Taxanaha suugaanta Nageeye Cali Khaliif, 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 65

  • @UbaxocabdulaahiFaarax
    @UbaxocabdulaahiFaarax 8 месяцев назад +9

    Mujahid weye alow kudhowr❤

  • @Ci___se
    @Ci___se Месяц назад +1

    Abwaan allah haku xifdiyo
    i.a dalkaan waala xorayn mar aan dheerayn

  • @hmacaan
    @hmacaan Год назад +8

    Waa Abwaanka kaliya aan gabayadiisi igu jeclahay jiilka maanta waxan rajaynayaa inuusan warka lasheegayaa run noqon dawlafna mahaysano kuwaasina kadaran illahy waxaynu kabaryaynaa madax caadil ah

  • @AbdiladhiifXasan
    @AbdiladhiifXasan 2 месяца назад +1

    Guuleyso Abwaane

  • @ridwaanbashiir6271
    @ridwaanbashiir6271 Год назад +7

    Nageeye wll anaga ku raacsan abaabul dhalin yaro baanu dalka ku xoraysane soo bax wll kaalay hormuud noo noqo siyaasiga guracan ee nakala geeyay baanu gees ka wada ahaane❤😢

    • @zt3kr
      @zt3kr Год назад

      walaal anigu waxaan aaminsanahay in ladilay oo ay dheen shabaab bu ku biiray, allahu aclam laakiin

    • @amiinziciid936
      @amiinziciid936 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @bisadfaras8514
    @bisadfaras8514 Год назад +3

    Mansha allah walal insha allah guul somalia

  • @asiayusuf3445
    @asiayusuf3445 Год назад +4

    Allah haku xifdiyo negeeye

  • @farxiyaismacil3543
    @farxiyaismacil3543 Год назад +4

    Ninka ugu ildheerbaa dadka uga ayaandaran waxaan lala arkeybaa isgun umuqdee xagee kudanbeyey Abwaan Nageeye ma noolyahwy ma dhishaa

  • @Ci___se
    @Ci___se Месяц назад +1

    43:21 abwaanka warkiisu cadaa oo hal adagaa

  • @usaamemaxamed1126
    @usaamemaxamed1126 Год назад

    Asc mashaa alaah

  • @najmaraage2760
    @najmaraage2760 Год назад +2

    Wale wiilkani wu cil hadlay anaguna wan fahmiwenay alayax fidak

  • @isbadel849
    @isbadel849 Год назад +2

    Run baa sheegtay maantay na haysaa😢😢😢😢

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Год назад +2

    NEEGEEYO 💎💎💎💎

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 Год назад +1

    Nageeye ayaan ahay maanta xageen ka helaa wllkaa hadafkiisan qabaaye.
    Dalka wan difaacayaa

    • @AnasMahamoud-rk6dk
      @AnasMahamoud-rk6dk Год назад

      So dhowow wllka ma ubaahantahy Telegram keyga?

    • @abukarali3558
      @abukarali3558 11 месяцев назад

      @@AnasMahamoud-rk6dk Maya maya walal, ninkaas intu gabyayey ee caadiga ahaa ayaan rabay inan waaniyo la tashado. lkn haduu mar qolada kasoo dhex hadlay. subxanallah. ilahay ban ka magan galay.
      Idinkuna dadkiina aad qarxinaysan iska daaya oo Ilahay ka baqa

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 Год назад +1

    Haye nabade waan soconayaa hiirta waaberiye

  • @zamzammohammed1049
    @zamzammohammed1049 Год назад +4

    😢😢😢 wll kayow hadad nosha hay so hadal anagaa ku raxauneeh

    • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
      @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si Год назад +1

      Nin qaaliya Wlee
      Ninka. 61 meeris ku sheegay Gabey uu sameeyey 61sano dawladnimo. WAA ABWAANKII.KELIYA EE nr1. Noqonkara. Historic Tariikh .kuligood waxii. Hore qub. Caqliga 61Meeris 1 meeris waa 1sano. Bal adba qiyaas ninkan markaa Fariiid+++ caqli..waana 31sano jir keliya cajiib.m

  • @faaraxgarije-wz1ce
    @faaraxgarije-wz1ce Год назад +2

    maasha allaah guul

  • @SuadMohamud-s2q
    @SuadMohamud-s2q 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +2

    Maashaa allaah

  • @nimcoNadah
    @nimcoNadah Месяц назад

    Halyeey garab waayay😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liyo4336
    @liyo4336 Год назад +1

    Manshaallah been madan sheegin wlhi.
    wayanah iyo dabo qaadhi
    wakhti goodi uu dhamadey

  • @abdiqafarabdalla
    @abdiqafarabdalla Год назад

    Mandeq hadan lo halgamin magacu wa beene 😊

  • @fowsiahassan2056
    @fowsiahassan2056 Год назад

    Bismilah.nageeye.waamalahabaabay.nageeye.balaasacabo.utuntay..nageyewuxuu.nagunoqday.masiyo.abees.bales.waaufiirsa.halkuu.fudaydkugeeyo

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 Год назад +1

    Ahaanshiyo 25:14 25:11

  • @MowliidCabdi-t6g
    @MowliidCabdi-t6g 6 месяцев назад

    Ilahaw caqliga hanoo waayin

  • @Somtrav
    @Somtrav Год назад +2

    Joining Al-Shabab doesn’t fit this guy!

  • @Awraali
    @Awraali Год назад

    25:25

  • @ubaxabdi6287
    @ubaxabdi6287 Год назад

    Wlhi wn ka naxay nageeye lkn wey iska cadahay inu qolada raacay😢

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 Год назад +2

    Waan kaxumahay abwaanka in intaas oo ciil ah noo qabo , gaalka hortii amuu nagu ciil baxaa😅😊😢 27:30

  • @abdifilfil244
    @abdifilfil244 Год назад +3

    Ala ninku geesisanaa qoladaa kasoo noqo haday runtahay yayna raganimadaada khaldine

    • @hibaawil486
      @hibaawil486 Год назад +2

      😢😢😢😢 alla wllo gaalana ma racine walahi waa la dilay ninkan axeey ax

    • @hibaawil486
      @hibaawil486 Год назад

      Qolada ayaan jeeda

  • @Abdiwali-Osman
    @Abdiwali-Osman Год назад

    Xiirashada Baad badalilahayd Sida sunuhu Tankale qarax iskuxir naftaada sabab unoqo Xaqbaad ku socotaaaa allaha ku soo hanuuniyo Allah kacabso

    • @abukarali3558
      @abukarali3558 Год назад +3

      Maanta bal waran wuxu sheegay ma dhacay.
      Ma ogi cid uracaye

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 9 месяцев назад

    Waa wiil aqli badan nageeye ee maxaa ku dhacay markuu aaday qawaarij waa ka xumahay inaan shaqo fiican in uu shawo ka Helin macquul ah muwdisho

  • @anushkamohamed2165
    @anushkamohamed2165 Год назад +2

    Ninkan gabaygiisu wuxu ka hadlaya dagalada isaq iyo dhulbahante isaq dulmigay ku sameyen dhulbahante ee dadku ka xanaqeen lkn ninkan waxay u badan thy inay dawladu dishay oo ka dhigayso inuu al shabab ku biiray

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Год назад

      Haduu la dilay reer ku ka dhashay sida loo aarsado ilaahay ayaa baray

    • @nimcoNadah
      @nimcoNadah Месяц назад

      Aad iyo aad

  • @abdiqafarabdalla
    @abdiqafarabdalla Год назад

    Ninkan wa Nin dhig leh il xumada dalka talo iyo waxa o socdo ayu ogaa runti in o ku biro koxo qaldan danta baday

  • @Ozil10313
    @Ozil10313 Год назад

    Masha Allah xaqa Allah kugu sugo

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 Год назад

    Dee haaye gaalku mee 🩸⁉️

    • @alidawlad9052
      @alidawlad9052 Год назад

      Maanta ma aragtaa ninkaasi wuxuu sheegayey?

  • @Abdiwali-Osman
    @Abdiwali-Osman Год назад

    Gaalku Ma 14 October wixiii zoope ka dhacay Ayaad xaq nooga dhigaysaaa qofkii Naftiisa dilaaa Miyaaa xaq ah Cajiiib dad aan diinba aqoon ayaa xaq in ay wadaan lagu sheegi

  • @Sirad47
    @Sirad47 Год назад

    .. waxan la yaabanahay ninkan cabqariga ku ah gabayga. haddana la lumay xikmaddiisa.
    Xaguuse ku dambeeyey tolow.

  • @XaawoKiin-f9d
    @XaawoKiin-f9d Год назад +1

    Nin kana xage kale xarira

  • @AbnaAbdu
    @AbnaAbdu Месяц назад

    Gaalku mee wamida kle ninkan kadh kadh badna😮

    • @GudiBarkhad
      @GudiBarkhad Месяц назад

      wali maad qaan gaadhine musaasadaada iska jaq

  • @ibl5022
    @ibl5022 4 месяца назад

    War soomaaliyeey falastiin sidii loo dhacaan dhalan wadaagnaaye , sii barta sida godadka loo qoto sida xamaas balaayaa idinku soo socotee,
    Ileen inagaa dhulkeenii iyo badaheenii yahuud yaryar u gacan galinee.
    Nageeyana ku eedla maadaama uu waano iyo wax sheeg kala quustay.

  • @CabdicasiisJaamacmaxamuud
    @CabdicasiisJaamacmaxamuud 11 месяцев назад

    Sxb talo xagan kasiya

  • @adeshgutale7916
    @adeshgutale7916 Год назад +1

    Shabaabnimada illeen waa hore ayuu soo bilaabay?