Ruumi waxaan joognaa sweden waxaan ka shaqeyn jiray xanaana caruurta waxaa maamule ka ah naag sswidish ah maalin bey gurigeeda nagu marti qaaday waxay degantahay vila weeyn alaab baa taala waxay tiri alaab cusub maba gato waa necbahay lacag badan in aan ka baxsho waxay ka iibsataa second hand ama facebook waana naag xanaano madax ka ah
Masha alah dhirigaliso wanagsan love xbbt abayo waxa raba ina RUclips furto wakigaygana marabo ina keeno macqul matahay ano cuno bis so galinaya wayo gurigayga marabo ina la barto 😅😅😅
Qofkii ugu ugu horeeyo ahay ruumiyeey pin igu qaboh😂❤
Maasha allaah Ruumiyey mar hore in aan saaxiib kaa dhigto ayey ahayd 🎉❤🎉 jazaakillaah faaiido badan
ALLAHU AKBAR RUUMI Allah hakuxafido,aad ayaan kuujeclahay walaahi Allah dartiisa,waan farxaa markaan ku arko.❤❤❤❤❤
Mch allh ruumi 2bil waxkayar ku xidhanahay waxbadan ayaan ka faaiiday ❤❤
Maasha Allah abaayo run badaneey dhiirigeliso ayaa thy Allah haidin xafido❤❤❤
Manshaallah jumca mubarak ruumi ❤❤❤
Masha Allah I liked your vedio and your encouragement tnxs walalo
ماشاء الله تبارك الله ruumi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruumi wxn ahay gabar kugu so biirtaay🥰😊
Ruumi dhiirgalisadayda ilhay haku xiftiyo wlhy labadeenu aadban dabciga isaga dhawnahay anigu wadanka hooyan jooga imika shansano iyo dheeradban reer leeyhay fadhigii lagu hooyay iyo hudaydiiban wali haysta markastana aniga qurxista nidamka gurigana sandba meelbn hagaajiyaa
Masha allaah hoyo dulqadleh oo wanagsan inaa tahay weykamuqataa🥰🥰
Mansh allah tabarakallah abayo ruumi ❤❤❤❤
Amaano afkaaga kaagama horeeyn 👌🥰🥰🥰🥰
Maa shaa allah sister guleeyso
ما شاءالله أختي رومي
Masha Allah talo wallnino ❤allh Ha ku xifdiyo xbbti qali dumar
Masha Allah xabiibti iilahey ha ku barakeyo aqligada❤❤❤
Msha allh ❤
M.aTabarakalaah wll ilahay ha ku barakeeyo
Masha allah abaayo hambalyo hambalyo hambalyo 60 k boqolkana waan kuu rajeynayaa insha allah
Mahadsanid abayo
Nolal kasta bilaaow iyo dhamaad ayey leedahay waaruntaa qof majirto kor kabilaabay❤❤ horay usoco
Mansha Allah tabarakllah hapo bilan❤
Masha Allah Walshay
Masha allah ruumi ❤❤❤❤❤❤
Masha allah qaali jumca mubarak❤
Msh alh tabarakallh
MAHADSANID RUUMI❤❤
Masha allah abaayo ruumi jasakalah
Mashaalah
Ilaah dartiis ayaan kuu jeclahay abaayo
Maasha allah ❤️
Masha allah abaayo 🎉🎉❤❤
Abaayo❤
Thanks my role model ❤
Allaah ha ku xifdiyo
Ruumiyey wllo qali hablaha afrika dhirigalin qurbaha hablaha joga wad dhiste bal waxyar ka ay haystan waxkaso dhe hablo afrika somali
Kabax amaan afkaga Kagama horeyso masha allah
Allah es es kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤❤my sis😂😂😊
Wlh ruumi qalbiga kahadashaa wn ku jclhy ❤
Masha.alaaha
Mash allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruumi waxaan joognaa sweden waxaan ka shaqeyn jiray xanaana caruurta waxaa maamule ka ah naag sswidish ah maalin bey gurigeeda nagu marti qaaday waxay degantahay vila weeyn alaab baa taala waxay tiri alaab cusub maba gato waa necbahay lacag badan in aan ka baxsho waxay ka iibsataa second hand ama facebook waana naag xanaano madax ka ah
Maansh allaah waa sidaa ruumiyeey taagtada iyo tabartada la taagsada
Manshaah hoyo adag horey usoco 🎉❤
Masha Allah Rumi aad yaa ku dawada oo kugu xiranahay
masha alaah
Alle haku sharfo walashen
❤❤❤❤❤THANKS
Masha Allah abaayo ruumi❤❤
,Masha alha wax walba wasbar abayo
M.a queen karti Leh❤❤❤
Wa ruun abayo hantida qofka kudashey majirto qofwalbo hoosu kaso bilawa anagana 2024 Allah nogadigo sanadka ugu farxad badna oo ferej kheir leh Allah nofuro qofwalbo Riyadoda Allah urumeyo
Amiin
❤❤❤
Walhi aniga been masheegayo 7sano ayaa la iqabaa alx 4caruur ayan dhaley fadhigee la igu aroosey iyo sariirtii ayaa ii yaalo isma waalo hadaa labadalo waa kas hadaan labadalin maxaa iga galib aduunyada la iskuma waalo allha cilmri dheer iyo caafimaad ha naseeyo aamin yaarabih
Mansh allah wll❤❤
Guri badal wax kaweyn inaad ku fakare macqula nolosha guri malinkasto la badalo maaha abayo e horay usoco
Isku mid ayaan nahay aniga 7 sano iyo bar ayaa la i qabaa 8 sano ayaan buuxineynaa hadii alle idmo 05/2024 alxmadu lilaah 4 caruur ayaana alle na siiyay alxamdu lilaah❤️❤️
Jasakalaah wlle hora usoco
Masha alah dhirigaliso wanagsan love xbbt abayo waxa raba ina RUclips furto wakigaygana marabo ina keeno macqul matahay ano cuno bis so galinaya wayo gurigayga marabo ina la barto 😅😅😅
Iska dhaaf you tube ha furanin ilaahay irzaaqad ka kheyr badan ha ku siiyo
Masha allah abayo hore
Xabiitu ❤wanku haystaa❤shugran
Alla abaayo waa iga qoslisay😂😂😂😂m.a
Astu apdi
Asxaabta cusub baa kow ka ahay dhirigelinta africa so gaarsii ruumiyey gaar ahan somalia. Qalbi to qalbi🫂
Rumi ma no faniin abayo thank you abayo sifican kudhageysatay
❤
🫅🫅🫅👑👑👑👉💃👈
😂😂😂😂😂😂😂Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Ruunay ani horta maalin walba waan ku dawadaa badanaa komonti inan qoro kamaegaro waan dhagaysta waan kahelaa muqaladada noso badi
Walaal qaali
😁😁😁😁Ruumy
كلامك اغلبه عربي
هل كنت تعيشين في بلاد العرب
نعم صحيح كلامك أنا عيشت من يمن
❤masha Allah ruumi abaayo qofka benii aadamka eh haduu ilahay qanaaco siiyo oo haduu dahab heesto iyo haduu hal doolar heesto qanaacadaas ayuu meel kugaarayaa markaa aniga waa kugu raacsanahay nolosha tartiib socodka eh dadbaa aaminsan anigaa laandheere ah oo weligayba baahi maan arkin ayagoo hada xaalkooda ilahay ogyahay markaa wel dan abaayo hore usoco
Sorry aniga wax yar hadan meel dhigto wn ku labana weyna igu yaraata lacagta bisha leysoodiro mxan sameeya ilataliya yaqay😢
Wan kuxiisay sab
Rumiyeey wlhi waxaa ficneed in an Waa hore ku barto wax ficn ayaa ka bartay
😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk qof nol
Mashallah yaa qof aqli leh oo qunyar socod ah noloshana fahansan unbaa qurbo ama wadankiiba ka bixi kara nolosha iyo dhaqaalaha kala habeeyntiisa
Ala runbadana markan wadanka imi hadaan maqlo celis baa la iibsadaa waan yaaabay shoog ba igu dhacay kibir 😂😂
Gabdhow wad maqlaysan talada ruumi is wal walka jojiya😂
Walee taas ayaan been aheen aduunku talaabo talaabo reer dudaaye waxba ma fahansano marka ilaahey ha u dhib yareeyo
Rumi warkaga kob coffee wanusoqatay kow dheh asaxbtada kugu qotodadherna wankujiraa walaley wan xanqsanahy reer Africa taladada iyo dhaqalha sifcn uguma hdshide waliba muqdiaha cadey hooyinka joogo maxa dhacay gaclo miyanu Rabin talo dhaqalhoda yarkaa mase qurbaha lee save kugu ah madama adjogtohhhhh soco heee
😂sax walaahiy hablaha afrika joga mad lahadashid qurbaha lacago badan ayey haystan
@@nadiyasaid123 hàa anga lacg man heynaaa heee senolashegaaahhhhh
❤❤❤
❤
Masha allah