@@mahamedwarsan9724 wll ma anaa iga wadaa mise qof kale ani hadaa iga wado magaca iigu qoran waa Arabic ام حماده hooyadii xamada xamaadana waa Ahmed koolkoolintiisa waana wiilkayga hubsiinyo hal baa la siistaa
Mashallah. Nice. Allahuma barik Aniga 4 ciyaal. Uk 🇬🇧 waxa iga baxa 400£ mise kabadan adeega bees. Hilib iyo wax kale wa ziyada. Hilib haal kilo deylo wa 13£ Hilib shiishid 1kilo wa 9£ Bariis basmati 5 kilo was 8.99£ kan ugu jaban Caano 2. Litre 1.49£ Hal gasac tuna wa 0.89£ p 1 kilo sugar 0.99£ 🍞 bread 1£
Waxan hada ad natuseyso cunto ma ahan.baris .basto. Malay tin. Chickenstok White eggs Waxas looma bahno wa process food .isticmsl fresh malay.cusbada bada.ukun cafiga doorada u dhasho. No basto.no baris.
Asc abayo waxan raba inn talo yare inn ku siyo inad garanesid maa ogi ada ka so warami abayo mcn alabta markad ku rideysid cagaga waxad sameysa inta hore meel ku shub inta cusub caga ku hor shub marka inti hore ka korshub❤❤
Wll iisoo duceeya in uu illahay ubad kheyr qabo isii yo
Ilaahy awlaad quruxbadan hakusiiyo wallo
Wll duriyad saalixiin ah Allah ku siiyo amiin ku duceeso ayada 89 suurada anbiyaa رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين
Marka hore magac islaam yeelo ☝️
Wall Allah ha ku siyó. Aamin ❤❤
@@mahamedwarsan9724 wll ma anaa iga wadaa mise qof kale ani hadaa iga wado magaca iigu qoran waa Arabic ام حماده hooyadii xamada xamaadana waa Ahmed koolkoolintiisa waana wiilkayga hubsiinyo hal baa la siistaa
Mashallah. Nice. Allahuma barik
Aniga 4 ciyaal.
Uk 🇬🇧 waxa iga baxa 400£ mise kabadan adeega bees. Hilib iyo wax kale wa ziyada.
Hilib haal kilo deylo wa 13£
Hilib shiishid 1kilo wa 9£
Bariis basmati 5 kilo was 8.99£ kan ugu jaban
Caano 2. Litre 1.49£
Hal gasac tuna wa 0.89£ p
1 kilo sugar 0.99£
🍞 bread 1£
@@wm9669 hulubka 1k 18€ walahi kashekee from french
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا يا الغاليه ❤
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم ❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw ❤
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲❤
masha Allh Abaayo Allaha kuu barakeeyo ad baan ujaclestey degenaanta aad ku soo Gashey❤❤❤❤
MaashallAh horey u soco walaal ❤❤❤❤
Masha Allh'a walal Allh ku xif diyo❤❤❤❤❤❤❤
Intaaba dad baan haysan mash allh❤❤
habaryar quruxey mid samee iska daa maraq digaaga waa sun ee cusbo lee kugu filan aniga ma isticmaalo
Aamin yaa Rabbi ❤❤❤❤❤❤
Masha alaah walasheen aad bad umahad santahay dhiiraga ilntaada adigana ilaahay ha kusiiyo waxaad jeceshahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jazakallah khayr ❤❤
Asc abaay intee joogtaa. Family maatahay meeqo cunug aa qabtaa iyo meeqaa bishi biilataa meeqo lacag aa idinku baxdo bil walba?❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabarakalah Allah hakuubarakeyo walashe qali ❤❤❤❤
Mashaallah allaw marwo baariya ❤❤❤
ما شاء الله بارك الله فيك ❤
MashaAllah 🎉
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉
Masha Allah Liiban aduun iyo aqiraba dhiiro galisadeena ❤
Mnshallh wan kahely manta igu horeysaa🎉🎉🎉❤❤
Xamar waxan ku arkey ciyal nafaqodaro heyso markan egey cuntoyinkoda wa mid liidato.basto.baris. waxan u shegay inay carrurta cuntada dalka siyan.
Canbulo.mufo.soor.mushaali.malaay.hilib fresh.malawax .sabayad .basto.baris.cunto ma ahan.
Asc mentor her alaha kusiyo side wax lo kedsadan ka bartay away ked ma aqon bil ficana wan qada nayay mahad said abayo
MAash Allah 👏👏👏👏❤❤
M.a lkn junbaha iyo kaluunka iskada iskada 2bada waa sun
Masha Allah xulu xbbt Allah yaxfaduka ❤
Abayo heelki hore kor soo marsiiso kan cusub gadal ka isticmaal❤
Masha Allah abayo ❤❤❤
Masha allah baarakallah abayo ❤
maasha Allah ❤❤❤ sidoo kale Aamiin yaa rabbi maanta ku arkay mahadsanid
amiin ❤❤❤
Masha Allah ❤❤
Aamiin Aamiin Aamiin
maasha allah aamiin aamiin yaarabi ilaahay haku yeelo❤❤
Masha allah tabarakallah illaahay ha idin barakeeyo xabiibti
Masha Alllaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
maa shaa allaah allaah ha ku siyaadiyo kuna barakeeyo idiina xafiido
Masha Allah abayo aniga hada kugu soo biiray
Allahuma aamiin
Masha allah hooyo dadaaleyso❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Manshaallah amiin yaa rabi 😍
Adeègà aniga odaga keena .marki lacagta la iidhiibo dĥqaaleÿna hhh qudarta iyo hilibka le doontaa
Masha Allah abyo allah kuu barakeyo
Wcs my abaayo mcnto masha Allah mcnto ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Masha allah tabarakallah waxaa oodhan boqol waa raqiis wlh
Aad ba u mahadsen thy abayo sida wacan aad nogu soo gudbisay taladada 😍 Abayo saliid cadey iska yarey saliid macsaro iyo saliid seytuun ku badallo
Mansha allha❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah Abayo 🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Mash alaah abyo ilaah haku barakeyo ncnto plz nagu cawi cagadaha mesha kagaday
Maaacun online bishii hore beey noo shegty aby kuwa yaryar hada kwado
Thanks
Aamiin yarabi ❤
Abayo intee gaso adegataa duganka intee kuyalaa iso sheeg❤
sax❤
Mansha Allah tabarkallah 🎉
Cagagta yaryar inte kahela abayo plz
Aamiin yaa rabi
Masha Allaah
Asc Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah waa dhawahay❤❤❤❤
Mashallah baarakallah
Walaal sonkorta 15 kilo aadby u badanty ee iska yaree xanuuno badan aya laga qaada sonkorta
25 kiilo nagu baxda bishii waliba marmar waa naga godaa
Dad baa 40 kilo isticmalo sida wayahi aniga samen jiri hada alxm waxan isticmala 12.5 rubac la dhaha
Waxan hada ad natuseyso cunto ma ahan.baris .basto.
Malay tin.
Chickenstok
White eggs
Waxas looma bahno wa process food .isticmsl fresh malay.cusbada bada.ukun cafiga doorada u dhasho. No basto.no baris.
wllo maajig iska da iyo qasacda cudura laga qadaya alle noma kene
Aamiiin yaarabi
Amiin Amiin Amiin yaa rabi walashey macan adna allah ku barakeeyo guurigada
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
sidaa jeceshahay oo janno u weyntahay Alle hana siiyo❤
Waxan layabay Afrika markilajogo adeega waxa lasogato weybadanyihin 20 sokor 10 saliid qurbaha cid kakoban 6 aya bildhan isticmala hadi waxlashilo 2 salid sokorta cidi sidi afrika u dhaqanta 5 isticmalan waxa fiican in layareyo isticmalka sokorta saliid cadeyda burka cad
amin❤❤
masha allah shugran abayo sidaa ku sugaye le wa kugu farxay no so dhig malin walbo video ❤
Asc abayo waxan raba inn talo yare inn ku siyo inad garanesid maa ogi ada ka so warami abayo mcn alabta markad ku rideysid cagaga waxad sameysa inta hore meel ku shub inta cusub caga ku hor shub marka inti hore ka korshub❤❤
Abayo cagdaha nala wadag adigo mahdasn
Caaga cusbada inte ka kentay abyo❤❤
Muqalki igu horeye iso garo waye mansha Allah ❤
Asc abaayo bariska magaciis? Meqa la gada? 25kg miya?
❤😊❤
Isooo racaa channel one like ❤️
Wll Qali mashaarida caruurta so gali pills
asc maasha allah allah haku xafido aamiin
Mash allah❤
Masha.allha
Wcsalaam warxmatulahi wabarakat abayo umu zaharaa sheeqa ad kubiliwde abayoy magician hadad igudantid insha'Allah
M.a abyo thanks dhiirigalintada
M.a wllo
Maasha Allah
Mashallh tabarkalha allha kubarkeyo
hargaysa nin jooga war uyaala intan waa 200$😂😢😢😢
Wllo hada waxan laha mala haraysa majooto meesha hargeisa warba yaala
@@QadanWarsame-c1uhargeisa waa ka sii dartay hada wlhi waxkastaa qaali sii noqdaan bilwalba.
Mansha allaah abaayo
Masha allaah❤
wan cusbahay bisha adeega ban dhib ku qabaa cinwaanka ka helay
Ninwalba muraadkiisa allaha u sahlo
Mnshalla Alle Haku barekeyo
Mshaalh abyo
Asc meeqaakusoo adeegtay abaayo
Mashalaah tabarak
Mashlh abyo mcn qali waa kujeclhy
Masha Allah umu zahra qurux illahey hakuxafido
Thanks abayo aduunka waxa ugu jceylahay qof waxa ka faidayo
Abayo curry powder kaa miyu ficanyahy
Apyo cagadaha wx ku shubatid hlkee ka soo ibisay
abyo muqdisho miyaa wn kudhibtooday bilka ayan kuwarerey micnaha sidan umarayn laha😢