Somaliweek Festival 2022-Cumar Serbiya & Buuga Fan & Fanaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 62

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 месяцев назад +1

    Serbiya wa wiil da'adiisu yar tahey oo si fiican u dadaalaya❤ keep going bro

  • @CabiraxmanMaxamad
    @CabiraxmanMaxamad 2 месяца назад +1

    Heesti mahaayo mana sugayo xogteeda dhabtaa waan heLay ugu danbeen😂

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 месяцев назад +1

    Cumar seerbiya wuxuu qabtay shaqo qaalli ah.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 месяца назад

    🎉Thanks Cumar Seerbiya

  • @igeabib3830
    @igeabib3830 2 года назад +2

    Buuganu waa mid ka waramaya abwaaniin iyo fanaanin reer hargaysa Kaliya.

  • @sahrawarsame3902
    @sahrawarsame3902 2 года назад +6

    ASC. Waxaan aad oogu faraxsanahay in Cumar ururiyo fanka , iyadoo weliba ay yartahay in la helo kaydii abwaanada ama curiyaasha heesaha iyo wixii la halmaala. Cumar halkaa ka sii wad dadaalkaaga.

  • @ahmedkhayrr
    @ahmedkhayrr 2 года назад +1

    Allah ha u naxariistee abwaan maxamud cismaan fooldhuub si gaar ah ayaan u aqaannay heesaha iyo hal abuurkiisana gooni ah ayaan u aqaanay markuu dhintay ayaan ogaaday inuu suugaanta inta leeg leeyahay

  • @zupayrjimcaale7733
    @zupayrjimcaale7733 Год назад

    Cumar seerbiya waa wariye aad u qiima badan oo waraysata fanaaniintii hore gaar ahaan hobaldii waberi

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 года назад +5

    Cumar seerbiya nin yar oo hadana weyn maskax saafi ah oo juhdi galiyey
    Fan ka fanaanka geliyey
    Mahadsanid saaxiib keep going brother

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 года назад +1

    Aad baan kuu salaamaya Maxamed haykal abwaan Hal abuur
    Waxaad ku darsatey weriye
    Suxufinimo qaali ah
    Oo weriye qarsoon baad ahayd
    Keep going brother

  • @hfzqas1587
    @hfzqas1587 2 года назад

    Buga xagan kaa hilna aqoon yahaan mashallah Tabarakallah

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад

    Waa runtii ma helo laxamiistuhu xuquuqdiisa. Waxa laga mudnaysiiyaa fanaanka qaadaya heesta isagoon curin ereyada iyo laxanka iyo kabanka toona ayuu hadana ka sarreeyaa kii waxaasba dhadhanka u samaynayay ee mullaxanka ahaa.

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 9 месяцев назад

    Buuga been ayaaad ku faneysaa
    Dhashii fanaaninta
    Walaalaha hargrysaa ku dhageysaneysa

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 года назад

    Aaad iyo Aad ayaan ugu Baahnahay

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 года назад

    Buuuga Cumar Seeerbiya Xageen Ka Helnaaa Pdf manual kiisa Somali Festival Fadlan

  • @FUAAD-t4r
    @FUAAD-t4r 10 месяцев назад

    Qab yaaladayste weeyi cumar

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 года назад

    Somali Galbeed (jigjiga) xageen Ka Helikarnaaa Fadlan

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 года назад

    somali week waa uun hal gobol uunbuu kashekeya

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 2 года назад +1

    Where can we find Omar Serbia's book? Thank you

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 4 месяца назад

    laxanka cida sameysa xoga hala saaro inta badan laxamistayasha ma la xuso

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 9 месяцев назад

    Beenta ha laga dhaafo
    Fanka
    Beenbadan ka sheegeysaaa

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 2 года назад

    Khadra Cabdi Sinimo iyo Cabdi Deeqsi-gaan maxay isu yihiin?

    • @4E_Official
      @4E_Official Год назад

      khadra Aabaheed weeye Abdi sinimo ayaa la odhan jiray..

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 Год назад

    Hanbalyo huuno

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 9 месяцев назад

    Aqonna uma lihid

  • @Hikma251
    @Hikma251 2 года назад

    Cajiibsanaa

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Год назад

    Cumar waa nin beenaale ah oo ushaqeeya cadawga somalilad

    • @4E_Official
      @4E_Official Год назад

      Waar naga aamu Somaliland maxaa la idhaa?

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 9 месяцев назад

    Fanku wuxuu Soo marey dhawr marxaladood
    1_ fanaaninti _kaba cad
    Oo ka horeysay 1040
    2_walaalaha haygeysa 1943
    Ma adiga ka warhayaba
    Waawarey war qofkan ayaa uu waramey hayaaaay!

    • @heshiis20stv41
      @heshiis20stv41 9 месяцев назад

      Sheydan kula tag ____
      War iska daa
      Unguri waranka
      Irsaqadu wey farabadan tahay
      Ee SI kale uu radso irsaqada

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Год назад

    Cumar wuxuu fanka kasheegaa been

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Год назад

      Bal noo sheeg fanka uu beenta uu ka sheegay. Haddii kale adiga ayaa ah kaddaab weliba Naaso leh sidii dumarka kana hinaasay heerka u gaadhey .

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Год назад

      Waxaad tidhi Cumer Serbia wuxu ka soo horjeeda Somaliland. Cumer Serbia wuxu u taray umaad tarin Somaliland sabab wuxu kaydiyey suugaan badan oo lumi lahayd ama lagu murmi lahayd Ciddi samaysaay .

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 года назад

    Fan WAA eray somaaliya oo meela dhowra afkeena hooyo kaga jira, kan leh maad barkhad CAS MAAD kusoo dartida ma aan ooyo albaabka Ii xidha ayad rabtaa

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 9 месяцев назад

    War qofkan yaa uu waramey beenale

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 года назад +1

    Inta uu idin sheegay hal Master's degree ga uu sheegay waa been cad!!! Oo cadaan ah car bal halasoo sheego meel uu First degree giisii ku dhameeyay?

    • @naasircawil8311
      @naasircawil8311 2 года назад

      jamacada hargeisa ayuu first degree kowaad ku diyaariyey ee soo baadh walaal

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 2 года назад

      @@naasircawil8311 Jaamacada hargeisa??????? Hayaay waa been cad oo aan jirin isaga iyo rag kale oo badani waxay sanad iyo badh niganayeen jaamacadii la xidhay ee la odhan jiray Fairland University! Tiina waa la xiray mana jirto jaamacad kale oo uu galay!! Waan hubaa first degree muu samayn

    • @ayaandhemanxeri4316
      @ayaandhemanxeri4316 2 года назад

      Kulama yaabani adigookale waa buux iyo bar

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 2 года назад

      @@ayaandhemanxeri4316 bal car waa kaase Facebook giisa halaga helo qalin jebintii First degreegiisa????? Ama Master's ka uu sheegayo car halaga helo!!!!

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 года назад +1

      @@ducaysane1133 sxp adiga maxaa ku daba dhigay suxufigan ma si gaara ayaad isu haysaan