Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

DAAWO SH AHMED OO KU CIIDAYSTAY LABO SHIICA AH || KARBAASHKA SHIICADA Q 13AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 июл 2020
  • Shiicada waxay caan kuyihiin been abuurka.
    Ma ahan beentii ugu horraaysay , waxaan horay usoo caddeenay beeno badan ee sheegeen faarax shiici iyo jabarti raafidi.
    Haatan waxaan muuqaalkan kusoo bandhigaynaa asaga oo dhahayo fikirka shiicady waxa ay lagooni tahay inaan ruux lataqliidsan xagga fiqhiga iyo dhinaca caqiidadaba, asaga oo jabartina ugu marxabbeenayo.
    Sidaan ognahay labadan ninba waa usuuliyiin hadaba culimada usuuliyiinta masidaasbay qabaaan mise waa been abuur cad.
    #SHIICADA
    Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
    ‎ { وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ
    Isu kaalmeeysta samaha iyo Dhawrsiga (Alle ka cabsiga hana Isugu Kaalmaynina dambi iyo Colnimo, (Xadgudub) kana Dhawrsada allaah Ilaahay way darantahay ciqaabtiisu
    Facebook: / حراس-الاسلام-ilaalada-...
    Telegram: t.me/xurrasislam
    RUclips: / @ilaaladaislaamka3845

Комментарии • 40

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 года назад +3

    Masha allah jazka allah kheyer sheikh Ahmed walii allahaku barakeeyo
    Siifacn aya ucadey raafiido beenta aya laa wergsii

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 4 года назад +2

    Masha Allah jazakumullahu khayran

  • @abdinooran67
    @abdinooran67 2 года назад +1

    ماشاء الله جزاك الله خيرا .

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 года назад +2

    Jzkhayran akhii karbaasho shayaadiinta.

  • @alleaamintv3804
    @alleaamintv3804 3 года назад +1

    Masha allaaah ustaad axmed idigoo kale allaha inoo kaa badiyo walee waxaad ku noqotay shiicadii laf dhuun gashay
    Halkaa ka sii wad sheekhunaa
    Sheekh cumarna allaha inoo barakeeyo dadaalka uu wado

  • @ahmedwalisharif6708
    @ahmedwalisharif6708 4 года назад +2

    Maasha,alah

  • @akmohamed345
    @akmohamed345 4 года назад +2

    Ma shaa allah 😍

  • @abusucdidahir800
    @abusucdidahir800 4 года назад +1

    الله يجزيك خيرا ويبارك فيك

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein888 4 года назад +2

    Illahow idiin danbi dhaaf oo idiin naxariiso sidaan u farxo markaan wajigiina arko waa si saa id ah wajigiina allaha nuuriyo somali shiico somali kiristan u jeex jeexa beentooda

  • @suufiislaamitv16
    @suufiislaamitv16 4 года назад +1

    Masha alah kugaraac kitaabaxooda

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork8608 4 года назад +1

    Faarax shiici iyo jabarti mulxid
    Beenta iyo runta waa isugu mid waad sugtay sh Shariifow

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 года назад +2

    Màashaa aaallaah jzkhayran.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 года назад +2

    Ascwrb raafidada Hala karbaasho

  • @nuuradiino3341
    @nuuradiino3341 4 года назад +3

    Dadkan sharkooda alle ha inaga Dubo iyo dunuubtoodaba

  • @husseinhajiyabarow3134
    @husseinhajiyabarow3134 4 года назад +2

    والله لا يوجد في العالم مذهب احق من مذهب السلف الصالح

  • @hudacabdi703
    @hudacabdi703 4 года назад +2

    Hhh alla kuuwaan shiicada ahii kutuubtooda waxba kama taaqaanan farax shiicii waa saaqaiid waynaaday wlhy waxksta uu iska oodhanyaa haduu ruun sheegayaana 14 clip ay lagu khashifay beentooda may ka jawaban haday xaaq ku tagaan yahy ????

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 года назад +2

    Shiico waa beenaalayaal

  • @imamali1241
    @imamali1241 4 года назад +1

    Kkkkkkkkk. Shariif been anaga sheegin anagu waan ku ixtiraamaynaaye

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845  4 года назад

      Imam Ali so cadeey beenta
      Iska hadal ma loo bahanno

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 3 года назад

      Ixtiraam aabaha iyo hoyada kaa waayeen miyaad qof kale siihe isku xishoo waaridka ma ahayn sheeco ee waaridka raac oo ixtiram

  • @smx111
    @smx111 3 года назад +1

    Soomaali Xataa xilligii Ay hargaha xoolaha -
    Xiran jireen .Sunni Bay Ahaayeen Ayagoo -
    Acraabiyiin Reer Baadiye xilligii Ugaarsiga -
    Ayaan waligood magaalo Arag

  • @bashirkhalif1544
    @bashirkhalif1544 4 года назад +1

    Tuuga shiiciga ee leh xor baan ah cid hooya ay dhashe sideydo kale waxaan lenahay ka jawaaba dhowr suall:
    1.war aaway aimadii 12 ahaa ee aad tiraahdeen waa magafayaal wixi ay sheegaana wa xaq
    2. Aimadaa ma anbiyaa iyaga? Hadaysan nabiya eheen, yaa xaq usii inay noo yeeriyaan diinteena iyagoo waliba sideena oo kale ay hooya dhashay?
    3. Haddi aad tiraahdo iyaga wa macsuumiin oo dambi kama dhaco;
    Dambi hadu ka dhaco iyo haduusan ka dhicin mawaxay xaq usinaysa inuu waxuu caqligisa ka maago diin nooga dhigo?
    Dambi laantisa isagay aakhira anfacaysa
    4.war miyusan Ilahay diinta kamilin?
    Mexey tahay baahida loo qabo qof macuum ah mar hadii diinta Ilahay dhamaystiray

  • @smx111
    @smx111 3 года назад

    Hun guri baa u geeyey Ee Shiico Soomaali -
    Meel is Kama soo ga laan Namana dhex iman-
    Karto

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 3 года назад

    Tuug

  • @user-bt3tw4iw6d
    @user-bt3tw4iw6d 4 года назад

    اذا كنت كذوبا فكن ذكورا يا فارح

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 4 года назад

    War culimada ka xishoow oo illaah ka baq, haddad cilmi isku haysid ayaaga ma laa doodiid, mise waxaad ka baqaysa sidii kuwii ka horeyey in afka cidaa lagu daro.

  • @hassanyuusuf9750
    @hassanyuusuf9750 4 года назад

    Nimanka halala doodo taas ayaa caddaalad ah. Kuwa umaddeena leynaya ee isku qarxinaya iyaguba muslim ayey sheeganayaan, sidaa darteed ogaada umadda waxaa sax u ah diinta dhiigooda badbaadisa. Laakiin anigaa ku dilaya maalin walba, haddana anigaa sax ah, taasi wey adag tahay in caqligu ogolaado

    • @ahmedwalisharif6708
      @ahmedwalisharif6708 4 года назад +3

      In lala doodo waa sax
      Balse hakasoo jawaabaan 14 clib een kusoo bandhignay beenahooda iyo jaahilnimadooda, waa hadday wax isku hayaan.
      Maxaad isku waydiin wayday sababta ay isu dufaaci waayeen oo ay noo radin waayeen.
      Tan kale cid walbo oo muslimiinta laynayso, isqarxinayso waan kasoo horjeednaa, taas qaado mar danbana dusha hanaga saarin dadkaaas waa hadaad cadaalad usocoto.
      Waxaan kuugu daray kutubta shiicada waxaa kutaaal in waxa ayaga aan ahayn uu naasibi yahay gaal ah waxaa ku qoran in naasibiga dhiigiisu xalaal yahay oo ladilo waxaad ka eegtaa ( alanwaaru nucmaaniya) mar baan barnaamij dhan kasameen doonaa lasoco
      Xataa waxay banneeyaan culimadooda in si gaaadma ah loodilo naasibiga( sunniga) marka kud ka carar oo qanja uguur yaysan kugu dhicin, waa iga talo.
      Halbeegga saxsanaanta iyo qaldanaanta ma ahan ruuxa sida uu kuugu fcnyhy inuu timir ama buskut ama lacag kuu dhiibo sax kuma noqonayo waxa uu aaminsanyahay walaalkaa somaliyeed eemislimka eed qabiilka isku laynaysaanna kuma noqonayo diinta uu aaminsanyhay qalad inuu ki dilay, saas hadday tahay gaalada hay,adaha ayaa diintoodu sax noqon lahayd, somalida diintoodana qalad ayay noqon lahayd.
      Manhajka ayaaa liqiimeeyaa ee qaladaatka ay shakhsiyaal ama kooxo u abtirsada manhajkaaas sameeyaan manhajkaas laguma qiimeeyo.
      Tsn kale maalin walbo
      Waxaad coment ka dhigtaa wax aan quseenin mawdiica uu muuqaalka ka hadlayo
      Hoos usoo daadag oo ka noqaash video kadta waxa uu kahadlayo kusoo tacliiqi

    • @dacwanetwork8608
      @dacwanetwork8608 4 года назад +2

      Nur Yusuf waad xanuunsatay tuugadan beentooda marki la cadeeyay😂

    • @abuuhudeifa
      @abuuhudeifa 4 года назад +1

      Runtii dadkaan shiica isku sheegaya waa calooshooda u shaqeeystayaal meesha waxba ku haynin

    • @imamali1241
      @imamali1241 4 года назад

      Doood usoo diyaar garrow caac looma baahnee

    • @ahmedwalisharif6708
      @ahmedwalisharif6708 4 года назад +2

      @@imamali1241
      Kkkkk cabdi shiici tookadan waad xanuusateen wallee kkk
      Faanoole fari kama qodno kkkk
      Mid soo hanjabo, ku cabaado, mid calaacalo ayaad noqoteen, asxaabtaada kahfiga galay usheeg hakasoo jawaabaan 14 kaas vidio waa hadday ragganimo isbidayaan
      Haddii kale ha qirtaan. In ay beenaalayaal yihiin, oo qawleesata, iyo jaahiliin.