Gabdho Somaliyeed oo Kashifay Dooqa Raga ay jecelyihiin in ee Nolasha la wadaagaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 86

  • @dhooyemadluun1546
    @dhooyemadluun1546 3 года назад +2

    Illahay hamigiina haydin siiyo gabdho somaliyeed oo qurux badan
    Wallahi gabdhaha somaliyeed waa dad aad u feecan

  • @hilaacyare7389
    @hilaacyare7389 4 года назад +12

    Asxpta nimco caqli badan inta tageersan liketa igu poopa

  • @xogtadunidaofficial4479
    @xogtadunidaofficial4479 4 года назад +5

    Walaahi nimco waa top waa kuwa loo baahan yahay ninkii ku helaa nasiib leh

  • @abdullahihassan632
    @abdullahihassan632 4 месяца назад

    Beautiful Queen
    Manshalah

  • @user-gc4ni9lk2i
    @user-gc4ni9lk2i 10 месяцев назад

    Nimco maasha alah gabar wanaagsan

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 3 года назад +2

    Maasha Allaah nimco waa Boqorad ilaahay nin wanaagsan Allaha ku siiyo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 года назад +2

    Nimca Waa Gabar Dhinac Kasta Ka Dhisan Masha_Allah

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 5 лет назад +3

    Fikirkooga uun kahadleen m.allah hakumashquuulina

  • @fiestalakowewe2510
    @fiestalakowewe2510 3 года назад +1

    Nicmo walaltinimada ayeey tagnaa guuleyso syaan kuleeyahsy nolosha Waa is fahamka iyo diinta iyo aghlagda wanagsan

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 2 года назад

    Mashallah, gabdheehena somaliyeed ayagokale lamahelo, diintu waa 1aad
    Nimco

  • @mohamedanshur8441
    @mohamedanshur8441 Год назад

    Manshaa Allah gabartan Khadro Husen waa naag nin weyn ... marwo dhab ah ... Allow guur wanagsan iyo nin khayr qabo

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 года назад +1

    Hablahayagii oo xishoodkii kaxuubsiibanaaya oo afku xoogle isku rogay dumar xishood ka tagay , waa duni aakhiro saban oo abujeerigu u badhaacinaayo waayo markii iigu horaysay een arko dumar qiyaasaya nin kay guursan lahaayeen iyo dumar raga meel wax kula cuna,waxaan odhan jiray waxaa kula dhashay dumar qaaliya oo ka dhaqan fican dhan walba dhumarka aduunka lakiin maanta meelbaynu ku soconaa aan dibu laabasho lahayn ee illaahoow dumarku waa meelaha la iska soo galee na astur

  • @cabdiraxmaannuurcumar7977
    @cabdiraxmaannuurcumar7977 3 года назад

    Maashaa allaah allaah hadhowro gabdhaheena

  • @abdinurali5671
    @abdinurali5671 3 года назад

    Naagta ugu weyn baa ugu caqli xun.!

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 4 года назад +3

    Lacag wa la hela lkn Dabeecad iyo dhaqanka wanaagsan ayaa muhiim ah

  • @bulshaawichanel5703
    @bulshaawichanel5703 4 года назад +1

    Wlhi. Wll NiMco waa saxibo caqli nio isoo qabt anaa diin iyo dabecad wacan leh wlhi

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 5 лет назад +4

    !WAA YAAB SHEEKADOODU WAXAY KU SALAYSAN TAHAY KHAYAALI XAQIIQADA NOLOSHA KAMA HADLAYAAN DHAB KA HADDAAD! ☆¤♤♤♤♤♡♡♡♡♧♧♧♧♧♧

    • @yaasiincabdi6874
      @yaasiincabdi6874 4 года назад

      Waaar kuwan baaahi baaa la tusay ,waxay ugu horaysiiyeeen injuu lacg leeeyahy maaaha ,wax xaqiiqda ka turmaysa ,

  • @adenali6381
    @adenali6381 2 года назад

    Bahi ilah nama tuso Alhamdulilah ayana la daha xada hada bahatid ya Allah aya ladaha runti moye Nin lacag leeh ma ahan

  • @daahirxoog1920
    @daahirxoog1920 3 года назад +2

    Ma, Gabadha dinta doratay Caqli bey ledahay qofka mar hadu leyahay din wala Fahmaa

  • @omeyrabdulahi7444
    @omeyrabdulahi7444 2 года назад

    Nimco wa gabadh caqli leh m.a alaha usiyadiyo

  • @adamfarah8821
    @adamfarah8821 5 лет назад +5

    gabadha doratay ninka dinta rabta

  • @macowmaxamed9883
    @macowmaxamed9883 4 года назад

    Asc masha allaha hablaha somalilan waa Dacad ruunti waxbadan an arkii walaahi ruuntii

  • @akashunique6478
    @akashunique6478 3 года назад

    Nimco wlhi wey isochithate runtii markeytiri diin bancheclathe manshallah weye inaather halkenkahela wayo chaceyl aya iguberte

  • @abdullahiahmed3724
    @abdullahiahmed3724 3 года назад +1

    qof u wangsan waa khadra except lacagta , laakin waa qof qalbi wangsan, iananta kale waa gumaysi

  • @abusaciidibnumuseyb3234
    @abusaciidibnumuseyb3234 4 года назад +1

    nimco waxan leyahay hambalyo

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 2 года назад

    Khadra qadaan lahaa lkn hadii wax dheeraaaa jirto 2labad mid na madoorteen, khadra 2sabood uga tagi lahaa

  • @mohed7950
    @mohed7950 5 лет назад +8

    Nimco walhi wax garad wye ninki hela raliya hely khadrana salafi ugu daceyney

  • @user-fv1bt3xd6g
    @user-fv1bt3xd6g Год назад

    Khamiis ka maxaa karantaan anaba xiran 😹

  • @AymanAhmed-bi1ik
    @AymanAhmed-bi1ik 2 года назад +1

    Qadro IQ 0.01
    Lacag ku lahaa

  • @inamahadbullaale864
    @inamahadbullaale864 6 лет назад +1

    Gabadhna dooratay diinta fariid Weeyi dookhaygu waanoocaase gabadhaa iisooqabta niyow

  • @abdishukriwafte4472
    @abdishukriwafte4472 2 года назад

    Nimco hambalyo....nin wanagsan Allah haku seyo..lkn khadra wax dhuqa ma leehed..lacag leh

  • @SuldaankaX
    @SuldaankaX Год назад

    Anigu. Guurmarabo.

  • @yaallah2558
    @yaallah2558 3 года назад

    Nimco guursan lahaa wallee

  • @abukarahmed8326
    @abukarahmed8326 3 года назад +2

    10000 nimco is the perfect I love

  • @adamfarah8821
    @adamfarah8821 5 лет назад +2

    m.a gabadha ninka dinta leh doratay ayaa wax garad ah haduu ninka uu dinta kufincan yhy waba nin fcn

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 2 года назад

    Ani hadaandoorlahaa 2labadan talacagta waayo waayo takale waa yara dhantaataa

  • @jamaalmaxamed6016
    @jamaalmaxamed6016 2 года назад

    Nimco wan wata runti dhan kasta maxa lo laha nag mododw o doqoni ma jirto khadra wll si fican u fikir wll

    • @edabsanlul2695
      @edabsanlul2695 Год назад

      😂😂 khadra kaftan iyo ciyaar bay kujirtaa

  • @abdifataxkhalif5069
    @abdifataxkhalif5069 4 года назад +2

    Xijab buluga kaftaney kujita. Rionesaa😁😁

  • @libanarale8314
    @libanarale8314 3 года назад +1

    Nimco

  • @shuqaalealimuudeey724
    @shuqaalealimuudeey724 4 года назад +1

    Dooq wanaagsan waayey

  • @zamiirhassan1469
    @zamiirhassan1469 5 лет назад +2

    hadaad diin leedahay halkaaba kamaad sheegteen kaad doonayso markaa diinta ciyaarta ka daa plz

  • @haqabtirechanel8353
    @haqabtirechanel8353 3 года назад +1

    Nimco WAPAN JECLADAY WLE WAPA WAYO ARAGAD YAR

  • @faiziali6335
    @faiziali6335 Год назад

    Ayaga rag ma aha sidee ku ogaadeen

  • @user-fv1bt3xd6g
    @user-fv1bt3xd6g Год назад

    Qadro neefad weeye 😹 lacag qof kiista waa qof wanaagsan kulahaa😹

  • @anwarshire128
    @anwarshire128 3 года назад +2

    Nimco Xage ka helaya wey iso jidatay gabdhas qaba key u hadlyso aad ayu umacan yahay ciwan keda iso qora hada garnysan 🥰🤦🏾‍♂️

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 3 года назад

    𝐴𝑛𝑖 𝑑𝑜𝑜𝑘𝑒𝑦𝑔𝑢 𝑤𝑎𝑎𝑏𝑎 𝑧𝑖𝑑𝑎𝑛𝑖𝑚𝑐𝑜 𝑜𝑜 𝑘𝑎𝑙𝑒 𝑚.𝑎 𝑚𝑐𝑛𝑒𝑦🥰❤️

  • @zakilove9920
    @zakilove9920 4 года назад +1

    War habloow maad is badh qabataaaaan bisinka away xishidkii wayabe

  • @yeekexudayfikhaan6333
    @yeekexudayfikhaan6333 3 года назад

    Talabaad way imaan la day

  • @yahyeofficial7189
    @yahyeofficial7189 5 лет назад +3

    #nimco wx gaR weyi wlhi 😘

  • @muuseahmed4472
    @muuseahmed4472 5 лет назад +1

    Kamiiiz kulahaaa 🤣😊😂 kaly tani waxva garan maysee 🤣😂😂

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 9 месяцев назад

    Lacagtu wax bay kharibtaa

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 3 года назад

    wllhi hablaha barnamij yadan oo kale ka Qabta sir badan oganaye waxan leeyay ragi GM ka iyo Kubada iyo iscadenayay ooooow
    wd maqlaysan Habluhu waxay ugu jecel yihiin raga shaqeeya
    anu Arday ahay subaxdina shaqey 500$ Qata singal ahay wali ma guursan wan dheerahay maariin
    ahay wn dhubanay hala kala baxo
    Qof iga wacan ma jira

    • @maxamedhaadi8212
      @maxamedhaadi8212 2 года назад

      Lacagtu bariba waydhamayaa doqon nimco farid

  • @anwareissa975
    @anwareissa975 4 года назад

    Warbalkuwn ega

  • @MohamedAden-rr8hj
    @MohamedAden-rr8hj 3 года назад

    Maxawaye gabdahan lacagta ku qufulan maxawaye

  • @abdikafiali8744
    @abdikafiali8744 4 года назад

    Abayo no malaga hela Nimco

  • @adamfarah8821
    @adamfarah8821 5 лет назад

    fariid

  • @zakilove9920
    @zakilove9920 4 года назад

    Kkkkkkkkkk

  • @adenali6381
    @adenali6381 2 года назад

    Naag nin lacag leeh radineso waa naag an iman lehen runti

  • @khaaliddayib3354
    @khaaliddayib3354 4 года назад

    Hhh walaahi waaruntaa ciro ayay isu eegyihiin

  • @haqabtirechanel8353
    @haqabtirechanel8353 3 года назад

    Kkkk tan fanaxda le way iga qosliso

  • @habondagan6243
    @habondagan6243 Год назад

    Hhhh

  • @ibrahimadan205
    @ibrahimadan205 6 лет назад +1

    You can never find a perfect person

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 5 лет назад +1

    gabadhaan khamiiska jecel ma carabtay kudhalatay

  • @hamdaqani339
    @hamdaqani339 6 лет назад +2

    Ta lacagta dooratay ,, hhhhh
    Cirraa u adeeraa ,,
    Way isku eegyihiin xitaa

  • @hazal_inaahmett5479
    @hazal_inaahmett5479 4 года назад +2

    Gabdha tiinta doortay

  • @cabdullaahisiciid531
    @cabdullaahisiciid531 4 года назад

    Khadra nin marabtee lacag bay rabtaa kkkk.

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 года назад

      Dee haa maxa nin faqri lagu sameeyna

  • @libanarale8314
    @libanarale8314 3 года назад

    No money

  • @abdiqadir2199
    @abdiqadir2199 3 года назад

    L
    Ĺl

  • @anwarsalaat2736
    @anwarsalaat2736 3 года назад

    Ninka lacagta le wahawlo badanyahay