SINGLE MOM SOMALI AH SIDEY LACAG USAMEYNESO &DHALIIL WAAN QADSHO AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 69

  • @fowziaomar3261
    @fowziaomar3261 5 месяцев назад +32

    Ruumiyey marki aad dhiiri galiska bilowday ayaan anne bilaaway inan shaqeysto wax mel dhigto waxn furtay dabakaayo yar ilah habarakeeyo

    • @fathmashire
      @fathmashire 2 месяца назад

      Ilahay hakufududeyo mcnto

  • @samiraibrahim8869
    @samiraibrahim8869 5 месяцев назад +3

    👏👏👏I love this video and,you are absolutely correct. Thank you so much for your support!

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @CaaishoMaxamuud12
    @CaaishoMaxamuud12 5 месяцев назад +4

    Ani iyo ilmaha asiga hal cuntaa isla cunaaa 😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @hibamohammedabdi
    @hibamohammedabdi 5 месяцев назад +9

    Channel keyga hala soo boqdoo inshaAllah ❤️

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 5 месяцев назад +14

    Wllhi was wan kan aqliyeystay wxaa uhoreyo owlaada nafteyda ayaa ku xigto kadib ayuu ku xigaa mida kle wxaan ka aqliyeystay in aan deen qaado wllji intii laguu dhiibo lee dabka ku shub cuna sanahiina racda

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 5 месяцев назад +2

    Absolutely you right abaayo wallahi

  • @cadargure239
    @cadargure239 5 месяцев назад +2

    Mashalaah Ilaaheey haku barkeeyo abyo rutaa ka hadashay waa in waxbadan runta laga sheegee xaaji xaaji weey nagu waaleen

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 месяцев назад +2

    waaa mahadsanthy ruumi aqliga allaha kuu siyaadiyo ilmaha iyo asaga isku meel loogu karin sobob asaga xigtoo keno loo siin ilamaha masakiinta ayaba nafaqo ubahan

  • @hibamohammedabdi
    @hibamohammedabdi 5 месяцев назад +3

    Waa sax walal❤ilahay hakubarakeeyo
    aan is dirigeelino

  • @Asturabdi-g4o
    @Asturabdi-g4o 4 месяца назад

    M.a malintan kubaratay Ayan liibanay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiraibrahim8869
    @samiraibrahim8869 5 месяцев назад +1

    Again 🤣🤣🤣 keep advising sister Rummeeee👍👍👍👍

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 месяцев назад +1

    Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 5 месяцев назад +1

    M.a abyo ilahay haku barakeyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 месяцев назад +2

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 5 месяцев назад +1

    Asc Abaayo waa doqonimo ee wax baarinimo la dhaho ma jirtee Ilahey aqli ha siiyo

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 5 месяцев назад +1

    Asc sister ayantan walagu wayeye insha alaah qeyer ku rajeyena

  • @nateexoguure7143
    @nateexoguure7143 5 месяцев назад +1

    Ruumiyey xataa waxaa jidha dayn usooqado

  • @ryanyusuf1843
    @ryanyusuf1843 5 месяцев назад +2

    Mashaa Allah waan kujeclahay

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 5 месяцев назад +1

    Habo mcnto dhaliin kama arko aniga waayo muqaalka wan daawaday .
    Gabadha kuma eeysan dhiira galin gabdhaha ineey xaajiga caano ukariyaan oo udhigaan habeenkii .
    Sifiican udhageeso waxeey dhahday waxaa macaamiishteyda ubadan waa odayyaasha.
    Marka ayada dhaliil maleh.

    • @suhurdiamond7319
      @suhurdiamond7319 5 месяцев назад

      Exactly gabadha waxay ka hadashay odayaal guryahooda u adeegayaa ee may dhihin dumar xaaji wax u raadiya mida kle qof walba iyo xoogiisa iyo wuxuu awoodo waaye

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 5 месяцев назад +1

    Rumi waa waxnool anagoo single natababari😂

  • @naimahussein2822
    @naimahussein2822 5 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 месяцев назад +2

    Maasha Alaah Ilaahay ha u barakeeyo Deeqa.

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 5 месяцев назад +1

    Wlhy wasax hada laga bilaabo xaji maba daneeyo habaxo h amaqnado haduu rabo waligii naftyada daryeelaa oo usoo jeestay wlhy 2023 aa go anka gaaray

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 5 месяцев назад +1

    Absolutely 💯🥰🥰🥰

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 5 месяцев назад +5

    Ruumiyey kugigashada iska daa adigaba daily youtube ayaad kaqeylisaa adigoo marwo ah xijaabkii soo dhigatay afkii soo gaduudsatay soo nin kumaqabo sheeko

  • @deeqsanqaali1884
    @deeqsanqaali1884 5 месяцев назад

    Asc ruumi wallo derbiga kaa danbeeya shelfs ku yaala ma loox baa mise derbi ku dhisan yhy abaayo gurivdhiseysaa rabtee

  • @Caliya529
    @Caliya529 5 месяцев назад +2

    Iso duceya inu lllhay shaqo fcn isahlo

  • @adnaomarchannel123
    @adnaomarchannel123 5 месяцев назад +1

    Waan kugu raacsnahay gabdhaha soomaliyeed ayagaa ka bad badiye nimankoda

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 5 месяцев назад

    Habo mcnto xanuun ha ii fahmin fikirkeyga kadhiibtay mana jecli qof in lagu dulmiyo ninkii adiga shalay soow kuugu soo furay ayaa gabdhaha ku dhiira kalinee inta aad ka celin laheed oo u aqliyeen laheed.
    Wan kuugu ixtiraamaa fikirkaada .
    Hadaan xad gudbana iga raali noqo waana icanaanan kartaa oo gabadhaadi aan ahay.

    • @aamoxoosh9478
      @aamoxoosh9478 5 месяцев назад

      Waa laqabaaaa lama furin abyo

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 5 месяцев назад +1

    Mashallan ❤❤❤

  • @YoosMax
    @YoosMax 5 месяцев назад +1

    Msh allh

  • @leyloshcali2376
    @leyloshcali2376 5 месяцев назад

    Saxwaaye dhiirigelintaada lkn gabadhaan wexey dhahday waxaa inta badanax iga iibsada odayaasha maxaa yeelay marka waxloogudaro wey jecelyihiin

  • @sacdiyomohamud8327
    @sacdiyomohamud8327 5 месяцев назад +1

    Allaha akabar adiga dadka waxa ka wanineyso adiga sow inuma sow dhiigtiid xaaji laacag ku haay anaga kuwena kaataga dheeh qofkasto caqliga kaasho nag waliga war ha ka qadaan ii amin hadikale ayada cagaha u riixixi hadana kuwina saas ha sameyn laa idiin dhaaha

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 месяцев назад +2

      Qof ku hadusan rabin inuu wax fahmo aniga ma fahansin karo

  • @SafiyoSalaad-mf8oy
    @SafiyoSalaad-mf8oy 5 месяцев назад +1

    Horta nimakaan aad 90 kahadashaan is ka daaya ayagaba idin kama hadlaan adaaba kow ka ah

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 5 месяцев назад

    Waan kugu raacsanahay ruumi suurahaan ka badaniy

  • @RihaannaAbdi
    @RihaannaAbdi 5 месяцев назад

    nin ima qabo kaliya ilmo heesta alle ii koriyaay daruuf iyo xanun ba 😢

  • @Ayaanita-u5p
    @Ayaanita-u5p 5 месяцев назад +1

    Abyo waan cusbahay

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 5 месяцев назад

    Wanba dhafay kool.koolin iyo xaaji ina.kadaba cala.calo iyo intee katimi maba dhaho dee

  • @salmantheking171
    @salmantheking171 5 месяцев назад

    Istaqfirulaah

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 4 месяца назад

    Runtaaa weeye baaye

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel3257 5 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 5 месяцев назад

    Gabadha wakhti u haysa in ay koolkooliso ninkeeda kolay dhib uma arko saa anigu wakhti aan ku koolkooliyo maba haayee

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 5 месяцев назад

    Ruumi hbo adaa fikirkaaga leh lkn gabdha kumay dhihin naago baa oday wax u gada lkn odayaasha ayaa gabadha ka adeegta oo macmiil u ah mida kle dumarka qurbaha ku nool waa daalanyihiin xaajina waxba uma qaban karaan lkn gabadha somaliya ku nool oo shaqaale u joogo waliba gabdhaha qaar labo shaqaale u jooga way ka shaqaynaysaa xaaji wayna koolkoolinaysa mida kle xaaji goormuu cadow ahaa saw odaygii reerka maaha gabdhaha somaaliya waxaan leeyahay nimnkiina dhaqaalaysta haday shaqaale idiin qabtaan oo sidii boqorad lugaha isa saaro ay idin dhahaan waa fikirkayga aniga qurbo joog ahay anaa daalan xaaji intaa awoodo u samaynaa waxaan awoodin maba awoodo😂

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 5 месяцев назад

      Waad saxantahay. Qaali Ruumi Maba aysan fahmin gabadha hadalkeeda dumarka qaarkoodna baryahan odagi reerka lagu diray

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 5 месяцев назад

    Afka iska hagaagi maaamo shaqala nimanka uyihin maxey tahay intaa iyo inkabadan waayo ayaguba anaga bey noo xamaal tagayaan furinkana waa wax qoran lkn gabadha ayada gurigeda kadigi karto jano ama naar
    Adiga hadii lagu qabo adbo kaaga cagaha usalideyni anagana inaa nagu dirta rabtaa
    Gabdho yeey san idin waalin mamadan oo nimankina kadambeyo waa hadii wanaaga awlaada iyo jiritanka qoysaska larabo waxa aan guryaha kaheynana waxan kaheyleynaa ajar hadan siniyad ah usameyno
    Qof walidkaagiba kaxaq badan waye ninka marka diinta hala baarto maadi lee yan ladaba tagnaanin

    • @naimo33
      @naimo33 5 месяцев назад

      Diinta ma ninka wax u kari bay ku tidhi adigaba ubahan intaad diinta barata maxaad dad tilmaantaa

    • @umuabdullahi4380
      @umuabdullahi4380 5 месяцев назад

      @@naimo33 ilaaa hada magaranayo mel aan ku iri cuno karinta diinta fartay
      Kala dambeyn unbaan kahadlay oo hablihii gaalada unbey iska daba raceen oo ninkiba xuquuq maleh kala dambeyn maleh sidu rer kujiri walalo

  • @Fartuun1207
    @Fartuun1207 5 месяцев назад +1

    Qofki ugu horetey😂

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @CaliXassan-w5n
    @CaliXassan-w5n 5 месяцев назад

    WARKAAGA MA LA FAHMAAYO NAAGYAHAY

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 5 месяцев назад +1

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato RUclips kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🙏 walaashaa ma ihiyoo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 месяцев назад

    Naagahkeliye inlagatago kabaqa inlanaco maahe aan waxaba ayagunicin

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 5 месяцев назад

    Abaayo.ruumi.wakujecelahay

  • @Sawiro
    @Sawiro 5 месяцев назад

    Haji belo wax hasiiso😂

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 5 месяцев назад

    See ku ogaatey in gabadhaas lagu furey in ninkeeda baari u tahay masoo ogaatey waxii gabadhaas lagu. Furay shaaha lol😂

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 5 месяцев назад

    Mahad sanid walaal

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 5 месяцев назад

    Nin walba gurigiisa caac bukujogaaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkk wallee habrahan hablihii yar yara dakhalka ayey kasii turayaan nin baa iqaba kute alla habartu been badana hadan la aqoon sidan ayey been u sheegi lahayd kkkkkkk eedo gabdhaha masakiinta baa biin tooda waxba idiin tari meyse iska daaya xasadka waa dhaqan ehlu naar ma wacna kkkkkkkk wallahi waa isu cadow kkkkkkk

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 5 месяцев назад

    Ninyahow somaalidaan waa kasoo dareen bal soomaalidii waxay naga gadayaan nin iyo naag cadow isku yihiin waa suaale hadaa cadow isku tihiin maxaad iska doonaysaan oo wax isugu darsanaysaan tiktok galaysaa halimo faarax baalaha iska rifayaan youtube galaysaa sidoo kle dadkaan waa na dawakhiyeen

  • @FadumoQurux-mi7lg
    @FadumoQurux-mi7lg 5 месяцев назад

    Hjj

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤