قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
  • Видео 350
  • Просмотров 1 169 703

Видео

Cabdifataxow ma Takfiirka tusbaxa wata ee suufiyada ah baa ula jeedaa?!
Просмотров 1,5 тыс.23 часа назад
Cabdifataxow ma Takfiirka tusbaxa wata ee suufiyada ah baa ula jeedaa?!
Maxay tahay Gaalada Ku dhex Jirta Caruurta iyo Haweenka Masaakiinta ee xabada Toos loogu leynayo
Просмотров 6109 часов назад
Maxay tahay Gaalada Ku dhex Jirta Caruurta iyo Haweenka Masaakiinta ee xabada Toos loogu leynayo
Suufiyow Cuthmaan Xidig miyuu ka daraja sareeya Cuthmaan Bin Madcuun!
Просмотров 7 тыс.14 часов назад
Suufiyow Cuthmaan Xidig miyuu ka daraja sareeya Cuthmaan Bin Madcuun!
Somow oo Cashar free ah la siiyey
Просмотров 2,2 тыс.16 часов назад
Somow oo Cashar free ah la siiyey
Somow beenta ceebtiisa maaha ee waa caadadiisa
Просмотров 88216 часов назад
Somow beenta ceebtiisa maaha ee waa caadadiisa
Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!
Просмотров 20 тыс.28 дней назад
Jawaab ku socuto Abdifatax Usuuli ( cibaadada)
Shiico iyo suufiyo ma qaybiyaan tawxiidka?!!
Просмотров 814Месяц назад
جبرتي الشيعي تحت المطرقة ( تقسيم الشيعة للتوحيد )
Ahlu-kitaabku inay isku xukumaan Kutubtooda miyey tusinaysa in Islaamku aan ahayn diin caalami ah?
Просмотров 736Месяц назад
-وكيف يحكمونك وعندهم التوراة - وليحكم أهل الإنجيل - قل يا أهل الكتاب لستم على شئ حتى تقيموا التوراة والإنجيل Aayadahani miyey tusinayaan in ay ehlu-kitaabku xaq ku taagan yihiin? Iyo in diinta Islaamku aanay ahayn diin caalami ah?
Risaalada nebi Muxamad ﷺ ma mid caalami ah baa mise waxay gaar u tahay qureysh?
Просмотров 575Месяц назад
Burburinta beenaha juunudu ibliis
Luuqada carbeed alkadib( الكذب )Maku timaadaa macnaha ( الخطأ)qalad?!
Просмотров 1,2 тыс.Месяц назад
الكذب بمعنى الخطأ
Abdirahman Bashiir somalida shiicinimo miyuu la rabaa?!
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Walaala ma dhihin annaga iyo shiicada
Burburinta beenaha macalinka murtadiinta
Просмотров 4 тыс.3 месяца назад
Jawaab ku socoto Abdirazaaq macalin
Dr Ahmed deeq oo mulxidiintii garaacay 😁
Просмотров 5124 месяца назад
Dr Ahmed deeq oo mulxidiintii garaacay 😁
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2aad-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 4aad)]
Просмотров 1,1 тыс.4 месяца назад
#Silsilada Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [xalaqada 2aad-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 4aad).]
Muxaqiqii Suufiyada oo Cabaadkii adduunka ka yimid !
Просмотров 1,1 тыс.4 месяца назад
Muxaqiqii Suufiyada oo Cabaadkii adduunka ka yimid !
Muxaqiiqii Suufiyada iyo Ina Xasan Ayaanle maxaa Kala qabsaday!
Просмотров 1,8 тыс.4 месяца назад
Muxaqiiqii Suufiyada iyo Ina Xasan Ayaanle maxaa Kala qabsaday!
Muxaqiqii suufiyada oo kala garanla' matniga Jalaalaynka & Ibnu Cutheymiin hadalkiisa! 🫢
Просмотров 1,2 тыс.5 месяцев назад
Muxaqiqii suufiyada oo kala garanla' matniga Jalaalaynka & Ibnu Cutheymiin hadalkiisa! 🫢
Dood : Ibinu Taymiyah Quraanka agtiisa maqluuq miyuu ka yahay?
Просмотров 7535 месяцев назад
Dood : Ibinu Taymiyah Quraanka agtiisa maqluuq miyuu ka yahay?
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha(Q 3aad)]
Просмотров 9205 месяцев назад
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha(Q 3aad)]
Ina Xasan Ayaanloow culimada ha ku gabidhacleynnine garbax
Просмотров 1,1 тыс.5 месяцев назад
Ina Xasan Ayaanloow culimada ha ku gabidhacleynnine garbax
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 2aad).]
Просмотров 9475 месяцев назад
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 2aad).]
Dood Sunni VS Ashcari : [Allah uunkiisa kuma dhex jiro kanama baxsan] odhaahdaas sax miyaa?
Просмотров 1,2 тыс.5 месяцев назад
Dood Sunni VS Ashcari : [Allah uunkiisa kuma dhex jiro kanama baxsan] odhaahdaas sax miyaa?
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 1aad).]
Просмотров 9906 месяцев назад
Daah ka feydidda xaqiiqda masaa’isha uu ka hadlay Sh Amaan [2-Sarreynta Allaah/Istiwaha (Q 1aad).]
Sh Ahmed Alkarraar oo karbaash la dhacay Ashaaciradii😁 TikTok-ga
Просмотров 1,2 тыс.6 месяцев назад
Sh Ahmed Alkarraar oo karbaash la dhacay Ashaaciradii😁 TikTok-ga
Sh Ahmed Yare oo jawaab u diray Ina Xasan Ayaanle iyo Sh Muxidiin!
Просмотров 1,6 тыс.6 месяцев назад
Sh Ahmed Yare oo jawaab u diray Ina Xasan Ayaanle iyo Sh Muxidiin!
Ina Xasan Ayaanloow Fallaari gilgilasho kaagama harto
Просмотров 7616 месяцев назад
Ina Xasan Ayaanloow Fallaari gilgilasho kaagama harto
Dood : dr Ahmed VS mulxid ku saabsan akhlaaqada mawduuciga ah
Просмотров 3286 месяцев назад
Dood : dr Ahmed VS mulxid ku saabsan akhlaaqada mawduuciga ah
Jawaab kusocoto Somow || Sh Cali Xogsade
Просмотров 1,6 тыс.6 месяцев назад
Jawaab kusocoto Somow || Sh Cali Xogsade
Jawaab kusocoto Sh Amaan Macalin ee maraaxishii abul Xasan al ashcari Q 2aad
Просмотров 7796 месяцев назад
Jawaab kusocoto Sh Amaan Macalin ee maraaxishii abul Xasan al ashcari Q 2aad

Комментарии

  • @anshah-mg6kb
    @anshah-mg6kb 7 минут назад

    لله درك شيخ حسان، أحسن الله إليك ونفع بك

  • @user-vy6be9qc8x
    @user-vy6be9qc8x 57 минут назад

    😮😅😂😂😂😅😅

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic Час назад

    Niyow happy birthday to you ma culumadi isku haysata. Waa akhiru zaman.

  • @user-fs8ro6bu7g
    @user-fs8ro6bu7g 3 часа назад

    Marduuf meesha waxba kuma heesid 😅😊

  • @user-fs8ro6bu7g
    @user-fs8ro6bu7g 3 часа назад

    Diinta idinka ayaa kucayaaray oo lacag kusoo qaatay beenta daaya

  • @abdifatahahmedhussein8865
    @abdifatahahmedhussein8865 4 часа назад

    Horta ilaah ka cabso aboowe lkn hal wax bas ayaa ku seegi bas saliga nabiga badi waxana dhgeysta sheek mahamed nuur sheek bukhaari. Hadii nabig laga qariye adee kuu taala fadhiga isgaga dhac

  • @cabdulahimaxamuud1371
    @cabdulahimaxamuud1371 4 часа назад

    Ilaaheey wahaabiyo ummada ha Ka Qabto

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 5 часов назад

    Sheikh Omar Jazakallahu Kheran Sufiyo Allah ha soo Hanuniyo

  • @bashiiradamiimaan8348
    @bashiiradamiimaan8348 5 часов назад

    شيخ عمر جزاك الله خيرا

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 6 часов назад

    SUUFIYO IYO KHURAADKA

  • @mos1954
    @mos1954 6 часов назад

    Somali Intii Khumaneyd Ee Diinta Saaxiibka u-ahayd Hadey ishaystaan Caamadii Yaa Umaqan? Waxaan Qabaa in Aan Meelwalba Kufashilanay Marka Wixii Danbi ahna Kuwa Ishaysto Ayaa Qaadidoono waayo Waxaan Arkay jiilbadan oo yar yar oo Jahwareer kujiro Diintana Shaki Uga Jiro!

    • @naasirkhadar8370
      @naasirkhadar8370 42 минуты назад

      Qofka Xaqa Doonaya Xaqu waa Cadyahay Allah kaligii Caabud Iyo Nabigii Wixi sharci uu ka dhigay ee cibaadada ku cibadayso Is rux iyo Dhansi Cibaado haka dhiganina intas laysku hayaa

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 6 часов назад

    War orod adiga maxamed cabdu wahaab ayaa caabudaa

  • @abdiali5383
    @abdiali5383 6 часов назад

    Shekadan aya igusocoto

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 6 часов назад

    Fircoon iyo maxamed c.wahaab waa isku mid anigu ku leh

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 6 часов назад

    Anagu caamo ayaan nahay laakiinse markaanu dhageysaney dooda Culimada Salafka iyo Suufiga waxaa noo cadaatey in Suufigu khaldan yahay.

  • @dhaqaniyohiddo5981
    @dhaqaniyohiddo5981 7 часов назад

    Xasaan wixiisa waa uun iska hadal iyo dood aan cilmi ku dhisnayn

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 8 часов назад

    Kuwan diinta ayay naga fasahaadinaayan

  • @user-ku6vd4fc1o
    @user-ku6vd4fc1o 8 часов назад

    Wahaabiyo mooyee Culuma kale oodiidan moowliidka maleh

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i 8 часов назад

    Horta maxaa looga hadli waayey, suufiyada iyo saxirka ay aaminsan yihiin, in saxirku yahay karaamo iyo martab awliyadu gaarto.

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i 9 часов назад

    Horta maxaa looga hadli waayey, suufiyada iyo saxirka ay aaminsan yihiin, in saxirku yahay karaamo iyo martab awliyadu gaarto

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 9 часов назад

    Wahaabiyo swcws naba ma arkaan ruyo iyo soo jeedba kuma arkaan illeen waa.cadawga swcws nabiga

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 8 часов назад

      😂waarayahe difaacada kutubtiina intaad quraafadka iyo is waynanta iska daysan

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 9 часов назад

    Umul xaasidnimada uu u qabo swcws nabi muxamad waa kaa wajigiisii doorsoomay, afar iyo labaatanka saac sidii cbb ayuu taagan yahay baraha bulshada oo caacda.ku hayaa

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 8 часов назад

      😂😂cay looma baahna wax iska celiya oo xujo iyo buraahan ku difaacada kutubtiina

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 9 часов назад

    ابن تيمية رحمه الله تعالى : ... فتعظيم المولد واتخاذه موسما قد يفعله بعض الناس ويكون له فيه أجر عظيم لحسن قصد وتعظيمه لرسول الله صلى الله عليه وآله وسلم السيرة الحلبية لعلي بن برهان الدين الحلبي (1/83 -84) وذكره ابن تيمية في كتابه اقتضاء الصراط المستقيم 2- وقد قال ابن حجر الهيثمي رحمه الله تعالى: والحاصل أن البدعة الحسنة متفق على ندبها وعمل المولد واجتماع الناس له كذلك أي بدعة حسنة. 3- ومن ثم قال الإمام أبو شامة شيخ الإمام النووي رحمهما الله تعالى : ومن أحسن ما ابتدع في زماننا ما يفعل كل عام في اليوم الموافق ليوم مولده صلى الله عليه وآله وسلم من الصدقات والمعروف وإظهار الزينة والسرور فإن ذلك مع ما فيه من الإحسان للفقراء مشعر بمحبته صلى الله عليه وآله وسلم وتعظيمه في قلب فاعل ذلك وشكرا لله على ما من به من إيجاد رسوله صلى الله عليه وآله وسلم الذي أرسله رحمة للعالمين. 4- وقال السخاوي: لم يفعله أحد من السلف في القرون الثلاثة وإنما حدث بعد، ثم لا زال أهل الإسلام من سائر الأقطار والمدن يعملون المولد ويتصدقون في لياليه بأنواع الصدقات ويعتنون بقراءة مولده الكريم ويظهر عليهم من بركاته كل فضل عميم السيرة الحلبية لعلي بن برهان الدين الحلبي (1/83 - 84). 5- وقال ابن الجوزي رحمه الله تعالى : من خواصه أنه أمان في ذلك العام وبشرى عاجلة بنيل البغية والمرام السيرة الحلبية لعلي بن برهان الدين الحلبي (1/83 - 84) 6- وقال السيوطي رحمه الله تعالى : هو من البدع الحسنة التي يثاب عليها صاحبها لما فيه من تعظيم قدر النبي صلى الله عليه وآله وسلم وإظهار الفرح والاستبشار بمولده الشريف الحاوي للفتاوى (1/292) وقال أيضا: يستحب لنا إظهار الشكر بمولده صلى الله عليه وآله وسلم والاجتماع وإطعام الطعام ونحو ذلك من وجوه القربات وإظهار المسرات الحاوي للفتاوى (1/196). وقال أيضا: ما من بيت أو محل أو مسجد قرئ فيه مولد النبي صلى الله عليه وآله وسلم إلا حفت الملائكة أهل ذلك المكان وعمهم الله تعالى بالرحمة والرضوان. الوسائل في شرح المسائل للسيوطي. 7- وقال ابن الحاج رحمه الله تعالى: فكان يجب أن نزداد يوم الاثنين الثاني عشر في ربيع الأول من العبادات والخير شكرا للمولى على ما أولانا من هذه النعم العظيمة وأعظمها ميلاد المصطفى صلى الله عليه وآله وسلمالمدخل (1/361) 8- وقال ابن الحاج رحمه الله تعالى: ومن تعظيمه صلى الله عليه وآله وسلم الفرح بليلة ولادته وقراءة المولد الدرر السنية ص (190). 9- وقال الحافظ العراقي رحمه الله تعالى : إن اتخاذ الوليمة وإطعام الطعام مستحب في كل وقت فكيف إذا انضم إلى ذلك الفرح والسرور بظهور نور النبي صلى الله عليه وآله وسلم في هذا الشهر الشريف ولا يلزم من كونه بدعة كونه مكروها فكم من بدعة مستحبة بل قد تكون واجبة. شرح المواهب اللدنية للزرقاني. 10- وقال شيخ الإسلام ابن حجر العسقلاني رحمه الله تعالى : أصل عمل المولد بدعة لم تنقل عن أحد من السلف الصالح من القرون الثلاثة ولكنها مع ذلك قد اشتملت على محاسن وضدها فمن تحرى في عملها المحاسن وجنب ضدها كان بدعة حسنة وإلا فلا وقد ظهر لي تخريجها على أصل ثابت في الصحيحين من أن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قدم المدينة فوجد اليهود يصومون يوم عاشورا فسألهم فقالوا هو يوم أغرق الله فيه فرعون ونجى موسى فنحن نصومه شكرا لله تعالى فيستفاد منه الشكر لله على ما من به في يوم معين من إسداء نعمة أو دفع نقمة ويعاد ذلك في نظير ذلك اليوم من كل سنة والشكر لله يحصل بأنواع العبادة كالسجود والصيام والصدقة والتلاوة وأي نعمة أعظم من النعمة ببروز هذا النبي نبي الرحمة في ذلك اليوم وعلى هذا فينبغي أن يقتصر فيه على ما يفهم الشكر لله تعالى من التلاوة والإطعام وإنشاد شيء من المدائح النبوية المحركة للقلوب إلى فعل الخير والعمل للآخرة وأما ما يتبع ذلك من السماع واللهو وغير ذلك فينبغي أن يقال: ما كان من ذلك مباحا بحيث يقتضي السرور بذلك اليوم لا بأس بإلحاقه به وما كان حراما أو مكروها فيمنع وكذا ما كان خلاف الأولى. الفتاوى الكبرى (1/196). 11- وقال ابن عابدين في شرحه على مولد ابن حجر: اعلم أن من البدع المحمودة عمل المولد الشريف من الشهر الذي ولد فيه صلى الله عليه وآله وسلم: وقال أيضا: فالاجتماع لسماع قصة صاحب المعجزات عليه أفضل الصلوات وأكمل التحيات من اعظم القربات لما يشتمل عليه من المعجزات وكثرة الصلوات. 12- وقال الشيخ حسنين محمد مخلوف شيخ الأزهر رحمه الله تعالى : إن إحياء ليلة المولد الشريف وليالي هذا الشهر الكريم الذي أشرق فيه النور المحمدي إنما يكون بذكر الله تعالى وشكره لما أنعم به على هذه الأمة من ظهور خير الخلق إلى عالم الوجود ولا يكون ذلك إلا في أدب وخشوع وبعد عن المحرمات والبدع والمنكرات ومن مظاهر الشكر على حبه مواساة المحتاجين بما يخفف ضائقتهم وصلة الأرحام والإحياء بهذه الطريقة وإن لم يكن مأثورا في عهده صلى الله عليه وآله وسلم ولا في عهد السلف الصالح إلا أنه لا بأس به وسنة حسنةفتاوى شرعية (1/131). 13- وقال الشيخ محمد متولي الشعراوي رحمه الله تعالى : وإكراما لهذا المولد الكريم فإنه يحق لنا أن نظهر معالم الفرح والابتهاج بهذه الذكرى الحبيبة لقلوبنا كل عام وذلك بالاحتفال بها من وقتها... على مائدة الفكر الإسلامي ص (295). 14- وقال المبشر الطرازي شيخ الإسلام السابق في تركستان. رحمه الله تعالى : إن الاحتفال بذكرى المولد النبوي الشريف أصبح واجبا أساسيا لمواجهة ما استجد من الاحتفالات الضارة في هذه الأيام

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 9 часов назад

    Shiikh cumar mahadsanid

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 9 часов назад

    Xayaa kalaah

  • @Feysalcali-y4n
    @Feysalcali-y4n 9 часов назад

    سبحان الله سبحان الله

  • @NuurMaxamed-ny2zq
    @NuurMaxamed-ny2zq 10 часов назад

    Wahaabiyada khawaarij ah ilaahay haso hanuuniyo

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 8 часов назад

      😂cay maahane wax kle ma haysaan war kutubtiina difaaca oo xujo iyo burahaan la kaalaya

    • @HASSANDheere-dt8gm
      @HASSANDheere-dt8gm 8 часов назад

      لا يستطيعون حتى اجدادهم😂​@@cabdiraxmanmaxamed3093

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 5 часов назад

      @@cabdiraxmanmaxamed3093 wahaabi khawaarij ina tihiin caymiyaa .ilaahay haso hanuuniyo caymiyaa

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 10 часов назад

    Suufiyo beenayaal quraafiiste dajaaliin

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 10 часов назад

    Sheeq cisman xidig wuxuu qoray 80 kitaab wahaabiyo hal kitaab muunan qorin sheeqooda ugu wayn wuxuu leeyacay 4 bag ayan ka aqriyay sheeq cisman xidig kitabkiisa❤Subxaanallah culimadaa ayaa wax laga sheega cilmiyarada wahaabiyo waa waxa ay boqolaal Muslim ah in ay dilaan Allahu akbar u leeyihiin reergalbeed ayaa u adegsanayo in uu muslimiinta qilaf geliyaan xoolahooda iyo dhiigooda iyo wadamadoodaba ku buburiyaan allow naga qabo wahaabiyo

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 10 часов назад

      Su'aal baan ku weediinaa: 1. Hadduu nabiga salallaahu caleehi wasalam soo xaadiraayo xafladaha mowliidka muxuu isaga u hogaamin waayay? 2. Muu kala saaro axaadiista la isku heesto saxnimadooda? Muu dhoho war xadiiskaan waa saxiix kanna waa laciif? 3. Waxaan arki jiray ayada oo la leeyahay habeenka jimcaha marka burdaha la aqrinaayo in la dhoho hala istaago Nabiga (SCW) ayaa soo galay, oo safka koobaad dhinac laga baneenaayo si nabiga ugu dukto! Cajiib! Hadduuba Nabiga (SCW) imaanaayo salaadda marka la dukanaayo isaga muu tujiyo? Sidee isagoo jooga qof kale salaadda u tujinee? Sidoo kale dadkaan is qilaafsan oo kooxaha badan sameestay muu xaliyo?

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 10 часов назад

      @@ZakAli9904 orod maktabada tag soo aqri sheeqa kitaabadiisa haduu qalad ku jiro soo qabo. Bale hadad diinta u fasirtid sida ninkii quranka qayb kaso qatay ee yiri weylun lil musaliin intaa un fasirtay hanoqon aqri kitaabadaa sheeqan 80 kitaab ayuu qoray wax walbana adilla ayuu u soo qatay ayad xadiis ijmaac. Bal dhex gal kitaabka qalad kasoo saar wa sax sheeqa macsuum mahan. Hadii aad qalad ka heli kartid so qabo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 10 часов назад

      ​@@ZakAli9904MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA UKU BARAKEEYO CAQLIGAAGA HAKUU DAAYO SU'AALAHAAGA SUUFIYO KAMA JAWAABI KARAAN WAA REER INDHO CADAYS .

    • @mohamedxussen-fu3yc
      @mohamedxussen-fu3yc 9 часов назад

      Wax laga xishoodo buu qoray o khuraafo u badan wahabiyo kan u yar baa qora kutub naafic qofka sufiga ah waa dhiman dhiman doqon ah😂😂

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 8 часов назад

      Dhagaha ku xidhane maxaad wahaabiyo ka taqaana qubuurahaka sheeke 😅

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 11 часов назад

    Suufiyo ilaahay ha soo hanuuniyo

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 11 часов назад

    Alaahu albar xaqu waa cadyahay

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 11 часов назад

    Waa wax aad looga xishoodo walaahi

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 11 часов назад

    Shukran walaal shikh cumar

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 11 часов назад

    Sh cumarow soo baara kuwa suufiyo ah la leeyahay sanad caaliya ay heystaan oo nabiga ay wax ka qaateen oo sheekhoodiba yahay nabiyullahi muxamad scw .

  • @waanadawehesho7665
    @waanadawehesho7665 11 часов назад

    Jazakalaah kheyr sh cumar

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 18 часов назад

    Wahaabiyo maalmahan waa wareereen Umadu way wada aragtay khuraafad kiini iyo beentiini

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 21 час назад

    Garaad naqaydo oo adiga kugu noqonaydo waa yahoo kale Suufi diinlaawe

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 21 час назад

    Haduusan kadaab ahayn car hakeeno meel culimada uu sheegay waa gaalo layiri dhanka kale Suufiyo waad ujeedaan inay muslimka gaalaysiinayaan

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 22 часа назад

    Akhi halkee kaala soo xariiraa

  • @user-in6jh1mw4j
    @user-in6jh1mw4j День назад

    Wahabi benlow

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 День назад

    Ninmankan dadka gaalaysiinayaan,ma iyagaa dadka hadeeya ama lumiya sbxn allah

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 День назад

    XATAA WUXUU KU BEEN ABURTAY CQADIR JILAANI

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q День назад

    جزاك الله خيرا

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q День назад

    هو الإسلام هوالاستسلام لله بالتوحيد والأنبياء له با الطاعه والبراءة من الشرك واهله

  • @user-ob6yo5cg7q
    @user-ob6yo5cg7q День назад

    العبادة هي كل اسم جا مع لما يحبه الله و ير ضاه

  • @TheMohadam
    @TheMohadam День назад

    فخر الدين الرازي؟ Ashcari WAYE ,GAAL WAYE dhahdeen MAXA HADA I Soo daliishaneeysa?

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 дня назад

    Markay jahalo moodaan inay yihiin culumo wax aan fanigoodii ahayna kadhawaajiyaan sidaa badhiir bay qarda jeex maraan wadada intay kaleexdaan kadibna jahalo kale amase dan ley ayaa usacabisa sheikh cayni Ilaahay cinaayadiisa rabi hakusiiyo cayni cilmiga allaah hakuysiyaadiyo hana kugu anfoco camal iyo cilmina haku irsaaq aad baan ugu farxay markaan iyo markii suufigii xidig wadaadkii warka kooban kayiri aad xaqiiqada ugu sheegtay kuwii dhawaaqaayey salafiyadana sheeganaayey salafkuna bar buu kayahay waana noloshayda markii iigu horaysay oon arkayba wadaadkan waxaan rajaynayaa inaan siwanaagsan cilmigiisa uga faaiidaysto allaah haxiftiyo culumada sunada difaaca.

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 дня назад

    ان من المسلمين من يخرج الدين من غير ان يقسد ان يخرج ومن غير ان يختاروا الدين غير الاسلام هذا امر خطير

  • @AbdurahmanAhmedMahat
    @AbdurahmanAhmedMahat 2 дня назад

    جزاك الله ❤

  • @Levepalestine11
    @Levepalestine11 3 дня назад

    Alshabab miya ka hadashan inta sufiyo masakin ah ku mashqulaysan?!