JABARTI OO DAFIRAY SOONKA CAASHUURAA || KARBAASHKA SHIICADA Q 15AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 авг 2020
  • Maalinka caashuuraa ee tobanka bisha muxarram waxaa nabiga kasugan inuu soomi jiray.
    Haddaba shiicaga layiraahdo jabarti ayaa fiidyow kadameeyay soonkaas kuna tilmaamay inuu yahay bidco aan sal lahayn.
    Hadaba waxaan soo bandhigaynaa in kutubta shiicada axaadiis lagu wariyay soonkaas inuu sunno yahay caddaynaysa
    • Video
    Yaa saxiixiyay axaadiistaas
    Culimada shiicada maxay ka dheheen
    Maxay shiicada waayadan dambe udiidaan soonkan.
    Intaasba waxaad ku ogaan doontaa muuqaalkan aan ku karbaashnay jabarti shiici.
    #SHIICADA
    Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
    ‎ { وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ
    Isu kaalmeeysta samaha iyo Dhawrsiga (Alle ka cabsiga hana Isugu Kaalmaynina dambi iyo Colnimo, (Xadgudub) kana Dhawrsada allaah Ilaahay way darantahay ciqaabtiisu
    Facebook: / حراس-الاسلام-ilaalada-...
    Telegram: t.me/xurrasislam
    RUclips: / @ilaaladaislaamka3845
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 40

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 года назад +4

    Maasha aallah jazkallah kheyer sheikh Ahmed wali baraka aallah fiikum siiiwangsan ayad nogu cadeeysa
    Jabrtii raafiido majuusiiyo waa jahiil

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 3 года назад +2

    Jazakallah

  • @alleaamintv3804
    @alleaamintv3804 3 года назад +2

    Masha allaah allaha idiin barakeeyo sheekh axmed iyo sheekh cumar waxaad wadaan dadaal ee halkiina ka sii wada anagane waan idiinla jirrnaa allane ha idiinla jiro hana idiin xifdiyo

  • @cabdishakurxasan4297
    @cabdishakurxasan4297 3 года назад +2

    Ustad alah ku barakeeyo

  • @akmohamed345
    @akmohamed345 3 года назад +2

    Ilaahay ha idin barakeyo

  • @hoodosaeed6064
    @hoodosaeed6064 3 года назад +3

    وجاء الحق وزهق الباطل إ ن الباطل كان زهوقا

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 3 года назад +2

    Jazaka Allah kheyran Sheekh ! Ninkaaan miyuu san tawbad keeneenin subhana Allah. Dunida laguma nagaanaaye tawbad keen oo dadka haka baqin Aan ku leeyahay. Waan ogahay in aad aqrineesid qoraalkeegee

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 2 месяца назад

    Scw

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia 3 года назад +3

    qof ugu horeyo ayn ahay

  • @axmedkooshin5214
    @axmedkooshin5214 3 года назад +4

    Xaqu markasta isagaa gulaysanaya
    Shiicona wax cilmi ah malaha

  • @abusucdidahir800
    @abusucdidahir800 3 года назад +3

    walaal Allah hakuu barakeeyo cilmigaaga iyo cimrigaaga' Miizaankaaga xasanaadka Alaah hakugu zyaadiyo , waa shaqo muhiim ah oo aad umada soomaaliyeed uheysid , Dameerkaa qaylada badanna waad afxirtay , anagana dowrkeena waa inaan faafino si looga taxadaro wajazaakallaahu kheyran

  • @mohamedfarah5580
    @mohamedfarah5580 3 года назад +4

    Diinta shiicada waa diin ninba ninka uu kadanbeeyo waxbuu kudara waxna wuu kasaara sidaa darteed miskiinka Jabarti intii danbe ee lagasaaray soonka caashuura ayay udhiibeen kuwan shilamada siiya intii hore ee soonka cashuura ku jirayna way kaqariyeen "ninba lagasheegay alla wayna khaldeene yaa xisaabta yaqaan"

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 3 года назад +2

    Belo idinku dhacday alla sheecadu qaribana oo shubhad xumaa ) sheekh axmad shariif ma hadasanid jazaakalaahu qayr

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j 3 года назад

    Soomaalidi xaarkastaa wey soo urursadeen yuhuudnimo nasaaranimo shiiconimo goordhow waxaad arkidoontaan allaha naganajeeyee Hinduus iyo kuwo dooli iyo daayeero caabudo

  • @hurre_008.
    @hurre_008. 3 года назад

    Shiicadii way fashilmeen

  • @bashirkhalif1544
    @bashirkhalif1544 3 года назад +2

    War jabarti casharadn yeysan ku dhaafin..
    Kollay indha xaq lagu arko kugu ma yaalane

  • @mohamedhassan7007
    @mohamedhassan7007 3 года назад

    walaal ka waantow naceebka ahlo beedka.

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845  3 года назад

      Mohamed Hassan daawo clipkan ruclips.net/video/I_8QSPLW46c/видео.html

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein888 3 года назад +3

    Wajigaaga allaha nuuriyo walaal sida aad u karbaashtid beenalayaasha diin la aanta ah kan meelad uuga soo hartay

    • @imamali1241
      @imamali1241 3 года назад

      shariif meel cidla ah yaad ka xiiqday nuurka ilaahay nawaasib ms joojin karto

    • @mohamedhussein888
      @mohamedhussein888 3 года назад

      Imam Ali 😂😂😂😂😂 alla maxaa jaahil xiiqsan yahay nuur beel naara afuufe majuusta aduunka uugu been badan ooba yiri beenta cibaada tuqya la dhaha meel laga kala guuray miyaad isoo yuururtaa hadaad diin shiico wax ka difaaceysa karbaashka idinku socda ee cilmiga maada macaan sateen

  • @abdirashidsheikhadam716
    @abdirashidsheikhadam716 3 года назад

    Xaywaan xaywaan kalajirin oo wahabiyo ayaa tahay war umada Qaraxa kadaaya.

    • @ahmedwalisharif6708
      @ahmedwalisharif6708 3 года назад +1

      Kkkkkk si cilmiyeesan uga jawaab axaadiistaan kutubta shiicada ku xardhan.
      Aflgaaadada hanoo dambayso
      Maraajicdaada ayagaa xayawaanimo ku faanna ayga inay kaliitaan sheegaan marbaana soo dhigayaa.

    • @bashirkhalif1544
      @bashirkhalif1544 3 года назад

      War cali bn abi dalib soon buu ku amree soon ...
      Intaad aflagaadad dayso!

    • @alleaamintv3804
      @alleaamintv3804 3 года назад

      Abdirashiid jaahil daroogiistaah waaye intuu si aqoon u hadli lahaa wuxuu abaaray aflagaadoiyo waxaan loojoogin

    • @kaabeabdi7549
      @kaabeabdi7549 Год назад

      @abdirashid aabihi sheekh isana waa dhaydaaan

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 3 года назад

    Waa been iyo kitaabo wahabiyo sameesteen beentaasi waa waxaan ku shiicownay hadiiba ay jirilahayen xadiisantan ooy ku qoran yahiin madhabka shiicada ru ahaantii waxaan arki lahayin khilaaf arintaa ka jira badh way soomi lahayen badhkakalena way khilaafi lahayen laakin lama hayo hal qof oo shiica oo soma malintaa taasi waxa ay cadeenaysaa in ay yahiin kitaban fake ah oo shiico dhexdeeda3oolin hala I tuso meel ay ku soomayaan shicadu ilen samada kuma noolee dhulkay inala joogane

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 3 года назад

      Wahaabiya waa koox yar oo aad u xun aniga ayaa ka neceb kuwaas lakin nacaybkoda ma ahan inaan uga baxno diinta ama aan u inkirno quranka iyo axaadista kutubta wahaabiyada inan wax ka barto iska daaye waaba gubaa meeshi aan ku arko
      Wahaabiya shalay ayay timid Axadista yawmu caashira waxaa soo weriyay imaamu bukhari iyo muslim maysan ahayn wahaabiya o way ka horeeyen كان أهل خيبر يصومون يوم عاشوراء، يتخذونه عيداً، ويلبسون نساءهم فيه حليهم وشارتهم، فقال رسول اللَّه صلى الله عليه وسلم : فصوموه أنتم".
      أخرجه البخاري ومسلم
      Mida kale waxa lo sooma ma ahan ku farxid lagu farxaayo qof muslima ee la dilay sida la idinka dhaadhiciyay ee waxa loo soomayo waxaa weeye ku shukrin lagu shukrinaayo nicmada allah ina siiyay sida ugargaridi ambiyada ee ilaahay ka guuleeyay cadawgoodi sida nabi muuse iyo ajar ilaahay inoogu balan qaaday in aan kahelno ayaan u soomayna maadama bilaha muxaramka ah ee barakaysan ay ku dhax jirto جعل الله الكعبة البيت الحرام قياما للناس والشهر الحرام والهدي والقلائد ذلك لتعلموا أن الله يعلم ما في السموات وما في الأرض وأن الله بكل شيء عليم
      Marka sxb diintada qabso oo shaydaan iyo hawa aduun yaanay kaa saarin aabaha iyo awoowga ma ahayn shiico mana ahayn wahaabiya ee waxay ahaayeen Muslim ahlu suno waljaamaca ah ee diintoodi ku dhimo waad liibaanaysaaye