KAWAANKA MALAAYGA XAMAR WAYNE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 дек 2024

Комментарии •

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 15 дней назад +7

    Masha'Allah! waar meesha gabdho ka guursada oo iska jooga halkan wax looga soo noqdaa ma jiraane!

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Halke wax logu so noqda jirin?

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 15 дней назад +3

    Walaal welcome 🙏 to caasimada ummadda soomaaliyeed ee Muqdisho. Walaahi waa clip qurux badan. Thanks

  • @mohamed_gabo
    @mohamed_gabo 14 дней назад

    ماشاء الله ربي عليك فلوق جميل❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 13 дней назад

    masha Allaah

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 14 дней назад

    Masha Allah bal daawada deeq da rabigeen inagu irsaaqay iyo sida aynu qaxoontiga uga nahay caalam ka oo dhan cajiib yaab? Ku sabsan somali oo dhan

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 15 дней назад +3

    Anigu kawaan kaan waaba xirilahaa ganaax baan duldhigi lahaa 1, nadaafad malahan 2,dhulkuu dad sanyahay 3,miis xataa masaarn 4,dhulka asagoo yaal bay qalayaan 5,freazer lama gelin oo wuu qurmi sacado yar ka dib.😢

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 15 дней назад

      Qof aan cilad lahen ma jiro adiga umada bariiskooda haka hor istaagin xaasidka ma liibaano

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 15 дней назад

      Anigana Ninaa kugu darilahaay 😢😢

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Waxaas o dhan way jiran hadana shaqo iyo dadaal may yaraysan . Duqa caasimada ha lagu doorto.

    • @nasromohamed7266
      @nasromohamed7266 14 дней назад

      @@Jinkax-u9rwaan ka xumahay in aanan isu sheegi karin dhaliishena xasad ka waxbaba ma sheego irsaqad nadiifa baa la cunaa wasarada cafimad kaa hawsheedii gabtay waxaan ka had laayo ma fahmi kartid I sorry!

    • @nasromohamed7266
      @nasromohamed7266 14 дней назад

      @@caalinAbyanwaa madasantahay lkn xil doon ma ahayn lkn waxaad ku tagnayden diigii kalunka oo dhulka asagoo yaal ay qalayeen yaab

  • @ClrisaaqSaleebaan-c8q
    @ClrisaaqSaleebaan-c8q 14 дней назад

    Save waaye vedowgu

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 15 дней назад

    Masha allaah ❤❤

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed 14 дней назад

    Horay usoco waxaad soo bandhigtaa khayraadka wadanka

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 15 дней назад

    Mash allah ❤❤❤

  • @Ceebla-z3o
    @Ceebla-z3o 15 дней назад

    ❤❤❤❤mash Allah 🎉🎉🎉

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 15 дней назад +6

    War nadaafada hagaajia qof waliba intiisa ha hagajiya dhar nadiif ah xerta

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 15 дней назад

      😂😂😂😂😂sax

    • @maxamedaxmedaadan8489
      @maxamedaxmedaadan8489 15 дней назад

      Karasha ka shaqeynaa dhar nadiifa xarana ma sacunee waxbarta malidunka karo😂

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 15 дней назад +1

    Soo dhawaaw I ❤

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 15 дней назад

    Masha Allaah

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 5 дней назад

    meesha lacag baa lakala guraa hadane wax ka shaqeynayo
    nadaafad ama dhisidda kawaanka ma jiraan.'
    ..kaliya kaashka ka qaado waaye....

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 14 дней назад

    Oromada kaluunka bey rabaan

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 15 дней назад +2

    😂🎉Soo taa ka Bixi Ledahay, Malaay iyo Muufo 👍😂😄 Ma u Maleynayo in aad ku Noqoneysid Buurihii Roobka Badana EE Gacan LIBAAX 🎉💯🤣🤣👍

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Imakan soo baxaya insha Allah

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 15 дней назад +1

    😅😅❤bismillaah maxaa ceyriinka😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  15 дней назад +1

      Waxa la yidhi qaydhinka ayu wax ku tara ma maqashay

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 15 дней назад +1

    nadaafadu waa qayb ka mida Iimaanka, taas ha la ogaado. Mida kale caafimaadka iyo nadaafada wey wada socdaan. Ta saddexaadna waxay tahay meel nadaafad leh indhaha ayay u fiican tahay.

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 15 дней назад +2

    Cuntada Sushi la dhahabo kalonka salmonka ceyrina lagu sameya

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  15 дней назад +2

      1 dollar aya laga siinaya xamar

  • @maxamedaxmedaadan8489
    @maxamedaxmedaadan8489 15 дней назад +1

    Somali barwaqadu talle si ay ugu faideysin waa la is ku diray😂

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 15 дней назад

    Kawaanka in loo dhiso ganacsatada oo nadaafadda lagala dhaqeeyo bey tahay lakiin waa ayaan darro inaan wax daryeel ah loo sameen goobaha danta guud

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Insha Allah dharaar aya iman .

  • @dhashi5313
    @dhashi5313 15 дней назад

    Somalia malaga helaa Malayga Solman ka la dhaho talow

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Malay oo dhan ma kala aqaan lkn qaar aya igu tilmamay in laga helo