Goobaha caanka ah ee magaalada Dublin ee caasimada Ireland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 дек 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Комментарии • 31

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 Год назад +8

    Waa nin sharaxaad wanaagsan g

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Год назад +3

    Masha allah..oday csalaan dalxiis buu kadhargay....I wish to go every country

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +4

    👋 Waa Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&C/Casiis Dublin.

  • @samiromaxamed1637
    @samiromaxamed1637 Год назад +3

    Masha.alah sheekoyinkan noosoo badi hadba caalamka meeshii aad tagtidd mahadsanid

  • @axmedjibriil8614
    @axmedjibriil8614 Год назад +7

    CABDISALAAN HERRERI CAMERA MANKAAGA TABABAR BUU UBAAHAN YAHAY, HADA BIRTA AAD KA SHEEKAYNAYSO NOOMA MUUQAN.

    • @abdinaasir1125
      @abdinaasir1125 Год назад +2

      Qoraalkanookale waxaan udhigay Video hore, waayo Kamaramanku Cabdisalan mooyaane waxan lagasheekaynaayo namatusayo. Taasina Radio kama duwana.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Год назад +2

    Eesh calaa wariye qaaliya
    Xogahana nooga soo ururiya
    Meelkasta oo caalamkaaa

  • @ahmedjaama4627
    @ahmedjaama4627 Год назад +1

    masho alah nin aqoon badan wadanka u leh iyo CIsalasn 😍

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 10 месяцев назад

    Maashalah Inadr Cabdisalaan Hereri Salaan Sare Dadkii Ugu Horey Ee Somali Ah Waxay Ahaayeen Somaliland

  • @libanhasan8854
    @libanhasan8854 Год назад

    Weldon Abdisalan hareri

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Год назад +1

    Madawgii masha laha taariikh ma leh miyaa waxaas tirisay waa wada cadaan masha maa sidii native America kale ka noqdan south africa 🇿🇦

  • @maamka07
    @maamka07 Год назад

    Masha allh

  • @zulthanayoutube357
    @zulthanayoutube357 Год назад

    Abdisalan hereeri wa nin wanagsaan

  • @kingridwaan8222
    @kingridwaan8222 Год назад

    Cabdislanoow 🥰

  • @mohamedissack719
    @mohamedissack719 Год назад +3

    Haaaaye haaye haaye 🤣🤣😁

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 Год назад +1

    Please 🙏 noso baadi Ireland muqaladeda

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Год назад

    #Cajiib weeye

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Год назад +1

    Ascm cabdil Salam hareri salansare

  • @user-nr9kr3it3h
    @user-nr9kr3it3h 8 месяцев назад

    😮

  • @Alxaqiiqa
    @Alxaqiiqa Год назад +1

    TODOBADAA NIN EE HALGANKA WAXAAN U FAHMAY UUN INAY SNM AHAAYEEN

  • @NaasirMajiid-or9ez
    @NaasirMajiid-or9ez 6 месяцев назад

    Hi hi hi

  • @mohamedissack719
    @mohamedissack719 Год назад

    Abdisalaan hereri

  • @fowsimedia3230
    @fowsimedia3230 Год назад

    Qaybta qaabiilka sifiican buu usharaxay

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 Год назад +1

    Muxuu waxbartay c.csiis

  • @mawliidaadanmuumin9382
    @mawliidaadanmuumin9382 Год назад

    Waad fiicantahay lkn musiga la reeb wll

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +1

    Gobaha caanka ah e airland wan gar tey.mahad sanid.hereri

  • @zamzamyoussef2194
    @zamzamyoussef2194 Год назад

    Cabdisalan ninkaadher bad heshay mnta

  • @abdinaasir1125
    @abdinaasir1125 Год назад

    CABDISALAN KAMARA MANKAAGU WALI WAXAAD MOODAA INUU Radio Hargeisa fadhiyo.
    Waayo Videoga dhan aduu Kaabilaabay kugunadhameeyay, taasina anoo idaacad dhagaysanaaya waxba madhaanto.

  • @abdirahmanmohamed3400
    @abdirahmanmohamed3400 Год назад +1

    Wadanka sharcigisa meqa sano lagu qataa