Ina Xasan Ayaanloow Fallaari gilgilasho kaagama harto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 14

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 9 месяцев назад +1

    Sheekhu waa dariiqada ahlu baydka illaahay ha dhowro . ❤ we love ahlu bayd

  • @alcirfan
    @alcirfan 9 месяцев назад

    حفظ الله شيخنا الشيخ أحمد يري

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 8 месяцев назад

    Waa samatariya shiici buu u xuubsiibadoonaa warkeygaas meel ku qorta hudda waxa uu noqdey Xabbasha

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 9 месяцев назад

    Waa meesha biyuhu maraaan

  • @4Assari
    @4Assari 9 месяцев назад +1

    Aadbaad umahdsantahy Wllo Sh Umar wlll

  • @Awaare17
    @Awaare17 9 месяцев назад +1

    Aad ayaa u mahadsantiin.

  • @curiousLiban
    @curiousLiban 9 месяцев назад +1

    Meesha la rabo inay ka jawaabaan mas'alada lagu heeysto waxay aflagaadeeyaan culimada. Taasina waa mid ka mida calaamadaha dadka xaqqa laga indha-daboolay.
    Allaah ul mustacaan

  • @Cabaas6004
    @Cabaas6004 8 месяцев назад

    Ninkaan lagu magacaabo Axmad yare waxaw yahay iyo dhaqankiisa waan layaqaan waa nin caaytamo oo dadka xaqiro waxaad kaeegi kartaa kitaabka Aw kuradinayo shekh Abuukar xasan maalin waxaw Aad ugu xadgudbayaa shaqsiyada shekh Abuukar xasan maalin

  • @Abucabdulahiashafici
    @Abucabdulahiashafici 8 месяцев назад

    حفض الله شيخ ناصر السنة محي الدين حسن ايانلي عن الشر المجسمه

  • @Ustaadbashaash
    @Ustaadbashaash 9 месяцев назад

    Sheekh muxudiin kheer allaha siiyo
    Magaartiin ha,isdaaliniina wahaabiyow jooji goos gooska qaldan

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 9 месяцев назад +2

    ( Falaari gilgilasho kaagama harto ).
    Suufiyo kii madaxa u saarnaa hadii saan loo ceyrsaday xerowyadi intey ku jiraan .
    Soo laabo ama ka jawaab waxa lagugu heysto , waa war cad oo la fahmi karo .

  • @moha.abdi7126
    @moha.abdi7126 9 месяцев назад +1

    Odaga armaay da'adu sameyn ku yeelatay o ay afkiisa iyo dhegahiisa is maqleyn

  • @zola2487
    @zola2487 9 месяцев назад +1

    Ashaacirada xaq uma jeedaan sababtu markii xujada cad arkaan wexey kubadalaan cey aflagaado iyo mawduuca oo ay ka baxaan

  • @Awaare17
    @Awaare17 9 месяцев назад +2

    Suufigaa baadilkiiga iyo been abuurkaa uu sameeyey hala cadeeyo.