صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto warunta gabar kasto waxad shegtay run waana fiican ayad uwanisay macanto wanaga wax ka fiican maleh Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto
Ruumiyey aniga bishii 1300 igu baxda daily 10 dollar qaataa bishii 300 aan raashin ku jirin la i siiyaa hadana dhac dhac kale oo dhawr boqol ah helaa kayd na ma sameeeyo
Roomey wll shukran walahi manta ku dhageesty wana kugu farxay waa inta iga dhimaan wax cuun faaido malaha ina wax seve ku ahandan baa wacn Alle haku sharfo❤️❤️
Dadka haisku iftiinin joog naagahaan baas nin la aan hadhigin joog haka macaashin aakhira yaan lagu weydiinin afaarahaan hauhor kicin hana igu soo kala fireynin😅
Anba ano gurigayga joga ayan english ka dhameyay m.Allh save kana iguma adka wxn qata bil malinti 5$ 6 ciyalana wn haysta wxnka dhigta 2.5$ wxn isticmala 2.5$
Ana talo idiin haye marka sas lagu keeno guriga isku dey inaad ninka ka adkaato ama aad madaxa ka qabsato 5 ta sano hore wad isla buqi donta kadib ada guleysan dota ugu dampened waxad noqon donta tii taliso
Hhhhhhhhh tan talo lama yidhaahdee waa isku dir Horta dumarka inta ilhy rag ad adag ku beegay ilhy qalbigiisa ha usoo dabciyo inta haysata rag wanagsan oo naxariis badana alle ha isku daayo Dumarooow anagu aynu wanaagsanaano Allen ka cabsano ducadana aynu badino waxba inaga xumqan maayaane Baari in ninka loo noqo doqoniimo maaha ee waa darajo ilhy bixiyo hooyo kastoo baari ninkeeda uhana awlaadeedaa laga dareemaaa ilhy awlaada ha inoo hagaajiyo
Maasha Allah ruumi waxaa kuu rajena hormar wacan ruumi boqolka Hala gaarsiiyo soomaliyey
Nolasha buuq maha ilahay rer kasta khayr ha dhex dhigo
صل الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah tabarakallah macanto warunta gabar kasto waxad shegtay run waana fiican ayad uwanisay macanto wanaga wax ka fiican maleh Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto
ASC
Masha Allah wll ragu dumarka waxba inay samaystan uma ogola lkn koley anigu hadan fahmay labo sano kahor hada ayaba igu kahoreysa
Maasha llaah walaashay allaha ku sharfo gabdho badan baad noolashooda wax badan ka badashay
Ruumiyey mahadsanid.
Inantaasina waa inan fariida hore usoco baan leeyahay.
Ninku haduu arko inaad wax qabsanayso oo soo jeedo
Walee wuukugu daba faylayaa.
Ruumi qurux badan waa ku salaamay macney🥰
Ruumi waa salaam taladaad waa ku faaid hada 300 ayaa sefe gareey awala 20 ayaan maal dhiga waayey
Masha allaah tabarakallaah
ASC MASHALLAH TABARAKALAH🎉❤❤❤❤
MashaAllah thanks qali
Abyo wad mhdsnthy runti wxathy qof qalbi wangsan ❤ intas kidib waxan ahy hooyo hysta 4 carura nikeygan Kuma Haystowax qadrina ama daryela hdan wxkaga shego wdarwl Gari na Safra wxbdne mhysyo o mlha htii saseythyne meshowtgba waxow ka mhrsana nag qarsoniya 😢 ane Mauhelyo sidan waxuraby owix Odhnwey isdbamaren 😢 abyo Ila Sotli xabiti❤
Masha Allah tabarakallah gaari shukran qaali ❤❤❤
Mashallah walal wan ka helaa routinkaga
Maasha allah insha allah
Asc abaayo ruumi qeyr allaha kusiiyo wanoyinka kahadlaysid waa sax
Aamiin abaayo guurku wuuxumaadaa
Asc abaayo waxan kushegya waanada ad wado gabdhaha kaliya Kuma kobno raga xata waa lagarabaa
Ruumiyay wlhi adicted ayan ku noqday bisinka awalna kuguma heysan qof kulul ban ku heytay jac le kaso horeyso lkn runsheg aya thy wlhi waku tageraa
Holland
masha allah ruumi quruxey ❤
Masha allaah naag nool ❤
Man sha Allah tabaarka laah
Maasha allah
Maasha allh❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤❤
Manshaallah absolutely 💯 ❤❤❤
Waaruntaaaa quraxeeey 👍🏽🇸🇴🌷🌷🌷
Manshaallaah Manshaallaah ❤️❤️❤️
Video ga inta tanbo samen e igu yelaty Wlh wanku cesh ceshty😢😢😢
ما شاء الله تقد ال الإمام
Gabadha kudayasha mudan waa mida ninkeeda jacayl ka sameysata oo iyadoon intaas oo buuq ah galin sida boqoradii loogu soo adeego. AyeeyNa ku noqota taas waa number ☝️. Inantan aad hada ka sheekeysan dhib badan baysoo martay waana kabaxday laakiin maaha nolosha gabdhuhu rabaan. Waa strugle.
Ruumiyey aniga bishii 1300 igu baxda daily 10 dollar qaataa bishii 300 aan raashin ku jirin la i siiyaa hadana dhac dhac kale oo dhawr boqol ah helaa kayd na ma sameeeyo
Ani wxn ka mid aha dadki taloyinkaga ku faidey hbo rumi❤lkn isnabki wan kugu so darsade i aqbal habo rumi
Ramadan nawad alaha nagu garsiiyo❤
amiin amiin amiin yarabii
Aamin
Mnshalaha wn ku dayda runtii roomiyaya
Asc abayo ruumi illahey hakubarakeyo
Roomey wll shukran walahi manta ku dhageesty wana kugu farxay waa inta iga dhimaan wax cuun faaido malaha ina wax seve ku ahandan baa wacn Alle haku sharfo❤️❤️
Masha alllah ruumi ❤
Naag nool dheh❤😊
Masha allah❤❤👍
Walahi waay jiraan qali😢😢😢😢😢😢
انا صومالية لكن ما اعرف اكتب الصومالي
اهلين وسهلين فيك حبيبتي
Sheekadan isug koob shaah oo dheer ayaan u u soo qaadanayaa ruumiyee lol
ما شاءالله عليكي
Asc wll wa runta😢😢
Waa runtaa abayo
Naa gabdhaha ha waalin nin aad kudhahday club ayan usocdaa kuma qabeene gabadhi wax baraneeysa cid udiido malahan
Masha Allah beautiful but all women are not strong to fight for their right
Xbbti what's up kaaga ayaan rabaa
Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal
انتي بنت ذكيه ماشاءالله
اكتبى عربي
Scw scw scw
Ilaahay baa xaliyah
Wall side kulaso xidhidha walla rumiyey
Asc wallo cfmd
Aamiiin
Sheekada gabadha oo dhan inad sheegto waaye mcnto gabdhah waxeey u tahay motivation 😊😊
War jaceyl 😢😂
W xaqiiq abyo
Faridad
Allah baa ilaaliya ah
goanka sida loo qaato kaliya hadan heli laha fiican lahyed
Maskaxdada yaan xur ahayn abayo
marka is dhaho goan gaara ano berti ku soo noqodaye Lee ba arkaye
Wlhi isku mid nahay goaandhan malahi kwrn waxn sameeyo ma aqaan
@@ayanbadan8856😢waa dhibka i haysta
رومي انا احبك جدا واحب كلامك
ال يخليكي يا حبيبتي شكرا
Horta halkaad degan tahay?
Raga iskacelin bee waxkuleyahiin
Masha alah waa xaqiiq jirto aqliga ha baraarugo walaal isku Darren baan nahay❤❤❤❤
❤
Faxad duu waqali
m a😊
❤️❤️❤️
.❤❤❤
طيب لو ما عندك اهل فين تروحي 😔
اختي الكريمة توكل على الله .. وين اهلك
Abyo m.a waad icajabisay arin ayaan kaa leyhy ee what's up kaaga isii
Sanpka ruumi_kitchen waye igala so hadal
Sheekada malaha waxkale kudugan wayo marykam cidna cid makantarosho qaylo darbi garac gaalada way kuxidhayan may 999 uwacdo cirka lolahadilahaye hhhh
Sheekada si fican u dhageyso ninka dagan marekan gabdhana Afrika
Been ma ah Walhi xbbti
Dadka haisku iftiinin joog naagahaan baas nin la aan hadhigin joog haka macaashin aakhira yaan lagu weydiinin afaarahaan hauhor kicin hana igu soo kala fireynin😅
Oo walalo wax dhaqaalaysta ma ceebaa
@@kafiyahabdihakim3070 maya ceeb maaha lkn ruumi Dhal dhalaal aduun ay ku mashquulsantahay markaas ayey kuleedahay wax dhaqaaley
@@kafiyahabdihakim3070 waa run laakiin naago waxaa jira maangaab ah nin kooda kuboodaaya yacnii gurigooda gacantooda ku bur burinaayo ninkii intuu xamaali jiro iyadana youtube ku mashquulsan
@@kafiyahabdihakim3070 gumesiga ayuu nala rbaa
Anba ano gurigayga joga ayan english ka dhameyay m.Allh save kana iguma adka wxn qata bil malinti 5$ 6 ciyalana wn haysta wxnka dhigta 2.5$ wxn isticmala 2.5$
2.5 dayli waa 75×12 months =900$
@@queenaisha8930xisabta wa khalad
Ana talo idiin haye marka sas lagu keeno guriga isku dey inaad ninka ka adkaato ama aad madaxa ka qabsato 5 ta sano hore wad isla buqi donta kadib ada guleysan dota ugu dampened waxad noqon donta tii taliso
Hhhhhhhhh tan talo lama yidhaahdee waa isku dir
Horta dumarka inta ilhy rag ad adag ku beegay ilhy qalbigiisa ha usoo dabciyo inta haysata rag wanagsan oo naxariis badana alle ha isku daayo
Dumarooow anagu aynu wanaagsanaano Allen ka cabsano ducadana aynu badino waxba inaga xumqan maayaane
Baari in ninka loo noqo doqoniimo maaha ee waa darajo ilhy bixiyo hooyo kastoo baari ninkeeda uhana awlaadeedaa laga dareemaaa ilhy awlaada ha inoo hagaajiyo
Kkkkkkkkk islaan careysan ayad u egtahay inta aad sheegtey boqol jibaar iyaga dumarka ayaa ka sii dhib badan hadaad daacad tahay bulshada wad isku waNin lahayd lkin sorrey naag careysan ninka wax kadhageysta ayaa kasii dun kkkkkkkkkkkkkk hhhhhhh islaamuhu faakh badana nin nin nin nin nin dereshon kkkkk
Asc abaayo ruumi qeyr allaha kusiiyo wanoyinka kahadlaysid waa sax
Mashalha ❤
Mashallah ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤
Asc abaayo ruumi qeyr allaha kusiiyo wanoyinka kahadlaysid waa sax
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤