Waayojoog"Gal-dogob ilaa ilaa Oog waan soo lugeeyay markii SSDF nagu jabisay Dagaalkii" Muuse Dable
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Waayojoog"Gal-dogob ilaa ilaa Oog waan soo lugeeyay markii SSDF nagu jabisay Dagaalkii" Halgamaa Muuse Cabdi Dable
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Aabo biniaadamka abaal lagama helo balse illaahay cimriga hakuu barakeeyo aakhirana halkii roon adiga iyo intii kula halgantay aabo.mcn 😢😢😢😢😢
Runtii abaal ayuu ciidkasto somaliland ku abtirsta ayuu ku leyahay alle cimriga haw dheereye
@@maxamedcabdicilmi6181aamiin wll isaga iyo intii lamidka ahaydba
Xataa qaad wale waan garanayaa .waxa lagu dilay gaalkacayo wuxuu ahaa geesi muuse cabdale ayuu ahaa allah ha naxariisto
Inbadanbaa aad booday lkn sxb hawlgalkiisii ugu horeyey iyo meshuu kaga biray snm iyo xiligaba malaa 1982 yidhi dabayl baa dhaxaysee meel cadiya kaga qaad thanks
Muuse c dable .mujahid.waxan kuxasuustaa malintii isaga iyo mujahid faysal maxamed maxamud faysal dheere ee baashe dheere dhintay .mujahid faysalbaa aad uga sheekeeyey runtii intaan jiro ma illawayo
Waayo joog sidaan u daawanaayay ayaan mujaahid noqday
Wlhy rag yaaqan ayaad tahy kula.mod baan ahay😊
Mnsha allah kol hadii aad muse oo nool waraysanaysan manta nasir iyo CBA wan salamaya iyo mujahid muse dable nasirow xalaqadka kale hanagala raagin sxb insha allah
Wlhi caawa nin adag baad soo qabatay waa mujaahid muuse cabdi cilmi (muuse dable) oo aynu in badan maqalay taariikhdiisa rag badan oo jabhada ka tirsanaana inooga sheekeeyeen.
Waa nin adag aniga laftaydu waxaa n kula kulmay oo uu iigu waramay magaalada dabogorayaale.
Ilaahay caafimadka iyo caqligaba haw barakeeyo, waa qof aad u naxariis badan oo qalbi wanaagsan.
Muuse dable waa mujahid in badan baa donayay warkiisa naasir hore u soco
Baabuurtii habeenkii ayaa halka soo jiiday iyagoo socanaya halkii dooxii ayay ku soo hagaajiyeen waxay ahaayeen laba siible.waa sheeko dheer anigana aad i waraysatid isha allaah
Ilahay Cimriga Iyo Cafmadka Haw Dheereye Mujahid Muuse Cabdi Cilmi Warsame(Muuse Dable) Mujad Cimiri Dheer iyo Cafmad Cibaado Suuban Ii Noolow Inadeero Qaaliya
Anlgu waxaan joogay galabtii ay weererka ku soo qaadeen g,oda weyn
Waa midkale oo mujaahid weyn ah thanks weriye
Cajiibku allaah nimankani cid ogayd ma jirin degaanka meeshana faqashtu meel u dhowayd ayay xero. Ku lahaayeen.reerka qariyey waa muuse cabdalle .kuwaasi halganka u badnaa iyo weliba degaanka ay dhuunteen
Walalkay Mujahid Muuse Cabdi Cilmi(Muuse C/Dable) Waanu Sugaynay Wllo Wanan Ogoo In Aad Kulateen
Anigu magaalada goda Ayaan joogay galabtaa .waxaa laayey nin mareexaan ah oo sarkaal xidigle ahaa waxa laga dhigay laba xiddigle haddaba 1988 ayaan ku arkay isagoo baybay saaran dushiisa oo dagaalkii hargeysa ka soo baxay.annagoo bandow ku jirna ayaan daaqad ka eegay laamayda eegayey.meel uu. Ku danbeeyey yaa og
Maasha ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha siiyo
muuse dable dagaalyahan Buu ahaa weliba hogamiyaashii ciidamada ayuu ka mid ahaa dagaalo badan buu galay ee waraysi fara badan ka qaad
Ilaahay cimriga caafimaadka ha u siyaadiyo dable iyo xagarba
Shanqadh badan iyo codkiisa oo hooseeya ayaa waxba laga mawli laayahay plz meel bilaa jabaq ah ku warayso mujaahidka
Mhd sanid Abdinasir
muuse dable in badan ayaan sugaynay
Mujihid muuse dable alle cimir iyo cafimdkaba haku siyaadiyo
Mshlh halgamaa muuse dable alle cimrika iyo caafimaadka ha u siyaadsho amiin
Walal wa qoloma ado rali ah
Mujaahidoow Xaalqaado Ilaaheey ku dullee waa Adduun iyo Aakhiro seeg
Legend ilaahay cimraga iyo caafimaad ka hakuusiyadiyo
Asc maxaad laqabanysaa Qaybtii 2aad
Geesi geesi dhalaay muuse dable aabahaay aayay saxiib ahaayen walhi adeer nolow
Wll waxaan ka xumahay inaad snm taariikhdeeda iyo ina cilmi galaan aad wareysan weydo.
1988 ciidankii hargeysa soo galay waxaa na watay oo xaqiiq ah .
Maxamed cilmi galaan.
Sxb soo wareyso.
Waxaan maqlay wuu joogaa hargeysa oo wuu yara xanuunsanayaa
Sababta aad u odhan waydeen Mujaahid waxay. Ee aad u leedihiin Halgamaa. Waayo dagaal xaq ayuu ahaa oo dulmiga la isgag kicinyay.
Geesiyaal ayay ahaayeen .
Halgamaa muse.dable waan sugayen tariikhdiisa
Ciidankaa 1977 uu water xasan kayd waxaa la odhan jirey waayo arag lambarkooduna wuxuu ka bilaamaayey 82000
Naasirow warysi dheer kasoo qaad cawil faarax dalmar
Maxamed cali walaalkii
Sootii la waraystay miyaanad daawan
@@cabdirisaaqmaxamed3145 ninkan mxd uwaydinwayday arintii baaburta in laga dajiyey iyo siday u jabeen oo arin u dhacay. abdow
Nio waraysign waad ku ciyaartee meel munaasipa ku waryso mujaahidka waa mujaahidka keliya ee aan sugyny warbixintiise
Aadna waad u mahdsnthy
So gudbinta waayihi dalka losoo maray
Muuqaalkani waa qasaare waayo waayo waxa jira tashush iyo buuq dad iyo adhi isugu jira odaygana codkiisu waa diciif
Soo gali qeybihii kale miise dable
Mashaalaa muse abdi dable
Dirqi ayaan kaga badbaaday xabbadihii dagaalka waayo magaalada ayaan joogay .ka dibna 7 cisho ayaanu ka qaxnay magaaladii wixii rag yaryar joogay dhan
In badan ayaan sugaayey
Dadkan hargaysa burco ber bera ka dhexniikiyow raggii wadanka xorooyay waa ku waas waan qiirooday walllahi ragg qiimo badan ayay ahaayeen
Mahaadsanid muuse waan sugaynay walhi
Muuse dable nin xariira weeye si daacada ayuu uwaramaya .. mahaddsanid wariye nin qiime leh baa noo keentay maanta
Waxaan la yaabay sababta cidi u maqli weyday ama arki weyday nimankani sababtu waa dooxa ay galeen oo aan cidi mari jirin.balse reeruhu in yar ayay u jireen
Meeshu waa dooxa sabacad.ilaahay ayaa badbaadiyey faqashtuna sahan ayay ku tegi jirin aagaasi oo dhan way nasiib badan yihiin.noolaada
Wlhi habat jeclaan ahay muuse dable ayaan sugaayey inbadan
Sarkaalka qaad walbe ee saaxiibkii wuxuu muuse csbdalle gaalkacayo gaadhi lagu dilay
Galabtaa waan joogay dagaalkaasi goda weyn.waxaana dhintay cabdi nuur boobe.halkii ayay kaga tageen maydkiisa waxa kale oo la qabtay nin dhaawac ah .kaasi u cararay dhinac galbeed ka dibna wuu ka lumay snm tii .markii danbe waa qaaday isagoo nool
munaahid muuse dable waa kuwaa ragii dalka uso halgamay dayacan doqontuna mandeeq malaysa
WOOW NINKAN ANAA DOONAAYAY .MUUSE
ninkan in badan ban sugayey waraysigiisa
Maad 2 qaybood nooga qabatid maxaan sugay mujaahidkan❤
Waxa kale oo dhimatay askar badan oo shan ahaa faqashtii.waxay jebiyeen 300 oo askari . laakiinse qorshaha ayaa xumaaday waxa ku khaldameen berkadihii tii ay ka filayeen ee sahankoodu u soo sheegay mid aan ahayn oo magaalada ka soo kaysa ayuu ciidanku u soo guuray.berkada sahankooda hore way ka shishaysay magaalada.dhaawacyo shicib ah laba nin ayaa jiray.
❤❤❤❤❤❤l❤❤
Naasiroow waxa jira waraysi gubta sida codaynta doorashada ,haday meeshu saqadh badan leedahay ,hadii qofka dheekaynayaa cod gaban yahay; hadii qofka sheekaynayaa iskudhex daadiyo sheekada waa inuu dacal kabilaabaa sheekada balse ninkani waxaa kasheekeeyey faysal dheere iyo ibrahim xagar sadex duba geesiyiin baan uqirayaa
WAANA LA RAFEY QOFKAAN GARANEYN DAGAALKI 1977 DHULKA SOMALILAND CIDAMADII SIYAD BAREE DHALINYARADA BAA SUUQ KA QAFALN JIREN SI DAGAALAKA LOO GEEYO QAASANTAN DHULKA ISAAQ DAGO XASUUQ SIYSAN BU AHAA
Waraysiga muuse iyo kii Ibrahim xagar
Su aalaha hasoo gaabine si faahfaahsan u waydii
Midaka waxan caa codsanayaa inaad waraysi faahfaahsan kaqaado muj waysa cardde dagaalkii buuraha galbeed
Inbadan ayaan sugaay muuse dable
Nin kastooo sooo carara iyo nin kastoooo naf lacararaba waxaaaad kusheegtaaan mujaaahid kiiiiiì bax sadaba hadaad mujaahid kusheegtaan soooo waaali cas maaaha
KALMADAA MUJAAHDI WAAN KA QORNEY HADA WAXA JOOGA WAA ISAAQ QUDHMEY KUWII SHEEGYAA WAA SIYASINTA ISAAQ IYO KUWA ISAAQ KALAL QYBIYA UGU HOREEYO GUDCUR GUDE
Duriydi asalka ahyd
Ninka uu shegy Qaad wale wuu noolayah wan heer caynashe hada waa kornel cidanka qarka aha
Warye naasir aad baan kusalayaa balse waad nagu rajisaa mujahidiinta niyow bal galbeedna usoo soco rag war culus ladhimanaya ayaa badane
Waa asalkii
Odey gaaa dagaalkii 77 baa aafeyey.
Wr nasirooow dhaga wayne maad waraysatid inder ninkaasi tarikh bdn ayu haya maad ka reebtid odayga
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
par2 mujahid muuse dable kusoo dhakhs chp
Sxb naasir waad noo rumaysay bslan qaadkaagii aan kaaa codsanay
Soo daa qabtii kale
Waa raggii berkedaha sumeeyey.
Beenta xita iskama qabtan idoorku😂😂😂😂