Illahayow raxmanow raxiimow abahan qalbigayga wu ka dan qaday ya rabi albaab kasta o khair ah ufur ya rabi ehelkiisa u sakhir ya rabi sharci deg dega usan ku dhibtoon sii intii dhibaato uso maray ya rabi danbi dhaaf uga dhigولسوف يعطيك ربك فترضى
Subxana Allah Asaga iyo hooyadiisba waa la dulmiyay laakiin u malayn maayo aabihii san ku inkiray in uu raaxo ku noolyahay dulmiga Allah raali kama aha in owlada in la inkiro xaqa Allah tusiyo 😂😂😂😂
Waxaan aad ugu qoslay marka aay Maxkamadu waalato kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. War Maxkamada Calasoow ha lataageero waxaay u adeegtaa bulshada looma ooyaanka ah.
Maxkamadkani waa madal Lagu caweeyaa Malaayiin dadweyne ah Maalin kastaba maawelinaysaa Malsayiin miskiineey Maal u raadinaysaa Murugada ka maydhaa Malaayiin mani ah Moobilka ugu miiskaa Iyagoo mabsuud ahoo Mawlaha u mahadniqi Muslimiinka mahadsiin Miridh lagu macasalaameyn
Mar mar ka qaarkood Aduunyada waa laysku imtixaamayaa oo la fiirin qofka siduu imtixaanka u marey iyo intuu la kulanta siday uga qayb qaateen marka Daahir bal sidaad uga Qayb qaadatid .
Waxey somalidaa khaamarjial kadhigay dad naaxayneyn waye oo naaxaariisto ku yaartahay… taas waa Taas tan labaad wuuxu u eegyaahay Cabdikaaxkin BR majaajilistaaha weyn oo maraykaanga ku Nuul.
maxaa uga shaqaysan la'adahay Talyaaniga hadaaba sharci ku leedahay? Chance badan ka jira Talyaaniga. Ganacsatada Somaliya xitaa alaab uga baahan yihiin talyaaniga
Illahayow raxmanow raxiimow abahan qalbigayga wu ka dan qaday ya rabi albaab kasta o khair ah ufur ya rabi ehelkiisa u sakhir ya rabi sharci deg dega usan ku dhibtoon sii intii dhibaato uso maray ya rabi danbi dhaaf uga dhigولسوف يعطيك ربك فترضى
Aamiin yaarabi
@@minatonazamake9816 Allaahuma Aamiin Yaarabi
Aamin
Kheyr Allha ku siiyo Dahir adiga iyo inta u gargarto Somalida MashaAllah
Aabahaan waa ladulmiyey adeer aabenimadiisa waxba haku falin waa ehlunaar wax ilmihiisa saas ula dhqamay qabiilka aad kadhalatay baa ku ceebeysan odaygaas kaligiis waa xumaan karaa laakiin aaway ehelkii kale waaba kuwo baaba Allah ladamcay daahir abahaan caawi maskaxiyan ayaa loo dhibaateeyey Allah hacaawiyo.
Haday ku dulmiyeen iyaguna hafilan inay aduunka ku istarexaan akhirana u dheer qalbiga ilaahey hakuu qaboojiyoe
Yaaa Allaah Yaaaa Rabi maxay dadka wax u sheegaan hadii ay awlaadooda saas u galeen cida wax ka dhageysan waa kuwo isaga ka daran dulmi nimaka somaliyeed ku wada jiraan Alxamdulilaah Rabil Caalamiin in aan ilmahayga aniga boos kii hooyo iyo kii aabo aan aani Rabi igu asturay Rabiyoow Alxamdulilaah inta dhiban ka saar dhibta yaa Allaah Aamiin
Aamiin yaa rabbi Alle ha kuu siyaadsho nimcada
@ Aamiin Aamiin Aamiin Jazaakalaahu kheyr
Yaa Allaah😢 walaahi odaygaan waa iga oohiyey😭 60jir weli raadinayo jaceylki aabahiis😢Dhibaatadii loo geystay asagoo yar ayuu weli la nool yahay Alloow kuwa dulmay Xaqa tus😢
Subxana Allah Asaga iyo hooyadiisba waa la dulmiyay laakiin u malayn maayo aabihii san ku inkiray in uu raaxo ku noolyahay dulmiga Allah raali kama aha in owlada in la inkiro xaqa Allah tusiyo 😂😂😂😂
Ninkaan reerka aad buu uguekyahay inteey alle uga baqaan xaqiisa hasiiyaan hana iscafiyaan aduunku laguma waarayee noloshii aan laga dhimanayn aynu kawada fakarno Allena qaatumadeena kheyr hanooga wada dhigo Aamiin Yaarabi
Subxaanallah waa maxay dulmigaanu caruurta in luguciyaaro maaha
Odeygaan qabiil ayaa reerkiisa u diideen Ilaahow u gargaar odeygaan nasiibkaa kaa heeliyay ee kinya aad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
60 jir yurub kama shaqeynkaro
Miskiin Illaahoow ugargaar waalidiintiisa heshiis dhexdhig.
Asagana caawinaad ayuu ubaahanyahay ufudude muraadkiisa
ILAHOOW KHEYR SI TIM SADAQO IYO AABO DAHIR MAXKAMADIISA SADAQADA ALLAHA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
⁰😅😅😊😅
Subhallah its very painful 😢😢
Ax way ya Allah u gargaar wiilkan la dulmiyeey waa qof diinta wax badan ka fahansan
Aduunyadu waa imtixaan waxano kale markaad aragto murug iyo calool xumaad kaqaadi ilaahayow umadaada intii dhiban dhibka kaqaad adaa weyn oo waaxid ahe
War odaygaan c/so chieri 19 torino Italy 🇮🇹 ciao amico sei trovato dahir calasow wa legend ha sii deeyn subeer ciao
Allaah ha ku xifdiyo ha ku caawiyo yaaa rabi daahir thanks
ilaahow waaladiinta qaarkooda xun soo hanuuni oo xaqagaransii yaarabidulmiga mafiicna aaqiro iyo aduunba
Wlh waa ciil iyo calol xuma masking ilaahayow umadena caawi waa imtixan adunka
Allahayow aabahan dulman faraj dagdag ah ufur🤲
Ilahay cadabta ciyar uma abuurin somali dulmi ayay la hagagi la dahay
😭😭😭 yaarabi allow imtaxaanka nolosha ufududeey oo rabiyo culeeska kasaar
Allahu Akbar ader nin ku iinkiray ahayn in aad barido waridku xaq buuleyahy lkn ilmihiisi ku had gudbey uma qalbo waarid nimo
😢 miskiin wlhi dulmi wayo dadkena qaar hadleyn oo dulman jiro
JUBULLAN OYSAN LAHEYN MARKEY LACAG GEYNAYAAN MEY SIYAAN WIILKODA O DERBI JIIFA OY DHAWACEEN
Subxanallaha sh shakuul Allha soohadeyo
WALAAHI WAY DULMIYEEN , ILAAHAY XAQIISA HA KA SOO IFIYO.
Walaahi waan ooyay 😢😢subxanalah waan ka xumahay walahi hadaan awoodi karo caawa London baan ku keeni lahaa sorry brother 😢😢
ALLA SAMIR BADANA ABAHAN😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
¹°z😂)@)- 😢v d😢f😢v😢😢t😢😢v😮bv😢gut
Innaaa Lilaaahi Wainnaaa Ileeyhi Raajacuun 😭😭😭😭😭 Raga Somalia 🇸🇴 Please 🙏 Ilmihiiina Iyo Dumarka Idiin Dhaxay Ha Ciilina 😢
Waxaan dhaho garan maayo walahay ilaahow noonaxariiso oo dhibatada naga dulqaad 😢😢😢
Allaah hukuu furo faraj qeer qabo insha allaah
❤❤Daahir he funny !!!
WEXEY AWODEEN INEY GEYAAN MAREKANKA ASO SO TAHRIIBIN
Adeerkiis oo Minnesota jooga ayuu u egyahay in la kala jeexay baad moodaa….
Toloow ninkaa Minneapolis jooga ma isagaa dhalay Axmad iyo Cabdimahad Shakuul?
Ogaadeen miyaa?
WALAHI RAFADKA EY MARSIYEEN HADUSAN WALAN AYU NASIIB LAHA
Waxaan aad ugu qoslay marka aay Maxkamadu waalato kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. War Maxkamada Calasoow ha lataageero waxaay u adeegtaa bulshada looma ooyaanka ah.
AABO DAHIROOW WIILKAN WUXU U EKYAHEY SACAD ❤❤❤❤❤
Maxkamadkani waa madal
Lagu caweeyaa
Malaayiin dadweyne ah
Maalin kastaba maawelinaysaa
Malsayiin miskiineey
Maal u raadinaysaa
Murugada ka maydhaa
Malaayiin mani ah
Moobilka ugu miiskaa
Iyagoo mabsuud ahoo
Mawlaha u mahadniqi
Muslimiinka mahadsiin
Miridh lagu macasalaameyn
Xalwa xaji ciise wadada maka almakurama guri shaqaalaha aktiisa ayay Ku taalay
Mar mar ka qaarkood Aduunyada waa laysku imtixaamayaa oo la fiirin qofka siduu imtixaanka u marey iyo intuu la kulanta siday uga qayb qaateen marka Daahir bal sidaad uga Qayb qaadatid .
WA IN LO WADO MAREKANKA
Waakashaqaynkar hadii oo xirfatleyahay & shaqooyin gooni ah sida nadaafada & taxi driver's
WIILKAN IYO HOYADIIS WALALKIIS WA LA DULMIYEY DAD AN ILAHEY AQOON AYA HELEY
Ilahow Abahan u gar gar rabiyow 😭😭😭😭
31:26 😢😢😢 walaahi daahir afkiisa juuqda gabay daahir markuu sad noqdo ismaqarinkaro
Reerkii abrahin ee rernageeye WALEE warbaad dhigteen
Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicun wlhi waa la dulmiyay maskinka raga somaliyedow alla uga baqa caruurtina
Illahaayo ninkan muxugaysaty 😂😂😂😂qofdhan baa sida lo babiinaya
Sheeq shakuul ma dhalay
Manshallah manshaalah
Ninkaan somali waa la wada qiiroodeen. Gabar haduu ahaan waxaa la oran lahaa caasi waalid.
Walahi beenta ma'ahan 😢😢😢
Kkkkk ma aragtay? Horta maxaa nimanka layskaga aaminaa
Lkn nimkan walidkisa wu jclhyahy in les cafiyo raba lkn ti naag aheyd wa isixirtay wa i dili jirtay 😂
Faraj kheyr qabo allaha ufur
Daahir caawi wiilkaa
Somali maxay nabad u weysay aa la dhahaa😢Dulmiga ayaa u sabab ah walaahi 😢Sheekh Shakuul umaduu u wacdiyaa dulmigaan guryahood ayuu ka jiraa😢
Odaygan hadu somaliya xil kaqabn lahaa rerka way sowada bixi lahayen o ku fani lahayeen ilahow ada somli naga dhaliyay ciil iyo cadho kama baxyno😢😭😭
Yaaa Allaaah Caawi Wiilkaas
Alla dahirow caawi ninkan waana nin mk ah oo ina adeerka ah
Aabaha waa ladulmiyay 😢 dulmiga ugu xun waa midka qoyskada kala kulantid kuwii dadka kugu dhawa sidaan kuyeelan waa dhibaato inteeda la eg rabiyow aduun iyo aqiro xafid aabahan
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤🎉
Subaxaana Allah
sorry painful story 😢
Nambarkiisa ayaan rabaa please
Tiktok ku darso warqad cad uu ku soo galaa
Abaayo waxan ahay wiiiil xanuunsan labo bilood ayan xanuun sanahay kaadida ayaa igubeyso kaadida ayaa ibal baleyso wan dhib qabaa
Hooyo iyo aaabe iima noolo
Walaaal garab keeyga taagan majiro abaayo ifka ayaa walaal lagu yahay eee icaawi
Anigu waxan tagey pharmacy dhaqtarka ayan dhibkeyga usheegtey dhaqtarkana wuxuu idahay 5 cirbad iyo daawo original ayan kusiinaya
Eee diyaar soo noqo la imaaw lacag 50 dolar ah
Abaayo mcn anigana ma haysto lacagtaas
Abaayo macan ilaahay dartiis iii caaawi waxan ahay wiiil walaalka oo xanuuunsan
Waxan joogaa magaalada mandera ee dalka kenya
Balad xaawo somalia ayan xaduuud leee nahay
Mandera iyo balad xaawo
Xaduuud ayey wadaagan
Abaayo lampar keeyga whatsapka +254722581302
Hormuud EVC 0619060264
Sueliman hussein adan waaye magaceyda mahadsanid abaayo mcn
Daahir wiilkaan waa ina adartkaa
painful 😢sorry
Painful story
Odeyguu Muse bixii u eeka yaa ila arkay 😂😂. Allow u gaargar oo arimihiisa u sahaal
Walaalkan waa dhibtooday,
Daahir daraja ciil tire ayaa tahy dadka ilinta ka tiro allow ku xifdio. Wlhi waa ku duceyaa marka arko sidaa dadka ula qiroto ood u ciwiso allow cimrigaada raaji
ninkan hala caawiyo soomaaliyey
King 👑 DAHIR CALlaSOW guilayso
Dahir ninka duuco kaga dhacasa kaarah mashu jogo qof dhatoyo bada somaray
Waxey somalidaa khaamarjial kadhigay dad naaxayneyn waye oo naaxaariisto ku yaartahay… taas waa Taas tan labaad wuuxu u eegyaahay Cabdikaaxkin BR majaajilistaaha weyn oo maraykaanga ku Nuul.
9 SANO AYU DERBI JIIF AHA😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
DHIBKA U MAREY ILA MARKU ILMAHA AHA XATA MA MARIN ILMO AGOONA IYO ILMAHA SOOS
maxaa uga shaqaysan la'adahay Talyaaniga hadaaba sharci ku leedahay?
Chance badan ka jira Talyaaniga. Ganacsatada Somaliya xitaa alaab uga baahan yihiin talyaaniga
Walhi waan la ooyay 😢 😭 😿 😢 😭 😿
INTA RAFAAD U MAREY WEY KU FIRSADEEN😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxanallaha
SOOMALI DULMI BADANA ILMAHA LA DHALAY OO SIDAA LOO DULMIYEY KA WARAN WAA LA DHALA AYEY MAQLEEN
Maxkamadu cali daacuun maxay ka rabtaa?
ASKARTA TALYANIGA INTEY DILEEN ASO DERBI ISKA JIIFA AYEY NABEEN WA CIIL TOLAYEY
Walee aqiro warbaa jiro
Hadaad caawinaysaan magiisa tiktok waa warqad cad kala xiriira
Haahir waxaa tuugsadaa waa dadkaadoo af mayga bartey ayaa tuugsada
Ascm abaayo Yemena iga waren ma ku noqotey
Sorry ilahay bad u bahanthy bes
Sabab uu abuhu udafiryaa wilkisa
Weysan kugu dhicine iska aamus
😢😢😢😢😢😢
DHIIGJOOJIN HALOO SAMEEYO
I’m sorry brother 😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭
Nin kan warkisa waa isku kay qaban la'ayahay, nin yar ma ahee muxuu uga baahanyahay haday diiden, muu ka danaysto
Please nambar kiisa ayaan rabaaa
😢😢😢😢😢
GABAR HA LAGU DARO O SHARCI LEH
Ceebeey tacaal war maxat dadka uu ka hadlaa waa dad sheeganaya culumo.
Sheeganaya..
subxanalaah ilaaheey cebta ha asturo.
Maakiin😢😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
SORRY 😢
Ma daarood baa odeyga daarood buu u egyahay
Dahirow doqon atahay ninkan wa nin weyen maxad ug jesjes ka dhageyso ohiinta
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭