DAYACA DARXUMADA DUMARKA SOMALIYED EE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 82

  • @Amounnouh
    @Amounnouh 5 месяцев назад +8

    ilahayba dhamanten waxaynu ka naxno inama tuso aynu isu ducayno ilalahayna tawakulano aakhiradenana aynu u shaqaysano aduunyaduna waa muhiim inaynu u shaqaysano sadaqadana aynu la baxno
    kaydkuna waa muhiiim wlshy qali❤

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 месяцев назад +2

    Wallahi wan ku jecelay fariid noolo wallahi hu jawabi dadaka an fikaran ruun nolay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ridwaanhasan3952
    @ridwaanhasan3952 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ruunay wax badan baan ka faaiday alx gabdhow meel wax dhigta nolashu caqabadaheeda wadataaa

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm 5 месяцев назад

    صحيح كلامك اختي

  • @Umumaxamedamiin-f6k
    @Umumaxamedamiin-f6k 5 месяцев назад +3

    Rumiyeey marka hore wan ku salaamay abyo abaalkga waxaan kugudo ma aqnaano 2023 ayaan kugu soobiiray wllhi nolshayda way isbadaysahay naag adag oo wax walba qabsta ayaan noqodey xaga guri haday noqoto iyo haga dhaqlaha 2025 haduu ilahay nagaadh siiyo tukaaankaygana waxaan ogu magacdarayaa ruumi insha allh haduu ilahay igaadh siiyo mahad sanid rumiyeey😢

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 5 месяцев назад

    Waxan kaa faaiday waxa badan
    Shukran qali

  • @xamdiapdi2646
    @xamdiapdi2646 5 месяцев назад +8

    Asc abaayo ruumi waxaan kala socdaa 2sano xiriir ah qardho baa ka dawadaa intaa bana xaas ahay Hal gabar baa ijogta secondary baa dhamenaya from 4 ahay 19sano baa jiraa ano 3bil lay qabo ayaa bilaabay inaa wax aruursado waxaa hada meel dhigtay 3740$ wlhi cid lama wadaagin aabahay baa Amal bank account igaga sofuray jamacada marka bilaabo rabaa inaa ganacsi ku furto insha allah marke igarto 5k insha allah waxana dhaqalaha ka bartay walashey aan la noola oo 16sano la qabo ❤

    • @ashoelmi3185
      @ashoelmi3185 5 месяцев назад

      Masha allah

    • @Caliya529
      @Caliya529 5 месяцев назад

      Abyo qardho kula jooga anigaba wan ururiyey lcgta maxa kusamena kkk Amal banka se udhigatey bal iga cawi

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  5 месяцев назад

      Gabdhah puntalnd kula jooga uso sharax qabka l dhigan karo amal bank lacagta adna hormar wacan ban ku leyahay

    • @Feyla731
      @Feyla731 5 месяцев назад

      Masha allah abayo nagnol thy hore usoco 🎉🎉

    • @UmasalmanUmasalman
      @UmasalmanUmasalman 5 месяцев назад

      Masha Allah abaayo ❤️ 🥰

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 5 месяцев назад +1

    ماشاء الله حبيبتي كلامك صح ❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 5 месяцев назад +2

    Sanatkii aan hormarka bilowi lahern no more ohiin keep going girls

  • @hafsomahamudali280
    @hafsomahamudali280 5 месяцев назад +2

    Mshllh wll waa fikir fican in meel wax la dhigta gacan marani waa gun allaha naga koriye

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 5 месяцев назад

    Waa Run abaayo adiga Kuma mashkhuulsanid umada waxaa tahay gabar wax faaiidaysa.

  • @faraxbirinbir5958
    @faraxbirinbir5958 5 месяцев назад

    masha allah walal hore u soco

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 5 месяцев назад +2

    Mida kuso waceyso ee kugu qeylineyso waa Xasidiid waxey ka xuntahay gobabinta dumarka ee abaayo waxaas hadhageysan hadlkeda nowat dhiiri galinta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @umua3483
    @umua3483 5 месяцев назад

    Your right abyo 100/100 love from USA

  • @nasab6929
    @nasab6929 5 месяцев назад

    Mashallah ❤️ Ruumi ❤ ALLAH KU BARAKEYO sister talada kiwi wax kuqata ALLAH naga dhigo

  • @fardowsomaxamad6156
    @fardowsomaxamad6156 5 месяцев назад

    Talawaanasiisay hadaanahay gabdhaha afrikajoogo iyo mid yurubjoogtaba jasaakalaah abaya

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 5 месяцев назад +2

    Masha Allah abaayo mcm manta ana ugu horeyo

  • @AminoMohamed-uz3pv
    @AminoMohamed-uz3pv 5 месяцев назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉 mashalah my queen 💓👑👑 horay usoco qali from uma najax

  • @zeeyx_2023
    @zeeyx_2023 5 месяцев назад

    Masha allah xbibit qaliya جزاك الله خيرا dhiri gelinta anigu wan bilaabay in aan wax meldhigto bishi dhamatay

  • @hawahassan4841
    @hawahassan4841 5 месяцев назад

    You are absolutely correct. People if you don’t want the advice, just move on and stop complaining. Thank you, Ruumi.

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 5 месяцев назад

    Saxiix abaayo Waan kugu raacsanahay kuwiina joogo yurub Allah baa idiin doortay oo gaalada idiin jibiyay oo lacag idinku siiya caruurta ALX dhaha ee isku tashata….. kuweena joogo USA wax lacag ingu siiyo ma jirto laakiin waa inaa shaqeeysanaa oo isku tashanaa inshaa Allaah….

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 5 месяцев назад +1

    Maasha Allah Waa muhiim in wax la dhigto baryo badan iyo bukaan badan Waa la isku nacaa ❤❤

    • @aminadhoore7745
      @aminadhoore7745 5 месяцев назад

      Maasha Allah abaayo waa run jazyakalaahay kheer

  • @AsmaYusuf-tf4sh
    @AsmaYusuf-tf4sh 5 месяцев назад

    Waxan Hoyo an wali waxaba Mel dhiigana lakiin hada hadaf ka hel nosha Allow i fuudeed yaa raabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🫶🫶🫶🫶. Ilove Rummi hore soco ❤❤❤❤❤

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 5 месяцев назад

    Mansha allah abayo Wlhy dhiiragalin ayaathy blse dadka bdana runta dhibayso❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 5 месяцев назад +2

    Masha allah waaruunta abaayo ❤❤❤❤❤

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 5 месяцев назад

    Masha allah tabarakallahu warunta wllo hagbadu wa muhiiim iin la galo aniguba waxba ma dhigii karo hadanan hagbad galiin

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 5 месяцев назад

    Illaahay hayna asturo.

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 5 месяцев назад

    Waa kugu raacsanahay abaayo Ruumi
    Wad kumahadsantahay talooyinkaaga wanaagsan ❤

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 5 месяцев назад

    Masha alah waa xaqiiqda jirta waa gabar ku dayasho mudan ❤❤❤❤

  • @habibaabdulla875
    @habibaabdulla875 5 месяцев назад +2

    Mashallah❤

  • @sagal.hussein
    @sagal.hussein 5 месяцев назад

    Haaa ❤❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 5 месяцев назад +1

    masha Allah abaayo ruumiyey waxaan kugu soo biiray sanadka 2023 bisha 8aad waxyaalo badan ayaan kaa faaiday waxaan meel dhigtay 500 oo dollar waxaana kunoolahay magaalada kismaayo waxaana iijoogto 4 caruur 🥰🤲alxm🤲

    • @Faaizomohamed-qk2sd
      @Faaizomohamed-qk2sd 5 месяцев назад +1

      Hamblyo Hamblyo queen dadalkada halkas kasii wada

    • @ZulekhayussufMohamed
      @ZulekhayussufMohamed 5 месяцев назад +1

      Abayo kismayo wan joga. Lkn se wax udhigtay abayo isheeg bal

    • @UmasalmanUmasalman
      @UmasalmanUmasalman 5 месяцев назад +2

      abaayo waxaan bilaabay bishii 1aad sanadkaan waxaana joojiyay deen dhan inaa qaado alxm biilna waxaa qaataa bishii 500 oo dollar ilmahayga aabohood safar ayuu kumaqan yahay guri aan leenahay waan daganahay alxm 400 ayaan isku filneysiiyaa 100 meel ayaa kadhigaa run ahaantii ruumi waxaan ku soobiiray 2023 bishii 8aad halahaas waxaa iska soo af jarey wixii deen ahaa mar walbo fiidoow yaasheeda waan daawadaa waana umahad celiyaa run ahaantii waxay nabartey sidaan isugu tashan lahayn ❤❤❤

    • @ZulekhayussufMohamed
      @ZulekhayussufMohamed 5 месяцев назад +1

      @@UmasalmanUmasalman mahad sanid abayo

  • @hodanmohamed1817
    @hodanmohamed1817 5 месяцев назад

    Manshllah abayo

  • @hamdamuse8495
    @hamdamuse8495 5 месяцев назад

    Ala yaxfid wa runted

  • @MaryanAbdirahman-q4d
    @MaryanAbdirahman-q4d 5 месяцев назад

    Abayo aniga waxan jecelahy inan meel wax dhigto lakin shilinkn meel dhigto waan kadabo tagaya lakin waxan ku fiicanahy hagbad ayan ku jira ayan dhoor jeer dahab ku iibsaday

  • @SumayaQurux-l9k
    @SumayaQurux-l9k 5 месяцев назад

    Ruumi.aada.u.mahadasantahy.wakulsocodaa.3.sadax.bilod.waxasefga.reeyay.400.boqola.dolara.xAmara.jooga.abaayo❤❤❤❤

  • @sofiaabdirahman9997
    @sofiaabdirahman9997 5 месяцев назад

    Mashallah abaayo Mahdsanid ❤❤❤❤

  • @SumayaQurux-l9k
    @SumayaQurux-l9k 5 месяцев назад

    Abaaayo.ruumi.halahadalin.yacamakasatada❤❤❤❤❤

  • @zamzamabdullahi3669
    @zamzamabdullahi3669 5 месяцев назад

    Waaaaa runtaaa ala runta kugu jcyliyaaa money is not easy

  • @istahilyusuf7566
    @istahilyusuf7566 5 месяцев назад

    Asc ruumi wankusalamay walal wada mahad santahay shaqada ad hayaso dhiri galinta waxan joga maraykanka anaga cadh maqadano caruurut maceshiyadan waqali kasoohadal marwalba waxad ka hadashaa yurub

    • @foreverlivingwithfaduma
      @foreverlivingwithfaduma 5 месяцев назад

      yes waa run aigam usa ayaan joogaa full time ayaan shaqeeyaa hadan biilashayda kuma filna

  • @Xananaxme
    @Xananaxme 5 месяцев назад

    Masha alaahòóp

  • @FatumaAhmed-t6t
    @FatumaAhmed-t6t 5 месяцев назад

    Abayo mardhaw ayaa ku soo biiray lkn hadase sitoos ah ayaa kugu xiran hami baa lahaa inkastoo aan wada gaarin hadane wadadii guushaa ku socdaa talada wanagsan wa kaalmo fiican
    Waxna wa arkay waxna ii dhiman

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 5 месяцев назад +1

    Qof baahani gob maaha.
    Cidina kuu niximayso
    Cidina kuma rabto
    Hadaanad waxba haysan.

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 5 месяцев назад

    Asc yaa casiisatii

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 5 месяцев назад +1

    Ruumiyey markan caqliga leheyn lacag aya iso gali jirtay balse markan caqliyeytayna beesadii ayaaba igu adkaaday

    • @Fathi-s2t
      @Fathi-s2t 5 месяцев назад

      Same 😂😂😂

  • @amaldualleali5368
    @amaldualleali5368 5 месяцев назад

    Abaayo Illahay dartii baa ku jclhy waana ka helay dhiiri gelintaada mahadsanid

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 5 месяцев назад +1

    Ruuneey yeey ku waalin dadkan ee horey usoco

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 5 месяцев назад +1

    Shaqayso gabareey waxaa shaqaysatidna ku raaxayso wax meel dhig afaaraha ah kuma hysto ani hadii illahy xoog iyo caafimaad ku siiyo allh ayaa garabkaaga ah markasta waxaa barnaamijkaan igala qurux badan in aad ruumiyey tiraahdo gabdhaha wax barta inaad ku boorisid waa fikirkayga ani

    • @Caliya529
      @Caliya529 5 месяцев назад

      Shaqo mahaysa 😂

  • @Farhia869
    @Farhia869 5 месяцев назад +1

    I think its easy to Ask for help😂 why wax meel lo dhiga😂😂

  • @saadiaibrahim5860
    @saadiaibrahim5860 5 месяцев назад

    Wallah abay
    6:24

  • @RodaSaid-x9j
    @RodaSaid-x9j 5 месяцев назад

    ❤❤

  • @Macad-k2d
    @Macad-k2d 5 месяцев назад

    Manshaa Allah ❤

  • @Najma799
    @Najma799 5 месяцев назад

    Dadka cusub aan ka mid ahapy

  • @UmuAliya20
    @UmuAliya20 5 месяцев назад +2

    Anig wan kugu racsanahay in wax mel ladigto Qas ahaan dumarka in ey wax mel dhigtan marhadi ad hooyo tahay wa in ad isku tashataa od kedledahay

  • @Caliya529
    @Caliya529 5 месяцев назад

    Thanks

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 5 месяцев назад

    Taasiy waa talo fiican in waxa ladhiigta hadiiy kale malin aan manta aheen ayaad ka shaleen

  • @Saamiya-b3r
    @Saamiya-b3r 5 месяцев назад

    Waxan ka faaiday ina deynta iska dhameye waxa u baahnen inan so iibsan ina raashinka inta harty ku xisaabtamo alx intas ii hirgashay june wxi kadanbeyo ina saving sameya rabaa I.a wana mhdsnthy xbbty illahy wxa jeceshahy o wng haku siiyo sida noola hadashay wnka faaiday video gagane ima dhaafo

  • @fihiimo950
    @fihiimo950 5 месяцев назад

    😅😅😅 waa fariid walahi

  • @Diiney__official
    @Diiney__official 5 месяцев назад

    Mashaalah

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 5 месяцев назад

    Abayo hadoo allha kuu nimceey allha xamdulialla dheh ee hadhihin😂iataas aad jogtay ee maxaa heysataa lkn adaka waa ni oo tu saalo ha usooqadan dada dhib ku dhacay dada lacag heeyta ayaa lacagtii laga qatay oo meel cidlaa ku soo dhacay

  • @istahilwarfa2724
    @istahilwarfa2724 5 месяцев назад

    Abyo mcnto adigaba ku jecladay ee iguso biir qofka labada ahay

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 5 месяцев назад

    Abayo markan guursanayey wax idhigaliyo mahelin balse waxan rajeyna waxan helaba 1garam oo dahaba hadey igoyso xita inan meel kurido insha allah hadey qeyr bdn allah kusiiyo abayo mcn

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 5 месяцев назад

    Waartaa wll qali
    Waa in waxa ladhigtaa

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 5 месяцев назад +1

    Meel wax dhigo maa ceeba

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm 5 месяцев назад

    Sax

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 месяцев назад

    Manshaallah 🥰👍

  • @RahaNOOR-rh1sh
    @RahaNOOR-rh1sh 5 месяцев назад

    Mashallah ❤🎉