kheer Allah ku siiyo siifiican ayaa u hadasha somali shishay ayaa arrinta wada si wadanka la ini ka qaado walqaahay walaalo tihiin kala tegimaysaan Ilaah u carara ha iskala saarina oo cadaalad sameeya
Asc kkkkkk 🫵😎🫵 reer been ku nool dheh dad xanuunsan dheh 👮🏽♀️ dalkan lowyocade ilaa raskonboni waa hal dal xuuduud bad iyo beriba weligaa ooy cuqdadaas waa ladhiman runtii 😮😮😮
Adeer cabdulkhadir jawaan waxa aw u hadlay oday somaliyeed adeer khayr allah kusiiyo ninka soomaali kala erdhaynaya dhaqaaleheega allaha taladiisa soo gaabsho.
Tv Saab Tv iska illaaliya meel kale ayaa laga maamula iyo Jabuuti waayo Tacsi,hadal iyo waraysi dadkaas la laayey midna kuma darsan Ina-Cagjar ayuuba amanaya,inta u shaqaysa ee ugu horeeyo Seenyo iyo dhamaan shaqalaha Saab tv ee dadkooda kala bakhaylay,tacsida,xaqa ay shegan waxaan leeyahay (Alle haduleeyo).dadkana iska illaaliya dhegeysigiisa.
Cid kasta oo ina Ka mid ah magaca police Ka dawlad-degaanka wuu ina Ka qaldan yahay, wax la-yidhaahdo new police ma jiro, ee magacoodu waa "Liyuu police. Liyuu waa gobol ama degaan gaar ah. Liyuu Police.
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diraya Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫 Ara Boowe iyo baayo Soomaali Puntland First hadaad maqashid Bir aan la Burburinkarin Baan inoo wada tumayaaye Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne Oo wali waan u calool Bukaaye Adeer aan Bariis isiin Barakac iyo xasuuqna Dalkeyga igu Bada Birmade ma orankaree Sidaan Deni u Baacsaday Marna raaligalin iga Barya Marna Buundooyin ii dhisa Ara Boowe iyo Baayo Soomaali Ara Bootada runtaa iga Bartoo Ara Barbarkiina ila qabta Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Adeer jawaanow adigoo cimrigaasa ayaa qabyaaladi ku dilootay adigoo wanaag iyo nabad ka hadlaya kuma arag markaasaa dad qabiil ku eedayneysaa adoo tii ugu qudhmoonayd la soo taagan intaa kuu dhaafi maayo
Waa runta illaahay caqliga how soo celiyo
Somaliland waa mamul ka mid ah Somalia 🇸🇴 GUUL DDS
😂😂😂somalia waa maamul ethiopia ka mida guul hawd
Somalia waa mamul ka mida kenya guul ethiopia & somaliland
Guul guul somaliland
Qof buuran xariif ma ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
Doqon nacasah.
Xuduudku hadduu xaaraan yahay maxaa Yoocada ugu waalateen
ALLAHUMMA BALIQNAA RAMADDAAN WA SALAAM
Guuuuul somaliland iyo inta samaha jecelba
CIMRIGA IYO CAFIMADKA ILLAAHAY HAKU BARAKAY
kheer Allah ku siiyo siifiican ayaa u hadasha somali shishay ayaa arrinta wada si wadanka la ini ka qaado walqaahay walaalo tihiin kala tegimaysaan Ilaah u carara ha iskala saarina oo cadaalad sameeya
Arabow Cabdillaahi Dareewal iska erya oo iska fogeeya walaahay Arab magacii ayuu ka diley sida Faysal Cali Waraabe reer Guuleed magaca uga diley
Guul Somaliland ❤❤
Somaliland ayaa ka kow ah, waxa dagaalka wada, Hasha Geela contacts ee Hadhowna Cabaada
Amiiiin
MAGAC BILAASH KUMA BOXO ALLEYLEHE HADALKAGUNA WAA JAWAAN
Sifiican ayuu uhadlay odaygu ilaahay haku anfaco soomaali
Mudane ha dhihin waa dibjire, isagaa bilaabey qabyaalada cagjar
Galadi wa dhul reer bicidyahan
Allah miyirka ha u soo celiyo cidkasta oo somaliland aqoonsigeeda moyirkii ka raacay guuuuuul somaliland
Wayba waasheen walahi ilaa ogadenkii
SIXITAAN. SOMALILAND WALIGEED KAMAY MID NOQON SOMALIA-ITALIA LAMA GUMAYSAN LAAKIIN SOMALIA TALYAANIGA AYAA GUMAYSTAY
Somaliland guul❤❤❤❤❤❤
Misaanka culus kusoco❤❤❤
KULMIYAHII OODHACAY. CIYAAR CUSUB. OO. ISAAQA. AYUU. BILAABEY❤. IYO. FAJIDA. DACAWALEY❤. BAROORTA. ILMADA. YAXAASKA ❤❤❤. WANJALAADA. DOWLADA. CUSUB. LOOLAJEEDO❤ HA OGAADAAN ❤. ISBEDELDOONKA. SLND ❤❤❤❤. WALAAHAY. WAA. ILMADA. YASAAXKA ❤. MAXAA. KALA. FADILEY❤. JAAMAC DUBAD. ❤IYO. DACAWALEY❤❤❤. WAA FAJIDA. CALANCASTU. KATAGTEY❤ OO ADEEGSANEYSA ❤❤❤ SAMANE ❤. MAAHA. ARAB. OODHAN❤ WALAAHAY❤. FIKIRA. DADKA. SLND ❤. XITAA ❤. WENJALAAD. KALE. AYAA. KUJIRTA. OOBADAN ❤GUUL SLND ❤❤ INSHALAAH ❤❤❤
Asc kkkkkk 🫵😎🫵 reer been ku nool dheh dad xanuunsan dheh 👮🏽♀️ dalkan lowyocade ilaa raskonboni waa hal dal xuuduud bad iyo beriba weligaa ooy cuqdadaas waa ladhiman runtii 😮😮😮
Cadawga Somaliland
Calooshay Uwadadhimanaysa.
Anada Reer Somaliland Ahi Somali Ledikumanihin . Alle Ayaanu Aaminey isagaana Difaacayaga’ah. Gacani Hadaytimaadana Cidina Nagabagacan Kulula…eetaa’ogaada somalidakalaay💯
Jooji cabaadka jawaanow
SOMALILAND. DALKAN MALAHA EE MARTIBAY KU YIHIIN
Miirku sheegeyo waa kan dalka somaliland malaha dalka somaliland waa ku marti ma somaliland baa ku ah marti somaliland Bal aqlika ka shaqeysii
Masha allha❤❤❤❤
Adeer cabdulkhadir jawaan waxa aw u hadlay oday somaliyeed adeer khayr allah kusiiyo ninka soomaali kala erdhaynaya dhaqaaleheega allaha taladiisa soo gaabsho.
Daroodka isaaqa hawiyaha iyo kuwa kalaba waxaa maanta hogaaminayaa dad Aan u maleyn in ay kasoo baxsadeen isbitaalka dhimirka ama waalida
Tv Saab Tv iska illaaliya meel kale ayaa laga maamula iyo Jabuuti waayo Tacsi,hadal iyo waraysi dadkaas la laayey midna kuma darsan Ina-Cagjar ayuuba amanaya,inta u shaqaysa ee ugu horeeyo Seenyo iyo dhamaan shaqalaha Saab tv ee dadkooda kala bakhaylay,tacsida,xaqa ay shegan waxaan leeyahay (Alle haduleeyo).dadkana iska illaaliya dhegeysigiisa.
Cabdilaahi jawaan adeero noolow waxaad tahay geesi qarane oo aan qadariyo marwalba
Nacnaci ninkeed dishey kkkkkkk
Odaygani waa waalan yahay .ogaadeen buu ku leeyahey waa walaalo alah been badanaa
maasha allaah sidees dadku ugaranay waanaag iyo deeganak baa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somalia waa wadan somaliland waa wadan hadaanad aaminsanayn aday kujirta anu taasa aaminsanahay soconosana ishlh
Ala waa jawaan kii Futo jilic ee Hooyadii dilay Ee waalid inkaarka ahaa
Unity of Somalia is sacrosanct Mr.
WAA MAXAY SOMALIA? THERES NO SUCH THING! SOMALIA-ITALIA AKA WALAWEYN SOMALIAN MUST FIX RUMP SOMALIA.
REPUBLIC OF SOMALILAND IS NONNEGOTIABLE.
guul qaranka soomaaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dagaalkaasi ma dhib ayuu keenay ? haa imika ciidaamadii federaalka itoobiya Balaygubadle oo aanay hore u joogin ayay joogaan, waa Hargaysa dusheeda, wixi xuduuda ka gudbi jiray ee dadkaasi ka ganacsanyeen sida dadban, wey adkaanaysaa hada.
Ganacsigu hadii la farageliyo cid walbuu taabanayaa dhibaatada ka dhalataa
Asc mahadsinit ceel kare
No ictiraaf 😂😂😂
Waali hadal waali hadal kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂
Somalilan way burburtay
Yaa idinku yidhi reer yaroo gaajaysan oo ubadan dad waalan ayaa dal loo aqoon sanayaa dad miyir qaba waalidaa islama soo taagi lahayn
Asc, Ethiopia waxaa xukumi doona Amxaaro oo boqortooyadoodii la soo noqonaysa.Somali galbeed ama OLF yay Dani ugu jirtaa.
Itoobiya ayaad hada faragelin ku sameyseen oo wadankii soomaaliya kamaqnaa kala qaybineysaan waa ayaandaro iyo caqli xumo
well done mr jawaan yaa dadkoodhin
siiyaa caqilaag
beesh daroodane waxay kabasatay dagaal iyo dubceelin umad soomalia oo kalbaa dagaal ku qaadan
nabadane aya udiidan
gooramay ka korayaan qabill iyo dagaal
may waxbaraan ooay tig saadan horomar
intay xarka shaydaak kulaalay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
waa runtaaye soomaali yaan lakala soocine adiga halagaa helo midnimo soomaaliyeed oo kadaa intii midaysnayd inaad kalagoysaan markaasaad kahadli kartaa inta kale.
Akhay😂 baryada iska daa!! Diridhaba waa magalo fadaralka ayay toos u hoos tagtay. Sharciga cusub ee itoobiya wuu ogolyaha ismamu ee dono😂
Qofku markuu nasab nasab dhalay yahay hadalkiisu waakan gob gobi dhashay sheekhi saxaaq dhaba
Jabhad argagixisaa yaa aqoonsanaya ssc qatumo iyo maaqir labadaba waa la aqoonsanayaa
Haa wali way nagu washeen
Xar ba tiin
Caca
Sheikh Cabdillahi adigu wanaag baad ka hadlaysa. lkn, reerkani wuu u badheedhay inu cagta ina mariyo e luqo adag kula hadal.
Asc, war hawguureen Garacad iyo Gaalkacyo.yay u daran tahay, Dekada Berbera waxaa u baadan 120 milyan oo Ethiopian ah,
Adeer Sow adiga maqaxin dhulbahantii iyo Warsangali dagana ceerigaabo oo waliba guryahooda iyo alaabadooda maadguran adiga dadka Cunaya hadana cabaadaya
Shalay Bay kuu ekeyd maanta dad aan is aqoon baad is bartey waxaana lagaa dhigi waxaad ahaan jirtay. Ceerigaabo gourmand timi 1974 masoconayso
Ma hargaisa iyo burcaa
La aqoonsanyaa
Are you ok?
Manshaaa aaalaa
Hargeysa burco iyo berbera ayaa la aqoonsan
SOMALILAND FAQASHJ ISKA OOY
Baktigad jeda hola 😂😂😂😂
Waa 2025 inaad xasuuq ka hadlayaa.
Ala kadaaaa
Ciidan alshabaaab ah ayay ahayeeene
Yaa u waashay xuduud gaal kkkk
Cid kasta oo ina Ka mid ah magaca police Ka dawlad-degaanka wuu ina Ka qaldan yahay, wax la-yidhaahdo new police ma jiro, ee magacoodu waa "Liyuu police. Liyuu waa gobol ama degaan gaar ah.
Liyuu Police.
Aniga wa xanan darod ba naey
Soomaali dhoohaneey,lagu maqan ayadna isku maqan.
WAXAAS WAA LAGA TEGEY NIN WALOWBA WAXAAGU HAKUGU FILLAADO NINNA NIN WIXII DIB UGU NOOLAAN MAAYO
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diraya Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫
Ara Boowe iyo baayo Soomaali
Puntland First hadaad maqashid
Bir aan la Burburinkarin
Baan inoo wada tumayaaye
Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay
Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne
Oo wali waan u calool Bukaaye
Adeer aan Bariis isiin
Barakac iyo xasuuqna
Dalkeyga igu Bada
Birmade ma orankaree
Sidaan Deni u Baacsaday
Marna raaligalin iga Barya
Marna Buundooyin ii dhisa
Ara Boowe iyo Baayo Soomaali
Ara Bootada runtaa iga Bartoo
Ara Barbarkiina ila qabta
Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Diridhaba ma qabsan Oromo. Ee dadkii Gurgure ayaa Darod u Macau somali, oo ku beeray Oromo.
1:37
Bad yar ba is quo dilesan xishotqi halqe u marey😂
Wallee Isaaqbaa waashay kkkk
TV ay soo hor fadhiyaan ayay kaga dhegtay kkkkkk
Jawaan faaruq shaashadaha haku badan , adigaba xunuunka qabiilku wuu ku hayaa
Maxaa kagalay Karacad iyo jigjiga
Hargaysa 100 sano ka hor ogaadeen ayaa lahaan jiray.
Hadana dds ayaadsheeganaysaa.
Barbara dib ugu noqo waryaa
Hadii Nalla aqoonnsado waa s laand e dad naxdin la dhinta waa la arki ama waashay
BAROORTII. YAXAASKA. WAARKADAAYA. FAJIDA. KULMIYAHA. DHACAY IYO. CALANCASTA. KKKK. WAXAANUU. ADEEGASANAYAA ❤. RERRKA. QUDHA ❤EE. HESHI8SKA. LAGAKEY❤ SACADMUUSE ❤ EE. KULMIYE. TAAGEERSANAA ❤❤❤. MAXAA. LOOGA. HADKIWAAYEY❤❤❤ JAAMAC DUBAD ❤. KKK❤ FAJIDA. LAGUFAAHILANAYO❤. DOWLADA ❤ CUSUB. EE CIRO EE. SLND ❤. WAAR. KAFIIRSADA. ❤❤❤. WANJALAADA. ❤JABHADA LASAMEYSTEY. EE LAHAYD. DAGAAL KAANU. UGURMNEY❤. KKK❤. WAA. WANJALAAD. SLND. LALA. DAMACSANYAHAY❤❤❤❤
SACAD MUUSE WAADKUWAALATEY WAA SUBEER AWAL IIMAANKA LAQAAD KAHADH
Saca AYAAn lahadlayaa. Lahadl8maayo. Daanyeerka @@fatimahashim5596
Adeer jawaanow adigoo cimrigaasa ayaa qabyaaladi ku dilootay adigoo wanaag iyo nabad ka hadlaya kuma arag markaasaa dad qabiil ku eedayneysaa adoo tii ugu qudhmoonayd la soo taagan intaa kuu dhaafi maayo
Kkkkkkkkkkkkk ody walan war daarod kawarn walan dheri adgo yatey oromo bathey
Hhhh haday diideen inay Somali Ka go'aan miyuu idinku washay ..
Cimri baad ku jirtaaye Cibaadayso maxaa idin waalay
Baayo in aan idin dubeyno yaan doneynaa? Soodhawow
War ninkana khabiir dhuliyo dadba yaqaan
Dhibta aad kahadleydo wali maadan taaban halka ay salka kuheydo
Sida saxda ah waxa keeney waa kalacararka soomalida qabiil walba dawlada sheegtey marka qolo walba waalacunayaaye cabaadka joojiya
weeLigayo idoorow wax ba ku Lama dhisan qasab maha SSC in ay ku reecdo wixi ku aqoonsan wa yeLka
Walahi wax kasto u sheegi wa ruun..
Waryaa nacasnimada iska dhaaf dhul ogaadeen sidaas ku helimayside
Ogaden talo ma qaato,waayo waa dowon.
Somaliland iyaad lafteedo ayaan jecleen in la akhonsado markey cirro dorteen
Soomali lagu kalqeybin kulahaa
Adigu Sow madooneysid klagoyn Soomaali.
Ina aqoonsaday 30kale raadiya aqoonsi iidoorow
Warun taa
Odey iidoora ayaa wuxuu leeyahay soomalida yaan xudud lookala sameynin abahaa caqliga Foosha xun kawas
yaaba ku og
War xagso xaarka hadaad aqoonsi helaaysid raadso
Oo intay kobolada siidaa u baabinaayeen dadku xagay eegaa yeen wale dirti dadjira maahaa
Kuwaan wax lagaqoraya majirto jubalan iyo hargeysaba waa soomaali
Beenta kama xishoodaan isaaqu duq iyo doon ????