Kaftanka Siyaasada 457 oo aad u xiisa badan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Kaftanka Siyaasada 457 oo aad u xiisa badan.

Комментарии • 285

  • @Clorex___
    @Clorex___ 7 месяцев назад +20

    Guys Honestly we should invest in Ali Hareri Show And make it like the BBC of somalia with A larger Studio because this is Amazing Journalism right here.

    • @abudarda00
      @abudarda00 7 месяцев назад +2

      I support that idea

  • @Nexxett
    @Nexxett 8 месяцев назад +32

    Ali xaraare waa ninka kaliya siyaasada waqooyi iyo Koonfur Soomaaliya sida ugu macquulsan ufalanqeeya . Bravo 💞👏🏿 💐 🥳

    • @AbdiqaniDucaale
      @AbdiqaniDucaale 8 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤

    • @Sonic22905
      @Sonic22905 8 месяцев назад

      Sxb xan iyo xaasidnimo waxaan ahayn kama shekeyo. Umada somaliyeed qof walba waxbu ka shegaya.

  • @krazyville
    @krazyville 7 месяцев назад +3

    Legendary Ali Harare ma shaa Allah iyo Yasiin Qoslaaye Junior 💯👊🏾💯👊🏾

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 7 месяцев назад +1

    Walahi xaqiiqduu taabtay Mashallah ilaahay haku badbaadiyo adeer cadowga khiyaamadoodii ayaad taabatay oon wax badan shicibka u sheegaynay mashallah 🤩 ilaahay ceebtooda dibadda hasoodhigo yarab yaakariim oo hajabiyo iyo kabaqaadkooda bi’idnillah 🤲🏼💪🏼🤲🏼

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 7 месяцев назад +2

    Allaylehe, sxb Ninkaa waad qabatay. Munaafaq weeye.

  • @safiaalim240
    @safiaalim240 8 месяцев назад +5

    بارك الله فيك وجزاك خيرا 👏👏💞💞

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 месяцев назад +1

    Cabdi Malik coldon halo gurmado wa muwadin somali ah

  • @raayedalab4662
    @raayedalab4662 8 месяцев назад +3

    Sxb cali kaftanki siyaasada waad nagajadhay ayaantaan ❤❤❤❤sxb sidii hore noogasoodhig oo asbuucii 2jeer ah mahadsanid sxb ❤❤❤

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 7 месяцев назад

    Soomaliyeey adaa kahaa
    Gabar
    Yariiipio
    Tima
    Tad canoii
    Godin
    Iyo
    Hangol
    Wataa.
    Daaaa
    Lahaaa❤

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o 8 месяцев назад +3

    Asc.
    Fadlan Magaca Eebe iyo Saliga Nebiga ku iba fur barnaamijka.
    Maalmahan dame waad hilmaantaaye.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 8 месяцев назад +4

    Nabad iyo Nolol hadii ay maanta xilka haynlaheyd Ethiopia 🇪🇹 nama soo haweysateen maxaayeelay ciidamada somaliyeed ayaa xuduudaha sooxidhi lahaa! Sidaa awgeedna nala soohaweysto iskaba daaye inaga ayaa gacmaha noogala gamban lahaa!

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 8 месяцев назад +4

    Sxb Cali Xaraare Waad Tahay Wariye Weliba Sxbul Xikaaya Runlow ah. Mahadsanid

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад

    Ali Dooda Waan dhageysanyey feysalku doodna magaraneynin feysal o buubu aha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад

    Ilaahey Wanag sana🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️☝️

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 месяцев назад

    Barnamijku wa fani gar ahan bariga afrika ya ku adkan Ethiopia mise masar
    Somali captain lamarin

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 8 месяцев назад +10

    Ali xararow wad mahadsanid ninkaa tuuga khayaanul wadanka ee cadawga u dhaqeeya saad shacabka ugasoo bandhigtay.

    • @Sonic22905
      @Sonic22905 8 месяцев назад +1

      Naac naacleh. Caluyow adiguna mxd ku takhasustay

    • @user-kw4fr6zg1d
      @user-kw4fr6zg1d 8 месяцев назад

      ​@@Sonic22905 sxb dabadaada oromada ka ilaasho

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 8 месяцев назад +3

    Marka soo celiyey farmaajo waa kan keliya ee naga saaraya cadaanka wadankayaga😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali9176 7 месяцев назад +1

    Cali cabdi xersi cali xaraare.

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 7 месяцев назад

    faysal cali sheekh

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 7 месяцев назад

    Somalida wxn ushegayaa in ALLE MOOYANE cidina u maqneyn ceelna u qodneyn

  • @user-sr9ph5vl5o
    @user-sr9ph5vl5o 7 месяцев назад

    WALLaHI waa runti cali mabdaamalihin

  • @maxamaddeeqshiqdon2397
    @maxamaddeeqshiqdon2397 7 месяцев назад +1

    ❤❤Bro u are the best journalist

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 7 месяцев назад

    Thnks. Dhamaantiin.Team. Kaftanka.siyaasada. iyo waliba. Dhab kahadalka

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 7 месяцев назад +1

    yuusuf garaad Axmed

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 месяцев назад +3

    Wcs walalkey Ali xarere iyo yasin ❤❤❤ jimco Mubarak

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 8 месяцев назад +2

    Good news you're Wright.

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад +1

    Soomaaliya ilaahay haka badbaadiyo dhibaatooyinkaan

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад

    Xasan shiiq maxamuud waa doqon dee wllahi itoobiya wuu ka baqaaa

  • @w410921
    @w410921 8 месяцев назад

    Waa Barnaamij Daaroodaysan.

  • @ibrahimfarah7732
    @ibrahimfarah7732 7 месяцев назад

    Mashallah Somalie Allow uu garkare Somalie Ali Hara Aagounyaxan waa ii dinka

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 7 месяцев назад +1

    Guul somalia anoo reer Saylac ah

  • @user-wl5qw1lz1u
    @user-wl5qw1lz1u 8 месяцев назад +1

    Mashllha Ali haraare dhalinyaro Ayaan nahay noo soo gudbi kuwa cadawga ushaqaynaya saan ukla garano 😢

  • @Fatim525
    @Fatim525 8 месяцев назад +1

    Muuse juudan waa fircoon ka somaliyed. Illahaya ha soo hadeeyo waa 80 jiira ku hira dhiiga bina aadan sida loo daadiin laaha subaxanllaha

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 8 месяцев назад +1

    Masha Allah 😮

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 7 месяцев назад

    Shiiq Cabdi Rashiid geeerida wiilkiisa iyo qisadiisa soo warayso

  • @elninomohamed5166
    @elninomohamed5166 7 месяцев назад

    Thank you Cali

  • @ismail-zb1vy
    @ismail-zb1vy 8 месяцев назад +5

    Muuse juudaan WANTED hala soo xiro

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @ismail-zb1vy
      @ismail-zb1vy 8 месяцев назад

      @@Aliinaliiban1780 dilaaga dadka soomaaliyeed muuse will 1day face justice

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 8 месяцев назад

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @SuleimanVess-ht3vl
    @SuleimanVess-ht3vl 8 месяцев назад +2

    Mahadsanidin

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin mahadsanid guul somalia mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwali3249
    @abdiwali3249 8 месяцев назад

    Walahay arintaasi qub bay itidhi diyaarad dhacday ma jirto waa riwaayad cad

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 8 месяцев назад +11

    HASSAN DHIIQO WAXII MDXWEYNE KA DHIGAY ALLAH ADUUN IYO AAKHIRO KU CADAABO.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 7 месяцев назад +1

    SAYLAC AND LUGHAYA BELONGS TO SOMALIS ESPECIALLY BEESHA ISSA WEYNE ♥️

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 месяцев назад

    Farmaajo iyo fahad yaasiin baa naga saaray Gayre khayer badan rabi ha siiyo

  • @AbdirahmanYusuf-
    @AbdirahmanYusuf- 7 месяцев назад +1

    Cali wan ku wataa

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 8 месяцев назад +2

    Asc borama 282 qof oo dhalinyaro iyo culimo haldoorki gobolka awdal Aya shalay iyo manta lagu xirey xabsiyada sld barnamijka xiga kagaso hadal

  • @anabali5298
    @anabali5298 7 месяцев назад

    ❤cali waa ka helay wilka yar ee dhahay waa yahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hassanfilooo
    @Hassanfilooo 7 месяцев назад

    الاخ علي علي حراري الصحفي الصومالي الواعي لقبائل الامه الصوماليه والعقل الجمعي لامه الصومال سواء كانت في صومال او في شتات وشكرا

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 8 месяцев назад

    Diyaarada uu raacay Xasan shiikh soo hubi horta haduu amankiisa sugayo Ethiopian airline haka dago.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 8 месяцев назад +4

    Mushruuci urur samalle iyo Oromo dhalin yaro ayaa soo af jertey Noolada dhalin yaro Difaacda nasabkina iyo degankina Somalia 🇸🇴

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 месяцев назад +1

    Somalia allow uhiili 😢

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 7 месяцев назад

    Baxa mareexan iyo cabdi ciise isoo hiili

  • @mohamedessa125
    @mohamedessa125 8 месяцев назад

    Waa barnaamijkeenii doqon ma waaye

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад

    Xasan sheekh dowladnimada wuuku ciyaaray

  • @AbdiganiIbrahim-ot6uq
    @AbdiganiIbrahim-ot6uq 7 месяцев назад

    Asc wasiirka arimaha dibada ee aan shaqayn xasan wuxuu ka koobiyay Djibouti

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад

    Xasan sheekh wuu kawarhayaa

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 7 месяцев назад

    Caawa waa matagtey

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 7 месяцев назад +1

    Walaahi cali shaqo fican ayu u aha dadka somaliyeed.waa runty inty ay somali qabiil kumasqulsanayd ayay ethiopia istiri kafa'dayso oo bililiqayso badda somaliyeed.waa in aynu mel iskadhigna qabiilko an difaacna dhulka somaliyeed cir,dhul iyo baddba

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 8 месяцев назад +2

    Alaw waan kusalamaya sxb 5tii sanee ugu danbaysay warkaga waan la socday waxaan aad ugu faraxsanahay khibradaada saxafadeed, in aad intaad kari karto ka cadalad samayso waxaad nosoo jedinayso aliyaw sxb dhagahayaga wan kugu aminay adna war dhex dhexada oo umada wax utaraya ayaad nala wadagta wan kaga mahadnaqaya from hargeisa somaliland

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 7 месяцев назад

    xasan gurguurte waa jaajuus dhalay badaha iyo dhulkaba isagaa itoobiya u saxiisay iyo heshiisyo kale oo aad u badan ayaaqarsoon

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 8 месяцев назад

    Ninkaas waa inlaiska ilaaliya iyo kuwo kaloo badan.

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 8 месяцев назад

    Ali. Haraare. Waa. Ku salamey. Beentaada. Ma. Aha. Intaan. Meel. Sheegtey. Anaa. Ku. Soo. Arkey. Dayaarahaasi. Fariisteen. Anoo. Ka. Tagey. Canada 🇨🇦. Aniga awdheegle. Ayaa. Ku. Dhashey. Midna. Arbiska. Ayaa. Ku. Soo. Arkey. 2016. Midna. Qot. Qodoow. Lacag Iyo hub. Ayaa. U. Geeysey. Ari mahaan. Somaliya. Keliya. Ma aha. Aliyoow. Waa. Ku. Salaamey. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada.

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 8 месяцев назад

    Mansha allah

  • @abdiali5981
    @abdiali5981 8 месяцев назад +1

    Waxaan maqlijiray Yaasin qoslaaye waan kan Yaasin haa haah bal dhageyso haa haa haa

  • @hudeyfamohamed4784
    @hudeyfamohamed4784 7 месяцев назад

    Wada keen basaasiunta

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 8 месяцев назад +5

    Hadaynu nahay somali waqooyi diyaar baanu unahay dagaalka xabashida, aan isku duubnaano bulshooy

  • @adamoogle2871
    @adamoogle2871 8 месяцев назад

    Alle hawnaxariisto dhamantodba

  • @w410921
    @w410921 8 месяцев назад

    Itoobiya miyaanay tan madaxtooyada Somalia Joogta ahayn iyo 5ta magaalo
    Daarood waali ayay ku dhan yihiin.
    Jacayl Somaliyeee ma jiro

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 8 месяцев назад +2

    I'm looking forward to seeing the resigned president Bixi
    I am his family Bixi should Resigned ASAP I'm.

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 8 месяцев назад

      I have forwarded your message to our Somaliland Security Services and they will find you asap 😊

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 8 месяцев назад +1

    MAAMA MALYUUN OO BERYAHAA KHAATUMO HA BAAREYSEY ISAAQNA AMAANEYSEY AYAA MAANTZ HARGEYSA LAGU SOO DHOWEEYEY

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 8 месяцев назад +5

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 8 месяцев назад

    Ka jamaal nuur
    Jamal geley ka la dhaho waa jaajuus

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 7 месяцев назад +1

    Ninkaan waa in la xeraa ugaas isku sheega. Tv fiiyada wareeysanayo ayagana ha iska jiraan.

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 7 месяцев назад

      Aniga mar hore aya dareeme inu ushaqeeyo Ethiopia.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 8 месяцев назад

    Waa xaqiiq in Alshayaadiin wada shaqayn lala leeyahay ee aan lala dagaalamaym

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 8 месяцев назад +2

    True colonial regime.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 7 месяцев назад

    Tolow waa ayo cida la shaqeyneyso shabab ma dawoldaa mise beesha caalamka ?? Allow adigaa ujeedo soo dedeji ceebeyntooda yaa rabi

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 7 месяцев назад +1

    Asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 месяцев назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi wallaahi waa qoslay Abii axmed waa dir miyaa

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 7 месяцев назад

    Qabiilista dharkaad dhigayey

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 8 месяцев назад +1

    Calow maanta sheekadu ma ilkaa

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад

    Alloow sahal amuuraha

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 7 месяцев назад

    Waalale marwalbo waxaa layaaba dad kajecel qarinimadooda iyo sharafkooda qabiil. markaad joogtid qurbaha waxaa lagu waydiinaa wadenkee ka timid lagu maweydiinaayo qabiilkeetahey. subxaanalaah wardadka way ka xishoodaan qabiilka soomalina way ku faanaan. taas aniga waa mid aan fahmin.

  • @amirah_ash6346
    @amirah_ash6346 8 месяцев назад

    Xabashida naga badbaadiya

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 8 месяцев назад

    Itoobiya iyo carab ayaa qasaaya wadanka

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 8 месяцев назад

    Dadka Basaasiinta Noocaas ah Adduunyada waa la del delaa

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 7 месяцев назад

    Somalidu. Barnamijkan. Maba daawadaan. Waayo. Haday. Ku xidhan yhiin. Wax badan. Ayy . Ogaan lahaayeen. Wallhi

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 месяцев назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 месяцев назад +1

    waxaan waxaa kah danbeyah waa xasan dhiqoh iyo irir moryan

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 8 месяцев назад +1

    numbar one

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад

    Cuqdadaha , xasadka , qabyaaladda iyo hinaasaha aad la xumbaynayso cidna waxba kuma yeelikartida la tag xabaashaada , Alif-aqashow وبالله التوفيق

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 7 месяцев назад +1

      Ilma lafa site yaa kaa cuqdad badan

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 8 месяцев назад

    Diyaaradu hub ayey waday Alshabaab uwaday; Xalane not easy

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад

    Magaalooyinka u Ali magaacaabay ee Lug-haya , Ceel-Sheekh iyo magaalo kale midnaba magaceeda laguma soo qaadin is-afgaradka hordhaca ah ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia . Waa caadadiisa Alifaqash iyo cuqdadiisa khuraafaadka mala-awaalka

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 7 месяцев назад

      Cuqdad adigay ku haysa o an warhayne so arag itobiya warki ayka dambaysisay sharaxadisi inay magaloyinkani ku jiran iyo in kale

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 7 месяцев назад

    Waad is qaawisey

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 месяцев назад

    السلام عليكم
    Ali xarare & yasiin
    Wan idin salamaya
    Manta wad rarantihiin wa qabawgii

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 8 месяцев назад

    Welcome jumca mubariik

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 8 месяцев назад +1

    Itoopiya ma dhul iyo bad ay rabto inay yeelaato oo ay qaadato miyay citiraaf siinee inay qaatanayba rabaane

  • @ilkacseabdirahman4183
    @ilkacseabdirahman4183 8 месяцев назад

    Nice

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 8 месяцев назад +1

    Ali xaraare ❤Xaqiiq iyo xaq side👏👏🙏

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 8 месяцев назад

    Wallaahi Ethiopia waxay heleen dad waxuush ah acuudbi laahi mina shaydaani rajiim

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 месяцев назад

      NAA AMU ITOOBIYA MA ADAA GADHABA 😮😏