Ninkii Cadaa Ee Asma Da’us Qoyan Baa Rabta Inay Ku Labayso🤣🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 135

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 Год назад +10

    Dumarka soomaaliyed way ayaan badan yihiin hadana way ayaan dranyihin umadaha kale ayaa quruxdooda ka sheekaya ayagana hoos bay isu dhigan waa mid is cadaysa iyo mid nin naag qaba daba oroda

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 Год назад +15

    mashallah habo the scarf and the lipstick go well together! 🥰😍😍

  • @aslimohamed4487
    @aslimohamed4487 Год назад +4

    mashallah habo farxiya qurux tagero ayan ku ahay livekaga ma so garo anigu jibuuti ayan ku nolahay

  • @RahmaAli-m9o
    @RahmaAli-m9o 10 месяцев назад +1

    Masha Allah habo caqliga Alle ha kudaayo l love you hbo ❤

  • @halimamohamed2406
    @halimamohamed2406 Год назад +1

    Very true I also love the way you get your words quick too. You are truthful,honest and wise dear Allah subhanallah watacalla haa kuu sharfo

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب Год назад +1

    Manshallah Asmaa waa naag qurux caqli naag nimo allaha isha iyo naagaha qalbiga madow ka xifdiyo

  • @SafaAhmed-hs5mz
    @SafaAhmed-hs5mz Год назад +3

    Www masha allah fathia looking amazing walahi ❤🥰

  • @queendm1317
    @queendm1317 Год назад +2

    Somali girls deserve to be happy 😊

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Год назад +4

    She's beautiful and intelligent❤
    Wax asma ladho oo fool xumba maarg anaa ka kow ah

  • @saharosheikh9573
    @saharosheikh9573 Год назад +5

    Mashaa allaah asmaa waan daa wadaa muuqaakadeeda qof aad u wanaagsan weeye qalbi fiican waxaan ogu duceyn in ay quruxdeeda xijaabato waan taageeraa

  • @farhiaahmed3043
    @farhiaahmed3043 Год назад +1

    Farhia you so beautiful maasha alaah. Run sheeg baa tahey.😂

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Год назад +1

    😂😂😂 Waxan ku qoslay sidaad u tiri I love you Alaah walaahi fani bad rahay same times ❤❤❤

  • @yasminabdalla793
    @yasminabdalla793 Год назад +1

    You look stunning today Allahuma barik the scarf and lipstick shade go so well together. ❤

  • @m.hirsihaji7051
    @m.hirsihaji7051 Год назад +2

    Fathiya you so funny and intelligent..😂😂 you make me laugh Ala maxan qoslaa

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct Год назад +2

    Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guulayso jecliyaa saaad ujisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Год назад +3

    Khayr in sha Allah wan ku ducaynaya hortada Khayr ❤❤.. farxiyay dadkan Soziale Media so dhiga waxkasta iyaga isugu wacan .

  • @amirasalah1839
    @amirasalah1839 Год назад +3

    You look beautiful with the red lipstick wear it more often ❤❤❤

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 Год назад +1

    Maasha allaha farhiya. You look amazing ❤

  • @ayaanhassan7688
    @ayaanhassan7688 Год назад +1

    Mshl fathia quruxbadan maanta ayunbad foodadii heshey

  • @RodaHassen
    @RodaHassen Месяц назад

    Mahadsanid macaan wallo

  • @kubra8
    @kubra8 Год назад +2

    Qoyan madhba hadii ninka damac kagalo saxiib maleh io eheltoona, waxba ma xeeriso cuqubana kambaaqdo, waa ma xishooto haba soo dhawaysanina. Therefore, avoid them altogether.,

  • @KhadoyKhadija
    @KhadoyKhadija 9 месяцев назад

    You can marry who you admire but keep your faith and proud your nation

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut 9 месяцев назад +1

    Gabdha no ka dhamawaaw habaryahay uska weeen oo fosha xun qash 😂

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 11 месяцев назад

    waaw background is so beautiful

  • @munaa7
    @munaa7 Год назад +4

    Filter kii iyo quruxdiibaa dadka iskaga qaldamay..blue eye somali xagee ka keneen?😂

  • @farhiyaabdi1578
    @farhiyaabdi1578 Год назад +1

    Waa bilaahan weeye

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 Год назад +2

    Dee fathiyay anagaa Haweyo naladhahaa mana hanyarinee nooga daa magaca cayda kkkkkk

  • @KhadoyKhadija
    @KhadoyKhadija 9 месяцев назад

    I know how can I make happy and joke about everything with My dear Somaali Man

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 Год назад +1

    Mansha allah walalac today allah haku ziyaadiyo 🥰🥰

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 Год назад +2

    Asma she beautiful ❤❤❤

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Год назад +2

    Nagihii somaloyeed nin ayaa imanki lagaga qada 1:38 y hadalkodu wa nin dagalkodu waa nin farax lugo basto magane wax kale ma yaqanin😂

  • @rahoalidjibril
    @rahoalidjibril Год назад

    I love your hijab, where did you get it?

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +1

    😅😅😅😅Mashallah Mashallah runahanti

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад

    Fatxiya Absolutely true asma iska dhici qoyan haso dhawesanin

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 11 месяцев назад

    ❤❤❤ shaaha adaankaabartey

  • @mushmush6043
    @mushmush6043 Год назад +3

    😂😂😂👀diirad👀uun bay sitaan in ay gabarkale ninkeda si ay ugu qabsato wasaqda an naftoda sharfayn bal kastumada gabar kale inay la gashato un bay radinayan ma wis wisaan baqtiga

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +2

    Qoyan khati ba laga joga kkk dulaysatayashay ku meeraysan jirene ajinabigina ma ula tagen dhaqan xumadii kkkkkk

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Год назад +1

    I replayed and laughed so hard! “ kick him out to the curb , Duleyste waa Duleyste maan kala Jecelnay whether he is Somali or not” that was honest saying, we as a women don’t want deal with Duleyste !!

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 Год назад +1

      Iam sorry to say this what ever khayr aad shaqeysato waxa qaatay so call duleystaa kaa qaatay, ee isa dhaaf

  • @layladhalashoy820
    @layladhalashoy820 Год назад

    Gorgeous hodman dooq bey ledahay ❤

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Год назад

    Ma Shaa Allah Habo keep Shining like Stars in The Sky. Wishing You great weekend 🙏🏻🙏🏼🙏🏻👑♥️♥️♥️

  • @burco7626
    @burco7626 Год назад +1

    Salaam beautiful soul 💕
    Qoyan indho adag!
    🙄

  • @ahmedkarie349
    @ahmedkarie349 Год назад +1

    Hambalyo puntland ❤

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 Год назад

    Mashallah hooyo waa fanni ilahay haydinbarakeeyo

  • @aaaabdulrahman5099
    @aaaabdulrahman5099 Год назад +2

    I love the image where you sitting

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p Год назад

    Wale wad iga qoslisey diiraad uunbaa loo sarey ragii reerah lah hhhhh magical wacana waad u bixisey wale

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 Год назад +1

    Markaan farxiyo arko waran qoslaa waxaan Ku qoslaa sida aad runta U sheegto habeen dhoweed oo ASMA yar ma garankaraan waxay ka hashaa qalbiga waa dhigaystay jacaylka ay ka sheekay

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Год назад +1

    Mashallah 😂

  • @warisbotan-jy8gf
    @warisbotan-jy8gf Год назад +1

    Kkkkk I love sis your nice person

  • @mohamedkhalif9217
    @mohamedkhalif9217 Год назад +2

    Waxaan layaabay habra Somalida maxaa raga laga siiyaa, guursada cidaa rabtaan lakiin bal anaga horay noo dhaafa, aan ducana idiinku daree

  • @ayanyusuf2663
    @ayanyusuf2663 Год назад

    You look so cute masha allaah

  • @HambiAbdullahi-rk2fu
    @HambiAbdullahi-rk2fu Год назад +1

    walhi runtaan kugujeclahay habo macaan

  • @amipeaceandl
    @amipeaceandl Год назад

    Beautiful make up

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 Год назад +1

    Fatxiya❤karbaash All❤ Qoyaan

  • @saadaomer2925
    @saadaomer2925 Год назад +1

    Kalsoni daro baa haysa waxaba ma doran karaan qof bay ka xadayan qishka

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Год назад +4

    That's why I would never put my spouse in social media only me. (Somalis iyo theirs evils eyes ) Habo may Allah SWT protect us all from it 🙏🏻Aamin 🙏🏼

  • @yakubrabeh3259
    @yakubrabeh3259 Год назад

    I love when you laugh hysterically

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 Год назад +1

    😂😂😂😂😂 nottttt sharing 😂😂😂😂 Habo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Год назад

    Mahadsanid xabiibi fatxiyay

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 Год назад +1

    ala qoyaneey han yaridaaa kkkk you so funny wllo

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa Год назад +2

    Nuurkagaa baxaya mnsha allah ee gacmahana bal cilaan mari Fathiyaay sidaad dulayste ucaydhsanaysay ayaad gacmihii iloowdee.😂

    • @hasmah8018
      @hasmah8018 Год назад +1

      Dadkoo dhan ma jecla wasakhdiisa arooska xita kumaan marsan qof walba dookhiisa haloi daayo

    • @Hayatshali
      @Hayatshali Год назад

      Waa run amba majecli dadka marwalba dirac xidha aya xiiseeya malaha dirac ayu kuso baxa lkn Fadhiya dadka dirac kulabisto maaha

  • @hamdivan7046
    @hamdivan7046 Год назад

    Hunguri wadkii ma arko
    Waan rabaa weye qoyan warkeedu

  • @farhiaahmed3043
    @farhiaahmed3043 Год назад

    Maasha alaah 😂

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 Год назад

    Allaahu akbar

  • @shamsanoor6107
    @shamsanoor6107 Год назад

    Mashaallah ❤

  • @africanoomahaz5896
    @africanoomahaz5896 Год назад

    qoyan sidaan waxa ugu sheegeyn waaanu daalney habo🤣🤣🤣

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 Год назад +1

    Libista cas waxan ku nacay nagaha midhiyaha oo dhan wada af cas kkkkkk kkkkkkkk

  • @احمد-ف5ف4ز
    @احمد-ف5ف4ز 9 месяцев назад +1

    F cabsiyay. Haduumuslinyahay. Waakuguraacsanayhay. Faarax. Inki. Katag

  • @samsamomer217
    @samsamomer217 Год назад

    Ben mahaa habo mcn maba arakaan quruxda dumarka soomaaliyed lkn dulaysde faaido male keep gowin asma

  • @mercedes7890
    @mercedes7890 9 месяцев назад

    Run badanida farxiyo

  • @dekahaji
    @dekahaji Год назад

    So gorgeous I like your hijab 😊

  • @MolidSheikh
    @MolidSheikh 11 месяцев назад

    Waali fariida

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saeedbuni8104
    @saeedbuni8104 Год назад

    Farxiyaay Caribbean waxa yidhaadaan badh badh badh maxaad ku celisay tuuladaa aad ku dhalatay reer miyaga ku ahaan jirtay

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 Год назад +4

    Duleyste awalbuu Asma ku soo xaarey VIvA Asma

  • @H-Abdull
    @H-Abdull Год назад

    Qyan anigey guur keyga inacsin raba ilahy ban kamgan galee

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Год назад

    Hbo I like the way you speak m.a

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Год назад

    Fresh eat fresh ka sheekeeyo think about your self 60 jr oo candho dhamaatay adiga haysato abaayo oo kun naago lagu soo walaqay ee Wallash y ma ISKA gooyay buuryada yadan cudur ka qadin

  • @fufnfjdjfurhf7746
    @fufnfjdjfurhf7746 Год назад +1

    Cudoon way tagatay iilowo

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 Год назад

    Kkkkkkk
    Haweeyi hanyaraa oo hawadeedu gaabanaa. Kkkkkkk

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela Год назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +1

    Qoyan waa ka yaabay habeen iyo maalin gabadh walaasheed ah bay cadow ku tahay

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Год назад +2

    Shaaha maad nala sugtaa😂

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Год назад

    Dumarkaan wa dad marhore dhanwalbe lo sobaabi iyey oo midwalbe qorigii adoonsiga usiidhiibtay tiikahoraysay sida hooyaded ama ayeeyded

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 Год назад +1

    Hi Beautiful sis 👋🏿

  • @nimcoomerhaashi2306
    @nimcoomerhaashi2306 Год назад +1

  • @ahmedkarie349
    @ahmedkarie349 Год назад

    Hello fathia❤

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 Год назад

    Nimanka somali inagaa dhaqanka ka dhuminey oo masuliyadiisii iyo teniiba isku darsaney
    Ee gabdhahena ku soo dhis iney nimanka somali iska celiyan oo masuuliyada ay leyahiin bara oo an hor ordin ragabaa kasoo bixi lahaa lkn in ajnabi la guursado ha umacnen

  • @_Khaalid
    @_Khaalid Год назад +1

    Hhhhhhhhh love you more wlhy

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Год назад

    Guurku waa calaf laakiin ma fiicna inaad noloshaada u soo bandhigto dadkaan

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 Год назад

    Way iska ciyarayaan dadka naagta ninkeeda waydiinaya

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 Год назад

    Hhhhh caadi maaha D and Qoyans

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 Год назад

    Yaab ciriir jecela maxa badan silica wwligood wax ma doontan keli

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 Год назад

    Kkkkkk
    Ilkihiina way ka qaqabeen dulayste kkkkkkkkkkkkkkkk
    You’re so funny ❤

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Год назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh Год назад

    Please halkeen kla xidhiidhaa fathia aad iyo aad bn ugu bahanhy

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Год назад

    Odeyaal wada cawlan ayad cirka la marreysaan yaahuu was mid shaqada mid ku haysstacshopka midku haysta adigana samen wonen Kula ah acudu bilahi Allaha idin asturo wadno xanuun badan waad la nooshihiin I ashamed inaan nin cadaan ku faano asaaqiin fogal. Asaaqiin. Subxaanallaha aaqiro Zamanka calamada hiisay ka mid tahay

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Год назад

    Idoor 🤣🤣🤣🤣

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4ro 4 месяца назад

    Aqas gaal uf midgan

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 месяца назад +1

      Midgaan dadka aad ugu wacdaan awelba waa kaa fiicnaa Dulayste oo Waa Nin Rag ah oo farsamo yaqaan xalaal cun ah! Gaalkana waadiga intaa u dhimanaya inaad dalkiisa timaado markaad wadankaaga aad diiratay ee qudhmisay joogtona Beesha caalamkaay nooso gurmo iyo dawersi ayaad ugu cabaadaa 😂