SHEKADAN SIDAD MODEYN .MISE SIDEY KU SOCTO DAHIR CALSOW IYO GABAR CADADO MIYEY IS OGYIHIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 26

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 День назад +4

    Gabadh cadado aya qal dan 100kiba 100000

  • @omdslacey
    @omdslacey 13 часов назад

    True. Gabar cadaawo waa sick

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День назад +1

    Walaahi waa si fican minyaro waa lagu furay ceeb la radinaysa rerkan inay ka lexdan is the best 👌

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc День назад +4

    Gabar cadaado waawalantahay maxaa dad isqabo kadhexgalay 😢

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 День назад +2

    Saxiix abyo dulmi eywadaan ❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +2

    Wcs ruumi abaayo gabar cadaao ayaa qaldan gabadha kale ninkedey ilaashanaysaa

  • @ZakariyeMaxamed14
    @ZakariyeMaxamed14 12 часов назад

    Waa run anaa arkaay tas oo kale

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 23 часа назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso

  • @AnabAli-ys7jl
    @AnabAli-ys7jl День назад +2

    Gabar 3 xaad ayaa jirta oo gabar cadado waa xaaska sadexaad mid u dhaxesa jirta oo ayadana hg ah ninka nagaha maxu ku aqriyay 😂

  • @Zamzamali-dn3dt
    @Zamzamali-dn3dt 11 часов назад

    Waasax Ruumiyey gabarcadaado waakuxumaan

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 18 часов назад +1

    Maya naagtaan gabar cadaado kuma rabo waanku furay ayaa ladhahy mee banankeda marto maxa habeen iyo maalin u caatameysaa nin aan ku noqon ayey leedahy waanku noqday naagra weyna waa doqon ninka mexee iskugu bahdileysaa hade rabto ine xareesato may aamus hade rabina may iska bixiso

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 День назад +1

    meeshu maxkamad ma aha
    Waa meel dad dayuusiin ah isagu yimaadeen oo shilimo ku urarsadaan.Tan Cadaado la yidhaana waa naag darama jacel. Maalinkii hore marehkeedu waa $500 buu ahaa shalayna $5000 bay tidhi waa lacag raadis.

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m День назад +1

    ❤❤❤

  • @SucdiAli-g3c
    @SucdiAli-g3c День назад +1

    😮😮😮

  • @samira-141
    @samira-141 День назад

    👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 День назад +3

    Gabar cadaado waxaan ka quustay markey tiri Naag kaluu qabay ayaan 3 boqol uga diray ee ha isoo raaciyo meherkeyga ,

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 День назад +2

    Hadalka cadeeya mitna ilmaha ku korsanooya gabarta cadaado nafta u bahan

  • @CuudquruxRaage
    @CuudquruxRaage День назад +1

    Naagtu Nin bay guursatay ee Min wayn maguursan. Ninka miyaa guri Noqday.
    Waxaaba yaab ah Hooyo aan Caruurteda ka xishooneen.
    Waxaa lagayaabaa Caruurteeda inee Guur doon yihiin Ayadana Odaygii bay ilaalinesaa.

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 18 часов назад +1

      Horta waxaa bahdil ah nin 7udhashay oo naag kale kaaraacay inaa kadaba laalaado wadan hormaraa jogtaa ninka kubahdilaayo iska saar sida inuu dhintay kasoo qaad ilmahakana gorso

    • @han47722
      @han47722 18 часов назад +1

      ​@sundusabdiomar3041 damaca raga kama dhamaado haduu nacay naaag darteed umaba fureen kama raacine waa damac iyo rag iyadana wey qaldan thy inay ka daba laalaado maaha

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 18 часов назад

      @@han47722 tan laqayaanayna waa ine nin qayaanay daba cararin tan lafurayna waa nin furay ine daba cararin naag walbo may danteeda raacato waa ceeb waxas meesha kasocdo