👏🏽👏🏽👍👍 well done

  • @abdixaashi1881
    @abdixaashi1881 2 года назад +7

    Sual walal fatxiyo.ani waxan ka shaqeeya mel car par subaxi 5kun ogari cml imado .gaari kasta nin iyo naaga saran boqolkiba 60% Boqalkiba 30% hal hal qof .20% kalana wa nin iyo nag iyo hal ama lawa cunug.marka nagaha adunka ayaaga tashaday .lkn nag somali side ayay loola marmara wadoyinka nag 7 ama 8 ama 9 u kacararayo un dhalayso .nagaha adunka cadan iyo madow naftoday keerkareyan kun cunugna madhalan nagaha somali so dhis walal . Oo isku nuugnugan adunka ay ku qaribeen inay jojiyan.walhi waxay iskugu fanan sanadkastan dhala tan dariskana intas dhaqtaray kadawa waregi siday u dhasho. Hanoqdan nago adunka lajanqadan lkn nag mandheer dawa luulato adi xata walhi adan u jogaynin.marka nagaha halaso dhiso nin somali hora loyiri shan will shito ma macanayso .macnahedo tahay hadi ad 10wil udhasho waki nag kale ado madhahayo tana ragan intan laeg u dhasho iska macanso.marka maxay 6 ama 5 ama 7 ama 8 qurbahan an la awodin kugu dadinayan .dadki wadankoda kugu so dhobeeyena logu dhibayaaa

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 2 года назад

      Kkk dheeraa awaw waxad qorty Sookoob

    • @amundesign
      @amundesign 2 года назад +1

      mashaallah pount fiicanbaad ka hadashay, dhibaatooyinka dumarka soomaalida ku dhaca waxaa hormuud u ah naftooda oo aysan u tudhin, taasna waxaa kamida ilmaha uun la iska dhalayo isagoo ninkii ka dhalay daryeeleynin ama iyada oo maskaxiyan/jismiyan awood ey ilmo ku heyso haynin. Arintan Fadxiya horey oga soo hadashay.

    • @abdixaashi1881
      @abdixaashi1881 2 года назад

      @@amundesign ha walal .adunka nagaha dhibkan way sowada maren lkn markay naftoda uturen oo ay ciylkan tirada badan iska dayeen ayay noloshoda toostay lkn naag somali 7 ama 8 an dhala ana raxaysto wa caqliga dorada qof nocas in usan biniadam nefla ah hosgali karin wala ogyahay oo ay finisha tahay .marka 2 la iskuma helayo sanadkastana wa dhala mandherta iga dawa luulanayso nina wa I jaclana qofka wa naflay

    • @allowiirumeeriyadayda3710
      @allowiirumeeriyadayda3710 2 года назад +1

      😍aad iyo aad

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 2 года назад +5

    Waxan. Garanaya gabar americo jogto ninkedi. Bil furi waayay kadib doctar ayay tagtay wlh gabdhaha saa. Loo gudayo diyadodi ayaa. La galay waa. Qalad gudninka. Wali wadanki waa la sameya ayaan. Maqlay. Axaxaxaxax so painful

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 года назад +6

    Dumarka somaliyed waa dameero sida ay ku noolyihin , gumaysi xun ayey ku jiran Subhanallaah Subhanallaah ,,

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 2 года назад +1

    Guulayso Fathia Absie 💙💜💜💜💙

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 года назад +3

    2019 ilaa hadda wadaad Soomaaliyeed ma dhageesan. Waa qof aaminsan inuu kaa fiiicanyahay adigana aa ka liidato. Halka markaa Marrocan, American ama carab kale dhageesato uu umada si isku mid ah u waaniyo. Dhaqanka iyo diinta kalama yaqaanaan.

    • @hawonuurmahdi8657
      @hawonuurmahdi8657 2 года назад +1

      Aniga xitaa waan iska dhaafay shiikhyada aajanibta iska dhageeysanayaa

  • @samuelkilla8365
    @samuelkilla8365 2 года назад +3

    arrin kale oo aan kugula talin lahah inaad ka hadasho waa in laga daayo hablaha inay cumaan hambada ragga. iyanaa waa caado xun oo soomaaliyeed.

  • @ayanosman8097
    @ayanosman8097 2 года назад +3

    Farxiya ku darsoo odeygan xaqaninmanku bartey lakin waxanu ogey in laga reysto markey tagan alxamdulillaah hada aniga 3 sano ka horbuu cararey walalhey aniga iyo ciyaalkiba waa ka reysaney waxana ogahey in gabadhkastoo uu ka taga AMA iska erida ey ka reysaneyso marku ha ogadan in aan loo bahneyn

  • @munamohamed3283
    @munamohamed3283 2 года назад +1

    Alla kujecliya habo wlhi mugdigi wad iga sartay thnks

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 2 года назад +3

    Shalay sh shibile ayan dhagaysanayay sual la waydiiyay o nin waydiiyay ayaa ahayd waan soo shaqeyaa xaskayguna sariirta inbadan inaan lajoogo ayay rabtaa ana wan dalanahay oo been baan ushegaa wxn ku idhaa Dr baa dawo isoo qoray oo idhahay naag ha udhawaan ee ma danbi baa
    Wuxuu ugu jawaabay waad usheegi kartaa beentaas hadii aadan awoodi karin naftaada lama kalifin ee beentaa usheeg bal imagine haday shekadu gabadha ahaan lahayd waar guurso buu odhan lahaa hhhhh walhi waan yaabnay dadkii diinta masuul ka ka ahaa ayaaba hal dhinac ah

    • @Adorlee
      @Adorlee 2 года назад

      SubhanAllah send me link please sis

    • @samirasaciid9061
      @samirasaciid9061 2 года назад

      walahi abyo anba wan arkay wan layabay hhhhh

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 2 года назад +1

    Walahi habo kama badbadinaysid anagaa hargeisa joogo,dumarka sidaa iyo si kadaran ayaa loolo dhaqmaa raali na weyka yihiin hhh idont know malaha dhibaatada ayey laqaba timeen

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 2 года назад +7

    I love the way you tell us the truth habo ❤️🐎🩸👋🏻🌺🌺

  • @halimoali5951
    @halimoali5951 2 года назад +1

    Sheekh cumar faruuq Ayaa ka xikmad badnaa waxuu Ku jawaabay mar wax Laga waydiiyey aritaas waxuu yari idinkoo macawiis xun qaba Dusha aga timaadaan u rabtaa inlaqan ciyo kasbada gabdhiina.

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 года назад +4

    Anigu masaajida somaliyed waan kaharay sheikh somaliyeed madhageysto caasi waalideyn iyo ninkaada raali gali bey ooga hartay caruurta iyo haweenka haloo naxariisto mid leh majiro

  • @zahrasiman5369
    @zahrasiman5369 2 года назад +5

    Nasiib daranaa gabar Somaliyeed Ayeeyo ayaan ahay abaheey baan addunka igu jeclaa AUN ma hayo nin wanaagsan mid yar iyo mid weeyn

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 года назад +4

    I love you my sister you are so funny you make me laugh

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 года назад +3

    Nin rag la wananayo male mel wlbo nimanku shiq iyo Shariif iyo qoyanba wxay ka dhaman la'yihin gogol iyo cuno iyo fulitan 🥺iyo qabiil xunba afkoda kaso baxdo sey uxiqayan 😓raga adunka dayax gacmed bey fulen anagu rerka kuso labana hadane asigo la bilayo rerki wxa u awodin buu dadka uqudbeyn kow naftada iyo mida rerkada so hormari kdb dadka dhex imow 👂😂

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 года назад +5

    Asc Fathia wal NIN waa lakibriyay kuligood waa isku mid sheekh iyo jaahil waa same, KUMIIS.
    Thanks very much.

  • @farhiyayusuf8423
    @farhiyayusuf8423 2 года назад +1

    Walaal gabadhaas ku tidhi Sheekhu wuxuu ka soo hor jeedaa gudniinka Fircoonigaa caidhib tidhkiisa been ayay kuu sheegtay. Hal talo ayaan ku siin lahaa adiga maadaama aad ka hadasho waxyaabo badan oo wanaagsan oo bulshadda isbadal ku samayn kara, taladaas waxay tahay iska daa culumada walaal, ha soo qaadan maalin walba sheekhyadda adigoo mid ku dhagan,

  • @rasmi7359
    @rasmi7359 2 года назад +3

    Mashallaha sister truth is on the way finally you get to the point. Thanks.

  • @ayaanjamahirsi2034
    @ayaanjamahirsi2034 2 года назад +4

    Nimanka Somalida aqligii iyo raganimadi iyo qof ahaantodiba futadasay ka gashay

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 2 года назад +4

    Bellaayadaan xageed Ku baratay ayaa lagu dhihi hadaad dareen leedahay xittaa meel u roon aniga ma arag orgiyadan aynu magaca wadaagno! 😂😂😂

    • @ftsmith8908
      @ftsmith8908 2 года назад

      Waxas wa been dadkii hada wey ilbaxeen

  • @ayanmohammed1904
    @ayanmohammed1904 2 года назад +1

    Wcs
    Because they don't like the challenge
    And made to challenge them
    No matter what think
    We're all the same

  • @ayaanjamahirsi2034
    @ayaanjamahirsi2034 2 года назад +12

    Fathia inbti fgm ka aniga waxa isaga daranba gabadh maanto dhan dalnayd oo marna ilmihii marna nin baas kii u shaqaynaysay wll yadoo tacbana sariirteda imanaysa bal ilahban kugu dharshee gabadhasi rabitan nin ma helaysa mise nin. Kas bilaa arxanka ah ayay qancin karta hada waa nin mantoodhan nasanayay oo marna fadhiayay markuu fadhiga ku dalana sexanyey marka ma Isla kenayan labadas qof haday raban nimankan nag ogol oo waxba u diidayn hala shaqeyan gabdhaha oo ha nasiyaan

    • @natal4698
      @natal4698 2 года назад +1

      Hadal saxa wllo 👍 lkn anigu waxan aminsanay dumarkenu badankodu iyagaa nimankodi dayac kasta iyo darxumo kaga raaliya iyo inay isaga fadhiga ugu adeegto waayo naaga badan oo xaalada ku jira ayan arkay saday hawl uwadeen ay u taaganyin aya wlhi markan arko waan ka argagaxa markan sualay maxa nimankinu idin caawinwayen o u hadliwayden wax ayay igu marmarsodan ama aniga ayay idhahaan waxd ku hadlaysa wx fican maaha yaab 🤔🙄

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 2 года назад +2

    Guuleyso farxiyo waxaadka hadashay waasax waligaa xaqa haka daalin

  • @anababdi4304
    @anababdi4304 2 года назад +2

    Shiikh maxamed Abdi umal Allah hasharfo washiikh Soomaaliyeed oo caqli iyo cilmiba usaxiiba

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 2 года назад +3

      Sharafi ka dheer,Sheikh ku sheegyada aan nolosha waxba kala socon aduun ito aakhiro.
      Waligaa maqli maysid iyagoo wax khayr leh ka hadlaya.ma dhahaan nabada doona ,isdilka daaya, dalka dhisa,cilmiga barta,beeraha qotta warshado dhiata wadooyin dhista. Qabbaxallahu wajhakum.waynala hareen,ilaahayna kama xishoodaan, gogol iyo may naag na qanciso ayay saacadii kaga fariisatay,waa duul habaaran ooo caqliga ka arradan.
      Kuwan sheikh baasyada wallhi waan ku danbaabaa ilaahow na dhaafi oo kuwo ka khayr badan noogu badal. Yaa allaaaaaaaaaaaaah

  • @ugaasoamiin1597
    @ugaasoamiin1597 2 года назад +2

    Wllo aniga wuxu ilahay isiiyay hablo iyo inamo 5 hablood iyo inamo wali hablahaygaa man taaban lkn waxa laygu yidhahda hblahaga so sunee ana ma rabo lkn waa ceeb ayaa la leeyahay maxan sameeyaa tolow😔😔😔???

    • @sahraaxmed1068
      @sahraaxmed1068 2 года назад +1

      Adigu ha noqon naf u hogaansanta waxa ku xeeran, adiga ayaa leh waxa wanaagsan ee ay mudan yihiin hablahaagu, walaalo ilaahay hakaaga dhigo kuwo baariyiin dayibiin ah balse waxaan rajaynayaa dadka kale wax kaa galay garan mayo aniguye inaad noqoto haweenay caqli badan, kala tasho ninkaaga una tudho hablahaagaas ilaahay kugu arsaaqay xadgudubku Maahan wax wanaagsan waa ma yeedhaan aan lahayn doorasho maanta hablahaasi ee wanagaaji habfikirkaaga insha allaaah

    • @ragef660
      @ragef660 2 года назад +1

      Ugaaso ha maqlin jaahiliinta,hablahaaga plz danbi ha kagelin

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад +2

    Ragan sheganaya culumada iyagaa Diintiii iyo wanaagii eeyleheeyd laharay halkaas dhigay iyo qoysaskii Somaliyeedba.

  • @Muna-xh8hc
    @Muna-xh8hc 2 года назад +3

    You're really shining star!

  • @hodandahir6853
    @hodandahir6853 2 года назад +2

    Fathia hablihii sunne ahaa way ka cabanyaan. Waxba kuma qaadi karaan dumerkii sunne ahaa ma heyn karaan

  • @abdurahimali5765
    @abdurahimali5765 2 года назад +2

    Habo this topic cause me headache, what can we do to stop it.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 года назад +2

    Waa aqirasabaan fadhiyaay.

  • @xasancabdilaahiqaalib7184
    @xasancabdilaahiqaalib7184 2 года назад +1

    Thanks

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 2 года назад +9

    🙃😑 Malintii dhaweyd dulmigii magalada Lascannod kadhecey ma arkin Sheekh Somali oo kahadley. Walalo aniga ruunti ma jecli ina dhageysto sheekh somali ah waayo kama hadlaan dulmiga iyo waxa buldhada dhibo.

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 2 года назад

      Culimada laguma dagdago wayo diinbay sidan laascanood shaqo u taal may ahayiin dad wadankoodi lagu celiyay danbi iyo dulmi midna maha ee cadi Iska dhig

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 2 года назад +2

      @@UmaAhmedMacan hadalkada aya waxa ka dareemaya ina tahay isaaq oo u doodeysa dowladas isaaq ee SNM. Hadaba tarikhda dib urac oo waxa ogata abaaro dhacay 40 sano kahor iney issaq uqaxeen dhulkaas ee dagaan raxanweynta. Mida kale
      qabkii logu celiyey dadkas raxanweynta dhulkoodi aya wuxu aha qaab aad u folxuun, wexe ahayeen dad meeshas 20 sano iyo wax ka badan dagnaa. Mey aheyn dad ajnabi ah, waa dad somali ah nacas yahay.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 2 года назад

      @@UmaAhmedMacan 👎👎👎👎

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 2 года назад +4

    Gudninka firconiga waa. Wax lagu dhufanaya gabdhaha gabdha ayadoo saa. Loo guday ayay wali hamadoda saaid tahay raga somali gabdhihi oo saasa ayay wali wax ka qaden ooy cabadayan raga

    • @ftsmith8908
      @ftsmith8908 2 года назад

      Gudniinka ragaa shaqoo kuma lahaa dumar un ba sameyaa

  • @faisaahmed9301
    @faisaahmed9301 2 года назад +2

    ASC walalo farxiya waxan ahaye daka kulasocda Rageen Somaliyed waxaad mooda in aye yihiin lamtabtaan waxkasta ayaga lo dabafadhista laga bilabo Abahaa Waalka Ninkaga Talo iyo tusalaba marka waye isqateen ee Naga riid oo Runta U sheeg Dumarka joga wadan kii waxaye ku gumayestaan dhaqalaha yar lakiim Dumarka shaqesta waye ka adkadeen wax badan ayan ayan ka ogahaaye anigu Taljada gurigega inta U badaan aniga leh waxanan Ogen Lama Samen Karo waxan aminsanhaye in an guriga laleyahaye wllo halka kawad Bal in aye kawantoba dulmiga ay ku haya Dumarka waxaye ogyihin in aynu ka.caqlibadanhaaye markasta waxaye isku dayaa in aynu madaxa Kor U qaadin wax ay yidhahadan dumaki Yurub iyo Marken tagaye waye kibriin

  • @amalahmed8287
    @amalahmed8287 2 года назад +1

    Ganac +qoyan👏👏👏👏👏

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 2 года назад +1

    I like it tha song it beautiful

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +2

    Cidina masiibo ma qaadi karto qurunkiisa waxaan alle aqoonin oo iimaanka beeley

  • @nimcoxasanlife8043
    @nimcoxasanlife8043 2 года назад +2

    Fathxiyaay labo hablood baan somaliya la tagay oon yurub kala guuray waa13 jir iyo10 jir. Sheeko waxaa layga bilaabay miyaadan gudayn yaab lataaban maayo aayaan iri dad baa ila yaaban

    • @zamirasadri8824
      @zamirasadri8824 2 года назад

      Dhibmalaha lkn inyar sune ama sidaasba kudeyso

  • @aichaloulemawlid501
    @aichaloulemawlid501 2 года назад +1

    How about inay ragu xuquuqdooda gutaan?

  • @asaldhaladsinjisomaali2741
    @asaldhaladsinjisomaali2741 2 года назад +1

    The name of the song please

  • @binyusufamaan9490
    @binyusufamaan9490 2 года назад

    Wow masha alah ukhti jeclka ila qabo wan ka heley

  • @leamisamsa2074
    @leamisamsa2074 2 года назад +2

    salam aleikum fathia gabdh qaliya pls so qado sheik kiniyawi isako haskisa sidu u la shekeyo wa sheika qaliya ee jecele walahi haskisa pla ka so hadal qali pls

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +3

      Kaa la ima tuso walaal! Sorry!

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 2 года назад

      Wlhi ana layma tuso dumar kaba asagoo ugaraabaya arki maysid shagaashanka wuxuu ku jiraa ragii bustaha banaan kaa loodhigay ragii casiga naagtiisu ku noqotay wali gabdh kamuu hadal dhibkeeda
      Xaas kiisana haduu amaano asag jirtaa anaga maxaa naga galay

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 2 года назад

      Kaas asagaba ugu daran gabdhihi wax bartay so tuu yiri 30 naag gartay ya gursanaayo oo marki danbane isbadalay yiri sas ulama jeedin

    • @umumalak1947
      @umumalak1947 2 года назад

      @@leylaahmed8967 hhhh meel aan nimankan uqaadno waan waynay wxba ubahaystan inaa ayaga naloo sameeyay yaab eixii xunba xawaa leh

  • @wiiloahmed2597
    @wiiloahmed2597 2 года назад +2

    Caqligi ba sida ka noqdey yaahuu

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 года назад +3

    👑💯🤲💞👍

  • @Fariida2024
    @Fariida2024 2 года назад +2

    Fatxiyay sheekhan ma taagero fircooniga beenba lagu sheegay lkn waa culimada sunniga aminsan in la gudi karo lkn dee qasab ma ahan

  • @hibaaqegal252
    @hibaaqegal252 2 года назад +6

    Habo sheikhnimo ma jirto, Allah maxaa nacay balo idin dhagaystay, sariir bay kaga soo hadhay

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 года назад +2

    Waxa layab leh culumadi in always dumarki hestan aqiro waxanka baqaya ayago dhinac u janjeera in ay yimadan sheekadan WUUKA TAGAYAA ila goorme socon talow

  • @duniyalang4598
    @duniyalang4598 2 года назад +3

    Ku soo noqnoqo abaayo waa loo baahanyahay there is nothing important than that.

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 2 года назад +4

    Omg subxanallah see toorey loogu quurayaa 😌

  • @Hayatshali
    @Hayatshali 2 года назад +5

    Diintu hablaha hoos umaydhigine dhaqanka dumarka somaliyeed dhulka dhigay imagine 10 wiil oo guriga kunoolba inanta kaliya ee bilise joogta sida adoonta looga shaqaysiinayo ee wiilashiina sidii king unoolanayan tu bari guursadana sidiibu ugalayaa iyadna ma danqanayso gurigooday adoonkaso ahayd ila dhaqanka la dabar jarayo dumar somali duligaasay kujirayan marka today bilaaba hooyoyinbadanba ku dhagaysta sima inamadiina iyo hablihiina marka xaga danbay wax ka hagaagi

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 2 года назад +3

      Wlhi beenta maha guriga hooyo buu dulmigu ka so bilabmay ila waxa la joojiyo lama toosnaanayo

    • @Hayatshali
      @Hayatshali 2 года назад

      @@UmaAhmedMacan eeg bal marki single ka la aha ee waalidka lala noola inantu subaxda hore reerka u kacaysay ku shaqo taga iyo mashaqaystaba quraacday ila faraxalka hordhigaysay marki qurbihi la yimidna ado hore uso dhintay aya midkuwii lamidana ciirsi la aanta hawl kugu daraya marka dad hore uso dhintanahay

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 2 года назад +1

    Fathia walaaley nimanka somalida gabdhaha firconiga ayaa u wanagsan gabdhaha sunadaa tabar & talo toona uma hayaan markey sunaa guursadaan way caayaan dareenkeeduna ceeb ayuu noqdaa kama seexan karno ayey yiraahdaan meelahay ka caayaan markasto waxaa laga halaa gabadha fircooni yaan loo gudin gabdhaha ajaanibka ha guursadeen nin somali nolol kuma arkayaane eyagaaba u baahan in la wacyi geliyo lana baro sjda gabdhaha loola dhaqmo

  • @najmawehlie6281
    @najmawehlie6281 2 года назад

    So right sister

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 2 года назад +6

    Rabi raga somaliya soomaliyeed hanuuniyo . Dumarka iyo xisaabtooda un ayaa lugu saladay subxanallah. Intanada calaf doonka ah ma .. .. ...

    • @cabaas4958
      @cabaas4958 2 года назад +1

      wa helee insha allah mid kheyr qaba.

    • @aishayusuf4545
      @aishayusuf4545 2 года назад +1

      @@cabaas4958
      Thanks brother

    • @cabaas4958
      @cabaas4958 2 года назад +1

      @@aishayusuf4545 you welcome

  • @AM-jz6vb
    @AM-jz6vb 2 года назад +1

    Abayo anaa kaa og sheikh Umal ma tageero gudniinka fircooniga ee yaa lagu danbaajin waxaad ka heli kartaa RUclips ka muxaadaroyin badan ayuu ooga Hadley

  • @nasraali9775
    @nasraali9775 2 года назад

    U telling the truth sis what kind of shekh supporting sunnatu fircon???????!!!!!!!!

  • @zainabdjama7682
    @zainabdjama7682 2 года назад +6

    Hablaw tashada wad arkaysan nimiki 100%97 way bukaan ee Allah casa waja’allah wuu idin karameyay wuuna idiin dortay marka karamadina ilaashada oo qof qimahaga iyo bini adamtinimada qirsan raac

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +7

    Diintii sidii ay doonaan bay ka dhigeen laakiin alle waa caadil

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 2 года назад

    My kamad bad badin runtaad sheegaysa habo nolow

  • @idilelham7161
    @idilelham7161 2 года назад +1

    Arintu markay gaadho inay hoosta dumarka noqoto waa wada #phd siday uga sheekaynayaan iyo siday ui dhareerinayaan #hooraaye hoostina ka ceshada naagoow wada #qoyan midhan ha noqoninee

  • @yahyaabdi5616
    @yahyaabdi5616 2 года назад +2

    Dhibatada dumarka lagu hayo Uma Arkaan dhib sheekhyada Wadanka waxaa ka dhaadhacsan rijaal Inuu masuul yahay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад

    Sheekhu sidaan maqlay fircooniga ma ogola laakiin sunnaha ayaan maqlay isagoo ka hadlaya

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 2 года назад +2

    Raga oo dhan fircooni ma rabaan Fathia - arrinkaa cadaalad maadan ka samayn.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +3

      Dee may ka hadlaan oo mabnoocaan hadaa?

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +1

      @@moenlighted7681 Maxay u diidi waayeen hadaa ileen iyaka ayaa awoodu ka go’daaye?

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +1

      @@moenlighted7681 Walaal it’s simple! Wixii nimanku rabaan way hirgalaan. Hadii qaar diidan yihiin, ma badna!

    • @geeloxoxo2574
      @geeloxoxo2574 2 года назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel raggu caruurtoda war uma hayaan tbh hdii la gudo iyo hdii kleba
      Dumarka umba carurta la carara but you're right haday dhahaan ha la jojiyo FGM wala joojin kara but they just don't care

  • @hibomohamed6679
    @hibomohamed6679 2 года назад

    Haa waarunta farxiya maxaan samayna ragii waxaa lagadhiigay boqoor

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад +2

    wallee xisaab ayaa taala Nina Cidi ma rabto naag waliba carruurteeda ha korsato oo dibada ha isaga saarto waayo damiir iyo diin ma jirto

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 года назад +2

    Waxaan la yaa bay waxaan dhagaystay isagoo la waydiiyay daloolka dhagaha oo uu reebayo oo leh wixii jirka dhabaya lama ogola dumakii asxaabtuna ma daloolin jirin ee korka bay Ka Suri jireen buu yiri hadana gudniinka oo dhib wayn Ku haya dumarka muu ogola in la joojiyo

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад +1

      Wa nin xanuunsan wadaad lama dhihi karee

    • @AM-jz6vb
      @AM-jz6vb 2 года назад

      Walaalo sheikh Umal matageero gudniinka fircooniga RUclipska ayaad ka helikartaa dhowr muxaadaro asagoo oga hadlayo midhaa sheikh kale ayaa lagu qalday

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад +3

    Wallee diidey inuu nin I gumaysto mid iga tegey iyo mid ila joogaba

  • @Coofleh175
    @Coofleh175 2 года назад +2

    Maye walahi intaasaba waa wax jiraa ninkey dhibayso runtu isagey u taalaaa

  • @farhiaahmed6011
    @farhiaahmed6011 2 года назад

    Wll waxaad sheektay inaadan dhagaysan sheekhaan hadaanan khaldanayn waxaan ku aran lahaa sheekha sifiican udhagayso maxaadarooyinkiisa si aadan ugu khaldamin hadii hadalkaga xoogaa laga soogooyo khaladaad badan baa laaga soo helikaraa sh umal alaha xifdiyo waa mid kamida culumada ugu qaalisan soomaalida