MUSALSALKA IYO DHACDOOYINKII UGU QOSOLKA BADNAA FLIMKA INTUU SOCDE CALAF IYO CAASHAQ..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 июн 2024
  • #king #ceyda #subscribe

Комментарии • 910

  • @user-cv2ss3ll7r
    @user-cv2ss3ll7r Месяц назад +316

    Cayda khalaaldka filmka noo soo geli inta igu raacsan like

  • @BishaarJey
    @BishaarJey Месяц назад +442

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Месяц назад +227

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️😢

    • @maxiiscade1601
      @maxiiscade1601 Месяц назад +2

      Koko abaayo sethey waa ku taageeraa quruxey

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Месяц назад +2

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

    • @AishaAJabaar
      @AishaAJabaar Месяц назад +1

      Zcw zcw zcw zcw❤

    • @shoowaayecadde7278
      @shoowaayecadde7278 Месяц назад +1

      Scw

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Месяц назад +101

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿😢

  • @user-ng5us8oo9p
    @user-ng5us8oo9p Месяц назад +196

    Imtixaan ayaan gali rabaa ii soo duceeya 40 qof ducadooda waa la aqba laayaa ❤

  • @Amiira252
    @Amiira252 Месяц назад +294

    igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏽✨❤

  • @user-ic5gu4pp5z
    @user-ic5gu4pp5z Месяц назад +92

    Ceymiir wada jirkoda🎉like haila dhfin ❤

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Месяц назад +127

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Месяц назад +146

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊😊❤

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o Месяц назад +96

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

  • @AbdullahiHaret
    @AbdullahiHaret Месяц назад +55

    Plz ceyda behind scene noso gubday wll codsi wye hadaa igu racsan tahy like saar👍

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc Месяц назад +183

    Aduunka dhan maso marin qofka khayr badan hadaba nabi maxamed scw like yana lala dhafin❤❤❤❤❤❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW Месяц назад +73

    kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Месяц назад +26

    War ceydoow filmka qaladadkisa noo soo gali yaqeey aan aragnee inta igu racsan like👍 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy Месяц назад +78

    Lamanaha inta isla jacel like saar❤❤❤❤

  • @fartuumaato4076
    @fartuumaato4076 Месяц назад +42

    Amazing musasal, M.A dhalinyaro isku soo baxaya oo qiso jaciib ah sameeyay. Run ahaantii waxay u qalmaan bilad❤❤❤

  • @raxmorasmi4284
    @raxmorasmi4284 Месяц назад +57

    Qaladadka hanola so kaliyo inta ika qabto like😂

  • @user-tv6ph7uq2f
    @user-tv6ph7uq2f Месяц назад +66

    kusali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine alla creater muhamed scw❤❤❤

  • @user-jd2mr9fj5k
    @user-jd2mr9fj5k Месяц назад +110

    Ceyda iyo Amiira caawa waxa la mooda lamaane siday isku agfa dhiyaan I 😂😂😂

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan Месяц назад +7

      Waligood sidaan Uma fariisan😂😂😂

    • @HafsaXubi-md9yp
      @HafsaXubi-md9yp Месяц назад +3

      Waba yehin qalbada hanajabini yah 😮😂😂😂

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 Месяц назад +7

      ​@@HafsaXubi-md9ypamiiri wa naag sharf leh kan yarna we kawen tahy ha ceeben wlal😂😂👍

    • @xanaandhuxulow
      @xanaandhuxulow Месяц назад

      Waba yihin be😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад

      ​@@marwamustafe8270wll intaa uun iigu sheeg bal dadkani waa badow waawaynaday oo bilaa camala😂umad aan xidhiidh iyo rabitan midna kadhaxayn bay isku dhadhajinayan😂😂😂

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Месяц назад +67

    cida nabiga jecel loofta saara❤

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali Месяц назад +27

    Halkaas wxa ka cad in amiira qayb wayn ama door muhiima ka qadaday filmka sida in amgaca ay bixisay bosaska dadka kala siisay sida asad sheegay iyo inay jilaysay doorka ugu adka oo ahaa atarishada❤❤amiira waa qof lagu tashan karo wllhi cayda zxp iyo wllba xata jacyalkaga haday tahy waxn ku oranlahaa ilaasho amiira waa dadka dhif iyo naadirka ee zxptinimada wax ka yaqan ee kula jabaya hadad jabtid kula farxaya hadad farxdid❤❤❤

    • @adamzahil
      @adamzahil Месяц назад +4

      Abayo wlhi talo wllnimo iyo mid bani aadan nimo intaba waad siisey ilahey ha tuso asigana comment gaaga i.a

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Месяц назад

      Aad iyo aad amiira waa sxb wanaagsan ceyda sidee isku fahansan yhin waa another level m.a

    • @YuusufKaaliy
      @YuusufKaaliy Месяц назад +2

      Of course amiira door muhiim ayay kaga jirty xataa waaxay u sameysay xayayasiin like tiktok io Instagram RUclips waa qofta wanaagsan m,a❤😊

    • @MunaQaaali
      @MunaQaaali Месяц назад

      @@YuusufKaaliy waa run wllhi wakhtigeda 90% ayay siisay xata ramadandii say wax ula duubaysay dadka dadnimo ayya lagula socda wayna leetahy ilhy ha xafido❤

  • @Mukhtaar-Cadde
    @Mukhtaar-Cadde Месяц назад +130

    Caydoow sidii cumeer oo kale qof adag noqo jooji xishoodka iyo jiljileeca guul baan kuu rajaynayaa

    • @ShamsoGuutaale
      @ShamsoGuutaale Месяц назад +5

      Sax

    • @ameyra1
      @ameyra1 Месяц назад +51

      Qofba sibu ilaahay udhaliyey wilka sidiisu kufiicanyahy kaleexo ❤. Cumer qof furfuran buuq iy kaftan badn waye ninkaaneh qofyara xishood kujiro oo waxyalaha qaar kadhaca oo an gelgelin waaye👍

    • @Suuban225
      @Suuban225 Месяц назад +18

      Cumeer wixii wali waaye ceyda qof aqoon leh waaye oo degen uma dhaqmikaro sida cumeer walalo

    • @Taliso269
      @Taliso269 Месяц назад +21

      Ceyda waa wiil dagan sida nin weyn u dhaqma buuq iyo fudeed hakula talin ceyda aqayaar waye isma ilmeeyo

    • @fatmina08
      @fatmina08 Месяц назад +8

      Ceyda waa quf wax bartay masuul ah aqyaar ah marka quf waxbarty masuul ah dadka kale wu ka duwanyhy wax baro

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Месяц назад +60

    Ceyda qab qab waku wadanaa adi iyo our queen jh jclkiina ha waro qab qab 4ever❤❤❤

    • @AliaOmar-uk2lq
      @AliaOmar-uk2lq Месяц назад

      Jaceelkiina naa Dan malihid miya dadkan walalo waaye dhiloyy

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Месяц назад +34

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoAbdiqadirAbdullahi
    @FaadumoAbdiqadirAbdullahi Месяц назад +54

    ❀:Wiilkaan nasiiib badanaaa m.a😭

  • @marwaibrahim5811
    @marwaibrahim5811 Месяц назад +20

    Tem ceyda iyo Amiiro like 👍 🫂❤️ kuwan ya ela jecel inaya isgursadan 🤴🏻🫅🏻🥺🥺🥺

  • @user-bc8jm2ys6n
    @user-bc8jm2ys6n Месяц назад +61

    Right dadka amiiro iyo ceyda loo firsaneye guulesta Team 27 wax kale ka codsanena qaladadka filimka ina noso galeso ❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Месяц назад +53

    ceyda naagtada ilaasho ceeb mahan wa raganimo well done 👏👏2 by 3

  • @shugrimohadahir7691
    @shugrimohadahir7691 Месяц назад +6

    Imtixaan allaha inoo fududeeyo ❤❤😢😢😢 class 8 team

  • @husseinsheikh1927
    @husseinsheikh1927 Месяц назад +15

    The sitting position tells a lot. We wish you all the best . May your dreams turn to be reality Ceyda and Amira.

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy Месяц назад +29

    T3am King Ceyda 900k let's go ❤🫶

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor Месяц назад +29

    War kuwan wa isku so baxayn m.a horay isocda amira cayda🎉❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Месяц назад +8

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +47

    Our Qab Qab kabax Team Calaf iyo Caashaq is Not Easy yaqay ❤❤🎉🎉 teamkeyga 27 Mar Noo hoos yaqay ❤❤❤❤

  • @aadanasensio2352
    @aadanasensio2352 Месяц назад +31

    Taliye IMK Hala Soo qabto Taliyaha wareysiga xiga iyo Sundus iyo Jabra

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Месяц назад +12

    Mashallah best team 27Security 😍😍😍😍😍😍respectively successful brilliant will can't waiting season 2

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Месяц назад +52

    Alla albaabka iixira aan iska ooye😩🤣 saaufarxay amiiro iyo cayda saas ufadhiyaan markaa arkay caymir😭❤️

    • @AnzalAbdi-wo4kf
      @AnzalAbdi-wo4kf Месяц назад +2

      Teeda microphone ka xitaa isaga udhiibaayo oo dad wlalo cml isku agfadhiyn😂😂

    • @xanaandhuxulow
      @xanaandhuxulow Месяц назад +2

      Jacelkisa in ay qofkale AG fadhisato marabo jh oh my jeceyl 😩❤️😂❤

    • @bushroAbdirahman-cy4kv
      @bushroAbdirahman-cy4kv Месяц назад +1

      Waji malihid😂😂😂😂😂

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 Месяц назад

      @@bushroAbdirahman-cy4kv qa qab hada arko waji malihi😩🤣

    • @AnzalAbdi-wo4kf
      @AnzalAbdi-wo4kf Месяц назад

      @@bushroAbdirahman-cy4kv maxaa waxa arky sheegoyaa aqwan😂😂

  • @Eduruus
    @Eduruus Месяц назад +18

    Ilaahey labadaada waalid iyo adigaba janada ha idin geeyo hadad like ii saarto ❤

  • @user-dt5lg5hw8g
    @user-dt5lg5hw8g Месяц назад +22

    Asad wa nin wax badan og wa rungisa sameynata wa amiro iyo ceyda leh iyaga leysla jecelyahay sasan walhi ugirsan jirney

  • @mohamedjamalali7806
    @mohamedjamalali7806 Месяц назад +32

    Next wa qaban qabada xaflada filmka🎉

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 Месяц назад +12

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Месяц назад +15

    Dhammaantiin jiliinkiina inaba caadi ma aheyn waa niigu hambalyeynaa 100k likes iyo 1M views qabqabs 🫶🏻💗👏🏻🥳

  • @masbal9180
    @masbal9180 Месяц назад +45

    Amiira qurux is not easy ❤❤❤❤❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 Месяц назад +4

    Asad runtiis waaye ateam ahaan iyo qabqab dartood. Ayeey usurta gashay😂❤

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Месяц назад +20

    Behind cinema 🎦 so dhig cayda inti macqul ah then pravo keep going bro 4:50 5:08 5:11 5:12

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +31

    Qabqab mele kujirin alla sa u jeclahy ❤❤❤

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Месяц назад +18

    Qab qab say iskula fadhiyan wax kle wye musasalka qaybta aan ugu jecla waxa wye marka dalada io marka ay amiiro ceyda radinyso say qacmaha dhahyso jilinkeda best ayu ahaa i.a musasal kalo qab qab wadana waa sugyna😊❤

    • @RaficoMuxdiin
      @RaficoMuxdiin Месяц назад +2

      Qab qab amiira qurux maxaawaa ye🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @IlhaamZeylac-jm9in
    @IlhaamZeylac-jm9in Месяц назад +23

    Team Zeyn one likes ❤❤🎉

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Месяц назад +15

    Saamayna filimku inu qarxo waa atarishada yo atooraha labadina basa sameenta u yeeley ❤

  • @ABDIRISAK-b3o
    @ABDIRISAK-b3o Месяц назад +87

    Inta israel neceb isoo raaca

  • @CabdiFitaax-yb8nl
    @CabdiFitaax-yb8nl Месяц назад +5

    Oohinta waxaa iskaga keeni kartan barnaamijka fiiri qofka kaa soo horjeedo adoo in dhaha isku qaban
    Sooma keenin xal👏

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v Месяц назад +6

    War saalax jj RUclips la soo duuba uu waaniya ku dhiirigaliya every day waad isla socotaan ❤🎉

  • @farhanpro252
    @farhanpro252 Месяц назад +25

    Team ceyda guuleysta

  • @AZAMabdirahman
    @AZAMabdirahman Месяц назад +11

    Masha allah horay usocda kuwa kalena so sameya team 27 guulaysa insha allah❤❤❤❤

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe Месяц назад +36

    Love-ta hadaa ila dhaaFto wlky ama wlshy Alle Haku daayo ❤☝😂

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q Месяц назад +4

    M.a musal salka waxaa xalad uyeelay amiira iyo cayda guulaysta keep goin lkn qaladaaka soogali wll king cayda

  • @user-lh7vn6ef2z
    @user-lh7vn6ef2z Месяц назад +3

    All in one waxan jeclahay sidaa maskaxda uga korteen inta qabiil iyo qudhun ka waynaten aad qayrkiin uga koraysaan RESPECT

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 Месяц назад +20

    Awwwww team caymirkyga Markasta saas iskula jiraa😢❤😂💋💕😫

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen Месяц назад +22

    Habeen danbe i.n wareysi laso yelo sundus iyo cumer maclimow❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Месяц назад +62

    team ceyda and amira like❤😊

  • @Cadaaniabdilaahi
    @Cadaaniabdilaahi Месяц назад +41

    wll adoo u jeda oo h adana ku salin waydo ayaaa ugu daran scw

  • @MohmedOthman7224
    @MohmedOthman7224 Месяц назад +27

    We will miss calaf iyo caashaq

  • @kawsarcabdi3236
    @kawsarcabdi3236 Месяц назад +18

    Inata khaladadka rabataa wan salmy 👋

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 Месяц назад +5

    Runta marka laga hadlo Film ku muu shid nayn qaabka loo duubay ku danbe Camera man shidan la kaashada anyway congratulations team 27 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Месяц назад +10

    Wallahi first understand
    Second team working
    Third Trust
    Four respectively
    Move forward team 27

  • @user-ws2lc7mv3s
    @user-ws2lc7mv3s Месяц назад +17

    Somali cadi ma ahan walhi commentica Dan nabiga ku Sali waye 100 mar ku saliye nio cadi ma yihiin walhi m.a😂❤ku Sali nabiga scw😢

  • @maxmedaweeysaweeys6786
    @maxmedaweeysaweeys6786 Месяц назад +2

    Kusali xabiib keena muxamed scw scw

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g Месяц назад +16

    Qoftaada ilaasho ceeb miyaa qabqabs ❤💋😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Месяц назад +19

    Inta rabta qaladaadka filimka like ❤😁🫵🤣

  • @user-kg4vu7hs4t
    @user-kg4vu7hs4t Месяц назад +18

    Team amiira on like 👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +13

    ani 3 qaybood baan ka helay laba Amiira is kaga mid nahay qaybta dalada iyo qaybta cunuga yar 3 qabta u Asad isku ogolaanaayo Kaamil iyo Maalikah markaa 1aad wllhi meeqa mar baan ku ceshtay lkn waxa ilaa hada an la dhacsanahay qabta cunuga Wllhi waxa la mooda inay iyagu dhaleen yacni ilmo marna hooyadi aadaya marna Aabihii maahe kan baa Film eh ma aaminaysid masha Allah IIaahay waxan ka baryayaa inuu cunugaas xafido waayo ma aqaan waxan ku qiyaaso Alle isha haka duwo
    lkn qabta 3aad ka heli taan bas maahe waan ooyay xataa dad aan guri haysan hootadood waayay gurigii loogu hanjabay o hal mar noloshi isku badashay Farxad gurigi laga burinayay o la siiyay iyo gabadhiiba 😢 farxad bay ahayd Wllhi qabtaasi

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Месяц назад +30

    One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😮❤

  • @XafsoCabdirashid-en8zh
    @XafsoCabdirashid-en8zh Месяц назад +6

    Cayda xaflad yaro. Gaban noo dhig adi iyo Amiira isku dhar soo qaata🎉

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Месяц назад +59

    Boqoradena Amiira Qurux style igu dishay ❤

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Месяц назад +3

    Caydow filimka qalalaadkiisa soo dey inta igu raacsan ❤

  • @ZaapirinIbrahimosman-oq5zo
    @ZaapirinIbrahimosman-oq5zo Месяц назад +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 Месяц назад +8

    Thank you my team ❤❤❤

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Месяц назад +3

    Masha Allah isfahan kiina allaha idin xiftiyo amiiiin mida kale qof kasta doorkiisa uukasoo baxay👏👏👏👏👏👌👌👌

  • @user-go1zk4no3e
    @user-go1zk4no3e Месяц назад +7

    Keep goin wiilkeenaa ceyda markasta guuleyso❤❤❤

  • @Mahamudfaysal-fx7js
    @Mahamudfaysal-fx7js Месяц назад +22

    Ceyda brank amiira qurux

  • @Zahraleila125
    @Zahraleila125 Месяц назад +3

    Warr iyo damnti musalsalka behind the scenes kiisa inosadaya inta iguracsan liketa isaar😂😂😂😅😊

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 Месяц назад +6

    Team 27 geerida ha idin I ilowdo hormarkiina waa hormarkeena❤❤❤❤❤

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr Месяц назад +1

    M.a cyda keep going pro intaa inkabadan wn kula jirna zxp❤❤❤❤❤😊

  • @ahmedsuad8269
    @ahmedsuad8269 Месяц назад +1

    Byway bro it was a good series I watched it 1 days ago all of it so creative Mashaallah plz add more 😢

  • @AZAMabdirahman
    @AZAMabdirahman Месяц назад +5

    Teamka inta maqan waraysi ayagana kawada qaad king ceyda inta ilamidka ah like 👍isar si u arko

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow Месяц назад +5

    Aniga qebaha igu qoruxda badna qebta dalada Io qeyba ugu dambeysay Family Io Marka ad jacelka isku sheganeysen the best 😘❤️🥰

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 Месяц назад +3

    Keep going walkay ceyda iyo dhamaan team 27 guulaysta mar kasta

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. Месяц назад +12

    Allah is one

  • @user-lc8np9do6w
    @user-lc8np9do6w Месяц назад +3

    Hora lo yidhi gacma wada jirbay wax ku gooyan ❤gacmahad isqabsaten wadna samayseen wax kastana wad samayn kartan haddad sidaa uwada jirtaan❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +17

    ilaa xalay video yadii niyadayda ku jiray ama aan jeclaan lahaa ban arkoyaa 😂😂😂 hada Hana iyo saamiya iyo jabra le ka maqan teamka

  • @nimcointhebuilding4799
    @nimcointhebuilding4799 Месяц назад +11

    Cayda walaleey ❤ iyo team dhanba wan idin jeclahay

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Месяц назад +8

    Aabbe Asad Hagio Fans like saara 👍😂

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste Месяц назад +3

    Qalbigu mahan naafo😢 hada wan so fiirsaday horana wan wan ufirsaday😢

  • @user-vg3tc5bq2b
    @user-vg3tc5bq2b Месяц назад +14

    Waw kuweygii ❤qab qab adbaa nii jeclahay

  • @HodmanAhmed
    @HodmanAhmed Месяц назад +4

    Keep going my team ❤❤

  • @KifahIbrahin
    @KifahIbrahin Месяц назад

    Keep going king ceyda pro

  • @user-zu8tn9um9b
    @user-zu8tn9um9b Месяц назад +3

    Wllkey ceydaruus khaladadka musalslka noo soo dayyyya plz waa iga cudsi 🙏🙏

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 Месяц назад +4

    Wllhi ana waxa igu murugo badnaaa marka mamada la wayey iyo markii kaamil la afduubtay iyo waliba markii maalika guriga lagaso cayriyey ee ay mamadu ku xanaqaysay inta igu farxada badnaydna waxay ahyd markii dalada iyo qaybtii ugu dambaysay ee wiilka yar la dhalay masha allllh wiilka yarna ale ha dhawro waxabad moodaysay inu ogyahy jiliinka ilaa hada waaa ku cel ceshadaa qaybtii ugu dambaysay 27 oo isku duuman waxan leeyahy waad mahadsantihiin wakhtigiina quruxda badan ee aad noso hurteen ale wax idin dhiba idinma tuso waad naga oohiseen oo aad naga farxiseene ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Месяц назад +1

    abowe waa ku mahadsantahay wakhtigada qaliga🙏 masha allah team 27 aad ayaa ugu farayaresateen musalsal xoogiina ilahay hanii dhowro amiin dadalkiina bartaa kasiwada anagana garabkiina ayaa nahay❤🙏

  • @sahraabdigubadleey2965
    @sahraabdigubadleey2965 Месяц назад +1

    Masha Allah guleyso abowe xeydaa❤❤❤🎉