Xildhibaanada Golaha wakiilada oo loo akhriyey Qodobo soo kordhay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024

Комментарии • 12

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 19 дней назад

    Cabdirisaaq ayaanle meesha halaga eryo waatuuge

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 19 дней назад +3

    Shacabki somaliland wuu idinku khasaaray ee ogaada mushaharka aad qaadatan waa xaraan sababta oo ah wax xeerar ah oo cusub oo bulshada wax tara maydaan samayn,shaqadi ma timaadan oo so xaadira laydinka baryayaa war inta yar ee idiin hadhay isdaba qabta hadi kale waxad noqonaysan golihii ugu xumaa abid ee somaliland soo mara

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 19 дней назад

      Kitaabka quraanka ah baa wax kastaa ku djan yihiine
      Iimaanso

  • @jimcaaleibraahin9255
    @jimcaaleibraahin9255 17 дней назад

    Meeshan caafimad ka lagu ilashadaba maan moodayn sidan😂😂😂 mushaharkoda cafimad ha ku radsadan 🙄🙄🙄

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 19 дней назад

    Partlment shaqadoodi way gabeen. Dayaca ay keenen maanta waxay nagu keentay khasaare

  • @mahadhassan2894
    @mahadhassan2894 19 дней назад

    ilayn waxley waxeeda ma dayso" SOOMAALI BARYO WAA DAYN WAYDAY''

  • @HRU20
    @HRU20 19 дней назад

    KAN XOGHAYA AHI CIMRIGIISII GOLUHUU KU QAATEY..
    ISAGOO DHALIN YAR AYUU MEESHA YIMID HADANA ADEERKIIS SHAAD AYUU LA FIL NOQDEY...

  • @mk404
    @mk404 19 дней назад

    Meshu wa xero waalan an kala danbayn ka jirin kuwana wa shimbirayahow heesa dad damir leh oo meshan jooga ma jiran waa maxan cuna cabnaa uun.
    Waxa shacab bila damiira oo dadtooda an aqoon un ba meshan inay yimadaan ugu wacan.
    Dib uun ba loo soconaya inta caqligu anu shaqaynayn Somaliland ninka dowlad u haysta isaga walan wa qolfoof nafta ay ka sareen dadkeedi so sad.

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 19 дней назад

    AAQIL waliba tuugi ugu saqajansna ayuu kaso xulay reerka uu matalo
    tuugtas oo loyaqano golaha wakiilada somaliland ama xildhibano.
    tuugtan badankodu waxayla shaqeyan cadowga somaliland
    khatumo, ssc ,somalia,,jabhada gcn libaax,,awdal state,, ictisaam,, qadar ,djabouti,masar

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 19 дней назад

    Kuwan golaha mishaar ma waxay ku qataan un kolba fasax ay galaan shaqo umada Somaliland in aan lo qabto ma hayaan waxay qataan mishar xaraan ah in umada Somaliland laga qaato ayey ku heeshiyen dibjiriintaan

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 19 дней назад

    Caafimaadka waaya kuwalaandta kasoo horjeedow shacabku wuu idin arlkaaaaa

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 19 дней назад +1

    Waxaan golaha kula talin lahaa inay maamuus ka xayuubin ku sameeyaan madax wayne isku sheega mudo xileedkiisii dhamaaday wa'ayo waa mixnad u joog walaahi balaayada ku duugan een wali inaga soo gaadhi ee u hadhsan ayaa badan hadaad somaliland lexwjeclo idinka hayso halagu sameeyo maamuus ka xayuubin si qarankan u badbaado