Jiritaanka somalida wuxuu ku xitan yahey iney dhulkooda heystaan oo maamulaan Dowlad deegaanka jigjiga hadii meesha ay omoromo ka saarto oo la wareegto gobalka liibaan iyo gobalja siti waxa ku xiga somalida kale ogow in ay somalida somaliya ay ururkii onf uu u ahaa halgankiisi mid bad baado iyo deer u ahaa somalida somaliya
Howsha bada itiobiya doneyso waxey halis ku tahey 2 moolood oo ahi Dowlad deegaanka somalida ee jigjiga iyo goobta kale oo ahi somalia khaas ahaan saylac Somali waxa deer u ahaa Dowlad deegaanka Domalida ee jigjiga oo ka xigta itiobiyada kale hadii meesha ay ka baxaa gobal siti waxa ku xiga jiga iyo saylac
Anigu ma qabo inuu yahay siyaasi wareersan abi ahmed lkn waxaan u arkaa inuu ka adkaaday kuwa madaxda soomalida u ah ee wada diciifka ah ee aanay ku jirin qab iyo wadaniyad midna wiilka yar ee oromka ah bay u kala dhuumanayaan oo u wada sujuudayaan
Wxn layaabaa inks abiya wax ka Qora low nin is amaanay was risinuugtay waàna ninja yoshi wxn keenayaa rob waxaa kale oo uu yoshi wxn kaaraamardha oogadhisitaalo dhargigii
😂Tuug xun faan badana horta wadan dagan ayuu lagio wareejiyay hadana waxu xukumaa wadan ay dagaalo ku habsadey Bada aad hesho waa huuhaada abeya bada uu raadnhayo uma raadin hayo Ethiopia ee waxu uraadin haya Oromada kaliya
WAA RUUNTI
DALKU WAA BARWAQO
LAKIN HOYGA MR XARASH CANSOLEH
Jiritaanka somalida wuxuu ku xitan yahey iney dhulkooda heystaan oo maamulaan Dowlad deegaanka jigjiga hadii meesha ay omoromo ka saarto oo la wareegto gobalka liibaan iyo gobalja siti waxa ku xiga somalida kale ogow in ay somalida somaliya ay ururkii onf uu u ahaa halgankiisi mid bad baado iyo deer u ahaa somalida somaliya
Everyman thought of himself the best. Abbie is self praised
Benale qaan
NACALADBAA DHILLADII KU DHASHAYOO CEERIINKA CUNI JIRTEY IYO ADIGABA KUYAAL WACALWACALDHAKAY GURGUURTE DULOIGAASI KUNASIIN KARO BAD SOMALIYED BIYAXIREENKIIXAASIDNIMADA UU UXURAYNA WAA KUWAAS BIYIHII FOLKAANIHII ILAAHAY KUSOO MASIIBO KUGU QARAXDAY WACALKII CEERIIN CUNKA AHAAYOIW أللهم أمين يارب العالمين
Howsha bada itiobiya doneyso waxey halis ku tahey 2 moolood oo ahi Dowlad deegaanka somalida ee jigjiga iyo goobta kale oo ahi somalia khaas ahaan saylac Somali waxa deer u ahaa Dowlad deegaanka Domalida ee jigjiga oo ka xigta itiobiyada kale hadii meesha ay ka baxaa gobal siti waxa ku xiga jiga iyo saylac
Laandheere badd aysan xaq u lahyn dalkiisa usoo dhiciyy buu isu haystaa
Intaa igagaadhsiiya abiya
Xasan bakhti usujuude soo badii ma bixin.. war isaaqoow iyo soomaliyeey dalkiina difaacda
😂😂 itoobiya farmajo laheshiisay iyo xasan markasto itoobiya danteda Ka weyn taadaada marka somalida siyaasad wax kama yaqaanan
@Askasom Somali in shisheeye qabsado oo la mariyo sida falastiin yuhuudu ugashey markaas bey baraarugin eh
Aabahaa si fiican u amaan ogaadeenoow
Kkkkk wlhi in aan adoomo u noqono ayaa ka horaysa in ay Ethiopia bad naga hesho cagdheereey 😂😂😂
Xayeesi adiguna aaway onlf iyo
Qalbidhax ma in gaalo aad xayeesiisay ku dhamaatay
Marin badeedkii uu sheegan jiray maaha, waa jaha wareerin dadkiisa ah.
Dalalka africa ee aan badda lahayn qaarkood baa dakado laga siiyay dalalka deriska ah, waa heshiis ganacsi waana caadi.
Kkkk sheekoy kunacay
Inuu sheegto saw sabab uma. aha. Siyasiyiinta somalida oo aan ahay kuwo leh siyasad fog. Oo midaysan sahashayna inay u kala ordaan cadawga dalka & dadka taasoo fududaysay in wax kasta laga fushado
Waa Iska oromo weli beynan soomaali soo jesaa
Waa siyaasad asqaysiin ah,
Ninkan culaysyo gudaha ka haysta awgeed ayuu dadka ku madadaaliya arin xaqiiqada iyo waaqica ka fog,
Xagee jooga marin biyoodka uu helay halkee lagu saxeexay?
Waxan aaminsanahay in aanay itoobiya kan ka danbeynayn walahi.
Anigu ma qabo inuu yahay siyaasi wareersan abi ahmed lkn waxaan u arkaa inuu ka adkaaday kuwa madaxda soomalida u ah ee wada diciifka ah ee aanay ku jirin qab iyo wadaniyad midna wiilka yar ee oromka ah bay u kala dhuumanayaan oo u wada sujuudayaan
Wlhi wa yab run hadey tahy
Oo tolow miyaanu egayn in aan reer ka ama qabiilka degaa aanu u ogalayn
😂😂😂XASSAN SH QABRI BOOB DHUL BOOB LACAG BOOB BILILIQO IMISAN DHAHAYAY DALKA WAA IIBSADAY IMARAD IYO YAHUUD AYAA XASSAN SH VIDIO IYO FARO KA HAAYA TOOSA PLEASE 🙏 SOMALIA YEEY❤️ 🇸🇴 DALKA GACAN KUMA JIRO WALAAHI
Wxn layaabaa inks abiya wax ka Qora low nin is amaanay was risinuugtay waàna ninja yoshi wxn keenayaa rob waxaa kale oo uu yoshi wxn kaaraamardha oogadhisitaalo dhargigii
😂Tuug xun faan badana horta wadan dagan ayuu lagio wareejiyay hadana waxu xukumaa wadan ay dagaalo ku habsadey Bada aad hesho waa huuhaada abeya bada uu raadnhayo uma raadin hayo Ethiopia ee waxu uraadin haya Oromada kaliya
SUG DHEH INTA FOOLKANADU ISKU BEDELAYSO BADD HALKAAS AYAAD KA HELAYSAA BADD LKN DHULKII BERIGA AHAA AYAD QAY KU WAAYEYSAAA TAASNA 🤣🤣🤣