SHIICADA IYO SUUNDA MA WALAALA ?|| KARBAASHKA SHIICADA Q 12AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июл 2020
  • SHIICADA WAXAY ISTICMAALAAN QAAB MUNAAFAQAD AH , AYAGA OO DADKA UMUUJIYA WALAALTINIMO BALSE MARKA KUTUBTOODA LA AQRIYO IYO WAXA CULIMADOODA AY QOREEN WAAD LAAMAKAAGAYSAA XAG JIRNIMADA , NACAYBKA IYO GAALAYSIINTA KA BUUXDO.
    HADDABA WAXAAN MUUQAALKAAN KUSOO BANDHIGAYNAA QEYB KAMID AH WAXA AY KA DHAHAYN CULIMADOODA MUSLIMIINTA IYO MAWQIFKA AY KA TAAGAN YIHIIN.
    FADLAN : HA HILMAAMIN SUBSCRIBE , LIKE IYO SHARE
    #SHIICO
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 70

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 года назад +4

    Masha aallah jazak aallH kheyer sh. AHMED WALII alla noo caftiiyi sheikh mohamed cabdiii umal

  • @alleaamintv3804
    @alleaamintv3804 4 года назад +3

    Masha allaaaah sheekh axmed wali iyo sheekh cumar allaha idiin barakeeyo dadaal weeyn ayaad umada u heeysaan

  • @AxmedAwmaxamed
    @AxmedAwmaxamed 3 года назад +1

    جزاك الله خيرا شيخ أحمد

  • @akmohamed345
    @akmohamed345 4 года назад +4

    Ilaahay khair haidiin siiyo

  • @akmohamed345
    @akmohamed345 4 года назад +4

    Mashaa allah

  • @nuuradiino3341
    @nuuradiino3341 4 года назад +3

    Dadkan wllo ma noqon karno sababtoo ah diintay haystaan iyo wxy ku dhaqmaan. "Diinta islaamku way kaso horjeeda"

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork8608 4 года назад +1

    كل التقدير والاحترام للإخوة القائمين لهذا العمل الرائع
    Video aad u qiimo badan oo daaha ka qaaday raafido iyo jabarti diinlaawe

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 4 года назад +2

    Shiico waa shayaatdiin Sidee loo walaaleysanayaa?

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 3 года назад

    Shiico waa inkaar ilahow kaqabo, umada. Barakallah.

  • @soocmaxamed4159
    @soocmaxamed4159 4 года назад +3

    Asc Allah ha xifdiyo sheekh maxamed C.bdi Umal sheecana Allah habaabiiyo

  • @bashirkhalif1544
    @bashirkhalif1544 4 года назад +3

    جزاكم الله خير..
    Shicada iyo nimankan la dhoho takfiirka (جماعة التوحيد والهجرة) waxay isku mid ka yihin gaaleysiinta musliminta..
    Wa labada koox ee aaminsan inuusan jirin muslim aan iyaga ahayn...

  • @sacdiyosharaf6259
    @sacdiyosharaf6259 4 года назад +2

    Mansha allah

  • @suleimanjimale5791
    @suleimanjimale5791 4 года назад +3

    asc ustathi sh mohamed wili معهد تبيان

  • @Abdikarim3277
    @Abdikarim3277 4 года назад +1

    msha allah wll si fcn aa uso bandhigtay

  • @user-bt3tw4iw6d
    @user-bt3tw4iw6d 4 года назад +8

    لسنا اخوة من يسبون امنا عائشة رضى الله عنها

    • @rashiidibrahim8076
      @rashiidibrahim8076 4 года назад

      Kawarran kuwa suubanihii labadiisii waalid ee kariimka ahaa ku sheegay mushrikiin nijaasaa in laga barinoqdaana ay waajibtahay?!!
      Iyamaa mudan waalidka dhiigiisa iyo dhuuxiisa laga beeray suubanaha iyo xaaskiisan aad kusoo hal qabasatay?!
      يامؤيّد يا ممجّد * يا إمام القبلتين.
      من رأى وجهك يسعد *يا كريم الوالدين.
      Eega waataa caqiidadii ay soomaalidii aalka nabiga jeclayd ka aamin sanayd waalidiintii suubanaha
      Tiimkan aad maanta u sacabbo tumaysaan waa kuwo la collaytamay aalkii rasuulka kana bilaabay mawlaanaa cabdi muddalib ku xigsiiyay mawlaanaa waliyullaahi abuu daalib ku xigsiiyay labadii waalid ee suubanaha ilaahay ka beeray.
      Waa wahaabiisam ka diin qaatay barbahaari ibnu taymiya ibnu cabdi wahaab ........

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 года назад

      @@rashiidibrahim8076 nabiga aabihiis iyo hooyadiis muslim ma ahayn waayo nabiga hooyadiis asoo yariis oo 6 sano jiro ayay dhimaty nabiga aabihiisna asoo nabiga dhalan ayuu dhinty kdip nibiga wxaa kafaalo qaady awoowgii cabdul mudalib asna wuu dhinty asoo nabiga jiro 8 sano kadipna adeerkii abii daalib ayaa soo koriyey nabiga ilaa uu nabi ka noqday marka wllo nabiga waalidkiisa maba soo gaarin xiligi islaamka mana ahayn muslim marka ma been baan sheegy

    • @rashiidibrahim8076
      @rashiidibrahim8076 3 года назад

      @@sardevichuwalie9811
      Adigu haddanad been sheegin kuwaad wax ka dhagaysato ayaa beenta kuu sheegay .
      Su ,aashaan kuwaydiiyayna kamaad jawaabin .iyamaa mudan agtaada xaaska mise waalidka ? Suubanaha waalidiintiisii kariimka ahaa ayaad u gafteen rasuululaahina aad ku dhibteen.
      Waa tan kale ah ayaa ku yidhi suubanuhu 40 jir ayuu nabi ku noqday maaha maaha maaha
      )وآتيناه الحكم صبياً)
      Suubanaha risaaladda ayaa ugu timi 40 jirka hayeeshee nabi nimadu way u horraysay . Walaal taa fahan rasuulka quraanku sheegay baro .
      Wll kuwani rasuulallaahi aadbay ugu gafeen.
      Rasuululaahi waalidiintiisu muwaxidiin ayay ahaayeen ilaa nabi aadam .
      Shirki iyo faaxishana may soo dhex galin .taasbaan allaah lahortagayaa . Rasuululaahina shafaacadiisa ku waydiisanayaa.

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 года назад

      @@rashiidibrahim8076 😂😂😂 wllo adigoo wax aqoon ayad leedhy diin baan aqaanaa aayada aad hada soo qaadatay waxay ka hadlaysaa nabi yahye calayhi salam
      يَا يَحْيَى خُذِ الْكِتَابَ بِقُوَّةٍ وَآتَيْنَاهُ الْحُكْمَ صَبِيًّا
      waana qisadii nabi sakariye markuu weynaaday oo madaxiisana ciroobay uusana dhalin wax caruur ah xaaskiisana ay ahayd ma dhalays kadib nabi sakariye wuxuu illhy ka baryaya inuu u hibeeyo caruur kadib illhy ayaa lahadlay nabi sakariye oo ku yiri sakariyoow waxaan kuugu bishaareeyneynaa inaan ku siinay wiil magaciisuna yahay yaxye oona magacaas loo bixin qofna asiga hortiis kadib nabi skariyee wuxu dhahay sidee wiil u dhalaa ayadoo xaaskayga ay tahay madhaleys ana ay iga taba timid da´da oo aan ahay waayeel kadib illhy wuxu dhahay arintaas sameynteeda illhy way ku fududahay wxuuna ku abuuray sakariyow adigoo wax jira ahay kadib nabi sakariye illhy wuxuu ku dhahay rabiyoow ii samee calaamad aan ku fahmo arinkaan kadib illhy wuxuu dhahay calaamad waxaan kaaga yeelay inaadan la hadlin dadka saddex habeeno ah kadib nabi sakariye wuxuu kasoo baxay meeshu ku cibaadeesanayay uuna sheego dadka inu illhy u so waxyooday oo uuna u sheego iney habeenkii iyo aroortii tasbiixsadaan kadib nabi sakariye waxaa la siiyay nabi yaxye calayhi salam waxuuna illhy yiri {yaxyow qabo kitaabkaan kuna qabo awood kadibna illhy wuxuu dhahay waxaan siinay nabi yaxye xukunka oo ah nabinimo asagoo yar oo saqiir ah
      marka adeeer wax hubso
      qoraalkaan aan kor kusoo xusayna waa aayo quraan macnahooda ayaada aad soo qadatayna waxay ka hadleysaa nabi yaxye
      ee nabi muxamed kama hadleeyso nabigeenana waxuu nabi noqday asoo 40 sano jiro waana midka ugu fadliga badan intuu illhy abuuray ﷺ
      waana kan daliil ee wllo wax hubso jasakallh qeyr😍❤
      بسم الله الرحمن الرحيم
      كهيعص
      ذِكْرُ رَحْمَةِ رَبِّكَ عَبْدَهُ زَكَرِيَّا
      إِذْ نَادَى رَبَّهُ نِدَاء خَفِيًّا
      قَالَ رَبِّ إِنِّي وَهَنَ الْعَظْمُ مِنِّي وَاشْتَعَلَ الرَّأْسُ شَيْبًا وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيًّا
      وَإِنِّي خِفْتُ الْمَوَالِيَ مِن وَرَائِي وَكَانَتِ امْرَأَتِي عَاقِرًا فَهَبْ لِي مِن لَّدُنكَ وَلِيًّا
      يَرِثُنِي وَيَرِثُ مِنْ آلِ يَعْقُوبَ وَاجْعَلْهُ رَبِّ رَضِيًّا
      يَا زَكَرِيَّا إِنَّا نُبَشِّرُكَ بِغُلامٍ اسْمُهُ يَحْيَى لَمْ نَجْعَل لَّهُ مِن قَبْلُ سَمِيًّا
      قَالَ رَبِّ أَنَّى يَكُونُ لِي غُلامٌ وَكَانَتِ امْرَأَتِي عَاقِرًا وَقَدْ بَلَغْتُ مِنَ الْكِبَرِ عِتِيًّا
      قَالَ كَذَلِكَ قَالَ رَبُّكَ هُوَ عَلَيَّ هَيِّنٌ وَقَدْ خَلَقْتُكَ مِن قَبْلُ وَلَمْ تَكُ شَيْئًا
      قَالَ رَبِّ اجْعَل لِّي آيَةً قَالَ آيَتُكَ أَلاَّ تُكَلِّمَ النَّاسَ ثَلاثَ لَيَالٍ سَوِيًّا
      فَخَرَجَ عَلَى قَوْمِهِ مِنَ الْمِحْرَابِ فَأَوْحَى إِلَيْهِمْ أَن سَبِّحُوا بُكْرَةً وَعَشِيًّا
      يَا يَحْيَى خُذِ الْكِتَابَ بِقُوَّةٍ وَآتَيْنَاهُ الْحُكْمَ صَبِيًّا

    • @rashiidibrahim8076
      @rashiidibrahim8076 3 года назад

      Haa quraanka waad akhriday hayeeshee waxaan arkaa maad fahmin asraartiisa allaahna hayna wada fahansiiyee. Waxaana taa kuugu wacan kuwaad maanta wax bidayso ee u xidhantahay.
      Horta soow ma ogid in nabi yaxye calayhi slm suubanuhu kafadli badanyahay ????
      Maxaad nabi yaxye ugu ogalaatay in nabinimada sabi lagu siiyay suubanahana aan lasiin ilaa 40sano uu gaadhay!! Taasi soow maaha xiqdi iyo xaasidnimo adigaan is dareenaanayn aad rasuululaahi u hayso ee lagu galiyay. Keebaa markaa fadli badanaya maka sabinamada lagu siiyay mise ka 40 jirka lagu siiyay??
      Anigu waan ogahay magaca aayaddan kariimkaa kusoo arooray inuu nabi yaxye clyhi slm uu yahay haseyeeshee ma,ogtahay in sunada anbiyada ilaahay isku mid tahay?.
      Mase ogtahay oo kale inay jiraan waxyaabo badan oo rasuululaahi loogasoo joogay oo mucjisooyinaa risaaladda ka hor taasina markhaati u tahay in nabinimadiisu kahorraysay takliufka risaaladda.
      Wll baro fahan nabiga quraanku sheegayo ee allah ina baray.
      Maaha kan lagu been abuurtay.
      Su aashaydii 1aadna kamaad jawaabin . Keebaa difaac mudan?!

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 4 года назад +1

    Jawab wanagsan. Masha Allah.

  • @abusucdidahir800
    @abusucdidahir800 4 года назад +1

    Ustaad axmed wali akhii Allaah dartiis ayaan kuu jeclahay Allaah haku xafido

  • @iskufilaninabashir6401
    @iskufilaninabashir6401 4 года назад +7

    Plc asxabta 1k wax yar baa iga dhimane subscribe igu qabo mahad Sanid 🙏

  • @ifraxsheikh715
    @ifraxsheikh715 3 года назад

    Maashalh.walaal.baarakalh.ifiika

  • @ahmedwalisharif6708
    @ahmedwalisharif6708 4 года назад +3

    Hawl fcn baarakalaahu fiika sh omar

  • @wadadatoosnaanta5912
    @wadadatoosnaanta5912 4 года назад +2

    M.a difaac adag ayaa tihiin alle ha idiin garab galo

  • @cabdishakurxasan4297
    @cabdishakurxasan4297 4 года назад +1

    Shukran akhi alaha ku barakeeyo how adag ayaaa uhaysaa muslimka alaha ku sugo shicadana alah aan ubarino inuu xaqa tuso

  • @onlyqueen7405
    @onlyqueen7405 2 года назад

    Lacnad hakudhacdo shiicada

  • @sahayaakhiromedia.3861
    @sahayaakhiromedia.3861 2 года назад +1

    SHIICADA WALAAL LALAMA NOQON KARO, WAXAY RUMAYSANTAHAY IN KITAABU HAAF YAHAY ALLAAH WAX KUUSOO CUSBOONAADAAN UUSAN OAGAYN SIDA MAKHLUUQA WALAAL LALAMA NOQON KARO SHIICADA

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 года назад +1

    Jabarti shilimaad buu u galay mooye faham uu aqriyey uu raali ka noqday ma aha

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 3 года назад

    sh umal wuu saxanhayahay waayo shiicada waxay caayaan umuna caaisha iyo aabeheed umuna xafsa iyo aabeheed
    sidaas darteed qofkii caya umuhaatul mu'miniin nabigana wuu caayay iska daa inaa walaalo nahay wlh karishtankaa inooga dhaw waayo aga diin islam shaqo kuma laha

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase Год назад

    5:26 Wll Ninkan Sida an muuqaladisa ka fahmay Raafidi ma aha oo waxa uu sheegay muuqaal in aanu saxaabada caayin caaisha iyo hafsa (RA) Iyagana anu sino ama faaxisho ku tilmaamin

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork8608 4 года назад +1

    Xataa waxay aaminsanyihiin ineena isku nabi iyo isku ilaahba ahayn oo kutubtooda ku taala

  • @maxamedaxmedcali1522
    @maxamedaxmedcali1522 4 года назад +1

    Jabarti waa jaahil hunguri baa hayo ilaah dhabarka haka jebsho

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 3 года назад

    ☪️ Muslimliiminta waalo, wada noolada.

  • @dekaibrahim5145
    @dekaibrahim5145 3 года назад

    Barii baan ka ahay hadi aan ahay salaxyo deere shicada suradu sad 2022 isuka

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 года назад

    Xaramkii ayey joogaan Dhagax ay kala imaadeen IIRAAN jeebkay ku wataan SIDEEN walaalo u nahay???

  • @hamdajamac5484
    @hamdajamac5484 3 года назад

    Sheikh Mohammed Umal yeesi

  • @QISADAMAANTAOFFICIAL
    @QISADAMAANTAOFFICIAL 3 года назад +2

    معلمنا شيخنا محمد عبد امل حفظه الله ورعاه

  • @abdinasirmuuse5695
    @abdinasirmuuse5695 3 года назад

    Jabarti shaydan shiico tuqyo ayee aminsan yihiin wax walba been ka sheega Somalay iska jira
    Isku diin iyo isku kitaabo ma nihin

  • @ibrahimyusuf1695
    @ibrahimyusuf1695 3 года назад

    يعرفون التوحيد جيدا الشيعه.

  • @hassanyuusuf9750
    @hassanyuusuf9750 4 года назад

    الحديث رواه عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما عن النبي صلي الله عليه وسلم : «المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده»رواه البخاري ومسلم([1]) وفي رواية لمسلم : « أن رجلاً سأل رسول الله e : أي المسلمين خير؟ قال : من سلم المسلمون من لسانه ويده »([2]) .
    Intiinna meesha ku doodeysa xadiithkaas ayaa idiin garnaqay. Qofkii ama kooxdii umadda badbaadisa oo ammaan laga helo ayaa muslim ah.

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 4 года назад

    من الذي رفض المذاهب الإسلامية كلّها واعتبرها باطلاً ورفض التعايش مع الآخرين ؟
    من الذي قتل وذبح المسلمين وغيرهم بإسم الدين.
    إيران الشيعة أم السلفيّة الوهابيّة التكفيريّة؟!
    Madaahibta muslimiinta yaa diiday walaalnimada iyo wada noolaanshiiyaha ma suufiyada ma ibaadiyada ma shiicada mise waahaabiyadda?!

  • @wagaleyre6744
    @wagaleyre6744 3 года назад

    Umal waaa wahabi shicada ayaa dhanta

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

    Kkkkkk yaa xakjir ah ku lahaa shiico waa xagjir wahaabiya iyana waa xagjir kale laba balaayo oo wada xagjir ah weeye

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад +1

      Subxanalah nin yahow maad xishootid shiico diin islaam shaqo kuma lahan sido kale suufiyada aad u doodsysid waa firqo lunsan diinkii nabiyulah mohamed NNKH baal maray

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 4 года назад

      الحديث رواه عبد الله بن عمرو رضي الله عنهما عن النبي صلي الله عليه وسلم : «المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده»رواه البخاري ومسلم([1]) وفي رواية لمسلم : « أن رجلاً سأل رسول الله e : أي المسلمين خير؟ قال : من سلم المسلمون من لسانه ويده »([2]) Qofka ama kooxda muslim sheeganeysa ee meesha ku doodaya fiiriya xaddiithkaas oo fahma. Qofkii ama kooxdii ummada nabad gelisa ayaa muslim ah ee wax kale majiraan. Halkaas katusaale qaata

  • @mohamedhassan7007
    @mohamedhassan7007 4 года назад

    war umual beenale weeyna waaye oo dhaqaalo ka sameeyay sacudi arabia si diinta been ka faafiyo nabiga ku tilmaamay in uu injir laheey.